Oomar ninkii isbitalka geeyay oo suaalo xasaasi ah la weydiiyay iyo xaalada oo hada ku sugan yahay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 9

  • @AyanLibn
    @AyanLibn 2 หลายเดือนก่อน

    MAASHA ALLAH, INANKU SI FIICAN IDINKU SHARAXEY

  • @abdiwahidabdallah9939
    @abdiwahidabdallah9939 2 หลายเดือนก่อน +1

    Omaar ma waxuu ka fican tahay ku ku dhimanaya wadanka

  • @billeabdi1061
    @billeabdi1061 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah waa runta mahamed mahadsanid

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dadkaan war jeclaa oo qeylo bdanaa... Norway iyo Yurubta klaba qofka xnunsan Legevakt oo ah emergency baa la geeyaa, kdib ayaa isbitaalada kale loo diraa... Qeybta dhimirka la iskama geli karo hdaan qofku ku ogolaanin... Qofkuna kama bixi karo hdaan dr. Ku cadeynin inuu fiican yahy.

  • @faadumoshiiknuur5108
    @faadumoshiiknuur5108 2 หลายเดือนก่อน

    Waan ka xumahay oomar waxa kudhacay hadaladiiysiiy waxaa kujirey somaliyey hortiiynaa laiguqalabaa

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v 2 หลายเดือนก่อน

    Haaduusaan gaacaan khaad saamaan daawo uu dheerka daadiinaayooh laama siinkaarooh.

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 หลายเดือนก่อน +1

    Noocaa wax waraysanaya indhahaan qandhuuf kaga dufi lahaa waayo waa munaafaq

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qof Buka.Ayay focus kawada raadinayaan

  • @AyanLibn
    @AyanLibn 2 หลายเดือนก่อน

    NACAS, BAALAY KU DOORISAY, IDOOR MAXAY KUGU FALAYAAN