Bismillaah my name is akram staying at south Africa alhamdulillah bro Allah gave me that brain that can memorize and create anything so bro just give me some more tips that can uplift my moral thanks
Masha AllaH , Wan Kaga Mahad CelinaYaa , Casharo Qiimo Lehna Wan Ka Faa'ida Wax Badan Ayaa Hada Iska Badashay NoloshaYda Tan Iyo Wakhtigii Aan Casharadada Bilaabay ,
Mubaarak mahadsanid In Badan, Mar kasta oo Aan dhagaysto Casharadaada qiimaha Badan Waxaa ii furma Daaqad cusub iyo iftiin, Waxad na gashatay hanti mudan in laga faaidaysto Adigana kuu ah Sadaqo jaariya ah oo aan filayo inaad sidaa u niyooto. Mar kale mahadsanid ....
Osman Sheekh Ahmed Ahmed, Mahadsanid ustaad. Farxad bay ii tahay inaan ogaado in barnaamijku macno kuu sameeyay. Dhambaalkaagan dhiirragelinta xambaarsanna mudduu sahay ii sii noqonayaa. Alle haku sharfo sayiddii.
Sahra Hashi Wcs wr wb Abayo qur'aanka waxa ku jirta ayad ah dhahaysa فسألوا أهل الذكر ان كنتم لا تعلمون gaalka wuxuu yaqaan ama baaray oo u ogaaday ama u wax cusub soo ikhtiracay waan ka qaadanayna
Ku soo dhawaada Fikrad iyo Buug iyo buuggii 29 aad. Ciddii buugga oo PDF ah haysa ha innala wadaagto. Waan idin wada salaamayaa. :)
zakariye Abdirahman maad inala wadaadtid buugaa haddaa Halkan,
zakariye Abdirahman wll halkaan nooso dhig fadlan
zakariye Abdirahman wll mahadsanid in badan ♥️ ♥️ ♥️
Mahadsanid Zakariye Cabdiraxmaan. Liibaan walaal. 😁
Mubarak Hadi mubarik imisa book baad akhriday
Bismillaah my name is akram staying at south Africa alhamdulillah bro Allah gave me that brain that can memorize and create anything so bro just give me some more tips that can uplift my moral thanks
Alle Haku barakeeyo ustad
Maash'aalh Mubarak Hadi Alle Hakuu Dami Dhaafo Aad iyo Ayaan kaaga Faaideysanay Casharadaada Quruxda Badan
Humarwacan Ustad
Masha AllaH , Wan Kaga Mahad CelinaYaa , Casharo Qiimo Lehna Wan Ka Faa'ida Wax Badan Ayaa Hada Iska Badashay NoloshaYda Tan Iyo Wakhtigii Aan Casharadada Bilaabay ,
Mubarak Allaah haku xifdiyo adiga iyo familkaga
Aad ayaan kaga faiday jahwareer I haayay ayaa iga bixisay malinta qiyama oo la jahwarersan yahay Allaah janatul fardows hakuu jiheeyo
Noolow walky mubarik hadi illaahay haku xifdiyo
wish outcome obstacle plane woop ustaad plz hanaga caajizin qaacidadan aad ayey ii anfacdey thank u my role model much love اخي في الله❤💯👑
Mahadsanid walal
Masha Allah thanks
mansha Allah zxp waa barmaamij aad ugu wanaangsan oo ay ubaahan tahay dhalinyarada soomaaliyeed ee ladaalaa dhacaysa dhibaatooyinka wax akhris LA aanta
waxan isleeyahy barmaamijkaagaan fikrad&buug wax badan buu ka tari karaa dhalinyarada qaabkay ufikirayaan .
walaal adigu aad baad ugu mahadsan tahay meeshaas ka siiwad insha Allah
shukran Mubarak (inta maanku gaajesan yahy guuli waa wali) Alla mexe runthhy
Ustaad mahad balaadhan
Aad bad ugu mahdsanthy wll mubarik sida waqtigaga ugu bixisi inad bulshadada la wadagto wax wangsan.
Wll aad ayd umahadsanthy
Jzakallah❤
ماشاء الله دكتور .مبارك . جزاك الله خير. شكرا .
جزاك الله خيرا الجزء ustaad thanks
Meel muhiim ah ayaad noo taagan tahay mubarak hadi runtii halkaa kawad adigana guul ✊
Thanks🎉
thnks ustaad illaah hkaa abaal mariyo
Mubarak hadi aad baad u mahadsantahay buugaagta aad nala wadaagto waxay ka dhigan tahay bulshadoo dhan oo wax aqrisay horumarwanaagsan
Hana caajisisn sxb
Mahad balaadhan macalin mubaraik hadi
Ustaad shugran buuga ku sabaasan leadership ka ee john C maxwell saggana mar noosoo gali inshalah
Macalin Mahadsanid
Waa buug muhiim ah masha allah Ramadan Kariim Ustad Mubarak
جزاك الله خير أخي العزيز
fikridan aniga si dhab ah u tijaaabiyey, really it's work if you talk to ur goals you can't get it.
Mahadsanid.
sharaxa buugan Aad kabixisay ayaa ah mid Aad uhaboon mahadsanid
Mubaarak mahadsanid In Badan, Mar kasta oo Aan dhagaysto Casharadaada qiimaha Badan Waxaa ii furma Daaqad cusub iyo iftiin, Waxad na gashatay hanti mudan in laga faaidaysto Adigana kuu ah Sadaqo jaariya ah oo aan filayo inaad sidaa u niyooto. Mar kale mahadsanid ....
Osman Sheekh Ahmed Ahmed, Mahadsanid ustaad. Farxad bay ii tahay inaan ogaado in barnaamijku macno kuu sameeyay. Dhambaalkaagan dhiirragelinta xambaarsanna mudduu sahay ii sii noqonayaa. Alle haku sharfo sayiddii.
m.a adeer mahdsind
mash allah ustad Mubarak hadi
MAsha allha
Muuqaal qiimo badan
Thanks wll.
Macallim aad i tahy aniga
Alle Ha kaa jazaa'i siiyo
Ustaaad ramadaan kariim
Runtii muuqaalkan waxa aan kusoo ceshaday tiro kabadan lixjeer sababtoo ah inbadan ayaan baarayey sida aan riyadayda ku gaarikaro halkee wax iska qaban la'yihiin bn hadba isdhahaa
Waa mahan san tahay wll
Masha alaah Ustaad mubarak haadii khayr alaha kusiiyo aaad ayan kaga faaiiday
Buuga pdf kudadaaal mahadsanid.
Alxaaji Cabdi Waxid drive.google.com/file/d/1LV5WWvVydWwo-ivwthR0ce0WgCVtMXMf/view?usp=drivesdk
Jazakallah khayr wll
ASC.walaalo..buugan..
Iska daayay . quranka Barrta..waxaan waa qater
Islamka waxuu qabaa buugaag Ka fiican oo xigmad badan..
Buugaag shaydanka qorey
Illah dadkeyga ha xifdiyo..
Wax kasta illah Ayaa la baryaa
Insaanka waxba ma haysto..illah baa la baryas
Sahra Hashi, shaydaankii buugtaa qoray baa TH-cam kana sameeyaye maxaad ka dhex qabanaysaa?
Sahra Hashi
Wcs wr wb
Abayo qur'aanka waxa ku jirta ayad ah dhahaysa فسألوا أهل الذكر ان كنتم لا تعلمون gaalka wuxuu yaqaan ama baaray oo u ogaaday ama u wax cusub soo ikhtiracay waan ka qaadanayna
Asiya Mohamed
Abaayo buugtan waxaa qorey rag free mason la yiraa .Free mason waa dad yar oo addunka xukuma.
Banking...diintoodana waa
In ay xaabudaan shaydanka.... dadka diintoodana Ayaa Lagu jahawareeriyaa..
Farxada iyo sharafta iyo waxkasta ..quranka mucjiso ah
Quranka aqri..farxad iyo nashaad iyo Irsaqad dayiban ah ayuu illah Ku siinayaa.
Aniga habeenkii aan illah baryo oo salaagtu laylka kaco oo dikriga illah baxiyo Ayaan dareemaa
Active..
Motion.directions happy and joy. .. Alxamdulilah..
I study for 3 yes.. subxanallah
Free masonic lodge classic books ..
Wishful thinking uhhh..
You plan uhhh
Illah ha idin hanuyniyo
Free mason books.
@@aaranmedia884
Wallalo buggan waxaan Ku aqriya xilli badan.. wax aan Ka faaido ma Jerro
Walaalo waxaan baranayay 3 sanno..Walee anaa Ku qasaaray..
brother marlarag maa noqote
Mubar sxb hal su aala aan ku waydiiyee buugaagtaan aad soo gudbiso luuqadee ayay ku qoran yihiiin ??
السلام عليكم
😍😍😍
Masha allah❤
Am the first💪💪
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Mahad sanid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Buugan yara kala dhigdhig bro adbuu u adag yahay fahankiisuye.
Aniga sidas oo kale ah riyadeydi way rumoobiweyday, ka dib am already dropout. 😥
mansha Allah zxp waa barmaamij aad ugu wanaangsan oo ay ubaahan tahay dhalinyarada soomaaliyeed ee ladaalaa dhacaysa dhibaatooyinka wax akhris LA aanta
waxan isleeyahy barmaamijkaagaan fikrad&buug wax badan buu ka tari karaa dhalinyarada qaabkay ufikirayaan .
walaal adigu aad baad ugu mahadsan tahay meeshaas ka siiwad insha Allah
Mahadsanid ustaad