Heestii Farraati Codadkaii M Deeqsi iyo Sacdiyo Siman Kooxda Badda Cas

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 428

  • @cadicasiisiimaanxirsi8123
    @cadicasiisiimaanxirsi8123 7 ปีที่แล้ว +38

    runtii sacdiyo siman waa fanaanad eebe uu udhamaystirat cod,joog,qurux iyo dheerar. masha,allah you good gril

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 10 หลายเดือนก่อน +4

    What a amazing.!😮
    Faalaan qorayaa
    Fariin baan dirayaa
    In jacaylku uu fulo
    Iyo farxad baan sugayaa.
    Still listening 22/12/2023 3:15am in Boorame.🎻💟

  • @dhuubanema1126
    @dhuubanema1126 4 ปีที่แล้ว +81

    2021 wxi kadMeeya qofkii ila daawadey like iisaar😂

  • @layaanabdalaa5879
    @layaanabdalaa5879 2 ปีที่แล้ว +12

    Ax ax walahi heesta ugu jacalahy uguna horeysay ka dhageyste sacdiyo siman uguna danbeysay ahyd heesaheda dhan hestaan ka jeclhay waayo macano ayey xambarsanthy iyo erayo macan sanado kadib manta tarikhda tahay 6/5/2022 galibnimo jumco 14;46 muqdisho-somalia cimiri dheer iyo cafimad 🤲

  • @luckyh4131
    @luckyh4131 8 ปีที่แล้ว +33

    wiilkaan caadi maaha codkiisa iyo dadiisu isma laha masha Allah

  • @kabtanmulah121
    @kabtanmulah121 4 ปีที่แล้ว +138

    2020 wixii kadan beyo qofkii dawanayo like iisaar

    • @marleyaxton123
      @marleyaxton123 3 ปีที่แล้ว

      Dont know if you guys gives a shit but if you guys are bored like me atm then you can watch all the new movies and series on InstaFlixxer. Been streaming with my gf for the last few weeks =)

    • @rowenorion3681
      @rowenorion3681 3 ปีที่แล้ว

      @Marley Axton Definitely, I've been watching on Instaflixxer for years myself =)

    • @Nuurmaanka
      @Nuurmaanka 6 หลายเดือนก่อน

      Taliye ,2024 dawanaya intee kudambeysay adi

  • @daljiredarandoole2724
    @daljiredarandoole2724 5 หลายเดือนก่อน +4

    Heestaan faraanti wlhi xasuus igu lee dahay m.a anigoo caruuz ah fiirsan jiray 2016..11 ..25 wa xiligaas❤❤❤❤❤❤wn salamaya ex teeyda hadeey arkto fariinteeyda xasuustaa ku noolahy wlhj❤❤❤❤❤

  • @zamzamzalima4252
    @zamzamzalima4252 7 ปีที่แล้ว +21

    Wooooow Hesta Wey Macan tahay aqayarta fananinta xamar Masha Allah isha baxarka ilqabo cadabta gal

  • @mjango42
    @mjango42 8 ปีที่แล้ว +24

    waa Fanaanad cod iyo masraxid iyo dhaayo qurxoon.
    lnk waa Somali oo way xasdi doonaan.
    GUULAYSO ADEER SII WAD FANKA OO HA CAYILIN..

  • @soomaaliweyn215
    @soomaaliweyn215 5 ปีที่แล้ว +8

    Allaha u daweeyo ninkaa sacdiya siman ka kor maray in laguursadaa maqlee wlhi dhex baa ku dhamaatay 😍😍

  • @axmedadan1439
    @axmedadan1439 8 ปีที่แล้ว +80

    yarka wu cod macan yahay iyaduna wey qosol macan tahay

    • @frxsiciid2209
      @frxsiciid2209 8 ปีที่แล้ว +1

      Axmed adan

    • @quuenaragsanbbe2890
      @quuenaragsanbbe2890 5 ปีที่แล้ว +4

      Axmed
      adn iyaduba way cod mcnthay wayna qosol MCN thy msh Allah sacdiyo siman qof an jeclhay ilhay haka rebo fanka

    • @dalxiis1234
      @dalxiis1234 4 ปีที่แล้ว

      Mohamed

    • @mohamedyare3615
      @mohamedyare3615 4 ปีที่แล้ว

      @@frxsiciid2209 999999889i999u€&9'I was in magaca and then you

    • @ciiseibrahimmuxumed5876
      @ciiseibrahimmuxumed5876 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhhj

  • @haniabdullahimaxamed2202
    @haniabdullahimaxamed2202 5 ปีที่แล้ว +8

    Ax hees an jeclahay m deeqsi iyo Sacdiyo Siman Codkiina iska jeclahay 🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷❤❤❤❤💋💘❤❤💓

  • @kahiataamir3194
    @kahiataamir3194 8 ปีที่แล้ว +20

    one style one vote kal iyo laaab Intee ugu jirteee.
    xaaamar

  • @nololiyojaceylchannel4799
    @nololiyojaceylchannel4799 8 ปีที่แล้ว +76

    Labis calankeena matalaya ayaad ku labisaten nolada😍😍😙😙

  • @Zakariaxaajijanikedajanikeda
    @Zakariaxaajijanikedajanikeda 8 ปีที่แล้ว +62

    Dadka o kale aya laraba in ay faka kuso biran Coz inta aysan fanka kuso biiran kahor ayaaba laso diyariyay Axsan fananin🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 anyway we love Mogadisho Somalia

  • @Muna6163
    @Muna6163 8 ปีที่แล้ว +4

    😍😍Ash cala hees Cod macna wiilka and gabarta wa isku nuurayan wale 😘meshas ka sii wada yaqeey

  • @muztafeahmed1998
    @muztafeahmed1998 8 ปีที่แล้ว +10

    Fanaanku codkisu uu mcn yahy
    Wafanaan buuxa weyi wlhi wan usexeexay
    Laxanka suu ugu raxay sanayaan ladhacayba

  • @miskimire8415
    @miskimire8415 2 ปีที่แล้ว +11

    Hees aan in badan dhagaysan jiray🥰 2022 hadda sacdiyo fanka beri hore bay ka farisatay waa hooyo Allah barakeeyo❤🥰

  • @saladkeyhassan7916
    @saladkeyhassan7916 7 ปีที่แล้ว +8

    carbo an wax kasheego hestaan, OMG OMG eber miya mardanbe halaso shartaginaha, salute❤👈

  • @adanguled5396
    @adanguled5396 5 ปีที่แล้ว +17

    2019 baan daawanayaa.
    Waxaan usoo noqday Sacdiyo siman qosolkeeda

  • @cadnan23
    @cadnan23 11 หลายเดือนก่อน +2

    Waxa so galayya sanadka cusub ee2024 walina waan dhagaysanayaa kama xiso dhoco hestan❤
    Hada iga dambeyso love. Dhac kusoo👍💬❤️

  • @Iqruudsh
    @Iqruudsh 8 ปีที่แล้ว +15

    Nadiira
    iyo
    sacdiya siman waa idin jclhy ♥♥♥♥♥♥♥❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedfaysal6690
    @mohamedfaysal6690 5 ปีที่แล้ว +80

    2019 ya dhagysanaaya🌍🎶🎧hestu aad by umacaan tahy wlHy

    • @suleimanabdirahman6929
      @suleimanabdirahman6929 5 ปีที่แล้ว +1

      Dad badan baan la haysan zxp wareer weeye😚

    • @salmosimansiman5466
      @salmosimansiman5466 5 ปีที่แล้ว +1

      Life llp

    • @adanguled5396
      @adanguled5396 5 ปีที่แล้ว

      Salmo siman Siman Sacdiyo siman walaashaa miyaa

    • @calicadbi5047
      @calicadbi5047 5 ปีที่แล้ว

      Cali has also seen the UK in

    • @calicadbi5047
      @calicadbi5047 5 ปีที่แล้ว

      @@salmosimansiman5466 credit was awarded a Nobel award by world renowned American poet John Terry

  • @Sumada01
    @Sumada01 8 ปีที่แล้ว +16

    Heestan waa hees shidan oo macan. Qoloada soo gelisay ee Curubo Films waad mahadsan tihiin, laakiin waxaad ku qortaan inay Qaadayaan Fanaaniinta Muqdisho ee Maxamed Deeqsi iyo Sacdiyo Siman ee kooxda Badda Cas, laxanka waaa Ustad Daa'uud Xanfar, ereyada waxaa sameeyey abwaan la dhaho Cabdirashiid Muuse Siciid.Gudcur waad Mahadsan tihiin.

    • @anobmohamed2411
      @anobmohamed2411 8 ปีที่แล้ว

      fadar baa tahay maxa rer xamar ka inkarta qaba siyey fananintena reer puntland ma bantuu bad u malesay kharaabyahaw

    • @sagalosmaan944
      @sagalosmaan944 8 ปีที่แล้ว +1

      +Anob Mohamead 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅 kaalay adiga hees in aad dhageysado miyaa meesha u soo ka shay mise qabyaalad yaaabe

    • @anobmohamed2411
      @anobmohamed2411 8 ปีที่แล้ว

      Hunguridhubuq Dabqaad war isaga bilaway

    • @manhadheyman30
      @manhadheyman30 8 ปีที่แล้ว

      +Anob Mohamead na heedhe sow adiga mesha ku dhex waashay buntland iyo wax lo jogin mad mesha kentay orodo butlan gey ama heesta tartiib u dhageyso naag walan tehee qabyalad ku qafiiftay

    • @UmuRayan-
      @UmuRayan- 8 ปีที่แล้ว

      +Anob Mohamead sxby pizza house joogan xageena ku talaa fanaan qabiil malahan ♡♡♡

  • @AbdulAziz-xk1dq
    @AbdulAziz-xk1dq 6 ปีที่แล้ว +15

    jecliyaa reer muqdisho👌 ❤ you siman

  • @hanad_daacad6289
    @hanad_daacad6289 ปีที่แล้ว +1

    dib ban ugu soolabtay heestan waxaa iigu danbaysay 2018
    hadana waxan dhagaysanayaa 5/5/2023 habeen jimco ah fananka hesta qadaya m.deeqsi io sacdiya tobanle nadira waqtigoda way soo qaten legends

  • @mustafemohamedabdurahman4707
    @mustafemohamedabdurahman4707 7 ปีที่แล้ว +2

    Deeqsi iyo Siman --- congratulations... sidaa waligeen u ilaaliya dhaqanka wanagsan e qawanaanta ka badbadyey... siiba siman plze barri yanan arkin adigoo madax banaan.... koley wan ogahay oo waxay kugu oran donan way tima xuntahay iyo wa jareer waxa ay madaxa u dabolantahay e dhag jalaq ha siis e jirkaag iyo timaahaga asturo waligaa

  • @sabnadaahir6235
    @sabnadaahir6235 8 ปีที่แล้ว +11

    rabi wixi buko oo qabiil iyo qurunka laga tagay ku jiro ha caafiyo somali wa somali sida rer hebal ugu jirta na waqtigu idin ku dhacaya aqas somaliwayn alow dhaw iyo fananintena ba ani somali wa i somali no ina irahdo rer hebal

  • @queenfaadumo4262
    @queenfaadumo4262 5 ปีที่แล้ว +5

    Sacdiyo siman qaali qosalkadan jeclahay waligaa farxad aan dhamaan haka bixin Nadiiro naysus qaali adigana waan ku salamay iyo walalkey maxamad deqsi

  • @laila.dsalaad2505
    @laila.dsalaad2505 7 ปีที่แล้ว +2

    Wwww buetiful ish calaa hadad hees qadee sanaa lagaa rabaa aabaa rag iga dheh iyo dumar an cadi aheen

  • @zaharahamadu7919
    @zaharahamadu7919 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah wiilka cod Cajiib ayu Leyahay inkasto qof ad u yer yahay codkiisa aaad ayan ugu helay waxana ku habona kaban inu kuso heso waayo codkiisa uma baxano mustic

  • @queenoftheyear2477
    @queenoftheyear2477 5 ปีที่แล้ว +35

    2019 octobr yaa daawanayaa farta taag

  • @abdiazizissa33
    @abdiazizissa33 5 ปีที่แล้ว +21

    2019 hadad firsanahayso like isaar

  • @zuuzulastqueen1900
    @zuuzulastqueen1900 6 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi wui cod mcnyhy inanka heestuna weey igu socota

  • @sundusaxmed8994
    @sundusaxmed8994 6 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhhhhhhhhhhhh taan waa heestaydii aniga baa laygu talagalay hhhhhhhhh mahadsanidin sacdiyo iyo deeqsi

  • @ruuritaj8124
    @ruuritaj8124 8 ปีที่แล้ว +17

    Big Love 4 you guys ❤
    Iftiinki Mogadishu ba tihiin halka ka haaya 😘

  • @shukriabdalla7574
    @shukriabdalla7574 7 ปีที่แล้ว +15

    Masha Allah heesta ad ayey umacantahay nolada

  • @naqiibyare3823
    @naqiibyare3823 8 ปีที่แล้ว +3

    woow heestaanw aan xasuustaa habeenkii aan wad ka duubaye guul wcn

    • @Hafso-bu7mr
      @Hafso-bu7mr 11 หลายเดือนก่อน

      2023😢

  • @HassanMohamed-yy5eq
    @HassanMohamed-yy5eq 8 ปีที่แล้ว +3

    💚💚💚💚💚💌❣❣❣❣❣❣📀📀📀📀📀📀🎥🎥🎥🎥 wooow waxaaas ayaaa hees kaa ah noolaada

  • @yelllow5
    @yelllow5 7 ปีที่แล้ว +4

    Hadalkadii aad ufiicnaay? halkaa Maxa qaladoo kujira. Mashallah halkaa kawada

  • @abdiyare5247
    @abdiyare5247 8 ปีที่แล้ว +5

    Sacdiyo Siman. best girl.
    Qosolkeeda aa ka helay.
    ciyaarta iga dhaaf noh.

  • @ibraahimbuskutchannel
    @ibraahimbuskutchannel 8 ปีที่แล้ว +10

    waleee heestaan macaan + labo qof oo cod macaaan

  • @ibraahimmasra2323
    @ibraahimmasra2323 6 ปีที่แล้ว +3

    Iyaduna way qosol macaantahay isaguna wuu cod macaan yahay
    Hadaad igu raacsantahay like iigu qabo

  • @maryanmaxamuud8501
    @maryanmaxamuud8501 7 ปีที่แล้ว +2

    Xabiibkaan ku faanoow amba kama fiyoowee siduu kuugu faafoo anaa iigu fidayaa ish calaa siman abaayo qaaliya noolow

  • @aminaadam7053
    @aminaadam7053 8 ปีที่แล้ว +26

    She is new singer and most of People knows her.

  • @iqbaaljalaqsan8598
    @iqbaaljalaqsan8598 4 ปีที่แล้ว +3

    Qofka manta awanaya hestan macan like hayla dhafin🤣🤣

  • @faadumoahmed6510
    @faadumoahmed6510 8 ปีที่แล้ว +5

    wwww caadi ma ahan labadaba cod stél wax ka maqan ma jiro

  • @princesssacdiyo9555
    @princesssacdiyo9555 8 ปีที่แล้ว +13

    Subxanalah ilah ha idin cafiyo gorme qabiil iyo qabyalad kabsheken laheden adunka wa hor Maray somaliyey qabiil wa quran e iksa dhaf somli waa wiil iyo abtigiis wa wad dhashen

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 5 ปีที่แล้ว +10

    WiiLka caadi maahan codka MnzhaAlh %%%

  • @zacdiyoabdullahi4989
    @zacdiyoabdullahi4989 6 ปีที่แล้ว +67

    2018firsanoya adna hdad firsanoysa like ha iga baqilin

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 8 ปีที่แล้ว +12

    I can watch her dance all day. Quruxley Masha Allah 😙😙😙

  • @iglanbashir437
    @iglanbashir437 7 ปีที่แล้ว +4

    mash allah my bro and sis so nice song❤❤

  • @simbasomalianboy4043
    @simbasomalianboy4043 6 ปีที่แล้ว +2

    Sacdiya gurey Eebe waxan kabaryeyna qalanjoyin adiga kuueg inu nagasiyo nairobi(islii)

  • @giyozilalvaromorata2116
    @giyozilalvaromorata2116 5 ปีที่แล้ว +8

    I like sacdiyo siman style of playing....love her

  • @fankaiyosuugaanta2986
    @fankaiyosuugaanta2986 8 ปีที่แล้ว

    Mnshlaah semin iyo deeqsi heesta caadi mahan ee qolada curubo filims heesaha kale fanaanka meek sheeno iyo deeqsi soon kali

  • @Stargirl67163
    @Stargirl67163 7 ปีที่แล้ว +6

    msha Allah wad nureysàan reer muqdisho

  • @abdulomer7226
    @abdulomer7226 8 ปีที่แล้ว +4

    gaar ahaan labiska ninka asxbeey
    waa bilaa xarago wiilko

  • @faaruuqdabaq3883
    @faaruuqdabaq3883 4 ปีที่แล้ว +3

    2020 Who is Watching?
    Deeqsi Xasan Aadam bu ixasuusiyay

    • @amiradiamond891
      @amiradiamond891 4 ปีที่แล้ว

      Lama gaarine biriiga halkaa kuqabo yaa og inuudawandona 2020 waxaynu maraynaba 2019 🤔🙄😏😏

  • @kobciyeofficial8321
    @kobciyeofficial8321 2 ปีที่แล้ว +1

    Heestan waa hees xasuus gara ii leh runtii waxay ahyd malin khaasa markii ay gabdhii aan jeclaa aan gaari soo wada raacnay balse waxaa la yaaba gabadhu ma oga in aan jeclhy nasiiib xumo gabdhii anigoo aan jacayl kaygii u sheegan baa la guursaday hadda waa garoob hal ilmo leh....

  • @mubarakmahadmohamed
    @mubarakmahadmohamed 2 ปีที่แล้ว +2

    Yaaa daawanaya 2022

  • @fatima_qurux27
    @fatima_qurux27 5 ปีที่แล้ว +9

    2019 nov yaa dhagaysanaya

  • @fanaxxuseen8492
    @fanaxxuseen8492 2 ปีที่แล้ว

    Anigoo yarbaan dhageysanjiray xasuus waanmaqlijiray wallhi

  • @mariaseid9247
    @mariaseid9247 5 ปีที่แล้ว +25

    2019 who listen

  • @nuurosh.mohamed1470
    @nuurosh.mohamed1470 7 ปีที่แล้ว +1

    Wwwww waaad ka baxsadeen maxamed deeqsi iyo Sacdi samin

  • @malaak1
    @malaak1 8 ปีที่แล้ว +8

    can any one see this new artist doing amazing

  • @faatimaapdinuurftimaapdinu7091
    @faatimaapdinuurftimaapdinu7091 9 หลายเดือนก่อน

    Amazing song❤🎉

  • @AbdiasadMahamed
    @AbdiasadMahamed 5 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤ masha alaaah jacayl khal khala

  • @hodanabdi3430
    @hodanabdi3430 2 ปีที่แล้ว +1

    2022 dadka dawan dona is muujiya

  • @A.k.s.378
    @A.k.s.378 ปีที่แล้ว +2

    28/11/2022 ayan arkay anigaa 👋👋

  • @breakingnewschannel7033
    @breakingnewschannel7033 7 ปีที่แล้ว +3

    deeqsi guul lipax

  • @xasantaajirabdi6063
    @xasantaajirabdi6063 5 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi hees aduun weeye❤🤩

  • @deikow7178
    @deikow7178 6 ปีที่แล้ว +8

    They are high class singers

  • @salmanmoha7464
    @salmanmoha7464 8 ปีที่แล้ว +3

    wiilka cadi mahn lkn qoftan codkeda turubo mixer wlhi

  • @aminaadam7053
    @aminaadam7053 8 ปีที่แล้ว +10

    Very good song

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 5 ปีที่แล้ว +6

    WiiLkan waa cod mhn yhy
    Si niyad Ah na waa Uqadin

    • @calicadbi5047
      @calicadbi5047 5 ปีที่แล้ว

      She was also an associate member responsible for human resource management kkt management and a director of various

  • @asiye717
    @asiye717 6 ปีที่แล้ว +2

    Far io kula ihi farnti fartiis 👏👏👏
    2018 Yaa ila dawanoya

  • @najibjama4025
    @najibjama4025 6 ปีที่แล้ว +2

    Heesan waxaa loo sameyey faadumo iyo maxamud wiil la dhaho

  • @mariajama3019
    @mariajama3019 7 ปีที่แล้ว +11

    Caadi maha heesta ♡ 😊 👋

  • @maunaa5979
    @maunaa5979 5 ปีที่แล้ว +4

    Wilhi wadegesnoya wllxi 2019

  • @newafrica9098
    @newafrica9098 6 ปีที่แล้ว +3

    💖💕💖💕💖ellahayow sacdiyo siman ilakulansii💔💖💔💋👄

  • @nasteexogaraaad4308
    @nasteexogaraaad4308 2 ปีที่แล้ว

    2022 dawa hooyaa🥵🥶😂😂🙌comments 5 sano ka hor arkayaa .... talow annah 5 sano kadip qoralkee mala arki😳😂😂🙌

  • @ciyaaltiktok2689
    @ciyaaltiktok2689 3 ปีที่แล้ว +1

    xagu aaday ninkan 2021 viva

  • @cadnaanibraahimgacal7450
    @cadnaanibraahimgacal7450 3 ปีที่แล้ว +4

    I liked this song💑🥰

  • @shafeecyare9148
    @shafeecyare9148 5 ปีที่แล้ว +6

    Sxb waan daawanayaa 2019

  • @noboddy665
    @noboddy665 ปีที่แล้ว +1

    2023 yaa ila dhagaysanaya heestan just a memory

  • @oaed7902
    @oaed7902 6 ปีที่แล้ว +8

    *_sacdiyo siman_*_ nin walboo cod leh miyaa ku soo caan baxaya anigu yaabay_

  • @qalihasan4889
    @qalihasan4889 5 ปีที่แล้ว +3

    SACDIYO SIMAN I LOVE YOU abaya kaali

  • @deleteabdi8073
    @deleteabdi8073 8 ปีที่แล้ว +3

    inanka codkiisa innaba caadi maaha😘😘😘😘

    • @luckyh4131
      @luckyh4131 8 ปีที่แล้ว

      masha waan la yaabey fanaaniin tii hore ayuu I soo xasuusyey

  • @ayuubkarlo1636
    @ayuubkarlo1636 ปีที่แล้ว

    1/feb/2023 malin wadooyinka qartam yihiin On of the best songs👌🔥🙏❤️

  • @sacdiyoxuseen3757
    @sacdiyoxuseen3757 6 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah cod ayuu haayaa wiilka

  • @hiboabdulaahi375
    @hiboabdulaahi375 3 ปีที่แล้ว

    Wiilashan muqdisho ma ka tageen 2021 watan meeshi fankii lagu kufsaday ee 😂

  • @chinitochanostar7686
    @chinitochanostar7686 8 ปีที่แล้ว

    waa fanaaniin shidan aniga aad ayaan ugahelay

  • @sacdiyoxuseen3757
    @sacdiyoxuseen3757 5 ปีที่แล้ว +2

    I am big fan you girl I love your dance sacdiya

  • @salmamohamed7221
    @salmamohamed7221 6 ปีที่แล้ว +3

    🛬🛫. 💝💜💞❤💜💝🛬🛫🛫🛫💞💞. Sacaidyo siinan. goorxliida. Soomaaliya iyo naadiiro naaroos💜💞❤🛬🛫

  • @mafahminytchannel4218
    @mafahminytchannel4218 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi been kuuma sheegayo heestaan anigoo somehow taajir ah xoga lacag iska heysto qurbaha bey so paxday hdadan 2020 shiid baan ahay caday ma gadan karo aduunyoy lagu dhufay😪😪😓😓😢😢🤪🤪

  • @kifaaxsalaad3191
    @kifaaxsalaad3191 4 ปีที่แล้ว

    M.a sacdiyo simaan hore usoco my sister

  • @nasraabdirashid5676
    @nasraabdirashid5676 7 ปีที่แล้ว +2

    BRAVO....Deeqsi cod gariir

  • @wiilwiildhalay8757
    @wiilwiildhalay8757 7 ปีที่แล้ว +4

    anoo sacdiyo siman aysan xaaskayga noqonin eebow ha idilin

  • @abdulomer7226
    @abdulomer7226 8 ปีที่แล้ว +1

    waa hees aad u macaan mansha allah lakin labiskaa qaldan asxbeey

  • @faarammuran4057
    @faarammuran4057 4 ปีที่แล้ว +6

    2020 dhageesanoyaa