Taariikhda Beesha Direed oo koban (History Of the Dir 🌍)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 54

  • @CaluusheShow
    @CaluusheShow  2 ปีที่แล้ว +5

    Sorry copyright ayaa la igu qabtay music saaran background saas darteed muqaalka wxu noqday mid aan la dhageysan karin waayo music ayaan bedlay anigon ka bixinin raali noqo Markale, taariikhda oo dhameystiran hada wxaad kaso daawan kartaa facebook page keega links hoos mahadsanid
    fb.watch/ca7JStxlVF/

    • @khaackhaac989
      @khaackhaac989 ปีที่แล้ว +1

      Qumis kasoo hadal gabadha direed jwb baaa kaa sugeynaa.

  • @donomar8517
    @donomar8517 11 หลายเดือนก่อน +2

    Love from karanle hawiye irir samale...respect Dir Aji IRir samale 🤴

  • @cumarsheikhaxmed7996
    @cumarsheikhaxmed7996 8 หลายเดือนก่อน +2

    Manshaalh dir ayan kuhaysataa alx

  • @AbdelFatah-ws2py
    @AbdelFatah-ws2py 10 หลายเดือนก่อน +2

    Dir ❤somaliland heeso suere ❤

  • @kamsumasomali5535
    @kamsumasomali5535 ปีที่แล้ว +3

    Isaaq wa maha dir mida kle inta adan ka hadlin qomiyad dired bal marka hore dadka u dhashy beshan o aqonta u leh so wareyso kdib naga hdal lkn inta ka horeysa naga xisho kaabe dir wa qomiyad not qabil like darood

  • @shaarublibaax7139
    @shaarublibaax7139 2 ปีที่แล้ว +6

    Waxaan ku leeyahay taariikhda soo baro inta aadan hadal. Wuxu ku leeyahay dir wuxuu xuduud la leeyahay isaaq iyo harti. Tolow miyaanu ogayn in isaaq u yahay Meha Dir

  • @asmabinturashiid88
    @asmabinturashiid88 2 ปีที่แล้ว +2

    Waaaw masha Allah ino sobadi muuqalada history

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan 7 หลายเดือนก่อน +2

    Dir dalamale wurdiiga ookaalee. Soomaaliya kudheex yaasaan.y

  • @taceyw1135
    @taceyw1135 2 ปีที่แล้ว +1

    Love the music from usa

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan 7 หลายเดือนก่อน +1

    Allaahu Akbar Allaahu

  • @donomar8517
    @donomar8517 2 ปีที่แล้ว +3

    Viva irir samale

  • @salmacali3052
    @salmacali3052 2 ปีที่แล้ว +4

    Keep going 💪 waad saxan tahy yaan lagu niyad jebinin

  • @caasimcismaan6408
    @caasimcismaan6408 ปีที่แล้ว +2

    Guul barow ok

  • @iskopro1423
    @iskopro1423 2 ปีที่แล้ว +8

    Waar isaaq baad ka tagtay isaaq iyo dir walAALO maaha ee isaaq waa dir waa kan abtirsiga beesha isaaq ISAAQ AXMED MAXAMED XINIFTIRE MEHE DIR.
    Wax fahan.
    Mafahmin.😅

  • @abdikadirJamaame
    @abdikadirJamaame 2 ปีที่แล้ว +8

    Isaaq Maxamed xiniftire maxa ugu reebtay
    Isaaq Maxamed Xiniftire iyo Biimaal Maxamed Xiniftire waa walaalo waana Maahe Dir

    • @zuhur7224
      @zuhur7224 2 ปีที่แล้ว

      Isaaq ya yidhi wa dir ?

    • @azhaar4458
      @azhaar4458 2 ปีที่แล้ว +1

      @@zuhur7224 isaaq weeydi, isaaq wa maaha Dir.

    • @CaluusheShow
      @CaluusheShow  2 ปีที่แล้ว +1

      Sorry copyright ayaa la igu qabtay music saaran background saas darteed muqaalka wxu noqday mid aan la dhageysan karin waayo music ayaan bedlay anigon ka bixinin raali noqo Markale, taariikhda oo dhameystiran hada wxaad kaso daawan kartaa facebook page keega links hoos mahadsanid
      fb.watch/ca7JStxlVF/

    • @iskopro1423
      @iskopro1423 2 ปีที่แล้ว +2

      Waa runtaa walaal isaaq axmed maxamed xiniftire mahe dir

    • @faraxali6998
      @faraxali6998 6 หลายเดือนก่อน +1

      Hadanu isaaq nahy waxnu nahy isaaq Mohamed xiniftire mah dir doqon xarood weye sababta darood isaaq dirnimada ugu diidan miyad garanaysan wax weye sababtu darood odhan isaaq oo keliya ayay iska celin kari wayen markas is leyihin hadii walalohod so racan wad babaysan

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waadee.yaaraataahaayii

  • @azhaar4458
    @azhaar4458 2 ปีที่แล้ว +5

    Caluushe tariiqda Direed si fiican maadan u baarin abti ee dib ugu laabo. Waxaa soo saartay taariq ma ahan ee ciyaarta naag daa! Dir wa boqortooyo Rasmi ah waligeed soo jirtay. Hadii historian isku sheegeysid at least tariiqda runta ka sheeg walaal. Hadii kale noogala tag rubbish kan!

    • @CaluusheShow
      @CaluusheShow  2 ปีที่แล้ว

      Sorry copyright ayaa la igu qabtay music saaran background saas darteed muqaalka wxu noqday mid aan la dhageysan karin waayo music ayaan bedlay anigon ka bixinin raali noqo Markale, taariikhda oo dhameystiran hada wxaad kaso daawan kartaa facebook page keega links hoos mahadsanid
      fb.watch/ca7JStxlVF/

  • @AsmaMoha-kl5np
    @AsmaMoha-kl5np ปีที่แล้ว +1

    Please Ogadenia Kaso Hadal

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah wlal hoorey usoco good job ❤️🇸🇴💯🙏

  • @Haalaxayat
    @Haalaxayat 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asc

  • @AbuThabit-q3c
    @AbuThabit-q3c 2 ปีที่แล้ว +1

    Tatikhda saxda Wa Habar aaji oo la isku adhan jirey (Dir iyo Daarod) sheekada iriir samale wa sheeko siyasadeyneyd oo gashan buureysi xamasadeysan daadka is tarikh yaqana waxa lagu gaarta iskuma daagdagan daagal doqonimona iskula ma dhaqman ee nabad bay ku wada joogan.

    • @donomar8517
      @donomar8517 11 หลายเดือนก่อน

      Ma aha..is bahaaysi...walahi billahi wa wax run..mar doow hadaalkiisa ii soo baxdii..darood laakin wa is bahaysi...waax luga taali wa

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan 7 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaalida.oromada.meexetaahaay .Diir baa

  • @souhaibalroumi4007
    @souhaibalroumi4007 2 ปีที่แล้ว +3

    Sxb isaaq waa dir

  • @safwanabdi693
    @safwanabdi693 2 ปีที่แล้ว +2

    Meqa iku lavaxaan iyo mesh dagaan please

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan 7 หลายเดือนก่อน +1

    Diir.yaauuween deeahaan waateeqaabiil

  • @abdinasirabdi2388
    @abdinasirabdi2388 ปีที่แล้ว +1

    3:13😂😂😂Bruh Jabouti oo dhan ayaa ah 1,027,088

  • @CaluusheShow
    @CaluusheShow  2 ปีที่แล้ว +1

    Asxaabta sharafta leh raali noqda waayo muqaalkan waa go,go sawabto ah music background saaran ayaa copyright la igu qabtay saas darteed music waan bedelay anigo aan muqaalka bixinin marka codkii saas ayuu mesha uga baxay sorry Markale

  • @taceyw1135
    @taceyw1135 2 ปีที่แล้ว +1

    I am USA white indeed info of this kingdom want to understand no argue thks

    • @taceyw1135
      @taceyw1135 2 ปีที่แล้ว

      What can you share I stumbled onto your app and I'm interested! What country and... I'm from usa TX😍

  • @mouktarsteve9448
    @mouktarsteve9448 2 ปีที่แล้ว +2

    bennale djibutida sida u dhantahy 800 000 qof intee ka imanayan millionka ka jira kkkkkkkkkkkkk🤣😂🤣😂😂😂.

  • @mohamedshelare153
    @mohamedshelare153 หลายเดือนก่อน

    Waxan ka saar Sxb Anago isaaq ah ayaa naga saartay

    • @CaluusheShow
      @CaluusheShow  หลายเดือนก่อน

      Bro waa cilad farsamo facebook page kaso daawo

  • @zakiabdiaden8869
    @zakiabdiaden8869 2 ปีที่แล้ว +3

    Qomiyad direed intas ma’ah mashan benta kala tag ! 😂😂😂😂

  • @abdikaafihassan8635
    @abdikaafihassan8635 2 ปีที่แล้ว +3

    Waxba kama fahmin waxan isaaq waa dir Wana isaaq maxamed xiniftire mahaa dir ee orod so baro Markah hore

    • @CaluusheShow
      @CaluusheShow  2 ปีที่แล้ว +1

      Isku day inaad raacdo comments pin-ka saaran saad uheshid muqaalkan oo dhameystiran

    • @younge252
      @younge252 2 ปีที่แล้ว

      Iiyo Biimaal Maxamed Xiniftire Mahe Dir 👆 Boqortooyo Mahe Dir ✊

  • @siraajecali9673
    @siraajecali9673 ปีที่แล้ว +2

    horta samaroon waxyar ka saxday 😂😂

    • @AyaanAbdirashiid4631
      @AyaanAbdirashiid4631 11 หลายเดือนก่อน

      Dee samroon waa dir maxaa u diideysaa 😂

  • @ابوفارس-ل7ج
    @ابوفارس-ل7ج 2 ปีที่แล้ว +2

    war nga tag

    • @CaluusheShow
      @CaluusheShow  2 ปีที่แล้ว +1

      Sorry copyright ayaa la igu qabtay music saaran background saas darteed muqaalka wxu noqday mid aan la dhageysan karin waayo music ayaan bedlay anigon ka bixinin raali noqo Markale, taariikhda oo dhameystiran hada wxaad kaso daawan kartaa facebook page keega links hoos mahadsanid
      fb.watch/ca7JStxlVF/