deg deg arinti AJ family waji kale yeelatay iyo cadeymo cusub

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 30

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 12 วันที่ผ่านมา +4

    Lacag baad dadkaan soo siisaa yaa kaa aqli liita Aj maa majerteen anigaa aqaan qof sagaal jira hoyadii wuu yaqaan mana inkireen

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql 9 วันที่ผ่านมา

    Arintaan haku naar tagina iska daaya howshaan ninkii waalid kamaqan yahay Alle ayaa u iftiininayo haduu isaga ahayna maamada wiilkeeda saxa ah alle hasiiyo Aamiin wiilkaana dulmiga kadaaya

  • @SaidAli-bl8du
    @SaidAli-bl8du 9 วันที่ผ่านมา

    U are excellent person u give him excellent advice to Aj I live in Newyork city my opinion is I am agree 100% personely I used to support he chanel tks for u telling us the truth ❤❤❤❤

    • @Farhanholland
      @Farhanholland  9 วันที่ผ่านมา

      Thank you so much I really appreciate that

  • @gfgufbhvyg3813
    @gfgufbhvyg3813 9 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 11 วันที่ผ่านมา +1

    REERKA XATTA, UMA SOO WADANIN SIDA WIIL AY DHALEEN, QOYSKO IDIL HAL WARQAD AYEY KU YIMADEEN, LAKIIN ISAGA KALIGIIS AYA SPONSER LOO GADAY , TAASNA WAA CADDEYN.

  • @Bushro-e5e
    @Bushro-e5e 6 วันที่ผ่านมา

    Daahir calasow baa lacag kusiiyey

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql 9 วันที่ผ่านมา

    Waryaa xishoo nin weyn hadalada qaarkood nin wayn oo wax isku falayo kuma hadlo waxaan se kuweydiin dhul ama magaalo bari lahi majirtaa???🌳🐂

  • @billadhaji
    @billadhaji 12 วันที่ผ่านมา

    War ilaahay kabaqa oo umada quuriwaaga kadaaya waxaan waa la fahmayaa ineeytahay been aad soo dhoobteene😂😂😂😂😂😂

  • @barnialisalah5647
    @barnialisalah5647 10 วันที่ผ่านมา

    Wiilkaas Aj caddeenta uu haayo waa isagoo isqalqaloociya ku niikiya heesaha sharma boy iyi ilka case codkarna maaha macnaha hadal mayaqaanno

    • @Farhanholland
      @Farhanholland  10 วันที่ผ่านมา

      Kkkkkkk ma sidaas ba

  • @Bushro-e5e
    @Bushro-e5e 6 วันที่ผ่านมา

    War daahir Fausto kusoo riixay

  • @istanbulelmi5200
    @istanbulelmi5200 11 วันที่ผ่านมา

    Ninkaa hooyadiis marabo maxaa karabtaan

    • @Farhanholland
      @Farhanholland  11 วันที่ผ่านมา

      Sax waa diiday dheh

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 12 วันที่ผ่านมา

    Reer beydhabo ayaan aheeyn xamar markaan u soo guurnay ciyaalka eelayda ah ayaa nala dhihi jiray ma reerbaa na soo korsaday kkkk

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 12 วันที่ผ่านมา

    Ninkan huseen ladhaho wixii daahir uu keeney buu iska dhigaa inuu Xog soo aruuriyey alla muxuu umada been usheegey

  • @Bushro-e5e
    @Bushro-e5e 6 วันที่ผ่านมา

    Beenlow aan illaahay kacabsan baatahay

  • @JaweeriyaAli-d6b
    @JaweeriyaAli-d6b 13 วันที่ผ่านมา

    Duleestawalab ha iska halo al ma gaari kartaan waa nintegay oo mj ah ee qaraarka iska dhaaf kuligiin inta qeelineeso waa dad wada waalan wax aqrin waxan qorin aj waa nin waxbartey oo aqoon leh oo shahado usa ee hersto maxaa ka qaadi kartiin 200 oo nin wXaa kufilin aj oo kaliye waa nin dun xariirah ee sakiin shiita ee caba jaahiliin eewaxbarya aqoonta waa furah nolasha eeogaafa duliyaal maafiyo ayaatihiin 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂