WARBIXIN Qoyskii Axmed Doowlo “Ma dooneyno diyo ee cadaalad ayaan rabnaa By Cabdiqaadir Fiidka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024
  • WARBIXIN: Qoyskii uu ka baxay Axmed Doowlo “ma dooneyno diyo waa in noola qisaasaa hadii ay cadaaladi jirto
    Eng Yariisoow “Waxaa jira xildhibaano doonayo inay damiin kusii deeyaan dadka u xirxiran Dilkii foosha xumaa ee Marxuum Axmed Doowlo mana yeeli doono.
    C/qaadir Maxamed "Farmaajo ayaa maalinta Qiyaamo wax laga weydiinayaa Dilal kastoo ka dhaca Dalka.
    BY: Cabdiqaadir Cumar Cabdulle Fiidka

ความคิดเห็น • 181

  • @yasminmamaan5775
    @yasminmamaan5775 6 ปีที่แล้ว

    Allah ha u naxariisto janatul janatul fardowza allah ha geeyo

  • @abdiwelimustaf1328
    @abdiwelimustaf1328 6 ปีที่แล้ว

    Horta walaalkeen illah u naxariisto janadii fardowso.illah haku abaal mariyo
    Dadkii dilay ama guday dowladeeena wxn ka codsanaaa ineysan diyo ama dabiin lagu deyn ee uu maraa wada saxda ah ee uu maray wllkeena marxuumka ahaaa

  • @deqaahamedahamed2692
    @deqaahamedahamed2692 6 ปีที่แล้ว

    Walaalyal I agree with you. Only qisaas

  • @faadumocali7062
    @faadumocali7062 6 ปีที่แล้ว

    maasha alah ha la qaasqaaso qof kii qof dilaa hala qasqaao, laakin gabadh cideed ka doonta

  • @lulahmed9046
    @lulahmed9046 6 ปีที่แล้ว +37

    Hala dilo ilmo yar ow agoon kadhigen nartana allaha kurido amiin yarabi

    • @hiraabe1438
      @hiraabe1438 6 ปีที่แล้ว +1

      Lul Ahmed subxanlh hawaarka mfcna tas wxy utaala dowlda kajirta wadanka

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 6 ปีที่แล้ว +1

      @@hiraabe1438 Ayagaba cawaanimadooda qof islaama ayey nolosha ku gubeen, diinta islaamku ma ogola in leys dulmiyo, qofkii qof dilana haloo dilo diintaa tidhi

  • @fartunabdullahi8866
    @fartunabdullahi8866 6 ปีที่แล้ว +5

    Saax Thank you so much wll Qali Guuuuuuul iyo Gobanimo Alxmulillaah Alxmulillaah Allahu Akbar Allaah Ha ku naxaiirsto Amiin Yaaaa Allaha 😭 😭😭 😭😭 😭😭 😭👈 🙏

  • @sahra4091
    @sahra4091 6 ปีที่แล้ว

    subxaballah, Xaq major somaliya islam ayaan nahaay qabiilkaas magursano.

  • @と同じと同じととあイもあ
    @と同じと同じととあイもあ 6 ปีที่แล้ว

    Waa sax waanu ku saxsan yahay hadalkiisa ee haloo dilo gacan ku dhiiglaha gubay qof islaama

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 6 ปีที่แล้ว

    MAANSHAALAH C/RAXMAAN YARISAW DUQA MAGAALADA ILAAHAY CADAALADIISA AAD KU DHAWAAQDAY ILAAHAY JASADAADA JANO HA KA DHIGO

  • @khalidtajirowofficial4026
    @khalidtajirowofficial4026 6 ปีที่แล้ว +1

    Allah ayaaka ween

  • @murzaldalmar8842
    @murzaldalmar8842 6 ปีที่แล้ว +5

    Waa dhacdadii ugu fosho xumayd eee dalka soomliya ka dhacda abid

    • @nadir7321
      @nadir7321 6 ปีที่แล้ว

      @ Nadir51raa

  • @somalidhalada8957
    @somalidhalada8957 6 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭aadbay ii gubtay walaahi waxa dhacay 😭😭😭😭Will soomaliya muslim ah inloo dilo see ugursateen mey dilaan gabadhooda hadiiba ay dilayaan qof 😭😭😭😭lailaaha ilalaah anana maxamedu rasulullah 😭😭😭😭inalilaahi waynaa illehi rajacuun illahoow unaxariiso rabiyoow baribaan ka ahay dulmigaas xanuunka badan 😭😭😭😭😭😭😭

  • @neecaawm8583
    @neecaawm8583 6 ปีที่แล้ว +5

    ALLAH HA U NAXARIISTO AMIIN

  • @اكرانمحمد-ن5ك
    @اكرانمحمد-ن5ك 6 ปีที่แล้ว

    Alloow dilo maskiintaa subxanalaah

  • @shamsoahmed910
    @shamsoahmed910 6 ปีที่แล้ว

    Waa sax waa inlaa diila dadkas

  • @brixtonrasta6235
    @brixtonrasta6235 6 ปีที่แล้ว +3

    allaha u naxriisto marxuunka dhintay ehaladii uu ka geeriyooday samir iyo imaan allaha ka siiyo amiin

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 6 ปีที่แล้ว

    Waligaa lacag ha qaadan walaall kaa sida loo diley oo arxandarada aheyd , xamar maxey udagi weydey ayaa la leeyahsy ,qaraxyada Iyo masiibooyinka aduunyadii ayaa layaaban waa dulmiga iyo dhibaatada dadka lagu hayo ninkaan Axmed ahna asagaaba gacan ka xaqdaran dishey allaha unaxariisto amiiiiin 🇸🇴💕

  • @amiraahmed8374
    @amiraahmed8374 6 ปีที่แล้ว

    Subaxnllh
    Ilahay ha uu naxriisto llkn halo diilo
    Maxa yelay hadi Laga amuuso bari mid ka ween imaneyso

  • @fatmahabikalsonidanafta9508
    @fatmahabikalsonidanafta9508 6 ปีที่แล้ว

    Ilaah ha unaxariisto

  • @inteesannoqoncaan3928
    @inteesannoqoncaan3928 6 ปีที่แล้ว

    Wa run qofkee dhalo sarto dawlada kamasul ka ah qof ladilay maxa umode wlhi somali dowlada bee yelatay ooo dadka kalsonida Ee kuqaban dawlada ayaba kadaremesa walaga baxay waqtigii qabiqabilka laiskugu xanjabaye💪🏽💙

  • @abdallarasta5990
    @abdallarasta5990 6 ปีที่แล้ว +15

    Alla yaa raxma muwaadinkas somaaliyeed ee laga gardaran yahay

  • @hanolato9250
    @hanolato9250 6 ปีที่แล้ว

    Umada Somaliyeed dhamaan waxaan kuqanacsanahay qofki dilka geeystay in ladilo sidaa ogudhaqsiyaha badan.Waa xaqdaro aad uu weyn Somalia hanolato🇸🇴🇸🇴

  • @fatimaabdi3791
    @fatimaabdi3791 6 ปีที่แล้ว

    Allah uu naxariisto 😢waa callol xumo. Waa in lagu xukuma xaabsi da iin dadki gabaay ama dillay. 60 sano

  • @sacidaabdi6946
    @sacidaabdi6946 6 ปีที่แล้ว

    ala muu iska cafiyo 😰😰😰 abo ahmed wuu dhinty alle ha unaxariistee mana soo labanayo ha iska cafiyaan qofka dilay aqiro ayu faraz u noqonaa

  • @fibrahim8619
    @fibrahim8619 6 ปีที่แล้ว

    Alaha unaxaristo dhacdadii soobe. Iyo marxuunkan lagubay waa murugo cadaaladu hashaqayso

  • @mumumaow9779
    @mumumaow9779 6 ปีที่แล้ว +5

    Inti dishy yaan cidna laga rebbin waa hde Dowlad jirto wlh wxas cml waa wx ladulqaadn karrin ee naga daaaaya musuqmasuqa Dowlad yaheeey😭😭😭😭

  • @ishwaaq-2527
    @ishwaaq-2527 6 ปีที่แล้ว +1

    Aduunke ku gubeene Aakhira allaha qabooojiyo marxuuumka😭

  • @maryamadam6932
    @maryamadam6932 6 ปีที่แล้ว

    5qofood aa dishay 5taba haloo dilo dhiigyacabka naarta tan u hooseysa allaha idingaliyo .aaamiin.

  • @hamihajihaji1948
    @hamihajihaji1948 6 ปีที่แล้ว

    Subxanallah subxanallah allow ku naxariso

  • @muminhussein4261
    @muminhussein4261 6 ปีที่แล้ว

    Wale hadii ladilin Somalia cadaalad lamajirto hadii ii dhaafn xitaa naarta Allah kufugeeyo kuwas Aamin marxuunkana Allah unaxariisto Aamin

  • @nafbaautahynaftetdanafbaau2374
    @nafbaautahynaftetdanafbaau2374 6 ปีที่แล้ว +5

    Yaaa Rabi

  • @Sahruujaibraahimsi
    @Sahruujaibraahimsi 6 ปีที่แล้ว

    Allah unaxariisto

  • @hawoquen9447
    @hawoquen9447 6 ปีที่แล้ว

    ilhayow marxumia unaxariiso ilmihiisana caawi ku widilayna ilahayow xaqa horkeen dhamantood hala qisaaso

  • @sucdiqueenabdi3336
    @sucdiqueenabdi3336 6 ปีที่แล้ว

    Inaliilah wa Ina illahey rajacun

  • @FaisoAadam
    @FaisoAadam 6 ปีที่แล้ว

    Allow u naxariso wilka somaliyed iyo qarabadi ow ka geriyowday dacsiyo ka dhacday xafada allow qabriga waa sac ugu dhik yarabi gacan ka gartaran weyo lkn hala mariyo iqaab waa qal wane xaq daro runi OK abti c/ Qadir Cumar cabdule qer allow idika sii iyo shaqalaha

  • @chocalaatiinapoqorada2300
    @chocalaatiinapoqorada2300 6 ปีที่แล้ว +10

    Sax waaye yaa lasii deyn haloo dilo😭😭😭😭😭😭
    sidii ugu fikireyn xildhabanada qaar damiir xumadas
    Qf muslim ah arxan daro lo dilay
    Karib bee damiin sherkayan😭😭
    War kuwaas ayagane hala xero 😡

  • @husseinaden9960
    @husseinaden9960 6 ปีที่แล้ว

    See loo gubaa qof nool, inaa lilaah wa Inaa ilaahi raajicuun kuligeen somaali baan nahay hadana musim ah ilaahay ka cabsada

  • @فايزةهاشمفايزةهاشم
    @فايزةهاشمفايزةهاشم 6 ปีที่แล้ว

    Jarer uma eke maxalodhah jareyr

  • @kadradahiir631
    @kadradahiir631 6 ปีที่แล้ว +4

    SUUBHAANALLAH AALLAAHUU AAKBAAR AALLAAHUU AAKBAAR SAW SAW SAW SAW SAW SAW WAA FAAL AAD UUFOOL XUUN WAA NAXDIIN WAA IIN LODIILAAH WIIXII DHIIBKAN GAYS TAAY OO TIIRKA LOKEENA HADAY CADAALLAD JIIRTOH SUUBHAANALLAH AALLEEH HAA UUNAXARISTO MARXUNKAH SAMIIR IYO IIMANAH AALLEEH HAA KASIIYO DADKIISIIH IYO QARABADIISII JANAH FAARDOWSA AALLEEH HAA GEEYOH AAMEEEEN AAMEEEEN YAARABII AAMEEEEN YAARABII AAMEEEEN AAMEEEEN YAARABII AAMEEEEN AAMEEEEN YAARABII KUUWIIDIILAYNAH NARTAH AALLEEH HAA KUUFOGEEYO AAMEEEEN AAMEEEEN AAMEEEEN AAMEEEEN

  • @omarsscnl
    @omarsscnl 6 ปีที่แล้ว +22

    Waxa yaableh habar dameer kaliya taqaan iney qob muslim ah ka faanto oo hadana gubto, hala dhadhansiiyo jaahiliinta,

    • @cobragaming5290
      @cobragaming5290 6 ปีที่แล้ว

      🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣
      🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣
      🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂😂😂🤣

    • @cobragaming5290
      @cobragaming5290 6 ปีที่แล้ว

      JARER AYAAA LAAAANDHEERA AH WLHI ABGAAL WAAA LAAAAN GAAAAB FUCK OFF

    • @chocalaatiinapoqorada2300
      @chocalaatiinapoqorada2300 6 ปีที่แล้ว +1

      Somali fitnes laangab waaxid abgaal nasab nimo wuu ka dhanyahy
      hana ku danbaawin dadkas ficil xumadaas shaqo kumalahan

    • @ayanmoh6078
      @ayanmoh6078 6 ปีที่แล้ว

      @@sofieguleed2447 waan xuba in Adan la hay garad duruqsan ma nin la gubey baad ku faraxsantay naaya waa reerkega wax Ninka gubey waan ka soo hor jeeda kuman farxayo qof muslin ah dhib kiisa ee dib isugu laabo

    • @sheekadaDahab
      @sheekadaDahab 6 ปีที่แล้ว +2

      wax hubso Gabadhaan Hooyadeed waa Murusade Abgaal waa Aabaaheed wuuna siiyay wiilka Abgaal Cismaan waa dad gabdhahooda cid walba u guuriyo. naag qooqan maba isku shideeyaan cidaas Talyaani aa ka aroosay xattaa haha

  • @BalqiisBalqiis-ht1ls
    @BalqiisBalqiis-ht1ls 6 ปีที่แล้ว

    Haladilo waaa dad aan naxaris lahin sob xanalah

  • @husseinaden9960
    @husseinaden9960 6 ปีที่แล้ว

    No diyo. Ha qaadanina. Waa in la dilaa qofkii danbiga gaystey

  • @leyloabdinuur6160
    @leyloabdinuur6160 6 ปีที่แล้ว

    hal dil qofkii qof dil

  • @umubukhari1796
    @umubukhari1796 6 ปีที่แล้ว

    sax waye

  • @cabdullaahimohamedibraahim955
    @cabdullaahimohamedibraahim955 6 ปีที่แล้ว +3

    Allah ha unaxriisto

  • @somalikaraokemusicchannel2889
    @somalikaraokemusicchannel2889 6 ปีที่แล้ว

    Dilka Ayaaba Kala Naxariis Badan Nolosha Halagu Cadaabo Ayagana

  • @mrkhalid9293
    @mrkhalid9293 6 ปีที่แล้ว

    Dowlada waa iney dil toogasha ah ku xukuntaa hadey cadaalad jirto.

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 6 ปีที่แล้ว +4

    NAAG KALIYA, MA DILIN MARXUMKA, DADKA, WAA BADNAAYEEN, HALA SOO QABTO DHAMAAN WIXII, DHIBAATADAAN UURKUTAALADA GEEYSTAY!

  • @haniqali7683
    @haniqali7683 6 ปีที่แล้ว

    Ilaahay idin gub mawaysan bili adannimo aqoon

  • @luuljimale4968
    @luuljimale4968 6 ปีที่แล้ว +5

    waxaan idinka codsanaynaa dadka uu kadhashay dowlo in aysan lacag qaadan eeloodilo hadana lagubo siday sameyeen

    • @abumalik8309
      @abumalik8309 6 ปีที่แล้ว

      Waa,lo qisaasi karaa lkn gubida waa xaraan waayo qof muslim ah in.la gubo ma banaano ayada inta gubeen marxumka ilahy la xisaabtami dono

  • @falisissak1454
    @falisissak1454 6 ปีที่แล้ว

    Xumaan lama rabee inaad qabiil tihiin aan lataaban karin ama inaad cadaalad tihiin maanta ayaa laydin kala baran doona cadaalada ha shaqayso

  • @ahmedafmagaalo6680
    @ahmedafmagaalo6680 6 ปีที่แล้ว

    WA yuhuud

  • @gucci5661
    @gucci5661 6 ปีที่แล้ว

    Diyo kuwaregatan qofkasto ladilo hadii diyo ladhiibo noloshu qiimo maleh qofki qofdila halo dilo

  • @zahrabaar7414
    @zahrabaar7414 6 ปีที่แล้ว

    Gabar.hoyadeed.ay.raban.in.ay.dilaanayay..rabanin.ay.qaban.in.kaar.badanaa.amar.alle.waa.la.yaqanan

  • @reo9475
    @reo9475 6 ปีที่แล้ว +2

    War ha loo dilo
    Eye for an eye
    Let this be a lesson to anyone else who tries this again
    😢😢😢😢😢😢😢

  • @actionmovies8957
    @actionmovies8957 4 ปีที่แล้ว

    Subaxnalah😭😭😭

  • @shadiyaabdirashid6848
    @shadiyaabdirashid6848 6 ปีที่แล้ว +7

    Haa cadaladu waa in shanta qof la qasasa si dib ficinka mar danbe lo sameyn waa in la dila

  • @sucdiqueenabdi3336
    @sucdiqueenabdi3336 6 ปีที่แล้ว

    Ya rbii Somalia is racee

  • @ilyasmaxamedxuseen1209
    @ilyasmaxamedxuseen1209 6 ปีที่แล้ว +3

    waxaan sugnaba waa cadaalada in la dareen siiyo xanuunka uu maray marxuum ka allah janada ka warabiyo

  • @shadiyaabdirashid6848
    @shadiyaabdirashid6848 6 ปีที่แล้ว

    Illahew u naxariso

  • @FaisoAadam
    @FaisoAadam 6 ปีที่แล้ว

    Xaqdaran weyo abti c/ Qadir Cumar cabdule qer allow idiin sii iyo shaqalaha dhaman tood gacanka dhiklaha ha la mariyo iqaab boox do

  • @gediosman6055
    @gediosman6055 6 ปีที่แล้ว

    Sax.waa runtaa walaal

  • @ismacilindhoindhoismacil5812
    @ismacilindhoindhoismacil5812 6 ปีที่แล้ว

    Warkiisomaalilaan

  • @قمرمحمد-ث1د
    @قمرمحمد-ث1د 6 ปีที่แล้ว +5

    Waxaan ugu fadhino dowlada waa cadaalad

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 6 ปีที่แล้ว

    Gabadhaas Arooska ah Nasiib Darraa ku dhacday Wiilka Aroosay Adeerkiis ayaa ku dhintay Arooskooda dartiis hadana Hooyadeed ayaa loo dilayaa Ilaahow qalbiga u qabooji waa naxdin in wiil facaa ah oo soomaaliyeed laguugu diido qabyaalad

  • @farhiamahmood3083
    @farhiamahmood3083 6 ปีที่แล้ว

    Hala dilo sheydaaminta. Insha Allaah shacabka somaliyeed. Ayaa idin caawin doono. Meel leydin kale soo xiriiro noo sheega.

  • @maryamjacayl6423
    @maryamjacayl6423 6 ปีที่แล้ว

    Hala dilo haday cadaalad jirto, halooo qisaaaso, iimaanka beelayaasha aan diinta lahyn siday u gubeen haloo gubo alla madhi

    • @hasaanmahamed1909
      @hasaanmahamed1909 6 ปีที่แล้ว

      haladilo marki adedahay waxad ogaataa in dalku yahay mid burbursan oo aysan kajirin wax dawlad ah oo xoog leh

  • @sakariyehusein3629
    @sakariyehusein3629 6 ปีที่แล้ว +6

    Halasooqabtaa hanaladilaa hadii xaq layaqaanaa.

  • @qaliyeeqaliyee2196
    @qaliyeeqaliyee2196 6 ปีที่แล้ว

    My allah rest in peace his soul.

  • @layladheman1194
    @layladheman1194 6 ปีที่แล้ว

    cadaaladi meeday ilaahayow umada ugargar

  • @otrunabdallah3772
    @otrunabdallah3772 6 ปีที่แล้ว

    Waxan layabay dadka ninka dilay wey xernyhin afmiya wainladila qofki qofdila

  • @neecaawm8583
    @neecaawm8583 6 ปีที่แล้ว

    ANAGA AYAA AH TAAGERADA DOOWLADA WAXAAN KU QANACSANAHAY IN LA RAACO WAXA AAY KU QANACSAN YIHIIN REERKA WAA SIDA DIINTA QABTO

  • @garyaqaanbashiir3005
    @garyaqaanbashiir3005 5 ปีที่แล้ว

    waa wax laganaxa ah

  • @shaymaalishabel6217
    @shaymaalishabel6217 6 ปีที่แล้ว +1

    Iam very sorry About this and the Abusive natura of this muslim brotherhood if there in law in Somalia the penalty for the crime 😭😭😭😭

  • @Habsiye
    @Habsiye 6 ปีที่แล้ว +1

    Qof rawo majiro inu walshe mise gabadisa bantu iska wato..people are now pretending that they are so human.give your sisters and daughters to som bantus or else keep quit.

    • @Habsiye
      @Habsiye 6 ปีที่แล้ว

      Mahamud nacala jarerkad tahay waas

  • @sophiamohamed7516
    @sophiamohamed7516 6 ปีที่แล้ว

    I’m sorry 😥😥😰😰😰😥😥

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 6 ปีที่แล้ว

    MARXUMKA. DAD BADAN AYUU, QUUDINAYAY, OO KU NOOLEEYD, DADKAAS, IYO MARXUMKUBA, WAXY KU SABRAAYAAN, IYADOO XUNKUN CADAALAD ISLAMIYA, LAGU RIDO, QAATILIINTII QATASHAY , MARXUMKA!

  • @nicmomohamedaadam8551
    @nicmomohamedaadam8551 6 ปีที่แล้ว

    ilaaah waxan ka bbaryaa in ladilo qofkii wiilka dilay midalke soomali waxay dhahda eeytaada cisho mahane eeykaaga cisho lama dhihin balfiiri gabadhooda maxay u dili wayen oo ay udileen wiilka haa gabadhoda in ay ujogto ayey raba

  • @idlixuseen3682
    @idlixuseen3682 6 ปีที่แล้ว

    Diyo ha qaadanina wax diin leh ma aha hala qisaaso jaahil sidaasaa loola dhaqmaaa

  • @khadarmunir
    @khadarmunir 6 ปีที่แล้ว

    5 qof oo dilay cadaaladda ha lamariyo

  • @roonaywarfa
    @roonaywarfa 6 ปีที่แล้ว

    This true

  • @sagalqalbi2967
    @sagalqalbi2967 6 ปีที่แล้ว +5

    Jareer maba uego dadkaan wa jareer mxa lodhahay

    • @shukriabdi5228
      @shukriabdi5228 6 ปีที่แล้ว +1

      Sagal Qalbi kkkkkk waa waxaan layaaby

    • @nimcomohammed9896
      @nimcomohammed9896 6 ปีที่แล้ว

      Abaayo dadkaan sideey ayaga sheegeen waa beesha ajuuran

    • @nimcomohammed9896
      @nimcomohammed9896 6 ปีที่แล้ว

      Sagal Qalbi abaayo Waa sax qabiil wax ma taraayo Aniga ma ahi lkn waa dad walaalaheen ah oo dulmi cad lugu haayo alle xaqa ha tuso

    • @sagalqalbi2967
      @sagalqalbi2967 6 ปีที่แล้ว +1

      @@nimcomohammed9896 Amiiin abyo Aduunka inta lajooga iska yar

  • @naleya6550
    @naleya6550 6 ปีที่แล้ว

    Falkaan qofkii geystey waa in tiirka la sootaago

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 6 ปีที่แล้ว

    IN uu ILAAHAY jecelyahay ayuu iila egyahay waxa umad xaaskiisa ka qaybgashay ILAAHAW U NAXARIISO😆😆😆😆😆

  • @xaajilacag828
    @xaajilacag828 6 ปีที่แล้ว

    Jareer wayne mursade waa iska celin jaraan. ..aaway ciidankii jareerta ee hiiraan joogey

  • @caliabuukar7479
    @caliabuukar7479 6 ปีที่แล้ว

    Haladilo wayo waxa foolxuma ah qufmuslimah in laguwo had I
    Ladilo waxa dhibah malahaten
    Lakin waxa qaladah in quf muslinah laguwo

  • @tusmoabdullahi6061
    @tusmoabdullahi6061 6 ปีที่แล้ว

    Hala dilo hawarta xuun ee falka foosha xun geysatay wacesha 😪😪😪

  • @fartuunaadan9313
    @fartuunaadan9313 6 ปีที่แล้ว

    wa sax hala. dilo diyo waxba matareso

  • @Ahmedali-fo4wo
    @Ahmedali-fo4wo 6 ปีที่แล้ว +1

    maxaa ka galey xildhibaanka cadaalada shaqadiisa ma munaafaqnima mise cadaalada inuu u horseedo umada waxaan cod sanayaa ninkii nin Muslima ku xadgudbo ey cadaato cadaalada hala keeno waajib koodana halamariyo midkuu yahey wey dhamaatey aabahey aa eh kabtan ama madax naagtana eey ku tilmaanteyna iyada nijaas eh oo jaahilnaimo ayaa heysa iyadana alaha soo hanuuniyo somaliya ha toosto somaliya ha is raacdo

  • @halimaabshiro9112
    @halimaabshiro9112 6 ปีที่แล้ว

    Subahanallah is crazy Somaila fighting since I was born Antilles now ya Allah Muslims people subahanallah may Allah bless America we all one ☝️ and the president off the United States 🇺🇸 is bless he take care of 50 states ya Allah Somaila we can even open school for our people or and can’t even talk on the phone 📲 like is crazy Somail Bantu they live life with pain very very painful and no one else is trying to help ya Allah 😭😭😭 is crazy people can say nothing because they are scary this makes us think difficult difficult it affect all our children 😭 subahanallah alhamdulillah every day who Bantu what happened this looks like we don’t have right to marriage to different people or what why love come first and if people are in love let them get married why all that hurts 😭 America you married who you want who is making you happy and what Allah give you married with it is nothing wrong with getting married to different raises love is love we all Human being and we can love one other but why this people is doing all this why. This is not fair the president needs to give the people right subahanallah

  • @haniahmed5547
    @haniahmed5547 6 ปีที่แล้ว +5

    Kuwaas hala gubo nacalad HAKU dhacdo

  • @JCM.2560
    @JCM.2560 6 ปีที่แล้ว

    shareecada islaamka waxay ka qabto ha la marsiiyo taas ayaa Allah na faray xalka ugu fiican ee somaali ku badbaadi karto waaye markaa ha la arko qabiil iyo shareecada kii xoog wayn wa bilaahi towfiiq.

  • @nimcoahmed5022
    @nimcoahmed5022 6 ปีที่แล้ว +5

    warun wajib koda hala mariyo hadikale kuwo kale aya iyaguna kudhi ran dona dulmikale

  • @cobragaming5290
    @cobragaming5290 6 ปีที่แล้ว

    War diLa Cidaaas dhan Hala LaaaYo

  • @balariaraktidada9877
    @balariaraktidada9877 6 ปีที่แล้ว

    Waa in tiirka la geegaa

  • @Gabarboqortoyo12
    @Gabarboqortoyo12 6 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭

  • @haniqali7683
    @haniqali7683 6 ปีที่แล้ว

    Dadoow allh kacabsada eedadkas cadalada halamariyo

  • @aliali-ck8cr
    @aliali-ck8cr 6 ปีที่แล้ว

    Bobsiiya si dhaqsi ah uma Baahna xaladahaan maxkamad iyo wax lamit ah

  • @safhs
    @safhs 6 ปีที่แล้ว

    Waxan iyo wax kadaran ba xamar ka dhacday dadba lagubay 1991 oo ilmocayarjecl iyowaaridba leh

    • @shukriabdi5228
      @shukriabdi5228 6 ปีที่แล้ว

      Farah Burane wllo markaa hade mooryaan baa meesha isagu harty oo dowlad majirin, Marka kala danbeyn malaheyn waa leys cuney sidii xaywaankii. Hada dowlad baa jirta oo sharcigaa qabanaya.

  • @caliabuukar7479
    @caliabuukar7479 6 ปีที่แล้ว

    Anigu waxan qaba rayegegu
    In laguwo xata