maa shaa allah tabaarakka rahman khayr rabbi ha kaasiiyo fikkradahan waa fikrado aad u cajiib ah manalawadaagi karaysaa buugtan ama meel aan ugu noqono manoo iftiminkaraysa ado mahadsan aniga mushkilo weyn baa iga haysata planka an samaysto wakhtigii aa ugu talo galay anoon samayn ba waxa laga yaba in uu iga dhamado wakhtigi ee wlo managu caawin karta sidi wax naga cawinaya juziita khayran
walal maskaxda aya ugu baahi badan, fikradaha aad nala wadaagto wxy noqdeen kuwa aan ku quudiyo maskaxda, aadna wan oga faa'iiday. Allah yacizak wa yaxfiduk akhii fillaah.
aad ayaad u mahadsantahay, somalida badan wax in ay aqriyaan sooma bandhigaan muhiimadiisa, fikradaha laga faaidaysto, waxaan kuleetahay marlabaab mahadsanid
Mahadsanid Macalin Mubaarak, Hambalyo ayaan ku leenahay alle na ha ku garab galo, bulshada af soomaaliga ku hadshow na waxaanu leenahay hambalyo Mubarak ha laga faydiysto ha na loo soo duceeyo. Mahadsanid mar labaad
Asc walaal Mubarak hadi Alhamdulilah in aan dhagestay cashirkaan waxaa aad ii dhiba madal wax la dhaho jadwal walban samestona ma raaco insha allaah manta kadib habkan baan racaya jazakalaah khayr walal
Asc. ustaad waxaan ahay arday soomaliyeed waxana dhigtaa high school siiba fasalka afaraad ee dugsiga sare. waxaan isku arkay caado ah in aan goals sanadkaan dhigtay aan qarkood ka niyad jabay. sidee ku noqdaa everytime motivated on my own goals.
Mahadsanid wlal mubarak.
( walaalayaal isku daya inaad video-ga dawataan/dhagaysataan ugu yaraan labo jeer si aad wax badan uga fahantaan )
aad ayaad u mahadsantahay ustaad Mubarik Hadi
Thank you bro Mubarik Hadi.
mashaa alaah jazaaka laah aad bn uga faaidnay fikrafahan Ustaad Mubaarik .
masha allah wa qorshe nololeed wanagasan horu mara wacan walaal
maansha alllah aad baad u mahadsan thy wlo mubarik cashar aad ugu baahna weeyi insha allha waxbadana waan iskaga badeli
Ustaad mubaarak hadi
Mansha Allah wlhy aadban oga faaiday barnaamijkan fikir iyo buug
Mahadsanid walal
Thanks bro mubarak
mahadsanid ustaad mubaarak.الله يبارك فيك.
jazakallh khyr wl wax wangsan ayaad nala wadagtay wl mubarak allah yubarik fiik
Masha Allah
maa shaa allah tabaarakka rahman khayr rabbi ha kaasiiyo fikkradahan waa fikrado aad u cajiib ah manalawadaagi karaysaa buugtan ama meel aan ugu noqono manoo iftiminkaraysa ado mahadsan aniga mushkilo weyn baa iga haysata planka an samaysto wakhtigii aa ugu talo galay anoon samayn ba waxa laga yaba in uu iga dhamado wakhtigi ee wlo managu caawin karta sidi wax naga cawinaya juziita khayran
walal maskaxda aya ugu baahi badan, fikradaha aad nala wadaagto wxy noqdeen kuwa aan ku quudiyo maskaxda, aadna wan oga faa'iiday. Allah yacizak wa yaxfiduk akhii fillaah.
mash allah wll maburak hadi buugan fikradaha ku jira waa kuwo cajiib ah wll.aad bad umahadsanthy wll..
Thank You, Sir you made us High emotional
Mubarak aad ayaa kaaga mahad celinayaa inaa nala wadaagto buugaagta aqrisatid run ahaantiina wax badan baa kaa faaiidey Alle haku barakeeyo walaal qaaliya
aad ayaad u mahadsantahay, somalida badan wax in ay aqriyaan sooma bandhigaan muhiimadiisa, fikradaha laga faaidaysto, waxaan kuleetahay marlabaab mahadsanid
Masha alaah mr bubarak aad baad u mahad san tahay
Mhdsanid ustaad.
Mahdsanid macalin thanks again
A:salaada inaad uso kacdo subaxdii ood ka jiifan
B:subaxdaada oo aad ku bilawdo quraan aqrinta
C:inaad saladaha waajibka ku darsato sunooyinka tadawuca ah
D: uma haayo example hadaad uheeso fikrada Abcd method
Shukran ustaad allaha ka abaal mariyo . Keep going on
mahadsanid
ustaad
Shukran wll jazaka lahu khayr
woow wlalkaye waan ku farxaye inaan arko qof samali ah oo dhiraye galinay u sameenya somalida imaka saan arkaye waye inagu soo badanye dhaliyrad fikarka aad u fiican doona inaaye dadka la wadaagan hablayo waxaad qabtaye
Mahadsanid Ahlam. Alle haku sharfo walaal
Walaal mubarak aad iyo kaaga faaiiday shaqadaan aad noohayso..faaiidada boogaagta waxaabo iisiidheer aan kaabatay waa AFSoomaaliga...
Aadiyo aad baadu mahadsantahay waan hayaa buugan horaan u,akhriyay summary wacan ayaad no samaysay
mahadsanid
Thank you
asc wllo,bugaagtan aad akhrido xagee ka helayna waxana joogna dhulkii soomaliyeed
nasri mahamed, walaal Nairobi uun baa idiinku dhow baan u malaynayaa
khadkana wadka dhex heli kartaa qaybta appstore ka bookska xgaas ka aqriso ama ka iibso
Note ka buugga xagee ku qoranyahy
Masha allah sxb mubark haadi barmaamijyadaada waa loobogay lkn sxb bookta diniga ahna kudar
Mashallh wll wd dadaalysaye sabirka ogoow inshalh
Mshadsanid wallal. Waxbadan baan kaa faaiidney
Mahadsanid Macalin Mubaarak, Hambalyo ayaan ku leenahay alle na ha ku garab galo, bulshada af soomaaliga ku hadshow na waxaanu leenahay hambalyo Mubarak ha laga faydiysto ha na loo soo duceeyo. Mahadsanid mar labaad
جزاك لله خيرا جزا
mansha Allah wax badan ka faaiidinay lkn talow ma jir buug somali ma lagu badeli karaa haddii jiran mahadsanid 😊
Maanta ayaan soo iibsaday buugan eat that frog 2021 1 10
Mhdsnd ustdii waxbdn ayaan kafaa'iide
Asc walaal Mubarak hadi Alhamdulilah in aan dhagestay cashirkaan waxaa aad ii dhiba madal wax la dhaho jadwal walban samestona ma raaco insha allaah manta kadib habkan baan racaya jazakalaah khayr walal
Walayalow bugaagtan somaliya Maxa lo keni waye
Asc. ustaad waxaan ahay arday soomaliyeed waxana dhigtaa high school siiba fasalka afaraad ee dugsiga sare. waxaan isku arkay caado ah in aan goals sanadkaan dhigtay aan qarkood ka niyad jabay. sidee ku noqdaa everytime motivated on my own goals.
asc wll mana lawadgi kartaa buugag kahadleysa qaab loo dajiyo smart goals..haddii aad hayso nooo soo gudbi wll ...guuleyso wll
IFTII MIYE, haddu Eebbe idmo waan idinla wadaagi walaal. Mahadsnaid
Well said ustadii
Yeah Eat that frog and everything follow suit smoothly!!!!
aad iyo aad baad umahadsanthay ustaad Mubarak, casharkaan si gaar ah ban ugu baahna.