Xaqii oo soo daahirey lix sano kadib & kuwii diley Axmed dowlo oo la wada tooganayo kadib markii....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 166

  • @AscadCali-x8i
    @AscadCali-x8i 6 หลายเดือนก่อน +35

    Caawa waa jimcee Aan ku salino xabibkeeni mxmd scw ❤❤

    • @maryanhuseen4625
      @maryanhuseen4625 6 หลายเดือนก่อน +1

      Salalaahu cayhi wasalam

    • @JAPHETKIVUYO
      @JAPHETKIVUYO 6 หลายเดือนก่อน

      Salalahu caleyhi wasalam salalahu ceyhi wasalam lkin magaca Nabiga scw ha so gabinin so fcn u so qor

    • @Abdulkadir-bd1tc
      @Abdulkadir-bd1tc 5 หลายเดือนก่อน

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW, DUCADA IYO ALLA KU XAMDIGA HA HILMAAAAMIN

    • @Ogaalkoob27
      @Ogaalkoob27 15 วันที่ผ่านมา

      Salalaahu caleyhi wasalam

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 6 หลายเดือนก่อน +19

    Ilaaheey Xaqqa Ha Tuso Ummadda Soomaaliyeed Dhiig In La Galo Ma Fiican ee Hala Qisaaso Qofkii Qof Dila 😭😭😭

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 6 หลายเดือนก่อน +9

    😢😢😢😢😢 Allah unaxariisto marxuumka janada fardows Allah ka waraabiyo umada somaliyed waxe ubaahan yihiin cadaalad iyo sinaan

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 6 หลายเดือนก่อน +2

    Munsar. Jizaaka Allah kheyr walaalkey. Allahayow adigaa Caadil ah, ee daalimiinta soo qabo .❤❤❤❤❤jizaaka Allah kheyr Munasar.

  • @qaaliqurux939
    @qaaliqurux939 6 หลายเดือนก่อน +6

    mahadsanid warka farxda leh so tabisay

  • @husseincaatoofficial4321
    @husseincaatoofficial4321 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waa markii ugu horeysay ee aad wax kheyr ah sheegto

  • @Inccoonnuu1
    @Inccoonnuu1 5 หลายเดือนก่อน +2

    Axmed Dowlo wuxuu Deganaa Degmada Boodhee mashaa calada waa loo bahanyahay cadaalad ayaa na teeqdo alxm Cadaalad ayaa na deeqdo Aqii ayaa soo daahiray,,

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 6 หลายเดือนก่อน +2

    Illahey cadalada aynafartey dintena suuban oo ah qofka qofduli inladlo ku qata oo umada dhigeda pgaraba ee qofki qofdilay lodilo kuwii fully qoolkas dowladena hakadhigo cadaalad baa ina deqda dowladey guul somalia

  • @saynabsaleemaan1625
    @saynabsaleemaan1625 6 หลายเดือนก่อน +5

    Masha allaah wan soodhaweyneynaa qofkii nafdilaa haladilo

  • @samiraamira-xo4wg
    @samiraamira-xo4wg 9 วันที่ผ่านมา

    aad iyo aad ayaannu u soo dhoweyneynaa in la' qisaaso gacmo ku dhiiglayaashii axmed dawlo xaqdarrada ku dilay' kuwaas iyo kuwa sidooda oo kale qaatiliinta ah' oo uu ugu horreeyo kii xaaskiisa gubay si dhaqso ah sharciga halloogu fuliyo' MHDSND

  • @adannur4755
    @adannur4755 15 วันที่ผ่านมา

    Baniaadan maa ahey kuwaas gubaya maskinkan subxanallah

  • @omarali4265
    @omarali4265 25 วันที่ผ่านมา +1

    Abgaal arintaan waa lagu eedeeyay 😢laakiin Abgaal arintaan wax shaqo ah kuma lahayn

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 6 หลายเดือนก่อน +1

    Munsar. Jizaaka Allah kheyr walaalkey. Allahayow adigaa Caadil ah, ee daalimiinta soo qabo .❤❤❤❤❤

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 6 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤Allah macakum jamiican, wa Raxmatu Allah caleykum.

  • @manaishasaid2203
    @manaishasaid2203 6 หลายเดือนก่อน

    Maanshaa Allah waa war lagu farho,waana soo dhoweeynayaa brother, waa guul

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 6 หลายเดือนก่อน +1

    Inaa lillah wa Inaa ileyhu raajicuun. Allahayoow nabad iyo Nasteexo ummadda Somaliyeed iyo ummadda islaamka dhamaantood.

  • @Fadomocsman
    @Fadomocsman 6 หลายเดือนก่อน

    اخر شيء توقعته والله بس الحمد لله على نعمه الاسلام اللي خلى ضميرنا يتعذب عن الغلط العداله ترجع شوي شوي بلادنا ان شاء الله اللي جاي احلى

  • @Ogaalkoob27
    @Ogaalkoob27 15 วันที่ผ่านมา

    Wcs

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wanu ku faraxsan nahay cadaalad in ay helaan reer Axmed dowlo o lo qisaaso

  • @xidigmomohamoud3706
    @xidigmomohamoud3706 6 หลายเดือนก่อน +3

    Walee nin lilaahi ah qofkiidilo ilaahey baa cebtisa bananka keeno

  • @omarali4265
    @omarali4265 25 วันที่ผ่านมา

    Abgaal iyo habar gidir ha joojiyaan fawdhada iyo dhib ka 😢

  • @maryanmohamed9598
    @maryanmohamed9598 5 หลายเดือนก่อน

    That’s true

  • @fatimanor1273
    @fatimanor1273 6 หลายเดือนก่อน +12

    Yaan latoogan ee Hala gubo sidey ayagaba ugubee.balaayo ha aragtee

    • @Dagan-channel
      @Dagan-channel 6 หลายเดือนก่อน

      Abayo mexesameyen isheg bal ❤

    • @fatimanor1273
      @fatimanor1273 6 หลายเดือนก่อน

      @@Dagan-channel wiilka uu wariyaha sheegaayo ayey horay ugubeen

    • @Dagan-channel
      @Dagan-channel 6 หลายเดือนก่อน

      Ma lawadan lamano guben miyaa

    • @mohamedahmed4511
      @mohamedahmed4511 6 หลายเดือนก่อน +1

      Wllaashey diinteena Islaamka ma’ogalo in qof lagubo laakiin waa la dili karaa dilow ayey mudan yihiin waana xaqooda.

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 6 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@Dagan-channelgabdhu waa hawiye ninku na waa jareer wu doontay wy diidee wu la cararay kadib ninka la gubay ee adeerka wiilka ah ayy dhehen keen ma aqaan bu yiri kadib wy gubeen adeerkii gabdha cideeda

  • @haania2495
    @haania2495 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah good news thank you

  • @SacdiyoHasan-b7n
    @SacdiyoHasan-b7n 6 หลายเดือนก่อน +1

    Aad Baan ugu faraxsanahy in cadaalada la hor keeno gacanku dhiiglayashii sida arxanka daran u dilay walalkeen.

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 6 หลายเดือนก่อน +1

    Allahu Akbar Allaha ha u naxariisto Aamiin yaaaaa Allaha 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 5 หลายเดือนก่อน

    Munasar iyoAbdilasis(Realy) guulaysta warar sugan iyo wax Umada Fa'iido uleh ayey keenan

  • @SSS78781
    @SSS78781 6 หลายเดือนก่อน

    MARXUUM AHMED DOWLO WA INUU CADAALAD HELAA

  • @lol-fq4xf
    @lol-fq4xf 6 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid munasar xaqa wa soo dahira insha allh

  • @Xarunisaag
    @Xarunisaag 2 วันที่ผ่านมา

    waa in Ciqaabta aymarayan laga ofiyaa naf walba waa dhadhaminaysa geerida

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 6 หลายเดือนก่อน

    Haday dhacdo in Axmed Dawlo AUN loo toogto daalimiintii sida bahalnimada ah udilay waa sidii larabay. Waana soo dhaweynaynaa.

  • @nuuremohamud4311
    @nuuremohamud4311 6 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ummadeena xaqa ha tuso🤲🏻.

  • @mohamedsharif6647
    @mohamedsharif6647 6 หลายเดือนก่อน

    Aad baan ugu farxey in kuwii Ahmed Dawlo Diley La Dilaa.weliba maqaarkood Afka Loo Geliyaa maadama Ay Reer Maqaar Cun Yihiin.

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 6 หลายเดือนก่อน

    Wcs walalkey xaaji munsar allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤

  • @maryanmohamed9598
    @maryanmohamed9598 5 หลายเดือนก่อน

    Walaahey waa wax fiican hadii ay dhacdo

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan 8 วันที่ผ่านมา

    Guul Guul Guul guul😊😮😢🎉🎉😂❤❤

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 6 หลายเดือนก่อน +1

    I am so happy 💯

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed9156 6 หลายเดือนก่อน +2

    Waa guul cadaaladu ha sareeyso

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 6 หลายเดือนก่อน

    Allow Aday cadaalad Aktaada Talaa Yaa Rabi

  • @deqamohamed8960
    @deqamohamed8960 6 หลายเดือนก่อน +5

    Waa in la toogtaa wasaqda

  • @gabadhangoormeeaarsaneekha317
    @gabadhangoormeeaarsaneekha317 6 หลายเดือนก่อน +1

    Allow muskiin kaa laguway xaqiisa u so dhici

  • @hagiohaji7937
    @hagiohaji7937 5 หลายเดือนก่อน

    Hala dilo dadkii dilay Axmed Dawlo, dulmi sa loo dilay Dawlo.

  • @Caliya7
    @Caliya7 6 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallaah dadku cadowsanaa ma amxaaraa, xaqa Allaah hanawaafajiyo. munasarow qofka dhexda kujira adiguu aad kuugu ogyahay😊

  • @AyaanJama-m4m
    @AyaanJama-m4m 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah cadalada ilaahay baa jecel

  • @Ismahan-k4b
    @Ismahan-k4b 5 หลายเดือนก่อน

    Asc wan ku casanaayaaa huno waxad ka shaqeey saacad

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q หลายเดือนก่อน

    farmaajo wuxuu toogan waayay kuwii axmed dowlo gubay iyo kii dilay wasiir siraaji

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 6 หลายเดือนก่อน +2

    Allah u naxariisto 😢😢😢😢

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 6 หลายเดือนก่อน

    Waxan is weeydiya moxow haleyay AXAMED DOWOLO
    HADI OW ISU RURIYAY LABA IS DORATAY. LAKIIN WELI JAWAB MAHAAYO. CADALAD AXAMED DOWOLO ALLAH HASO DEDEJIYO.

  • @LaylaAxmed-wl6hi
    @LaylaAxmed-wl6hi 2 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @aisha665
    @aisha665 6 หลายเดือนก่อน

    ALX,THIS IS GOOD NEWS

  • @munasaidchannel5767
    @munasaidchannel5767 5 หลายเดือนก่อน

    ALLAAHU AKBAR ❤️

  • @badridaahir8103
    @badridaahir8103 6 หลายเดือนก่อน

    Waa war wanaagsan Qofkii Qofdila halloodilo Qisaasta uunbaa lagu kala badbaadayaa.

  • @godlegabowjeele117
    @godlegabowjeele117 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaallah good news cadaalada ha guleysato

  • @mahadguulane6325
    @mahadguulane6325 5 หลายเดือนก่อน

    Hala qisaaso maxuma qofti qof disho laakin kan najiska ah ee gabadhaan nijaaseeyey waa in dhagaha laga jaraa

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi 6 หลายเดือนก่อน

    War fiicanaa sheegeysaa Masha Allaah

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 6 หลายเดือนก่อน

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @nasronura
    @nasronura 6 หลายเดือนก่อน +1

    waa arin lagufarxo qalbiyo quustayna rajo way galinaayo cadaalada haguulaysato

  • @SumayaMohammed-t7h
    @SumayaMohammed-t7h 6 หลายเดือนก่อน

    Amay sidoodii masaakiin kale tiirka keenaan mucjiso kama dhamaadaane alle idin gub aaqro iyo aduunba alle kama baqayaasha meel walba oow joogaan

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 6 หลายเดือนก่อน

    Adduunkaan Ilaahay baa iska leh oo ka arimiya, mana mooga dhoohanaanta soomalida ee mujrimiinta iyo dilayaasha arxanka daran qabiil garab loogu siiyo, hadii dhagar khabayaasha aabahaas miskiinka sida arxandarada ah u dilay iyo kii xaaskiisa oo isaga uurka u leh nolosha ku gubay la dhadhansiin waayo qaraarka geeridu leedahay, soomaaliya arimaheedu waxba Kama dhawa, waligeedna qaran lugaha ku istaaga noqon mayso.

  • @MaryanCali-fu1ew
    @MaryanCali-fu1ew 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc munasar wall walhay war farxadle ayad noo shegtey ala ku xiftiyo

  • @SureeyaSureeya-u6n
    @SureeyaSureeya-u6n 5 หลายเดือนก่อน

    Waa Su Aale Ninkan La Magac Baxay Munasar Lix Sano Ka Hor Sidaa Ayuu U Ekaa Sida Asaga Munasara Afkiisa Uu Ka Sheegayo Oo Waa Labadiisii Sawir Shalay Iyo Maanta Marka Su Aashu Waxaa Ay Tahay Maxaa Lagu Heyestaa Dayax Dal,Nuurshe Waa Meesha Ugu Dhow Aan Cadeeyen U Heyno Oo Ninkan Munasar La Magac Baxay Afkiisa Uu Ka Qiranaayo Shalay Iyo Maanta Qofka Uu Yahay Waa Su Aale Maxaa Lagu Heyestaa Is Badalka Dayax Dal,Nuurshe Waa Su aal?

  • @deeqacabdiraxmaan8851
    @deeqacabdiraxmaan8851 5 หลายเดือนก่อน

    Dulmiga in la iska dhaafo ayaa wanagaasan reerkaan gabadhooda ayaa la iska heystaa iyadoo aan aabeheed bixin markaasaa dadkeeda dil lala soo doonanaa hush

  • @mahadmohamed3922
    @mahadmohamed3922 6 หลายเดือนก่อน

    Allaxamdullilah allah xaqa ha dhiciyo

  • @Mohammed-zn9jt
    @Mohammed-zn9jt 6 หลายเดือนก่อน +3

    Sxb mcn labadan qof kakuma ayaan isla joognaa munasar sxb sare

    • @farhiyamahamud7512
      @farhiyamahamud7512 6 หลายเดือนก่อน

      Hadeeey joganeeee mahaaa kaga juroooo

    • @Mohammed-zn9jt
      @Mohammed-zn9jt 6 หลายเดือนก่อน +1

      Farxiyo mxaa ka kaley adiga kaar hadaa ubanthy imow kakuma welcome

    • @mohamedahmed4511
      @mohamedahmed4511 6 หลายเดือนก่อน +1

      Ilaahey ha u gargaaro wlaalaheen garabkooda noqda oo agtiina yaan lagu dulmin wllkey.

    • @Mohammed-zn9jt
      @Mohammed-zn9jt 6 หลายเดือนก่อน

      Amin amin amin my brother

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 6 หลายเดือนก่อน

    ASC WLLE ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR

  • @umumascuud3307
    @umumascuud3307 6 หลายเดือนก่อน

    asli waan aqaanay dhuxul gadi jirtay agteedaa gaari ka raci jiray

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 6 หลายเดือนก่อน

    Allah ha unaxariisto

  • @OmarOmar-sf7ju
    @OmarOmar-sf7ju 6 หลายเดือนก่อน

    Aad ugu faraxsanahay hadiiba ay dha do arrinkaas

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 5 หลายเดือนก่อน

    munasaraw kor allah kaa dhigo weligaana dacaaladda ku dhimmo

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 6 หลายเดือนก่อน

    Masha'Allaah Cadaaladu hashaqayso, Insha'Allaah waxaan layaabay umadu way isdili jireen lakin gubitaankaan Hawiye umbaa kushaqaysto, Subxanallah Miyeeysan ogayn Allah wayne umbaa Waxgubi karro kaligiis👈

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 6 หลายเดือนก่อน

      hawiye caaaac afka ngala bax nama gaartidee

    • @AMATALLAAH-qd3pq
      @AMATALLAAH-qd3pq 6 หลายเดือนก่อน

      @@umumascuud3307 ilaahbaanka magangalay inaan noociina umada gubayso noqdo, acudubillah ilahayga aan hawiye igadhigin ayaan kumahdiya,hadii kale sidiinaas oo kalle ayaan dadqalato noqon lahaa, Acuudubillah 🤣😅😅

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 6 หลายเดือนก่อน

      @@AMATALLAAH-qd3pq nin aan ka dhalan baa ciishan 😂😂 anu qabiil inn caayo dambigisa ma xambari karee nalashaa naga rabtaa so dhawow

    • @AMATALLAAH-qd3pq
      @AMATALLAAH-qd3pq 6 หลายเดือนก่อน

      @@umumascuud3307 Ninkadhashay Cidaas ayaa ciilan Aduun iyo Akhiro, waayo waa dad jecel inay dhiiga umada Xalaalsadaan ayagoo wilibo Sixun oo kabaxsan aadmiga, idilaayaan. Adigaana marqaati ah hadaad dambigaad sheegayso kacararayso ood tahay Qof ilaahay garanaayo, Car ii sheeg Qofaan Hawiye ahayn ee layiri Qofbuu gubay? Subxaanallah waa sax Hawiye oo dhan mahan lakin Bada halmalay ayaa qurmiyo. Manadoonaysaan inaad Malayga Qurmoon iska Qabataan, oo xumaantaad isugu hiilisaan. Waxbarta sxb Aduun iyo Akhiro Wax ubarta, peace out✌️

    • @عبداللطيفمحمدمحمود
      @عبداللطيفمحمدمحمود 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@AMATALLAAH-qd3pqmadaxda maxkamada wa hawiye inta xun maxa u sheegee

  • @Shukri-i3y
    @Shukri-i3y 6 หลายเดือนก่อน

    Warkaan waa war fiican hadii laga dhabeeyo

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 6 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢

  • @UmuAhmed-e4b
    @UmuAhmed-e4b 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ilmaha Samantha ah Kenya ayy jogaan

  • @FardowsoheydarNur-lu8qt
    @FardowsoheydarNur-lu8qt 6 หลายเดือนก่อน

    Xaqa hadii afka laga qabto feeraha ayuu ka dilaacaa ayaa hore looyiri

  • @anwarmohamed9335
    @anwarmohamed9335 6 หลายเดือนก่อน

    War maad iscadeeysay munasaro sida dayax dalnuurshe imika waa adiga casaaday 😅

  • @MacalinabshirMacalin
    @MacalinabshirMacalin 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waa sax hadey suura gasho

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 7 วันที่ผ่านมา

    Xaqa waanu sugaynay ax

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 6 หลายเดือนก่อน

    INAALILAAHI WAINAA ILLAYHI RAAJICUUN NAFTU
    HALA TOOGTO GACANKU DHIIGLA YAASHA ALE KA FURTAY ALX XAQU HASAREEY
    MUQDISHO WAXAY U OLOLAYSAA DULMI

  • @baarmohamed8520
    @baarmohamed8520 6 หลายเดือนก่อน

    waa saax xaq alle ha ifiyo

  • @yacquubibraahimkhamiis4619
    @yacquubibraahimkhamiis4619 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂
    Sheegoow axmed caline

  • @bullowhassan7970
    @bullowhassan7970 6 หลายเดือนก่อน

    100%Ayaan ugu baahanay

  • @xamdicumar-hz8hc
    @xamdicumar-hz8hc 5 หลายเดือนก่อน

    Maalin hore dhahaaye cadaalad ma helin marxuumkaan

  • @MiinaApdi
    @MiinaApdi 6 หลายเดือนก่อน

    Wiilka maa la dilay ani maba ogiyeee😢😢

  • @deqawarsame-nd9yd
    @deqawarsame-nd9yd 6 หลายเดือนก่อน +3

    Warbeenta dhaf cadalad majirte away dilagi abgal.e.macalinka.diley

  • @abdifatah777
    @abdifatah777 5 หลายเดือนก่อน

    Nin iyo naahga wa la cadaaday.hhhhh..

  • @BintiAadan-l4r
    @BintiAadan-l4r 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waxba haihu fududaan kulahaa😭😂

  • @mahamedisse4029
    @mahamedisse4029 6 หลายเดือนก่อน +1

    Raeka axmed dowla kakuma a yay jogan hada

  • @LiyaYuusuf
    @LiyaYuusuf 6 หลายเดือนก่อน

    Wa aarin farxad cadaladu waa muuhiim

  • @Akwadani
    @Akwadani 6 หลายเดือนก่อน

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤️❤️❤️

  • @II-vd4ih
    @II-vd4ih 6 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo fulay ayuu ahaay waana saxiixi waayay dilka Hassan Sheikh Mohamud geesi .

    • @hodandahir8111
      @hodandahir8111 5 หลายเดือนก่อน

      Farmaajo tuugo maryan bu magalad ka daxa radin la tan Kal muqadisho malin walba qof ba Lagu dhalya ya so qabta so Kuw iska bashlya inty dad masakin dilya

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 6 หลายเดือนก่อน

    Haladilo qatil oo dhan.

  • @maslah345
    @maslah345 6 หลายเดือนก่อน +1

    Cadaaladu waa muhiim

  • @abdisohan8146
    @abdisohan8146 6 หลายเดือนก่อน

    Allahu Akbar ❤

  • @umaxuseen6718
    @umaxuseen6718 6 หลายเดือนก่อน +1

    Danta dalka dadka somaliyey

  • @haania2495
    @haania2495 6 หลายเดือนก่อน

    Habartiii hala dilo Horta

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 6 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah ❤

  • @ubahjimale8666
    @ubahjimale8666 6 หลายเดือนก่อน

    👍💯

  • @sahriinacadey
    @sahriinacadey 6 หลายเดือนก่อน

    After 5 years in latoogto cadaalad maha gabadhaas 4 caruur udhashay cidaas wiilasha xeran 5 years xaasaskoodii meshee iska jogaan halkee ayaga gabadheena u ilmo dhaleeso maqabo in latoogto 3 naf ah hal qof kabadan lama qisaasi doono wixii qornaa ayaa dhacay hadana wax qoran ayaa dhacayo

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 6 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂 caqligii aad ku gubteen dadka ayd wadaa wili iska aamus

    • @fahm3d88
      @fahm3d88 6 หลายเดือนก่อน +1

      Ciqaab toogasho iyo gubidba waa leeyihiin dad dulmi ku heshiiyay oo qof Nool dab qabadsiiyay

    • @FartunAhmed-yb4lx
      @FartunAhmed-yb4lx 6 หลายเดือนก่อน

      Waa loo toogan hadiii ay case ka wada fuliyeen

  • @abdurahmanHussein-zo3kj
    @abdurahmanHussein-zo3kj 6 หลายเดือนก่อน

    Mujrimiin weyaan yahuud madow weyaan

  • @NuuneAliCiize
    @NuuneAliCiize 6 หลายเดือนก่อน +1

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️