Wareysi Abwaan Khaliif Xasan walah AHUN muqdisho 1987 Gabayo Hore

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 21

  • @alisaleebandarwish8111
    @alisaleebandarwish8111 2 ปีที่แล้ว +3

    Halyeey gabyaa soomaaliyeed ama si kale hadaan u dhigo gabyaa hartiyeed ama daraawiisheed ilhy kuu naxariisto aamiin

  • @alisaleebandarwish8111
    @alisaleebandarwish8111 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninka iska leh beejkan saaxiib talo wayn aan kuu sheegayaa gabayada silsilada siraadleey ee suladaan wallah iyo 9ka isku reerka ah ee isku wada hiiliyey gabayada suldaan wallah iyo jabaabta uu maaweel siinayo iyo gabayadiisa oo wada dhan soo daa haddii kale kuwa maaweel keliya soo daa doqonyahay

  • @somali7851
    @somali7851 2 ปีที่แล้ว

    Wooow abwaan khaliif xasan Walah gabayadiisiii waa lumeen

  • @alisaleebandarwish8111
    @alisaleebandarwish8111 2 ปีที่แล้ว +2

    Gabaygaa maameel isagoo loo hiiliyey uusan fahmin seetona "suldaan khaliif xasan wallah kala dul dhacay gabayga uu "suldaan wallah kaga jawaabay saaxiib soo geli haddii wllhi anaa raadinaya oo soo gelinaya ok

  • @AhmedMohamed-vf6nl
    @AhmedMohamed-vf6nl 2 ปีที่แล้ว

    Gabaya meesha ka dhacaya. Alla abwaanada ha u naxariisto

  • @iimaanbile4382
    @iimaanbile4382 2 ปีที่แล้ว +2

    SILIC IYO DARXUMO WAA MARKAAD SEEDDI BARIDAAYE.

  • @Ina-Maxamed
    @Ina-Maxamed 2 ปีที่แล้ว

    Labada sawir ee coverka saaran ka koofiyadda sita weeye Khaliif xasan walah

  • @alisaleebandarwish8111
    @alisaleebandarwish8111 2 ปีที่แล้ว

    Gabayadii oo wada dhamaystiran soo geli haddii kale doqonyahoow dhinaca maameel ayaad ka rarantahaye wllhi kuwii badda ahaa ee suldaan wallah waanu soo gelinaynaa

  • @barkhadlemohamed6635
    @barkhadlemohamed6635 2 ปีที่แล้ว

    silsilada soo dhamaystir abwaan

  • @ahmedosman7185
    @ahmedosman7185 2 ปีที่แล้ว +1

    Maaweel weeye sawirkan gadhka cad ee aad meesha saartay

  • @alisaleebandarwish8111
    @alisaleebandarwish8111 2 ปีที่แล้ว +1

    Suldaan wallah waa abwaanka abwaanada silsiladii siraadleey isagoo kelihii
    ah ayuu 10 nin oo isku hayb ah ka badidiyey oo wada dhulbahante ah ma beentay baa dadka silsilada la socdoow ?

  • @murtidhawr01
    @murtidhawr01 2 ปีที่แล้ว

    Ina aderow gabayga markaad Isla wada heshid Soo gali bar go'a inaga daayo.

  • @axmedabdi478
    @axmedabdi478 2 ปีที่แล้ว +1

    axmed cabdi cisiman rouge the first

  • @aadamyaasiin9064
    @aadamyaasiin9064 ปีที่แล้ว

    Horta ninkan wayo Dhulbahante miyaa wll no sheeg bal

  • @sanbaloolshehussein9256
    @sanbaloolshehussein9256 2 ปีที่แล้ว

    horay usooco wadaani

  • @AbdilahiAbdi-eo7ce
    @AbdilahiAbdi-eo7ce ปีที่แล้ว

    P0