Deg Deg Xasaasi Xildhibaanada Mucaaradka oo mukhtaar rooboow nolosha ku qabtay waydiimo kulul

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 11

  • @MohamedHassan-t5d
    @MohamedHassan-t5d 4 วันที่ผ่านมา +1

    Ma ahan mukhtaar roobow kaliya waziirada kgs xildhibaano xilqaran aan eegin oo qabyaaladista lagu soo adeejijay xildhibaanada kgs odiyaal iyo agaasimuyaal balo liqiyaal ah af ku dablayaal ah iyo agaasimiyaal bank file ah ayaa la soo daba dhigay allah fii

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 7 วันที่ผ่านมา +1

    Kan waa dilaa weey dad badan ayuu dhameeyay aniga ma aaminaay xataa aduu bahal mahadsant walaalkey xidigaha tuyub ❤❤❤

    • @user-nj1dy1kl8t
      @user-nj1dy1kl8t 3 วันที่ผ่านมา

      Ninkaan dowlad baa shaqo u dhibtay adiga iyo wixi sufiyaba wadanka talo Uma heysaane dulmi ayaad wadaan dowladdu ma aha in ay noqoto Laan marba dabeyshu ey meel u wado qofkey cafisay wey cafisay in shabaabna meel ka raadsadan adokalene istustus Ku Ku heysto maaha .

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 3 วันที่ผ่านมา

    Gabadhaan gadalkeeda ima jeer baad kusoo celcelisay danta aad kaleedahay baan fahmi waayey.

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 7 วันที่ผ่านมา

    Madaxda an waa ay edeb daranyHiin Sida roobow maxuu dadka kumagayaa Nin shaqsi,Nin shaati kashaday,warkaa ,waa warkii tiktatoorka ayuu wadaa shabaabka

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 7 วันที่ผ่านมา +1

    Sorry dadani mahaa mujeck waa tug😢😢

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t 3 วันที่ผ่านมา

    Ujeedo kale iyo in lafta gareen lagu raali galinayo waa doqon nimo , roobow meelba loo dhibay yaan loo wararin in laga urinayo in aysan sufiyo rabin ama shaqsi kale shaqadiisa haloga haro farkutaagista badana ha laga daayo iyo dulmiga kooxo isneceb loo tix galinayo somow iyo dadka la midkaa oon aqoon u laheyn diintana halaga qabto , wax saxa maaha in maalinba nin ku dhaganado isku xishoda ninkaan shaqadisa halo daayo .

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 7 วันที่ผ่านมา

    war ninkan wa argixso shbb dacish dowladan bahalodey fashil tay dhinac kasta ayado dhan ba shbb dacish xasan gorgurde marxun xamza argixisada damajid

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 7 วันที่ผ่านมา +1

    Warya xidigaha tube dowladana bahalodey fashil tay dhinac kasta ka fashil tay ayado dhan wa argixsada shbb dacish 1 mukhtr robow xasan gorgurde marxun xamza argixisada damajid

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 3 วันที่ผ่านมา

    Roobow inta neceb waa hubaa inaysan kunebcayn inuu yahay alshabaab ee waxay kuneceb yihiin inuusan cilmaani ahayn suufina ahayn halkydhiga dawlada danqarana waa majara habaabis dawlada dan qoys weeye magaca kuhaboon oy qaadan karto maya danqaran waa shay lagu qaraabto.

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 7 วันที่ผ่านมา

    Lkn rooboow adiga madhabka shaaficiyada kumadhaqantid waxaad wadataa madhabti, shawaabka ay wateen,