Farhan Holland
Farhan Holland
  • 67
  • 42 346

วีดีโอ

deg deg dawo Hassan shiekh jawab kulul siyay mucaradka dawo ila dhamadka
มุมมอง 4417 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Fadlan dawo ilaa dhamadka WA xasan sheikh jawab kulul siyay mucaradka manta dhameyso video ga adiga wax badan fahmi doonaa
xasan sheikh WA kaligii taliye wasiro majiro parlaman majiro
มุมมอง 937 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Baarlamaan ma shaqeeyo, Golle wasiirro ma shaqeeyaan, maxkamaduhu ma shaqeeyaan, waxaana taas bedelkeeda shaqeeya hal qof. Dalkaan masuuliyadiisa hal qof ma qaadi karto waana ka culus tahay
deg deg xasan sheikh waa bur buriyay qaranki somalia xoogna Kuma heysan karo
มุมมอง 717 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Itoobiya waxay Ankara kala soo laabatay gaarista Badda Soomaaliya ee gelid iyo bixid, Soomaaliyana gobbonimo, madaxbannaani iyo wadajir dhul oo ay dunidu 64 ka hor noo aqoonsatay. Xadgudubka Abiy wuxuu ka soo hojeeday sharciga caalamiga ah, waxaa diiday Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, IGAD, Jaamacadda Carabta, Ururka Islaamka, Midowga Yurub iyo Maraykanka, Wejigabax iyo takoor diblomaasiyade...
deg deg ceebta xasan sheikh uso hooyay qaranka iyo koxda qaylo dhaan
มุมมอง 1849 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Koxda qaylo dhaan WA kox wadani ah jecel dadkooda iyo dalkoda waxan idin codsanaya subscribe iyo like mahadsanidin dhamantina
deg deg abdiraxman abdishakur afka furtay runtana cadeyay xasan sheikh
มุมมอง 50112 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Waxan Ka codsanaya subscribe iyo like mahadsanidin dhamantina so dhawada
arimaha somalida iyo manta maxa cusub lasoco
มุมมอง 13514 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Sida xogo hoose sheegayaan Mr dani waxa la xidhiidhay safiiro xamar jooga oo kan uk, hormuud ka yahay waxaana lala socodsiiyey arinta ceerigaabo aysan qusayn puntland issue ceerigaabo waxa uu quseeya cidii dhawaan isku dishey iyo dadka deeganka ee midnimada aaminsan iyo kuwa kala taga aaminsan Warkaas ina cabdi salaan hallo sheego iyo nimanka markhaatiga ula soc
deg deg dawo arinta dhabta ah ee macalin xaliye ma runba mise waa been
มุมมอง 12419 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Waxan Ka codsanaya subscribe iyo like mahadsanidin dhamantina so dhawada WA Farhan Holland manta waxan Ka hadlay macalin xaliye
deg deg qisada wiilki sucaad u waashay iyo talo kusocota bulashada
มุมมอง 140วันที่ผ่านมา
Hi everyone welcome my channel waxan rajenaya inaad Ka heshen muqalkan fadlan subscribe iyo like mahadsanidin dhamantina
deg deg abdiraxman abdishakur sir badan fashiliyay reysalwasare xamase talo mahayo
มุมมอง 2.8K14 วันที่ผ่านมา
Siyaasiyiinta waxaa lagu aaminay in ay dadka heshiisiiyaan, dhisaanna dowlad ilaalisa diinta, dalka iyo dalka ee ma ahayn in ay dantooda raacdaan, dadkana isku diraan. Buugga Adkaysi wuxuu kaa anfacayaa isku xirka sooyaalka iyo xusuusaha dhacdooyinka siyaasadda iyo loollanka siyaasiyiinta fadlan subscribe iyo like mahadsanidin dhamantina
faaidada istiqfaarta @Abubakar_mohammed
มุมมอง 2221 วันที่ผ่านมา
Walalyal aan ku dadaalno istiqfaarta iyo saliga nabiga scw digriga ilhay wuxuu dajiya qalpi Marka anu ku dadaalno subscribe iyo like mahadsanidin dhamantina
xog rasmi ah Hassan shiekh Aya Ka cawinaya Inu madaxweyne farmajo so labto
มุมมอง 7K21 วันที่ผ่านมา
xog rasmi ah Hassan shiekh Aya Ka cawinaya Inu madaxweyne farmajo so labto
deg deg wararki ugu dagalka Jubaland iyo ciidamada dowlada
มุมมอง 13721 วันที่ผ่านมา
deg deg wararki ugu dagalka Jubaland iyo ciidamada dowlada
sanadka cusub intaadan qorshe sameysan dabecadahaan badal Marka hore
มุมมอง 2021 วันที่ผ่านมา
sanadka cusub intaadan qorshe sameysan dabecadahaan badal Marka hore
deg deg Keyse oo arimo badan fashiliyay
มุมมอง 11121 วันที่ผ่านมา
deg deg Keyse oo arimo badan fashiliyay
side somalida Turkiga looga nacey part 2🇹🇷🇸🇴
มุมมอง 3221 วันที่ผ่านมา
side somalida Turkiga looga nacey part 2🇹🇷🇸🇴
deg deg madaxweyne abdiraxman Ciro hada hadlay
มุมมอง 31021 วันที่ผ่านมา
deg deg madaxweyne abdiraxman Ciro hada hadlay
deg deg miss unsi iyo abdifatax wey kala tageen
มุมมอง 10221 วันที่ผ่านมา
deg deg miss unsi iyo abdifatax wey kala tageen
deg deg dahir alasow runta usheegay AJ family waryaa hoyadaa
มุมมอง 309หลายเดือนก่อน
deg deg dahir alasow runta usheegay AJ family waryaa hoyadaa
deg deg dahir alasow afka furtay laygama xiro karo TikTok goat ban ahey
มุมมอง 205หลายเดือนก่อน
deg deg dahir alasow afka furtay laygama xiro karo TikTok goat ban ahey
deg deg maxkamadii dahir alasow iyo cida xirtay oo la ogaaday
มุมมอง 707หลายเดือนก่อน
deg deg maxkamadii dahir alasow iyo cida xirtay oo la ogaaday
deg deg Magacaabista Wasiiradda Cusub ee Somaliland oo lagu dhawaaqay
มุมมอง 83หลายเดือนก่อน
deg deg Magacaabista Wasiiradda Cusub ee Somaliland oo lagu dhawaaqay
sidee somalida Turkiga looga nacey part 1🇹🇷
มุมมอง 79หลายเดือนก่อน
sidee somalida Turkiga looga nacey part 1🇹🇷
deg deg dagalka Jubaland iyo xasan sheikh meel adag maraya
มุมมอง 292หลายเดือนก่อน
deg deg dagalka Jubaland iyo xasan sheikh meel adag maraya
deg deg arinti aj family meel xun gaartay iyo cadeymo cusub
มุมมอง 340หลายเดือนก่อน
deg deg arinti aj family meel xun gaartay iyo cadeymo cusub
deg deg arinti aj family meel xun gaartay iyo cadeymo kale aj family Kenay
มุมมอง 2.1Kหลายเดือนก่อน
deg deg arinti aj family meel xun gaartay iyo cadeymo kale aj family Kenay
bishar al Asad Suriya Ka cararay iyo waxa Laga filan karo jabhada cusub
มุมมอง 108หลายเดือนก่อน
bishar al Asad Suriya Ka cararay iyo waxa Laga filan karo jabhada cusub
deg deg arinti qays qaysar waji kale yeelatay cadeymo cusub la helay
มุมมอง 360หลายเดือนก่อน
deg deg arinti qays qaysar waji kale yeelatay cadeymo cusub la helay
deg deg arinti aj family waji kale yeelatay iyo cadeymo cusub la helay
มุมมอง 376หลายเดือนก่อน
deg deg arinti aj family waji kale yeelatay iyo cadeymo cusub la helay
deg deg xalada Omar bar bar meel halis ah mareysa iyo cadeymo cusub
มุมมอง 176หลายเดือนก่อน
deg deg xalada Omar bar bar meel halis ah mareysa iyo cadeymo cusub

ความคิดเห็น

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hassan sheeq waa munaafaq weeyn ee ilaahey dalkeyna somalia iyo ummada soomaaliyed ha ka badbaadiyo inshallaha tacaalaa soomaalaay macsalama

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xabiibul malaayiinka ummada soomaaliyed ee mohamed farmaajo guuleyso inshallaha tacaalaa

  • @BaxsansiciidOwnuur
    @BaxsansiciidOwnuur 4 วันที่ผ่านมา

    Daahir calasow nooloowa❤❤

  • @Farhanholland
    @Farhanholland 8 วันที่ผ่านมา

    Waxan idinka codsanaya subscribe iyo like mahadsanidin dhamantina dawo muuqalka ilaa dhamadka

  • @Farhanholland
    @Farhanholland 10 วันที่ผ่านมา

    Asxbata subscribe iyo like mahadsanidin dhamantina so dhawada dhamantina

  • @ahmedyusuf6143
    @ahmedyusuf6143 15 วันที่ผ่านมา

    Mushkilada meesha taal ba waxay tahay qoladiinan reer konfureed dawladnimada aad sheegtaa maba fahansanidin hadana idinkiibaa dadka la soo hor taagan dawladnimo sheeg sheegeed

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka 15 วันที่ผ่านมา

    Maxay dheheen waa faysal cali waraabaha koonfurta 😂😂

  • @YahyaAhmed-yl6ul
    @YahyaAhmed-yl6ul 18 วันที่ผ่านมา

    😂😂

  • @NoorMohamed-h5w
    @NoorMohamed-h5w 18 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤

  • @ifrahdaherdjama4943
    @ifrahdaherdjama4943 18 วันที่ผ่านมา

    🎉🎉🎉🎉

  • @MaxamedInacabdinuur22-k8d
    @MaxamedInacabdinuur22-k8d 20 วันที่ผ่านมา

    Abow noo soo noqo marakale hablyo maxamed cabdlahi farmaajo

    • @Farhanholland
      @Farhanholland 20 วันที่ผ่านมา

      Wan sugeena inuu so laabto

  • @BintiSalaad-or9rk
    @BintiSalaad-or9rk 20 วันที่ผ่านมา

    Farmajo guuuliso❤❤❤❤❤❤❤

  • @BareHalanmude
    @BareHalanmude 20 วันที่ผ่านมา

    Maasakiin qof xishoda oo dacada oo waxbo boobin 😂iyo qof dhac iyo bob dil iyo ibsasho cir iyo dhul oo guryihi shacabka somaliyeed kabarakiciya ayad isku mateleysan 😂madaxweyne farmajo uma baahna xassan gurgurte inu ka cawiyo marlabad ee waa uqalma inu ku soo labto marlabad kuna nagado 100 sano wad iska hada shan sidi xayawanki 😂aqli maskax deganan aminad iyo kalsoni iyo geesinimo aya wadan lagu mamula😂😂😂😂😂😂

    • @Farhanholland
      @Farhanholland 20 วันที่ผ่านมา

      @@BareHalanmude mash Allah wan sugeena inuu so laabto

  • @Yaaku-r9w
    @Yaaku-r9w 20 วันที่ผ่านมา

    Naag baa boqorad ahayd , waxay wado ka soo waday nin tuugsadaa ahaa , Wey quruxsatay dabadeed waxay dooneysay oqorkeeda in uu noqo , Kaakiin maxaa dhacay , Waxaa dhacay in uu sameeyo wixii uu bartay, Marka xasan sheekh Aabihiis baa tuugsnjiray Xamar meel see gaabta la oran jiry, Makaa siyaasad waxba kama yaqaano, Sidaa darted dawlad xasan hasugina, Laakiin ha na meer meeriyo .

  • @Yaaku-r9w
    @Yaaku-r9w 20 วันที่ผ่านมา

    Ilaahoow inuu soo nodo run ka dhig.

    • @Farhanholland
      @Farhanholland 20 วันที่ผ่านมา

      Wan sugeena inuu so laabto

  • @Yaaku-r9w
    @Yaaku-r9w 20 วันที่ผ่านมา

    Riyo miyaa ciwaan kaan.

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 20 วันที่ผ่านมา

    Gallalka wararka Warcadbaad keenteen MashAllaah ❤🎉😂👍

    • @Farhanholland
      @Farhanholland 20 วันที่ผ่านมา

      @@ruqiyaabdille mash llah mahadsanid

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 20 วันที่ผ่านมา

    duqii Farmaajo, ahaa Doona ducana ugu Dara, hawiyoow waad isdubateene😂😂😂

    • @adonallah2302
      @adonallah2302 20 วันที่ผ่านมา

      Adiga sidaan uhadlayaa ridey farmajo codkiinad ku rideene saaceli

  • @nurta-gh2xb
    @nurta-gh2xb 20 วันที่ผ่านมา

    MAASHALAAH HORAY U SOCO FARMAJO SOO NOQOSHO BADAN

  • @MdRttyu
    @MdRttyu 22 วันที่ผ่านมา

    Mash alla madsanida

  • @Farhanholland
    @Farhanholland 23 วันที่ผ่านมา

    Fadlan subscribe iyo like mahadsanidin dhamantina

  • @Farhanholland
    @Farhanholland 26 วันที่ผ่านมา

    Fadlan subscribe iyo like mahadsanidin dhamantina so dhawada qalpi furan

  • @AbdiraxmaanCarafo
    @AbdiraxmaanCarafo 27 วันที่ผ่านมา

    MADAXWAYNE ILAHy HA KUU FUDUDEEYO XILKA ILAHAYNA HA KAA DHIGO MID LAGU REEYO BASHBASH BARWAQO HORUMAR ISHA ALLAAH.AMIIIN

  • @Farhanholland
    @Farhanholland 27 วันที่ผ่านมา

    Fadlan waxaan Ka codsanaya subscribe iyo like mahadsanidin dhamantina kuso dhawada qalpi furan

  • @GoldenBoy-x6q
    @GoldenBoy-x6q หลายเดือนก่อน

    The best comedy ❤

  • @HawaEgal
    @HawaEgal หลายเดือนก่อน

    Nahaab hunguri ka qaatay calasay

  • @Farhanholland
    @Farhanholland หลายเดือนก่อน

    Codsi walalnimo fadlan subscribe iyo like no saar wana mahadsan tahey wixi cawinad ah Instagram kena farhan Holland naga so qabo

  • @Farhanholland
    @Farhanholland หลายเดือนก่อน

    Farhan Holland waxan idinka kaga banahey taagero fadlan subscribe iyo like wana mahadsantihin

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey หลายเดือนก่อน

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Farhanholland
    @Farhanholland หลายเดือนก่อน

    Fadlan subscribe iyo like mahadsanidin dhamantina so dhawada

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 หลายเดือนก่อน

    WAXAY AHEYD, XILLIGI KOOFUR GALBEED AFKA IYO GACANTA LA ISLA WAAYAY.

  • @Bushro-e5e
    @Bushro-e5e หลายเดือนก่อน

    War daahir Fausto kusoo riixay

  • @Bushro-e5e
    @Bushro-e5e หลายเดือนก่อน

    Daahir calasow baa lacag kusiiyey

  • @Bushro-e5e
    @Bushro-e5e หลายเดือนก่อน

    Beenlow aan illaahay kacabsan baatahay

  • @Farhanholland
    @Farhanholland หลายเดือนก่อน

    Waxan Ka codsanaya subscribe iyo like mahadsanidin dhamantina

  • @MohamedAbdullahiMohamedBii-d1j
    @MohamedAbdullahiMohamedBii-d1j หลายเดือนก่อน

    Meel walba xaasid wuu joogaa. Inan kayagu waa Sheekh Sheekh dalay . Sawir hadii aad sheegeysana . Dameer ayaa madax nin lagu sameynkaraa. Warkiinuna waa la fahmey iyo waxa idunku kalifey oo ah waa nin aad wanaagisa ka xuntihiin oo aanad gaadhi karin . ILLAAHAY ka baq oo danbiga itaa li'ig jooji

  • @Farhanholland
    @Farhanholland หลายเดือนก่อน

    Waxan si sharaf iyo Karamo leh kaga codsanaya subscribe iyo like Inad dhahdo video gana ugu yaraan 3 daqiiqo dawato

  • @deeqohassan-o3t
    @deeqohassan-o3t หลายเดือนก่อน

    Xasan farey Miya la dhaha AJ family aniga aj family le u aqaana

    • @Farhanholland
      @Farhanholland หลายเดือนก่อน

      Sidaas maxkamada dahir alasow sheegtay

  • @gfgufbhvyg3813
    @gfgufbhvyg3813 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @SaidAli-bl8du
    @SaidAli-bl8du หลายเดือนก่อน

    U are excellent person u give him excellent advice to Aj I live in Newyork city my opinion is I am agree 100% personely I used to support he chanel tks for u telling us the truth ❤❤❤❤

    • @Farhanholland
      @Farhanholland หลายเดือนก่อน

      Thank you so much I really appreciate that

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql หลายเดือนก่อน

    Waryaa xishoo nin weyn hadalada qaarkood nin wayn oo wax isku falayo kuma hadlo waxaan se kuweydiin dhul ama magaalo bari lahi majirtaa???🌳🐂

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql หลายเดือนก่อน

    Arintaan haku naar tagina iska daaya howshaan ninkii waalid kamaqan yahay Alle ayaa u iftiininayo haduu isaga ahayna maamada wiilkeeda saxa ah alle hasiiyo Aamiin wiilkaana dulmiga kadaaya

  • @barnialisalah5647
    @barnialisalah5647 หลายเดือนก่อน

    Wiilkaas Aj caddeenta uu haayo waa isagoo isqalqaloociya ku niikiya heesaha sharma boy iyi ilka case codkarna maaha macnaha hadal mayaqaanno

    • @Farhanholland
      @Farhanholland หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkk ma sidaas ba

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 หลายเดือนก่อน

    REERKA XATTA, UMA SOO WADANIN SIDA WIIL AY DHALEEN, QOYSKO IDIL HAL WARQAD AYEY KU YIMADEEN, LAKIIN ISAGA KALIGIIS AYA SPONSER LOO GADAY , TAASNA WAA CADDEYN.

  • @istanbulelmi5200
    @istanbulelmi5200 หลายเดือนก่อน

    Ninkaa hooyadiis marabo maxaa karabtaan

    • @Farhanholland
      @Farhanholland หลายเดือนก่อน

      Sax waa diiday dheh

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be หลายเดือนก่อน

    Run waxaaweeye dadka sheegto deegamada uma dhalan mana dagan. Majeerteen oodhan mudug bee sheegtan sida galkacyo mana dagaan majeerteen waa reer bari maxay dhulka HG usheegtan sababtu kumaafracsana deeganadooda Guricel ninka waa ayaanle ayaanle deegan dadka asalka uleh maaha Habaraji baa daga Murusade ceelbuur baysheegtan balse duduble baadaga sida dhabta Waa abgaal yiri galmudug baa dagnaa ama mareexan 😂😂 sheegatoiyinka dhan meelo aandeegan u ahayn bay iska Saba qoraan Aj inuu puntland heeso iyo sheegsheegto majeerteenkiina mudug sheegtan galkacyo maxaa loolayaabaya kani waa hal nin qabiil kii majeerteen dhan baa sheegta galkacyo iyaga kuceliya barri bee dagaane not Galmudug😂

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be หลายเดือนก่อน

    Ninkan huseen ladhaho wixii daahir uu keeney buu iska dhigaa inuu Xog soo aruuriyey alla muxuu umada been usheegey

  • @billadhaji
    @billadhaji หลายเดือนก่อน

    War ilaahay kabaqa oo umada quuriwaaga kadaaya waxaan waa la fahmayaa ineeytahay been aad soo dhoobteene😂😂😂😂😂😂

  • @fardowsawarsame1739
    @fardowsawarsame1739 หลายเดือนก่อน

    QANIISAD CALASEY AYADAA WACALA OO ABTIRIS LAHEYN OO AAN WAALID LAHEYN WAANA MAQNUDAD JEEB GADAALA ADIINKUNA PABA SHILIN BUU SOO SIIYEY AY SOO TUGSATEY WAXAANA TIHIIN CABTOY DULIYA OO XARAAMIIYIINA WACALIIN AH WUXUU XIL QABTAA QOFKII XALALA TAN KALE QANIISAD.CALASEY DABADADA WARDIYEYSO AJ IDINMA JABAYO HADALKIISA IDIN MA QUURO WAXAA TIHIIN ILMAHA HADA DHASHAY UU KA CAQLI BADAN YAHAY WAXANA TIHIIN. MUNAAFAQIIN DABADA DHIIBATA AQAS CALEEG

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 หลายเดือนก่อน

    Lacag baad dadkaan soo siisaa yaa kaa aqli liita Aj maa majerteen anigaa aqaan qof sagaal jira hoyadii wuu yaqaan mana inkireen