YAA LAGU SOO QABAN GURIGA KOR AYUU FUULAY hhhh QOFKII LA WAAYO KU GUULEYSO LACAG

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 846

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 ปีที่แล้ว +116

    Imisa qofood ayaa muqalkaan ka heshay 👍
    Asad Hagio🔥

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW ปีที่แล้ว +230

    Runta sheeg comments aqris MAA usoo gashay 😂✊ 😂 like ISKA SAAR

    • @ASADHAGIO27fans1
      @ASADHAGIO27fans1 ปีที่แล้ว

      Haa😂😂😂

    • @yahya_mohamed777
      @yahya_mohamed777 ปีที่แล้ว +2

      Hadaan comments aqris usoo Gali laheen maxan comments usoo furay 😂

    • @boqoradaofficial1653
      @boqoradaofficial1653 ปีที่แล้ว +1

      Haa😂😂

    • @Xalimo22Hassan-uk8mx
      @Xalimo22Hassan-uk8mx ปีที่แล้ว +1

      Haaa

    • @nadifocali3781
      @nadifocali3781 ปีที่แล้ว +1

      Tuugo is og waraa hackermimada naga daa 😂😂😂😂😊😊😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @qalidmohamed317
    @qalidmohamed317 ปีที่แล้ว +178

    Inta Ku Qososhey Markuu Imk Mo Kala Tuurayo Siduu Asad Musica U saarey 😂😂😂😂

    • @najmoshaafici4615
      @najmoshaafici4615 ปีที่แล้ว +8

      Ala aniga saa uqoslayay madax ixanuunay 😂😂 Imk umadeen ma ahan 😂😂

    • @qalidmohamed317
      @qalidmohamed317 ปีที่แล้ว +1

      @@najmoshaafici4615 😂😂😂

    • @FarxiyoXasan-mq7ut
      @FarxiyoXasan-mq7ut ปีที่แล้ว +1

      Haa walxi san isolate 😂😂😂

    • @Osmaney8
      @Osmaney8 ปีที่แล้ว

      Wlh wanqusli

    • @anisamohamed7117
      @anisamohamed7117 ปีที่แล้ว

      Sana uu qoslaye 😂😂😂😂😂 I have replay over and over again

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed ปีที่แล้ว +108

    inta kabo la'aan ku dawanysa like isaar😂😂

  • @xafsadahirladan
    @xafsadahirladan ปีที่แล้ว +111

    Hadii aad artiye magac Allah like sare ❤️❤️

  • @Hihi_Ahmed23
    @Hihi_Ahmed23 ปีที่แล้ว +63

    Iamk shaqadu hayo inta la raftay like😂😂

  • @Canada.143
    @Canada.143 ปีที่แล้ว +110

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢

  • @muqtaarxersi9702
    @muqtaarxersi9702 ปีที่แล้ว +8

    Niyahow asadoow tuuga ugu dambeeyo lacag haa siin tug lacag lama siiyo eee askariga aad shaqada u direeso ayaa mushaarkiisa la siiya waa sida oo fakir keyga yahay bro keep going walaal waa ku salama allaha ku barakeeyo

  • @asadyaxye
    @asadyaxye ปีที่แล้ว +28

    Talo ayaan ku darsanaa with qofka ugu dambeeya ilaa uu cayda uu dhaho ma haayo yuusan Soo bixin Marka uu cayda uu dhaho waan daalay ka dib wuu guulastay kan ugu dambeeya

  • @husensalah1977
    @husensalah1977 ปีที่แล้ว +50

    Wll hada jeceshahy rasuulken muxamed scw like sar

  • @halimamohamed7431
    @halimamohamed7431 ปีที่แล้ว +32

    Asc asad aniga waxaan oran lahaa qofka wax raadinaya ha noqdo guulaystaha hadduu soo saari waayo qofka u danbeeya markaa kaas ha noqdo guuleystaha aad ayaan u jeclahay barnaamijkaan iyo kan sanduuqa warqada lagu rido oo points ah guul ayaan kuu rajeenayaa ❤

  • @inamohamout
    @inamohamout ปีที่แล้ว +109

    😂😂 game ka isbadal baa ka muuqda weyn inta la xidhiyo 😂🫡👍

    • @nucmaanshiekhxassan1309
      @nucmaanshiekhxassan1309 ปีที่แล้ว +1

      Guriga 😂

    • @Zo__ya722
      @Zo__ya722 ปีที่แล้ว

      @@nucmaanshiekhxassan1309 guriga waa isla kii

    • @rahoom-123
      @rahoom-123 ปีที่แล้ว +1

      @@Zo__ya722 maha

    • @fathiyeeeyyyy_
      @fathiyeeeyyyy_ ปีที่แล้ว +1

      Dadka tuug caadiYa lamodaba Yaaby anu😂😂

    • @inamohamout
      @inamohamout ปีที่แล้ว

      @@fathiyeeeyyyy_ 😂😂🤙

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +41

    Two legends always asad hajio and king ceyda another's levels challenges hard work 👍💯💯💪⚽️⚽️❤

  • @HafsaXiis
    @HafsaXiis ปีที่แล้ว +53

    Caawa gameka qosolkoo iga dhameeye😂😂I Amk Dadka sidoo gaariga ugu tuuraayo😂😂😂

  • @maanka1111
    @maanka1111 ปีที่แล้ว +52

    Hadii aad murug Dareemeyso farxad Deg deg alle Ha kugu badalo wll isoo booqo 😢😔❤️🧡❤

  • @namelos2963
    @namelos2963 ปีที่แล้ว +14

    Intaa habeen kasta #Asad sugeeysa is muujiya👍🏼👍🏼

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader ปีที่แล้ว +83

    Kusaliya xabiibkeena suubana maxamed scw ❤

  • @MaryamoJihaan
    @MaryamoJihaan ปีที่แล้ว +33

    Maanta waa aaminilaahy in aan aaniga horeeyo asad xagio keep going 😊😊😊😊😊😂😂😂😂

    • @ASADHAGIO27fans1
      @ASADHAGIO27fans1 ปีที่แล้ว +1

      Anaa kaasoo horeeyey waayo gambaleelka ayaa ii saarnaa ❤❤❤

  • @fartamoh6fartamoh660
    @fartamoh6fartamoh660 ปีที่แล้ว +31

    😂😂😂wayo loo xirayaa cawa tugyasha 😂😂 I'mk soo uwado abdizahur waa furay wlhi 😂😂😂😂

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 ปีที่แล้ว +17

    13:13 imkey se cml hee wilka dabarka kajiwisay asad editing alahaas waku raxeestay😭🙈😂😂😂😂😂😂😂

  • @faraxxashi3286
    @faraxxashi3286 ปีที่แล้ว +13

    Caawa ciyarta wxa khatar kasi dhigay habka IAM K Gaadhiga usaarayo tuuga😂😂😂😂😂😂

  • @hamdiahmed7405
    @hamdiahmed7405 ปีที่แล้ว +12

    Cayda mesha bakeerida lagu rido ayu qof nool Ka radina 😅😅😅😅

    • @queens1923
      @queens1923 ปีที่แล้ว

      Alpha a gale maliti daweto 😂

  • @halimasaadia008
    @halimasaadia008 ปีที่แล้ว +2

    Dekow congrats, asadoow marwalbo guleyso inshallah

  • @abdiwasacmowlid4626
    @abdiwasacmowlid4626 ปีที่แล้ว +27

    Ku saliya xabiibkeena muxamed صل عليه وسلم ❤

  • @supersaylici0831
    @supersaylici0831 ปีที่แล้ว +12

    The best person ever the most knowledgeable able and the most shine all created prophet Muhammad Sallallaahu callayhi wasallam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @najmosuusan3357
    @najmosuusan3357 ปีที่แล้ว +17

    Game xoogaa xaraabaa baa laguna darey pebta iam ky caadi maaha😂😂😢

  • @Oldisgold77777
    @Oldisgold77777 ปีที่แล้ว +27

    Inta Moha Ku Cesh Ceshatay Farta Taaga😂

  • @cabdicasiisxasan5035
    @cabdicasiisxasan5035 ปีที่แล้ว +13

    Waxaaba iga gadan qaabka actionka IMK gaariga usaarayo tuugada😍

  • @ayanmuhumed3488
    @ayanmuhumed3488 ปีที่แล้ว +10

    Hhh😂😂imk dhib badana Asad umadena ma ahan😂😂inta dhuso maqay like dhac kusi😂

  • @Safa___475
    @Safa___475 ปีที่แล้ว +9

    Ayyy videogn cdi mhn saa u diyrsy ❤keep going pro iamk ba igu drn😂

  • @hanadafraxow2040
    @hanadafraxow2040 ปีที่แล้ว +3

    Asad waa qaladay shaxta cayda haduu soo wada qato asaa lacagta qadanaa lkn haduu mid kamid eh waayo kasaa qadanaayo lacagta ceyda asiga xitaa wuu daloyaa 😮

  • @Kokoo-27
    @Kokoo-27 ปีที่แล้ว +23

    Dadka kalsoonida badan waa dadka aaminsan quruxdu waa qalbiga😂

  • @rahmasead5361
    @rahmasead5361 9 หลายเดือนก่อน +1

    King ceydayo adu caqligiyo qof ah xage
    Ka keente!keep going bro waa ku wataa😊❤❤

    • @rahmasead5361
      @rahmasead5361 9 หลายเดือนก่อน +1

      Asad keep going waxa ka aqli badan ninka aqligan keenay oo ah asad ❤❤❤

  • @kiinibraahimhaaji950
    @kiinibraahimhaaji950 ปีที่แล้ว +10

    Lkn ciyaarta waxey ku fiicneed in qofka u dambeeyo la raadiyo markaa la waayo sidaas ayuu ku geleesanaa hadaa lahelana qofka dadka raadinayey ayaa guuleesta ah fikirkeyga waa saas

    • @Zoona777
      @Zoona777 ปีที่แล้ว

      Haa wllhi kugu fikrad ahe

  • @Mr.Tamaam
    @Mr.Tamaam ปีที่แล้ว +19

    WLL MARWALBO XASUS NOW GEERIDA WASOGASHAY LIKE SAR 😭😫😰🕋🌙

  • @hawaahmed8538
    @hawaahmed8538 ปีที่แล้ว +5

    Hhhh iamk mar wlpo kusoo dar funny weye🤣🤣

  • @daarulkheeyr2798
    @daarulkheeyr2798 ปีที่แล้ว +11

    Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis Igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨

  • @zunduznor6133
    @zunduznor6133 ปีที่แล้ว +9

    Alla caawa waa rafty mo heesta lo saray io iamk Beerka😭😭😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @zahraqueen1760
    @zahraqueen1760 ปีที่แล้ว +17

    Congratulations deeqow ❤️❤️❤️

  • @Anisocqaadirmaxamed-oc5fx
    @Anisocqaadirmaxamed-oc5fx ปีที่แล้ว +19

    Kusaliya rasuulkeena scw scw ❤😊

  • @Frhan100
    @Frhan100 ปีที่แล้ว +3

    gaarigaan tuugada lagu gurayo mabuuxsamo miyaa😅😅😅

  • @mumtaazmuhiidiin5407
    @mumtaazmuhiidiin5407 ปีที่แล้ว +6

    inta Asad ila jecel iyo king cayda ♥️🥰

  • @Najma_mohammad
    @Najma_mohammad ปีที่แล้ว +1

    Iamk Moha sidu u galey maxa wye wlhi waa fure ❤😂noso badi asadow

  • @AnasayanAyub-vl6zo
    @AnasayanAyub-vl6zo ปีที่แล้ว

    Abti Asad hagio afkaga is kudil no sogili wauxisay Koko iyo ceyda please

  • @ÀzizaMuad-u1f
    @ÀzizaMuad-u1f ปีที่แล้ว +1

    Imk qosol igadameyey wilasha sidu gariga uguridayo unbelievable 😂😂😂

  • @Enzo35778
    @Enzo35778 ปีที่แล้ว +9

    Gaadhiga dad uun ayaa lagu gurayaa sooma buuxsamE😂😂😂

  • @Naruura4
    @Naruura4 ปีที่แล้ว +14

    Allah asad umadeena mahan wiilka dhacay Heesta uu u saray😂😂😂

  • @mohamedabdalla5258
    @mohamedabdalla5258 ปีที่แล้ว +15

    Asad is so funny wlhi look at moa😂😂

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 ปีที่แล้ว +5

    Boqorka TH-camrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 ปีที่แล้ว +3

    Asad fikir aya kugu tara sxb marka kale ad samenesid qofka u danbeya nin wax radinaya labo daqiqo si hdu soqaban wayo markas ayu gulestay

  • @maxamed0000
    @maxamed0000 ปีที่แล้ว

    Nio maalinkayga ii qurxisa guul iyo gobonimo shp marnaba no hoos

  • @wamtaani
    @wamtaani ปีที่แล้ว +3

    Iamk 😂 Actor boskisa wuu kasoo baxay 😂😂😂😂

  • @nimcomohamed530
    @nimcomohamed530 ปีที่แล้ว +7

    Tuuga u danbeya ee sibanaya waba funy barnamijkaba intaasa iga qoslisay 😂😂😂😂😂

  • @Nora-harpi
    @Nora-harpi ปีที่แล้ว +1

    Cumeer iyo ceydaba kuso dar iyo abeera faadil iaMk haso raadiyo ciyaartu xald yeelanysa marka😂🙌🏽

  • @FaysaMaxamed-r2g
    @FaysaMaxamed-r2g ปีที่แล้ว +7

    Number one somali TH-cam asad hagio ❤🥺

  • @sacdia2646
    @sacdia2646 ปีที่แล้ว +1

    chalench ah kob nus biye jilibka Saro 45 minute 25 dollar lacag kuligin ciyara lakin Asad Yu ciyarin

  • @mzz__chiaa_pea
    @mzz__chiaa_pea ปีที่แล้ว +1

    Wll mcn cod ayaan wataa oo eh inla isoo duceeyo gabar sxpteyta ah ayaa foolaneysa ha igu soo duceeyo bln Wye hadey wiil dhasho waxaan Ku samineynaa Asad hajio I.a

  • @khadracabdulahi6574
    @khadracabdulahi6574 ปีที่แล้ว +3

    Alaa beerka😂😂Imk caadi ma ahn alfa iyo moha su uwaday😅😅😅😅

  • @ASADHAGIO27fans1
    @ASADHAGIO27fans1 ปีที่แล้ว +3

    Asdoow codsi aa wataa laganow. Geemkii quusitaanka biyaha (IMK VS Legend kii 00:1:2 second) Balanta kasoobax Asadwoow

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 ปีที่แล้ว +1

    War cwa se wx yeshen iamk wilasha lga adejiyey mow diyadisa lgaa rpaa nio cdiyba dhul ugu swirte hamplyo deqow ninba wa markii🎉😂

  • @Hhhinvfy8okkuwe5
    @Hhhinvfy8okkuwe5 ปีที่แล้ว +4

    Wllhi caawa wan qosle😂😂 masha allh hore u socda team 27❤❤❤

  • @choukridaher2970
    @choukridaher2970 ปีที่แล้ว +3

    Partie3 asad machllh continue mn frère from Djibouti

  • @zaynabahmed8042
    @zaynabahmed8042 ปีที่แล้ว +2

    Asad wn ka helay keliya xtaa in la raadiyo oo lasoo wda qabto kdib guulaystuhu uuu noqdo qofka raadinayey ❤

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 ปีที่แล้ว +1

    @3:18 what a Editing 🙆‍♂️❤

  • @bardaaleabdi285
    @bardaaleabdi285 ปีที่แล้ว +1

    Woow mashaallah super vidéo bro fourn Djibouti 🇩🇯 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉

  • @dayarkareryaqbirweyn
    @dayarkareryaqbirweyn ปีที่แล้ว +2

    Taliyow abeera maad kusodartit ciyartan😂

  • @ina_haraar1.
    @ina_haraar1. ปีที่แล้ว +4

    Asker iyo tugo caadi umalesa iam Ak igu daran😂😂😂😂😂

  • @hibocabdinur1796
    @hibocabdinur1796 ปีที่แล้ว +1

    Imk Askari maalaka rabay Sido u wado qosl iku dishay😂😂

  • @ibnuabass6917
    @ibnuabass6917 ปีที่แล้ว +1

    Qeybta iamK iga gadan runti💪💪 legend asadhagio27 keep up the good work💪💪

  • @falxadcisman6768
    @falxadcisman6768 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhhhh kamirda sida usaarty ayaa ku so ceshanyi wllhi cadi matihit

  • @xuskabowyofficial864
    @xuskabowyofficial864 ปีที่แล้ว +2

    IMK qeeybta jeebada oo qaabilsanyahay aaba wax kalaa 💯✌️💯💯

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 ปีที่แล้ว +163

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤❤

    • @cabdiraxmaanmustafa
      @cabdiraxmaanmustafa ปีที่แล้ว +5

      Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @raxmiita8r384
      @raxmiita8r384 ปีที่แล้ว +3

      صلي الله عليه وسلم ❤️❤️❤️❤️

    • @Mazaawi123
      @Mazaawi123 ปีที่แล้ว +1

      Asad

    • @Hobolkamudisho-hz9wt
      @Hobolkamudisho-hz9wt ปีที่แล้ว +1

      Walaalow isoo qabo

    • @shankaosca4101
      @shankaosca4101 ปีที่แล้ว +2

      😍😍😍🤣😂😂😂🤣😂😁😁😀😀

  • @nasroahmed4907
    @nasroahmed4907 ปีที่แล้ว

    Abaal Marinta waxaa leh kan wax baarayo markuu waayo uu dhaho wan wayay ruuxii ugu dan beyey ayaa lasiin kii lasoo sari wayay

  • @ducaaleducaysane6497
    @ducaaleducaysane6497 ปีที่แล้ว +3

    Haka badalin qofka ugu dambeeyo ee an laso qabanin waa guulaystaha sidas kudhaaf sidas ayu xaraaro ku leyahay Bro

  • @anisonaxar5397
    @anisonaxar5397 ปีที่แล้ว +2

    Wlh wa qosly iamk inte u wadaa tugada😂😂😂😂

  • @yaxyamaxamed396
    @yaxyamaxamed396 ปีที่แล้ว +1

    Midka ugu dambeeyo xala sooqabto dheh Kan wax sooqabanaayo ayaa lacagda iskleh daqiiqo na halooqabto midka ugu dambeeya oo keliya inta daqiiqadaas so Coto xadii lasoqabto lcagda asi malahan SaaS sameey asadow

  • @ayshe254
    @ayshe254 ปีที่แล้ว +6

    wow this is the best game so far, Bravo Asad Hagio

  • @BahjoCadey-db5yz
    @BahjoCadey-db5yz 6 หลายเดือนก่อน

    Alla mohan suu u dhacay lee😂😂😂😂 qosol iguma dhimana😂😂😂😂😂

  • @apdifatahaadam9059
    @apdifatahaadam9059 ปีที่แล้ว +1

    Talye asadoow tar tankii xukumada please 🤗🤗🤗🤗🤗💯💯

  • @hodanmohamed5401
    @hodanmohamed5401 ปีที่แล้ว +3

    IMK cadi ma ahan 😂shactaro wye kuso dar gaymkaan tuugada wa la wada xiray😂

  • @queenlucky3187
    @queenlucky3187 ปีที่แล้ว +21

    Keep going asad team 27❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW ปีที่แล้ว +8

    Alle gacmahaaga haku barakeeyo hadaad chanellkeyga sooboqato

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa1648 ปีที่แล้ว

    War xethy moho sidi la yelyy IMK mid.mahn😂😂😂😂😂

  • @wadnakaabba5738
    @wadnakaabba5738 ปีที่แล้ว +3

    Asad wixiisu way dhaafen challenge omg❤waxabad mooda action 🎉

  • @sagalmohamuud1584
    @sagalmohamuud1584 ปีที่แล้ว

    Asadoow markaan shaxda bdl tuugada dhan qofka hsooqabto kadib asaa guulystay kdhig pro keap going

  • @walalganey3450
    @walalganey3450 ปีที่แล้ว +8

    qifkii u danbeeYo oo hurdada ka so kaco sameey hda ila qabto fikir kaas love saar

  • @djmohaa8589
    @djmohaa8589 ปีที่แล้ว

    Game ti tuuga nosoceli senior Asad we love you ❤❤❤❤

  • @Bahjuuniindhadeeqa212
    @Bahjuuniindhadeeqa212 ปีที่แล้ว

    Wiilashii tuuga Caadiya kadhigteen😅😅 Maxa waa laxirxiree😅😅

  • @fardowsaabdi456
    @fardowsaabdi456 ปีที่แล้ว

    Asc asad wax yar oo fikrad ma inogudartid oo ah time uqabo qofka soqabanayo iyo qofka udambeyo hadu timeka ad uqabetey dahded u kukeno tugada oo dan asiga aya leh hadu wayo waha ama timeka uu kudoco waxa leh tuga please thanks big fan of you ❤❤❤❤❤❤❤

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed ปีที่แล้ว +2

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 12k i gaadhsiiya

  • @mahamedosmaan1155
    @mahamedosmaan1155 ปีที่แล้ว

    Asadow qofka ugu danbeyo waqti halo qabto 1daqiqo ama 2daqiiqo un waxaa uaraktid adiga markas kadib hadii ee dhamaato daqiiqada qof waa uu guulestay waa mahadsanthy walalkey Asad Hajio keeep goowing

  • @wayoflifewayoflife1135
    @wayoflifewayoflife1135 ปีที่แล้ว

    Hhhhh waa dhuumaaleysigii wakhtigii ciyaalnimada oo update ah😂😅❤🤴💯🙌💚🤍❤

  • @naajicade4700
    @naajicade4700 ปีที่แล้ว +5

    War alpha adi dhan igu saaxa kulahaa😂😂

  • @naimaabdulkadir2581
    @naimaabdulkadir2581 ปีที่แล้ว +8

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 iamk maxa wiilka noga jajabineysa 😂😂😂😂😂😂😂😂 cawa game ka inaba cadi ma ahan cawa wlhi

  • @khadarzaxane3548
    @khadarzaxane3548 ปีที่แล้ว

    ASAD HAGIO wan ku taageera wll horey usoco

  • @nasrrinaadam9352
    @nasrrinaadam9352 ปีที่แล้ว

    Deqow suqa xolha winer
    Congrats powe

  • @nataashaamohamad4486
    @nataashaamohamad4486 ปีที่แล้ว +1

    Iamk askari Miya wa yaab😂😂😮😅😅

  • @HanadMaxamuud-c3o
    @HanadMaxamuud-c3o ปีที่แล้ว +5

    Ilaaa Hada Abeera Cade sugooya ❤😢

  • @dhemanmohaz9584
    @dhemanmohaz9584 ปีที่แล้ว

    I'mk wuu kuraxeystat wiilasha😂😂😂😂😂😂

  • @XasanmaxamedXasuumi-ir8ow
    @XasanmaxamedXasuumi-ir8ow ปีที่แล้ว

    Asadow barnamijka aad buu ufiican yahay lkn waxad kadhigtaa inta qof lasoqabtay cida soqabatay ayaa lagusonsiyaa hadiyada tusale ceyda ookale dhaman haduusoqabanlahaa hadiyada qofkaas ayaa laguwarejiyaa