Kaalay Aan Ka Hadalno DeepSeek Kana Faaidaysano e

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
  • Muuqalkan waxa aynu ku wadaagayna saxibayal aalad cusub oo AI ah isla markaana soo baxday todobaadkan oo la yidhaahdo DeepSeek, waxa aaladan ay noqotay aalada loogu hadal haynta badan yahay guud ahaan internekta todobaadki udambeeyay. waxa aynu muuqalkan ku eegi doona wax kasta oo ay tahay in aad ka ogaato aalada deepseek iyo wax kasta oo ku saabsan.
    ☑ Websitekena laga baranayo courseska -- somalitech0.com
    ★ ---- Linkiyo Muhiim Ah ---- ★
    ☑ Websitekena -- somalitech0.com
    ☑ Facebook -- / somalitech0
    ☑ Instagram -- / somalitech0
    ☑ Telegram -- t.me/somalitech0
    ☑ Whatsapp-Number -- 2520657917414
    ★ ---- hel 81% qiimo dhimis ah website-kaga 1aad ee aad samaysanayso ---- ★
    ☑ www.hostg.xyz/...
    ★ ---- this video is for aducational purpose only. do not use it to harm others. If you do, the responsibility rests with you. --- fiidiyowgaan waxaa loogu talagalay ujeeddo wax barasho oo keliya. ha u isticmaalin inaad dadka kale ku wax yeeleyso. Hadaad sameysid masuuliyada adigaa iska leh. ----- ★
    Sida Loo Samaysto Studio Fake Ah Balse umuuqda Xaqiiq Adigo isticmaalaya AI • Sida Loo Samaysto Stud...
    Sida Online Business Dhamaystiran Loogu Bilaabo $0 • Sida Online Business D...
    Sida Loogu Sameyo Website Dhamaystiran oo Wordpress ah $0 • Sida Loogu Sameyo Webs...
    ★ ---- linkiyada iyo appska aynu muqalada kaga hadalno waxa ay yaalan telegram channelkena iyo whatsapp groupkena, halkaas ka hubiya. ---- ★
    ★ ---- linkiyada muuqalka, iyago faahfaahsan sido kale waxa aad ka helaysa telegram channelkena: t.me/somalitech0 ---- ★
    ★ website-ka deepseek: "www.deepseek.com/"
    ★ qaybta source code-ka ee website-ka deepseek: "github.com/dee..."
    ★ appka deepseek ee telefoonada android: play.google.co...
    ★ appka deepseek ee telefoonada iphone: apps.apple.com...
    Muuqalka spendingka openai: • How China’s New AI Mod...
    ☑ Daawaday Muqalka
    ☐ LIke Gareeyay?
    ☐ Subscribe Gareeyay?
    --------------------------------------
    #deepseek #ai #chatbot

ความคิดเห็น • 24

  • @SomaliTech0
    @SomaliTech0  7 วันที่ผ่านมา +3

    Hadii ay jirto wax aad igu khilaafsan tahay, ama aad ku dari lahayd muuqalka, ama wax aad kala baxday muuqalkan, waxa aad replay ahan igula wadaagi karta halkan, waanan kagaso jawaabi i.a.

    • @abdilahihadi3191
      @abdilahihadi3191 7 วันที่ผ่านมา +1

      Sxp aniga ahaan kumaba saluugo sababto ah dadka kugu xidhan iskamaba waynaysid wixii suaalaba wd uga so jawaabta

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  7 วันที่ผ่านมา +2

      @@abdilahihadi3191Mahadsanid walal qaaliya, waanan kaaga mahadcelinaya faalada wanaagsan wll

    • @abdilahihadi3191
      @abdilahihadi3191 7 วันที่ผ่านมา

      Wlhi wd u qalanta sxp

    • @deeqdhaqane7065
      @deeqdhaqane7065 7 วันที่ผ่านมา +1

      Adigaa Dhameystiro
      👍🙏

    • @Man.preacher
      @Man.preacher 6 วันที่ผ่านมา +2

      QoF youtuber aho saas asaxabtiisa uga faL celiya su alahoda ma jiro ustaaD guuL allH ku sharfo🎉

  • @DhaahirIsxaaq
    @DhaahirIsxaaq 4 วันที่ผ่านมา

    mahadsanid ustaad

  • @deeqdhaqane7065
    @deeqdhaqane7065 7 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid Macalin Maxamed

  • @alustadabdisalam1876
    @alustadabdisalam1876 7 วันที่ผ่านมา

    Thanks

  • @Deposki
    @Deposki 5 วันที่ผ่านมา

    New subscriber 🙌

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  5 วันที่ผ่านมา

      Thanks for subbing wll

  • @abdilahihadi3191
    @abdilahihadi3191 7 วันที่ผ่านมา

    Sxp qli aad bad umahad Snthy

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  7 วันที่ผ่านมา

      You welcome abdilahi walal

  • @raageaxmad5437
    @raageaxmad5437 7 วันที่ผ่านมา

    Qwenlm AI macalin kasoo hadall isna haduu soo baxay

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  7 วันที่ผ่านมา

      Hayeh walal i.a

  • @MohomethHassan-s1h
    @MohomethHassan-s1h 6 วันที่ผ่านมา

    muqaalkaas oo bilaa edit ah makaa helayaa pro

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  6 วันที่ผ่านมา

      Muuqalka aad daawanayso hada miyaad ujeeda wll? hadii aad ujeedo isaga, ma iishegi karta sababta!

    • @MohomethHassan-s1h
      @MohomethHassan-s1h 6 วันที่ผ่านมา

      @@SomaliTech0 waxaan rapaa inaan gacanta ku fa dhiisisto madama ahey new editior zcp isoo dir markaa

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  6 วันที่ผ่านมา

      waxa jirta website-yo laga helo muuqalo aad ku baran karto editinka, xitaa youtubeka waxa laga helaa muuqalo aad ku baran karto editingka.
      kanaalo youtubeka ku jira aya jira oo ku siinaya muuqalo aad ku baran karto editingka, hadii aad rabto waad raadin karta wll

  • @abdikaafishukri743
    @abdikaafishukri743 6 วันที่ผ่านมา

    malaga dhax shaqaysannkara
    oo lacag malga helikara

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  6 วันที่ผ่านมา

      hadii lacag ay ku dhex jirto waan idiin sheegi lahaa saw maaha kkk

  • @YahyeChenel
    @YahyeChenel 6 วันที่ผ่านมา

    th-cam.com/video/DQT0oXCray4/w-d-xo.htmlsi=uJKkgI1tvUt9pdZF