Safar Hargeisa ilaa burco roobabka da’ay 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 49

  • @yacquubabdirahman9803
    @yacquubabdirahman9803 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah Zhp Waayo Waayo Isooxasuusisey Burco ❤️ i miss blessed city 🌃 Thanks

  • @Hasey.7
    @Hasey.7 ปีที่แล้ว +2

    So beautiful and your so amazing keep it up 🤩

  • @aminaali5806
    @aminaali5806 ปีที่แล้ว +1

    Yes Masha allaha

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @tanitv7529
    @tanitv7529 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah beautiful ♥️♥️

  • @Kadraahmed124
    @Kadraahmed124 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah somaliland

  • @abdirahenmohamed1255
    @abdirahenmohamed1255 ปีที่แล้ว

    Masha Allah xiligan oo kale roob umeynaan baran roobku wuu is haystaa

  • @khadanabdirahman8869
    @khadanabdirahman8869 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah tabarakallah

  • @ashaadan809
    @ashaadan809 ปีที่แล้ว

    MashaAllah Allahumma barik quruux

  • @nuromar8984
    @nuromar8984 ปีที่แล้ว +6

    MashaAllah walaal runtii si fiican ayaad uga hadashay xaalada Laascaanood, Haa waxaan xasuustaa meeshan aan ka imid Canada, waxaan ahay somalilander, Canada ayaan deganahay ilaa 1982 kii ilaa 1997-kii ayaan imanayaa Somaliland, 6diiba mar baan iman jiray Somaliland. Bilaha markaan fasaxa shaqada ka helo, waxaan guryo ku leeyahay Hargeysa, Berbera, iyo Burco, asal ahaan waxaan ka imid Berbera, huddas waxay soo celinaysaa xasuustii aan joogay uun markii aan Hargeysa ka soo raacayey xagaa, waxaan had iyo jeer ku hakadaa halkaas markaan tago. Hargeysa tag Burco, ama Berbera. Masha allaah shaqo fiican baad haysaa halkaa ka sii wad ilaahoow ajar iyo xasanaad hakaa siiyo haa ma dabbaaldegno kirismaska ​​,ma dabaal dagno sanadka cusub ,ma dabaal dagno maalinta jacaylka maalinta jacaylka aan samayno. "Haloo dabaal dagin, waxaan nahay dad muslim ah, waxaan u dabaaldageynaa labo ciidood, ramadan, iyo sanadka cusub ee Islaamka" Waxa kaliya ee aan qaban karno sanadka cusub ee 2023 waa in aan duceyno si aan sanadka cusub noogu fududeyno meel kasta oo aan joogno.

    • @Akvlogs_2023
      @Akvlogs_2023  ปีที่แล้ว +1

      Thank you welcome back👍✅

    • @nuromar8984
      @nuromar8984 ปีที่แล้ว +1

      @@Akvlogs_2023 InshaAllah I am coming there to Somaliland, next month, Feb. InshaAllah I will escape the winter for only one month vacation.

    • @certifieddinar3648
      @certifieddinar3648 ปีที่แล้ว

      ​@@nuromar8984 dam you should stay longer but anyways welcome to hargiesa

    • @certifieddinar3648
      @certifieddinar3648 ปีที่แล้ว

      that lit to be honest welcome back if you like to come to somaliland

    • @nuromar8984
      @nuromar8984 ปีที่แล้ว

      @@certifieddinar3648 I stay For a month or two, I get two months off the longest.

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 ปีที่แล้ว

    Masha Allah. Wadankeenu waa qurux! Magaaladaydii Burco Isabel heer sare ah ayaa ka muuqda . Alow noo siyaadi 💚🤍❤️

  • @burco7626
    @burco7626 ปีที่แล้ว

    Salaam wll, Burco, Cumar dhuule Allah ya Rahma iyo roob yaa heli kara nimcoda masha Allah 🥰
    Thank you.

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah qurux

  • @abdirahmanmahir3975
    @abdirahmanmahir3975 ปีที่แล้ว +1

    Hore uzoco zxp❤️

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 ปีที่แล้ว

    Mashallah ameen yaarbi sax wll thanks more

  • @maxamebcraxman2134
    @maxamebcraxman2134 ปีที่แล้ว

    Mancha.allah alle raxmadiisa hanoosiyaadsho

  • @maxamedibraahimyuusufshida2970
    @maxamedibraahimyuusufshida2970 ปีที่แล้ว

    Muqdisho hargeysia Wajaale ayaan oo aan. Hadda Ku sugunahay ciida ayaana Berbera aadayaa buuraha shiekh iyo buurta daalo intaba waan tagayaa Insha Allah

  • @khadanabdirahman8869
    @khadanabdirahman8869 ปีที่แล้ว

    Manshallah d.d.d. Alle hayno barakeyo

  • @MohamedHassan-nv1gm
    @MohamedHassan-nv1gm ปีที่แล้ว

    Manshallah Tabarakallah

  • @guledciidle3713
    @guledciidle3713 ปีที่แล้ว +2

    Sxp aad ban ugu xidhanahay wararka aad ka soo gudbiso caasimada markaa waxa loo baahan yahay update kii u danbeeyey ee wadada hargaysa pay pass oo dhamaatay sidaan wararka ku hayo thanks you

  • @samiraothman3531
    @samiraothman3531 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الله

  • @khadramohamoud4422
    @khadramohamoud4422 ปีที่แล้ว

    Manshallah dhulkeena quruxda cadaw badan baanu leene aloow jabi

  • @daldeeqducaysan882
    @daldeeqducaysan882 ปีที่แล้ว

    Masha’Allah!

  • @munasar2542
    @munasar2542 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah ilahaw nimcooyinkaga noosiyadi

  • @simanmohamed6353
    @simanmohamed6353 ปีที่แล้ว +1

    SADAASHA HAWADU MAY ODHAN ROOBKU WAA DUUFAAN WAXAY YIDHAAHDEEN WAA ROOBKII XAYSKA EE XEEBTA KA DA'I JIRAY. DADKA LOOGA DIGAY WAA KALUUMAYSATADA BADA KU JIRTA IYO DADKA BIYO MAREENAFA DAGAN EE NUGUL.

  • @Ameinchanel
    @Ameinchanel ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว

    roobkani waa xays waqti hore ayaa inoogu danbaysay xasyku xeebaha iyo buuraha bada u dhoow buu ka da,aa

  • @aminaali7773
    @aminaali7773 ปีที่แล้ว

    Laakiin laamigu waa khatar maxaa loo samayn waayey ilayn baabuurta cashuur lagaqaadaa waakhalad inaywadadusidaas ahaato maansha Allah maansha Allah maansha Allah maansha Allah dalkeena

  • @runjama1877
    @runjama1877 ปีที่แล้ว

    Hudisa meel qurux badan bay ku tala laakin dadka degan waa inay iska hagajiyan magalada iyo cuuntada hudhelada

  • @najiibyare6186
    @najiibyare6186 ปีที่แล้ว

    Safarkan indhahaahan kadalxiisnay

  • @aminaali5806
    @aminaali5806 ปีที่แล้ว

    Somalilanad 💚🤍❤️

  • @sadamhussein546
    @sadamhussein546 ปีที่แล้ว +1

    Sxb qaali meel aan kaala soo xidhiidho ayan u baahanahay

  • @ismailakofficial2552
    @ismailakofficial2552 ปีที่แล้ว

    Laa leys hees ban ku maqlay ileen waa dhulkeena mansha alh

  • @osamaahmed2242
    @osamaahmed2242 ปีที่แล้ว

    Vlog aad uqurux badan tnx bro

  • @cabdikofee
    @cabdikofee ปีที่แล้ว

    waxaan kaasoo salaamayaa wajaale

  • @hasansudi9404
    @hasansudi9404 ปีที่แล้ว

    Galoolay waxay Kala aaybisa Saxil iyo Togdheer

  • @abdirahmanmahir3975
    @abdirahmanmahir3975 ปีที่แล้ว +1

    Hore uzoco zxp❤️