DAG_ DAGAALO CULUS FANO OO SALDHIGYO SOAMLIYA , XAALKA ERITREA IYO ETHIOPIA TOP NEWS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 17

  • @hassanmohamedfarah1711
    @hassanmohamedfarah1711 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Idaca ad kahadleyso way bukta, especially the col. Faragude, how is misleading the Somali people with long information about the President Hassan? Shame on you. You are paid by the Oromos

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Geesiyadii asalka ahaa ee xalaasha Somali waa kuwan Mashallah 🥰

  • @ZahroCalixade
    @ZahroCalixade 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ፋኖ ያሸንፋል አብይ እና እዮ ጩፋ ሀይማኖት እንዳይኖር እያደረጉ ነዉ አይዟቹ ፋኖች ከሙቃድሾ🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ETHAIPAI Culaaska aay kuhaayso iyo caga jugleenta Doowladnimada curtanka ah Somalia 🇸🇴 waa wax dhici kara in xukumada Abiye Ahmed Ali ciida afka loodaro sababtoo ah Ilaahay dulmiga ma’ogala wax uu Abiye na waa gardaro cad.

  • @adowkiyana6983
    @adowkiyana6983 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inshaah allaah dukumdukum baan idinku,ognahay injirreeyda oromka ahaa intahartaa nadhibaaya dukumdukum iyo danbassssssss,,iyo digoooooooooo,,baan idin ku,ognahay

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ethiopia Wey bakhtidey ninkii u Maleynayo in Ethiopia Nooshahey Waa nin hurda onlf iyo cagjar Waa iney jaaniska ka fa'ideystaan oo xeryaha militariga hubka yaala la Wareegaan ciidamadana dhulkooda u diraan

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan col uma arko Ethopiya.
    Xasan waa lacag raadiskkk
    Saxeex kkk le u daran

  • @laashinsheelaregeedajaano4638
    @laashinsheelaregeedajaano4638 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shiirow marka faragod madaxweyn hassan marku ha hadlayo xeerka ayu goosa miir ma haayo walalow maxa ka haleyay madax weyna dhiibata ku heeyso ma yaaro

  • @IbrahimShill
    @IbrahimShill 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ASC WALAAL BEENTA JOOJI MD XASAN IYO ABII AHMED MAWADA SOCDAANE

  • @abdiciro7610
    @abdiciro7610 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ascww wlaal fadlan magaca magaalo markaad sheegayso iska sax

  • @maxamadfaarax178
    @maxamadfaarax178 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War cabdi cabdulaahiyo fargod kahadh waajaajuus

  • @HusseinAbdinasir
    @HusseinAbdinasir 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tigree inay ertiriya kuberta laqata

  • @IbrahimShill
    @IbrahimShill 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ASC WARIYE CAAYDA JOOJIYA

  • @mohamedahmed2675
    @mohamedahmed2675 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xanuun qabyaaladeeysan

  • @abibakaribraahin8541
    @abibakaribraahin8541 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beeeeentaada nagajeeedi

  • @xasancali294
    @xasancali294 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Halkaa ka wada hawsha

  • @HusseinAbdinasir
    @HusseinAbdinasir 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fano sogala adis