الله أكبر الله أكبر الله أكبر ولله الحمد حسبنا الله ونعم الوكيل لأ حول و لأ قوة ألا بالله العلي العظيم اللهم يا منزل الكتاب ومجري السحاب هازم الاحزاب اهزمهم وزلزلهم وانصرنا عليهم اللهم امين يا رب العالمين
في الوقت الذي يقطع فيه الاحتلال الماء عن أهل غزة يُشاركه في ذلك معظم حُكام العرب بتواطئهم وانبطاحهم وعمالتهم، يُنزل الله سبحانه أمطارًا يسقي بها العطشى ويطهرهم به. (وَيُنَزِّلُ عَلَيْكُمْ مِنَ السَّمَاءِ مَاءً لِيُطَهِّرَكُمْ بِه وَيُذْهِبَ عَنْكُمْ رِجْزَ الشَّيْطَانِ
بسم الله تبارك الله ماشاءالله لأ حول و لأ قوة ألا بالله العلي العظيم قل لن يصيبنا ألا ما كتب الله لنا هو مولانا وعلي الله فليتوكل المؤمنين يا بطل يا يحى ماشوفة الشر باذن الله الكريم حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم انا نجعلك في نحورهم ونعوذ بك من شرورهم اللهم اعز الاسلام ونصر الفلسطين واليمن واللبنان والقطر والايران و الملوك المسلمين كيحيى ابراهيم احمد زنوار وجميع أمة محمد صلى الله عليه وسلم واخر دعوانا ان الحمدلله رب العالمين اللهم امين يا رب العالمين يا القوي يا المتين
Gacmaha mujaahidiinta reer qasa allaha ku cadaabo cadowga hororka ah iyo kuwa la garab taagan Hill iyo hooba. Alle waxan weydiisaneynaa inuu soo afjaro isagaa awoodaa lehe
reer qaza waqtigan kulligood ayaa ah Yaxye Sinwaar xafidahullaah asaga iyo geesiyaasha kale ee reer falastiin israa iil ha ogaato falastiinta maantay ma aha falastiintii shalay" DHAGAXA TUURI JIRTEY"ee haka baxdo dhulka barakeysan.
Kalmada isku kala dhig cadowgaga wa kalmad hogaamiye walboo caqli badan adegsado Allaha unaxariiste Sayid maxamad cabdille xasan Waa kii lahaa Ninkaad dili ninkaad dagi Ninkaad dacar uqooshydo Waa laysku kala daadiyaa
Yaxye al sinwar my roll model🇵🇸😊❤
Alle hownaxariisto 😢
Ya Allah Ya Rabi protect the innocent people of Palestine from the evils that surrounds them. Amen
Amiin yaa allaah fatuma thank you❤❤❤
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)🕋❤❤❤❤❤
Illaahay ha xafido yaxya sinwaar waa geesi haya wadadii asxaabtii ❤❤❤
Ala muxu yahey geesi aan la xaqiri kareyn Alle ha xafido yaxye sinwaar iyo dhamaan reer Palestine 🇵🇸 oo guusha ah siiyo 🤲☝️❤️
Aamin yaa rabi🤲🥰
Ameen
النصر الاسلام النصر لنا اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲👑👑❤
Alle muradkayga oo billaa macsiya amiin dhaha walalayaal ❤
Alle danbigeena iyo danbiga umada musliminta ahaba hadhaafo aamiin yaa allaah ❤
Ku sali saliga nebigena muhammed scw ❤
Asc yaxye sinwaar markuu israaiil dhameeyo ayuu shihiidayaa InshaAllah mar arkayaan InshaAllah
Wan jeclan laha lkn wan ka xumahaya wu geriyoday😭😭
We can only pray for yahye Sinwar😢
يا لها من رجل شجاع يستطيع عبور المشاكل عظيمة وارجو ان يكون رئيس في الدولته المستقبلل ❤❤❤
He is real hero ❤
Video cusub ayuu Omar suubiyey shaley bax soo fiiri, ninki fake ayuu ahaa
Waxaan Allaah SWT ka rajaynaa in walaaleheen ka badbaadsho duulaankan ee gaaloo dhami isu midaysatay 🤲
Ilah ha idn gargaaro muslimiinta🥺🤲
Yaxya sinwan siyasi Muslim geesiga gaza ka kasaraya gumaysta xuriyadna kenaya 100% really good
Yahye alsinwaar iyo mahamed dayf waa ragga yuhuudi afkooga ka dhidi la'dahay ee ay hadal hayaan, hambalyo cumar 900k ❤
They are Muslims
In heesigan loo magacaabo xamaas waa noo guul
Illhayow guule wllalahayo😭
قالو :
الحياة قصيرة
إما أن تعيشها مثل أبي عبيدة
أو أن تعيشها مثل محمود عباس
😊😊
كنت أنتظر هد البرنامج يا عمر تحي لشعب شياع الفلسطيني
mansha allaah yaxyé siîwaar waa geesi ❤ guuuuuuul lasso insha allahu ❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💪💪💪💪💪💪
Cimrigiisu haraago xaqiiqdii Waa giisi in la garab istaago mudan.
Ninkaad dagi, Ninkaad dili, Ninkaad dabin u qoolaysid, waa laysku kala daadiyaa yuusan kaa didinee.👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽
Mahadsanid ustaad cumar inshaar ❤
My favourite channel
1:ogaansho
2:waabari
3:sahanka
اللهم انصر اخواننا في فلسطين وخاصة في غزة ❤❤❤❤
Geerida alaah sw ayaa waxna dila waxna nooleya balse yaxye sinwaar waa seeftii ilaahay sw ee maanta leh sifadii nabi muuse csw
ALLAHU AKBAR ALLAH IS ONE☝️🥺❤️
Inta caafimaad ku daawaneyso like 👍 dhac kusii I'm somali 🇸🇴 and I support Palestine 🇵🇸 Ogaansho legend Always legend Hore usoco
Alxamdulilaah ❤❤❤
Allah akbar yuhuudi ninka qaawiyey weeye alle ha barakeeyo ❤❤
Waa geesi allow ugargaar umadeena muslimiinta iyo somalida ku wareersan dalkeena siyaasi iyo shacabba midnimo wax ino dhanta malahan somalinimo naga badan 🇸🇴
,ماشاء الله، يا الله احفظهم أمين أمين يارب العالمين ياقوي ياعزيز وانصر هم
Mnsha allah bro, ilaahay ha xifdiyo yahya sinwar ,yuhuudana ala ha jebiyo
الله أكبر الله أكبر الله أكبر ولله الحمد
حسبنا الله ونعم الوكيل
لأ حول و لأ قوة ألا بالله العلي العظيم
اللهم يا منزل الكتاب ومجري السحاب هازم الاحزاب اهزمهم وزلزلهم وانصرنا عليهم
اللهم امين يا رب العالمين
From South Africa 🇿🇦
Coming soon 1 million ❤❤❤❤
mashalllah reer falastiiin wayaa guul guulesta allaahayow ugargar mujaahiidiin reer falastiiin aamiiin aamiiin aamiiin 🇵🇸❤️🇵🇸❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️guusha reer falastiiin guul guul
Welcome to Somalia 🇩🇰🇸🇴🇸🇴🇩🇰🇩🇰
في الوقت الذي يقطع فيه الاحتلال الماء عن أهل غزة يُشاركه في ذلك معظم حُكام العرب بتواطئهم وانبطاحهم وعمالتهم، يُنزل الله سبحانه أمطارًا يسقي بها العطشى ويطهرهم به.
(وَيُنَزِّلُ عَلَيْكُمْ مِنَ السَّمَاءِ مَاءً لِيُطَهِّرَكُمْ بِه وَيُذْهِبَ عَنْكُمْ رِجْزَ الشَّيْطَانِ
Allaah mahadiis waye wllh kor ahaashahaas okanigey ❤❤❤
Allah is one 🙏 ❤️ 💖
Maanta waa madaxa xamaas. Cimri dheer iyo guul Allah siiyo
Allow reer falastiin ugargaar yaa Rabi
Sinwaar waxa uu leeyahay sooyaal xornimo-doon oo saafi ah, wuxuuna isku darsaday hogaamintii 𝗔𝗵𝗺𝗲𝗱 𝗬𝗮𝘀𝗶𝗻, adeygii 𝗥𝗮𝗻𝘁𝗶𝗶𝘀𝗶, furfurnaantii 𝗛𝗮𝗻𝗶𝘆𝗮 iyo dhiiranaantii Sinwaarka weyn ee 𝗠𝗼𝗵𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗦𝗶𝗻𝘄𝗮𝗮𝗿. intaas oo sifo hadii aad kasoo qaadato shaqsiyaadka kala duwan waxaa kusoo baxaya hal qof waana 𝗬𝗮𝗵𝘆𝗮 𝗦𝗶𝗻𝘄𝗮𝗮𝗿, waa ninka ay aadka u neceb tahay Israa'iil.
بسم الله
تبارك الله
ماشاءالله
لأ حول و لأ قوة ألا بالله العلي العظيم
قل لن يصيبنا ألا ما كتب الله لنا هو مولانا وعلي الله فليتوكل المؤمنين
يا بطل يا يحى ماشوفة الشر باذن الله الكريم
حسبنا الله ونعم الوكيل
اللهم انا نجعلك في نحورهم ونعوذ بك من شرورهم
اللهم اعز الاسلام ونصر الفلسطين واليمن واللبنان والقطر والايران و الملوك المسلمين كيحيى ابراهيم احمد زنوار وجميع أمة محمد صلى الله عليه وسلم واخر دعوانا ان الحمدلله رب العالمين
اللهم امين يا رب العالمين يا القوي يا المتين
Rijal hada maqasho wa yahya sinwar 👏
Iga qoro Israel masii jiri doonto 5 sano hada kadib insha allah
Taariidaan walking ayey ii ragtag soomaaliyey cajiib❤❤❤❤❤❤
Gacmaha mujaahidiinta reer qasa allaha ku cadaabo cadowga hororka ah iyo kuwa la garab taagan Hill iyo hooba. Alle waxan weydiisaneynaa inuu soo afjaro isagaa awoodaa lehe
يالله وحفط بلاد مسلمين فلصتين أللهم عزمسلمين 🤲🤲🤲
اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🤲
يارب إحفظه ونصر إخواننا مسلمين
Po
Hore u soco sxb cumar inshar cisi iyo sharaf kuu noolaw
Yaxye sinwaar waa wajigeena sharafta xageena xagga yuhuuda waa sunta ka ilmaysiisa yuhuuda guul guul yaxye sinwaar
"Cadawgaaga Waa la isu kala daadiyaa yuusan kaa didine"😅
Run badanaa😅
900k is complete 1m is coming congratulations🖐🖐
Team ASAD xaajio hdd thy like iku qabo ❤❤❤❤ inta aan waligood canada tagin ismujiya ismujiya 😢🤣🤣🤣❣
اللهم انصر فلسطين على الظالمين ❤🇵🇸ا
Yaa Allaah yaa Rabbi illaahoow guusha gacantooda ku sug ❤❤
Yaxya sinwaar guuuuuleysa geesiyada reer falastiin guuuuuul ❤❤❤❤
M.a geesi guul falastiin
Guil yaxye alahu akbar
Illahay ha guuleeyo qaza
ماشاء الله
شكرا جزيلا
جزاك الله خيرا اخي
Asc ustaad Apdalla albarguuti. Muuqal noga soo sameeee. Waliba gor dhaw i.A
Yah yaxya sinwar shekadisa maxan donayay ya Allah xifdhi
Wll oganshow ❤❤❤❤❤❤ alle haku xafido ❤❤❤❤❤❤
Mashaallah ilaaheey kor ha ka dhigo
Ilahow noxafid gesiyada islamka 🤲😢
Mashallah walaal ilaahy haku dayo❤
Somaliyay wan idin salaamay
machallah tabakarallah alluhuma barek waa gessi gessi dhalay runti illahow uu gargar plastine amen yaa Raabi
guuuuuuuuuul insha allaah yaa allaah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤
Allah is one❤
Ilaahay hacaawiyo falastiin waa geesiyaal garab waayey islaamkii oodhana wuuku daawanayaa duqaymaha habeen iyo maalinba kusocda duco uunbaan idiin awoodaa Ilaahay hadinlajiro
Illaahey ha u gargaaro falestiin😢🇵🇸
Ustaad ❤ omer inshaar
Allaaha u naxariisto gaysiga sharaf buu udhintay sharaf buu u jihaaday 😊
Rabbi muslimiinta ha u gargaaro.
Allah akbar inchallah dieu vous protège en n'a peur de la mort inchallah c'est le paradis inchallah yahya sinwar est salahadin ayoubi
❤❤masha allah allahu akbar
Adi iyo sahanka isku mar aa soo dhigteen
Geesiga alle ha xifdiyo ❤
Geeiga alle ha ugaargaaro, guul guul guul guul guul reer falastin, amin
hambalyo 900K ogansho Chanel
Amin ❤❤
Asc yaxye waa amiirkii islaamka allaha noo xifdiyo israilna hakararo kudus iyo agagaarkeeda ha aadaan meeshay ka imaadeen markii hore
reer qaza waqtigan kulligood ayaa ah Yaxye Sinwaar xafidahullaah asaga iyo geesiyaasha kale ee reer falastiin israa iil ha ogaato falastiinta maantay ma aha falastiintii shalay" DHAGAXA TUURI JIRTEY"ee haka baxdo dhulka barakeysan.
Illahy awood guul iyo gacan sarayn hasiyo
الرجل الشجاع المخيف ايضا ❤❤
Wcs wlc Brother 👍👍👍👍
First comment 🎉
Ilaaahay Ha ugar gaaro wllhen falastin 😭
Sinwar wa halyayka
Aallaah akaabar aallaah akaabar aallaah akaabar aallaah akaabar aallaah akaabar aallaah
🎉🎉🎉 hampalyo 900k inshaa alaaah hal milyan wan gaaridonaaaa
Geesi 🇵🇸🙏 khabarda ayaa uga kooradhay xabsiga 💪💪💪
Allah yarxamu geeridisa hada maqlaya😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Alaha kuxifsiyo walaakayaga muslimka ah warbaahinta hadii aad isticmaasho fadlan kuxidhnaw culimadeena gaar ahaan sheekhunaa musdafe iyo iyo inta sharfan xaga warbaahinta ogaasho 1)mrarcade 2) 3) ogaasho4)sahanka xogaha ))waabari midia) iyo wadaadada aan alaah cid aan ahayn aanan kabiqin alaah talasaaro alaah ayaa ina hanuuni kara ee aynu ogaano ducada alaah
Yahya souwar c'est un vrais homme. I'll à montre la dignité de l'islam et la valeur .vive homas vive la palestine❤❤❤❤
Kalmada isku kala dhig cadowgaga wa kalmad hogaamiye walboo caqli badan adegsado
Allaha unaxariiste Sayid maxamad cabdille xasan
Waa kii lahaa
Ninkaad dili ninkaad dagi
Ninkaad dacar uqooshydo
Waa laysku kala daadiyaa
Ilaahay ha u gargaaro falastiin.
Masha allah musliminta geesiyal bdn wey qabane awey hee subxanallah wax muqalo aragagax bdn arkeyno goorme arsandonta