YAAN LAGU SOO QABAN MEEL HALIS AYUU GALAY GURI WEYN AYAY KU DHUUNTEEN LAST MAN WIN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 625

  • @asadhagio2749
    @asadhagio2749  ปีที่แล้ว +224

    Cumeer 200k uu ku dhowyahay fadlan subscribe usaar waakan youtubeka youtube.com/@cumeer_bigfan

    • @yaxyamaxamed396
      @yaxyamaxamed396 ปีที่แล้ว +1

      Ok wll asad

    • @zakiyarashiid2397
      @zakiyarashiid2397 ปีที่แล้ว +4

      Asad videogan like wauqalma anoyara dhudhumasho dhelijiray xasus kkkkk legend cumer wakusalamaya 😅😅😅😅😅😅💃❤️

    • @farhiaahmed1668
      @farhiaahmed1668 ปีที่แล้ว

      Asc asad ciyaar taan kuceli marhoraan dhelijiray xusus igalisay pls

    • @afitahmohamed6207
      @afitahmohamed6207 ปีที่แล้ว

      i.a pro guulesta wallaalaheyga iga weyn❤❤❤

    • @AaminaBaashe-is8ln
      @AaminaBaashe-is8ln ปีที่แล้ว

      Ok

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its ปีที่แล้ว +69

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)😢🕋❤️

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 ปีที่แล้ว +122

    Imisa qofood ayaa challenge gaan u xiistay like 👍 saar
    Asad Hagio🔥🔥

  • @Beesjeel
    @Beesjeel ปีที่แล้ว +37

    Ilaah halaga cabsado, nebigana hallagu salliyo scw. ❤️

  • @MohamedAbdi-zd3yo
    @MohamedAbdi-zd3yo ปีที่แล้ว +40

    Kusaliya nabigeena Muhammad scw🥰 ❣

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 ปีที่แล้ว +80

    Wakhti ma u helaysa saliga nebiga (scw).🥰🥰

  • @ayanmuhumed3488
    @ayanmuhumed3488 ปีที่แล้ว +12

    Guriga weyni iyo qurx mash alah ❤❤ game kan funny wye oo xisay xasuus😂😢😢

  • @shambello1527
    @shambello1527 ปีที่แล้ว +23

    Ku sali nabigeena scw the best person ever most knowledge most shine prophet muhammad 💖🥺

  • @tayasiryamani5857
    @tayasiryamani5857 ปีที่แล้ว +33

    Kusaliya nabigeena muxamed scw🥰❣

  • @simanabdullahi5620
    @simanabdullahi5620 ปีที่แล้ว +8

    C/ZABUUR marki hore waxa dhahy ilahow gulesta asa lajiray hmblyo❤🥰

  • @amishfarah4276
    @amishfarah4276 ปีที่แล้ว +8

    Waw wiilka daqada kabaxay darbiga hoostesa gallay caadi ma ahan m.a hooray usoco wll asad ❤

  • @Foodquest-b2w
    @Foodquest-b2w ปีที่แล้ว +25

    Somalinimada 🇸🇴macan marki walalada ku garab taganyihin 😢walalahe please 1k I garsiya idinka dadka wax kadigaye please 😢

  • @HaniHaniMubarak
    @HaniHaniMubarak ปีที่แล้ว +4

    Nabiga kusaliya scw waa habeen jimce ah😊😊

  • @Mr.Tamaam
    @Mr.Tamaam ปีที่แล้ว +23

    Wll halmar igula sali nabi muxamed scw 😭❤🕋🌙

  • @DuniyaSaciid-th3uc
    @DuniyaSaciid-th3uc ปีที่แล้ว +17

    Aan kusalino nabigeyna Mohamed scw...❤️

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW ปีที่แล้ว +54

    Asad hagio is Not Easy ✊❤️ One love Team Asad

  • @ifraaxifka9164
    @ifraaxifka9164 ปีที่แล้ว +1

    Wiilka in oogulesanayo wn isdhahayay run ahantii wa uqalanyaa barnamiska waa fani

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 ปีที่แล้ว +25

    Mehraz “Anoo hurdaaya la i qabtay” kulahaa😂😂

  • @elliswirwir238
    @elliswirwir238 ปีที่แล้ว +8

    Wiilkas inuu guulaysanaayo waan ogaa😂😊

  • @maryanmohamed5518
    @maryanmohamed5518 ปีที่แล้ว +19

    Video ka marka so dhigtay waa farxay manta oo dhan ayaa sugayay ina wax kala kacsan oo cusub inee soo socdaan waa ogaaa🎉🎉🎉🎉🎉🎉 the only youtuber ajaanibta naga meel mariyay ayaa tahay keep going❤

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 ปีที่แล้ว +11

    Cmeer big fun wllhi sirdoon caadi waayay Cajiiib😂😂😂😂😂

  • @awaleh23
    @awaleh23 ปีที่แล้ว +14

    Best game vedio we need more and more like this 😂😂😂

  • @CumeerBigfun-cj5xq
    @CumeerBigfun-cj5xq ปีที่แล้ว +20

    Alla waar gimekan cadanka ayaan ku jeclaa😂😄
    Hide and seek iyaga ka dawan jiray oo beer casada wllhi😂

  • @aminamacalim61
    @aminamacalim61 ปีที่แล้ว +14

    Wlhi missed this challenge 😂 MashaAllah Gul kurajeyna abowe keep going brother 😊😊

  • @abdisamedabdilahi
    @abdisamedabdilahi ปีที่แล้ว +4

    Game kan fan waye ku kalle sosamay 😂 maigu racsantihin team27❤

  • @maxamedcabdi-ps2od
    @maxamedcabdi-ps2od ปีที่แล้ว +17

    The legend asad hagio ❤❤

  • @mohameddeeq6314
    @mohameddeeq6314 ปีที่แล้ว +7

    Nesxt gabdahaa Asad part two fadalan 👏

  • @BLACK-SUGAR
    @BLACK-SUGAR ปีที่แล้ว +41

    mashaa allah waa muqaal funny ah oo qurxon keep going team 27 ❤

  • @hamdahussein6386
    @hamdahussein6386 ปีที่แล้ว +7

    sidii filmska cml sugayay caawa dhan😢❤😂🎉

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 ปีที่แล้ว +3

    Boqorka TH-camrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤

  • @cabdiqadiraweiz-vu7tj
    @cabdiqadiraweiz-vu7tj ปีที่แล้ว +20

    Gᴜʀɪɢᴀ Qᴜʀᴜxᴅɪɪsᴀ Wᴀᴀ ᴀʀᴀɢɴᴇ Asᴀᴅ 😂😂

  • @amishpatel7545
    @amishpatel7545 ปีที่แล้ว +2

    Wooow wnka helnay noso badiya ciyalnimadii so xasusany cwda

  • @ismailibnuomar7887
    @ismailibnuomar7887 ปีที่แล้ว +18

    Ku sali rasuulka scw ❤❤

  • @amaaramuuri
    @amaaramuuri ปีที่แล้ว +3

    ma sha allh Asad Legend Xayeeysiin Update ah waaye ..Gurika!

  • @hamzeahmetahmet622
    @hamzeahmetahmet622 ปีที่แล้ว +19

    Inta armaanjooyinka gali laheyd🤣

  • @MaryamHassanHusain-ri9nd
    @MaryamHassanHusain-ri9nd ปีที่แล้ว +1

    Anakaa wagii aanyarayn ciyaari jirnay waa uxiisay wallahi

  • @sharmagemar3294
    @sharmagemar3294 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi video 1m like iyo kabadhan ayu uqalma ❤

  • @sucdiinamohamud6493
    @sucdiinamohamud6493 ปีที่แล้ว +4

    Mcha Allah Guri Waa Niskukee Talgalay My Pro Guleyso Asad Hagio 🎉❤Qofka Ugu Horeyey😮

  • @r_a_u_2698
    @r_a_u_2698 ปีที่แล้ว +14

    Favorite one yet 😂😂😂

  • @bashkainashofaxx2885
    @bashkainashofaxx2885 ปีที่แล้ว +4

    Aniga guriga ii caajabiyay🔥🔥👏

  • @mohamedalikalay
    @mohamedalikalay ปีที่แล้ว +8

    Viva jareer weeye nasab waaye reer jareer weyne❤❤❤

  • @cabdiraxmancabdinuur445
    @cabdiraxmancabdinuur445 ปีที่แล้ว +2

    Amazing video wllhi Mahrez wuu iga qosliyay waa idin salamay saxibayaal

  • @ruqiyoxuseen9860
    @ruqiyoxuseen9860 ปีที่แล้ว +4

    ALLAH JANADA NAGU KULMIYO DHAMANTENA AMIIN YAA RABI

  • @abdixakiim2251
    @abdixakiim2251 ปีที่แล้ว +6

    Is muujiya inta ciyaal nimadii sidan u dhuuman jirtay ❤❤❤❤

  • @MaxamuudKaawiye-ew9tn
    @MaxamuudKaawiye-ew9tn ปีที่แล้ว +1

    Asad hagio sxb waa ku taageraa pro sxb guul prother mobilka aape ayaa kadawadaa ani mobeel mahestii ogaaw pro

  • @KINGCASKA0
    @KINGCASKA0 ปีที่แล้ว +6

    Asad 2m koorme gaare lakin wagare dadaal🎉cumeer waa taageera usaara saxibiyal 200k wuugaara insha allah🧐🤔😂

  • @_aasif
    @_aasif ปีที่แล้ว +16

    Bruv keep going you doing international challenges focus on your dream 🫡 🎉

  • @abdinasirmohamed7342
    @abdinasirmohamed7342 ปีที่แล้ว +2

    Asadow guriga tour nooga soo samee manshallah 😊😊❤

  • @shaficiabdulahi
    @shaficiabdulahi ปีที่แล้ว +10

    Hampalyo wlhi yarkas guusha wuu u qalmay bilowgii baan sii qiimeyay guulestahay anigo ka fikir qaadanayo qof waliba meesha uu galay lkn yarkas waa top level walibana risk buu qaatay darbi aad u yar ayuu isku aminay oo galgashto you are dead😅 any way hampalyo sxp🎉

  • @saamiyacabdirahman4825
    @saamiyacabdirahman4825 ปีที่แล้ว +3

    Oh my god this team isn't Easy quality talent❤

  • @Siewaabdi
    @Siewaabdi ปีที่แล้ว +32

    Meqa like heli Kara nasip keyga tijabina 😢❤

  • @ismailbarre3361
    @ismailbarre3361 ปีที่แล้ว +1

    Waagaa yareen aan dheeli jirnay , waxaan u aqoon jirnay "kii karaawiish"

  • @HindiCabdi-lf3rj
    @HindiCabdi-lf3rj ปีที่แล้ว +2

    Cumeer legend 👏
    Baritaanka Qatar kuyahay

  • @riyaacabdi950
    @riyaacabdi950 ปีที่แล้ว +5

    Mahrez Waaba Hurda Baaktay😂😂 Part 2 Asado

  • @dhawrznenarazhid6
    @dhawrznenarazhid6 ปีที่แล้ว +2

    Another level team 27❤️👈🏻 wlhi waan idin tageraaaaa

  • @khaalidabdiaziz5002
    @khaalidabdiaziz5002 ปีที่แล้ว +3

    Asad walaal aantaageeraa tahay wlhi alle hanookaa daayee❤❤❤❤

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 ปีที่แล้ว +27

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله اكبر ❤️❤️

  • @GaladNuurfarax
    @GaladNuurfarax 5 หลายเดือนก่อน +1

    kusali rasulkeena jimca mubarK

  • @maryanswety9637
    @maryanswety9637 ปีที่แล้ว +1

    Asad Cawa lacaag Aa uu so Shaqo tagtaay wlhi Meqa jeeer Aa xayasin noo dirtaay plz naga yarey xayasiinta

  • @cumarxuseenchannel4732
    @cumarxuseenchannel4732 ปีที่แล้ว +19

    😂😂Hooshan anige hoosheyda tahay 😂Aszad haaji 😂Dhamaan Halmeel aye wada galen Qofka radinayo halmar xitaa kor ma fiirin 😂😂inta badan 😂😂Armajada dusheda ayan kori laha ama darbiga kor meel laqabsado hade ledahay😂😂😂macnaha maka filayo melaha qaarkoda😂😂

    • @xamdacabdijaamac5135
      @xamdacabdijaamac5135 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad melahaas waa adagtaay inalagaso helo😅😅😅

  • @cabdullahbihi1902
    @cabdullahbihi1902 ปีที่แล้ว +2

    The best somali youtuber wallahi ❤❤ talent bad leedahy sxb horay usoco🙏🙏🙏🙏🙏

  • @SaamiyoCali-sy5sn
    @SaamiyoCali-sy5sn ปีที่แล้ว +2

    Wawarey best game ❤❤ amzing 😊😊

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 ปีที่แล้ว +1

    Shaqooyinkii guriga loo gireeyay labo muuqaal waa haynaa asad keep going

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +3

    My Brother's asad hajio and cumir another's levels this is challenges hard work houses 💯👍💪❤💯🌷

  • @GaladNuurfarax
    @GaladNuurfarax 5 หลายเดือนก่อน

    an kusalino rasulkeena muxamed jimca kariim

  • @dyalahow9502
    @dyalahow9502 ปีที่แล้ว +1

    Ciyaaetaan ku celi

  • @Xasantaem27
    @Xasantaem27 6 หลายเดือนก่อน +1

    dhmaan tien 27 guul 🤛🤛✌️

  • @wllhonaal2796
    @wllhonaal2796 ปีที่แล้ว +4

    Team27 is not easy pro, this team is amazingly m.a keepgoing

  • @dekowmohamed4310
    @dekowmohamed4310 ปีที่แล้ว

    The king 👑 of somalia Asad hagio

  • @axamedxassan-fi8mw
    @axamedxassan-fi8mw ปีที่แล้ว +2

    Qofka ugu so horeeyo ahay asad ku tageraa❤❤

  • @laylaali8812
    @laylaali8812 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah 🥰
    Waa guri qurux badan

  • @cashoqueen1573
    @cashoqueen1573 ปีที่แล้ว +1

    Part 2nosoo sameyn ceyda plz asad

  • @AshrafHaaji143-ih2lz
    @AshrafHaaji143-ih2lz ปีที่แล้ว +2

    the first person, asadow🥺👈🎩

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 ปีที่แล้ว +12

    Ciyaalnimo Isoo Xasuusisay Asadow Dhuumashow 🤣🤣🤣🤣

  • @MaxamedAammiin-ki4qn
    @MaxamedAammiin-ki4qn 10 หลายเดือนก่อน

    Dambi baare 🎉Cumeer bigfan

  • @ayaanbile2498
    @ayaanbile2498 ปีที่แล้ว +2

    Wuu u qalmaa in uu guulaysto sababtoo ah meel aan laga filanayn buu galay

  • @abdirahmannuur9837
    @abdirahmannuur9837 ปีที่แล้ว +1

    Wali waa walaahi team 27😊

  • @shubka5174
    @shubka5174 ปีที่แล้ว +5

    Kan darbiga ku dhuuntey ino badinaayo wlh wa oga 😂😂

  • @nishabea424
    @nishabea424 ปีที่แล้ว +7

    Wow! Another game keep going brother ❤❤

  • @user-tc1su7ue4k
    @user-tc1su7ue4k ปีที่แล้ว

    Cunugu sirdoonsana cumeer allah haku dhaafo ina adeer

  • @GaladNuurfarax
    @GaladNuurfarax 5 หลายเดือนก่อน

    Ramadan Karim asad hagio
    3:11

  • @MariyoAbukarMohamed-xp5kv
    @MariyoAbukarMohamed-xp5kv ปีที่แล้ว

    asad intaajoktaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @apdallabashiir7488
    @apdallabashiir7488 ปีที่แล้ว +16

    This team isn’t easy wlh quality content ❤

    • @DiscoveryAirways-oo1dd
      @DiscoveryAirways-oo1dd ปีที่แล้ว

      Oifufurhthrgr3h1go1pe0ey3g3h3jejjeiriurhfhidhdhdokdjrhfjhegdgdii3uhroritiy8499uhhfhdierrheuehdhjdjrjrjrjr😂😂🎉❤

  • @Riseandshinewithdija
    @Riseandshinewithdija ปีที่แล้ว +1

    Kan ugu danbeeyo dhulka xarfaanta seexato muu ahaa😂😂😂😂

  • @safaanuur8419
    @safaanuur8419 ปีที่แล้ว

    Marka hore filaaye inu guuleysanaayo abdijabuur❤❤❤

  • @anasmaxamedanasmaxamed605
    @anasmaxamedanasmaxamed605 ปีที่แล้ว +4

    Keep going wllka 2m coming soon In.shalah❤❤

  • @kawsarcllaahimedmed9
    @kawsarcllaahimedmed9 ปีที่แล้ว

    Tuugii ugu waynaa clshakuur

  • @maxamedcaadilcaadilyamani7039
    @maxamedcaadilcaadilyamani7039 ปีที่แล้ว +2

    Asadow sxbow codsi waaye game kaan part two nooga soo samey codsigeena noo tix gili

  • @aishacabdiqaadir646
    @aishacabdiqaadir646 ปีที่แล้ว +1

    Cumeer legend waa kula sha qeyey❤❤

  • @barlinosmaan545
    @barlinosmaan545 ปีที่แล้ว +2

    Bismillah guriga waaynaa 👍

    • @mohamet35
      @mohamet35 ปีที่แล้ว

      Ppe gurigas ani io adi kgu gursana kwran😢

  • @garaadpoi-nj1cw
    @garaadpoi-nj1cw ปีที่แล้ว

    Asad seetahay sxb guul

  • @Mahad.cali1
    @Mahad.cali1 ปีที่แล้ว +2

    Qofkii ugu horeeyay

  • @hanaudgoon4966
    @hanaudgoon4966 ปีที่แล้ว +2

    Gemkan Noosoo celi huno❤😂😂😂😂

  • @user-mp3cj8hn7k
    @user-mp3cj8hn7k ปีที่แล้ว +2

    Gurigaan sa u weyn Aaaa wana tusaysaaye asad hhhhh😃😃😃

  • @XasanCabdi-it9yv
    @XasanCabdi-it9yv ปีที่แล้ว

    Sxb Asad nosobadi Kan cml gemkan cml
    Kan cml ayaa beelo ah legend ok

  • @mohcade2754
    @mohcade2754 ปีที่แล้ว +2

    Asad One More Ka Dhig Game Waaa Funy 😂😂😂

  • @Dr.Muhiyidin
    @Dr.Muhiyidin ปีที่แล้ว +3

    Wallhi Abdizabur wu iga celmi badan yahy 😂😂😂 Gangsterada wawaynka ayuba ila ekaday 😂😂

  • @drsamiishamohamed3431
    @drsamiishamohamed3431 ปีที่แล้ว +1

    First comment caawa team 27 waan idin salaamy❤❤❤

  • @Naruura4
    @Naruura4 ปีที่แล้ว +1

    Mr beast soomalida tahay Asad ninkaas lugihiisale waye waxuu kudheryahay mahe ina kaficantahay aminsanahay Insha allah allah hakuso celiyo lugahada

  • @zakariyemohamedali6843
    @zakariyemohamedali6843 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad wallahi asad hagio waa idinwataa runtii keep going ☘️