6 FIKRAD ARDAYGU LACAG KA SAMAYN KARO 2024 - 6 Student Side Hustles

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 59

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  6 หลายเดือนก่อน +24

    Dhalinyro waxaa jira Arday ah oo Gelina wax dhiga Gelin Farmasi ama Hospital ka shaqeeya iyagoo Pharmacology baranaya iwm inshaAllah muuqaalkan fikrado muhiim ah ayaan idinkula wadagaya la wadaag asxaabta.

    • @bushraismail3338
      @bushraismail3338 6 หลายเดือนก่อน +1

      Xagee kala soo xiriira wallo

  • @abdirahmanahmed3522
    @abdirahmanahmed3522 6 หลายเดือนก่อน +7

    Alxm anigaa ku shaqeysta sidoo kale, waa il dhaqaale oo aad u wanaagsan

  • @kalthoomhasan5681
    @kalthoomhasan5681 3 หลายเดือนก่อน

    Mash Allah,
    Your channel is wonderful and useful, try to keep it up

  • @saidsabrye577
    @saidsabrye577 6 หลายเดือนก่อน +2

    Zaki ustaad Maasha Allaah mahadsanid wallaal.

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 6 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid zakaria waa figrado muhiim ah

  • @Faaris-v3g
    @Faaris-v3g 6 หลายเดือนก่อน +2

    Wll noso badi fikradaha ❤

  • @Warsansiman1234
    @Warsansiman1234 6 หลายเดือนก่อน +9

    Wllo dhanka duamrka xoga wad kuyarese fikrad kle hada heso noso da

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  6 หลายเดือนก่อน +2

      Walal isla fikradahan aan xusnay gabdhuhu ba waa qaban karaan balse ta gabdhaha aan xusay waa mid badi wiilashu aanay qaban
      Jimce wanaagsan

  • @abdilahihussein8135
    @abdilahihussein8135 6 หลายเดือนก่อน

    Halkaan Kaala Soo Xidhiidha Walal Sakariye.
    Arin Muhiim Ah Ban Kaa Waresan Lahaa.

  • @anuushali2144
    @anuushali2144 6 หลายเดือนก่อน

    Insha allah waxan raba ciln sarbarto si an ugu shaqeysto😊

  • @abdiabdilahi5471
    @abdiabdilahi5471 6 หลายเดือนก่อน +3

    Thx zxp hubaal channelkaga dhalinyarada oo dhan ayaa u baahan,zxp halmid waxaa tala igu siisa qof wheelchair ku socda shaqooyinka uu heli karo

    • @Crimevideos4k
      @Crimevideos4k 6 หลายเดือนก่อน +1

      Pr0ther online ahaan shaqo walpa waa qapen karta offline maaahane

    • @ayuubabdisamadabdilaahi6154
      @ayuubabdisamadabdilaahi6154 6 หลายเดือนก่อน

      Waxaa ku shaqaysataa wll online teaching ama macalin onlinka ah

    • @abdiabdilahi5471
      @abdiabdilahi5471 6 หลายเดือนก่อน

      @@Crimevideos4k mahadsanid

    • @abdiabdilahi5471
      @abdiabdilahi5471 6 หลายเดือนก่อน

      @@ayuubabdisamadabdilaahi6154 mahadsanid

  • @hawoAhmed-x2u
    @hawoAhmed-x2u 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @yaxyeiid3637
    @yaxyeiid3637 6 หลายเดือนก่อน +5

    Sxp aad baad umahad san tahay alle haku dhawro❤

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  6 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin walal dhamaanteenba

  • @SuhaybCumar-k1d
    @SuhaybCumar-k1d 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ustad Facebook location ka sidi an u xali lahayn una isticmali lahayd seerfar please vedio noga so duub

  • @Bulqaasacademy
    @Bulqaasacademy 6 หลายเดือนก่อน +1

    Zxp fikradan inbdan ayaan waday qaabka loogu guulaysto online teachingka kasoo hadal

  • @mustafahmedgaabshe2709
    @mustafahmedgaabshe2709 6 หลายเดือนก่อน

    Waa mhdsnthy 🎉
    Masul sare

  • @feysalmaxamedcabdi8259
    @feysalmaxamedcabdi8259 6 หลายเดือนก่อน +5

    Asc sxb waan kusalaamey waxaan hayaa fikrado ganacsi markaa hadaa rabto waan kula soo wadaagi karaa mhdsd.

    • @Halane2004
      @Halane2004 6 หลายเดือนก่อน

      WhatsApp iisoo dir sxb

    • @MaxamedIid-z3b
      @MaxamedIid-z3b 6 หลายเดือนก่อน

      Zhp sare meel an kalasoo xidhiidho isheeg

  • @Somaalimusic65
    @Somaalimusic65 6 หลายเดือนก่อน +1

    war nio website iga caawi lacgta iga qado kuwaanga ayaan booqday waana ka helay sxp plz

  • @MahadcabdiraashiidXasan
    @MahadcabdiraashiidXasan 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wll waad mahadsan thy❤

  • @mohamedhassanahmed8039
    @mohamedhassanahmed8039 6 หลายเดือนก่อน +1

    Run ahaantii zakariyoow bartaan youtube waxbadan baa inooga faaiideysaa thanks alot. adigoo adna sidoo kale faaiidaya. Waa faaiid anna aan faaiido oo dhab ah.

  • @salahahmed6526
    @salahahmed6526 6 หลายเดือนก่อน

    Sakariyow macalin runtii waxaas u qalanta in wax walba lagugu abaal marin karo lagugu abaal mariyo. Runtii waxaan kaa faa'iiday fikrado badan waanan jecelahay fikradahaaga inaan in badan dhagaysto in badana aan sameeyo. Hada waxaan fikirkeeda wada ka ganacsiga xoolaha iyo sida loo dhaqdo wana fikrad aan adiga ka bartay. Mahadsanid wll kun jeer

  • @Saydomar66
    @Saydomar66 6 หลายเดือนก่อน +1

    Machineska ayaa dalka looga baahanyahey.

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 6 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah wll

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 6 หลายเดือนก่อน

    Asalaamu caleykum wll aniga waxan u baahanahay in website laysameeyo ma iga caawinkartaa

  • @hindiafsomalicusubfanproj2024
    @hindiafsomalicusubfanproj2024 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sxp waad ku mahadsanthy

  • @SakariyeHage1
    @SakariyeHage1 6 หลายเดือนก่อน

    Thanks my friends

  • @HothodaybHododayb
    @HothodaybHododayb 6 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll❤

  • @Faaris-v3g
    @Faaris-v3g 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wll wxn ahy arday iminka ka bixi F four e fikrado noga so gudbi jamacada

  • @kheyreahmmed
    @kheyreahmmed 6 หลายเดือนก่อน

    mahadsanid ustaad

  • @sharifabukar8437
    @sharifabukar8437 5 หลายเดือนก่อน +1

    75$ arday bixinaaya maba lahelaayo kan ugu badan 20waye

  • @maxamedxasan6962
    @maxamedxasan6962 6 หลายเดือนก่อน

    sxb online in laga shaqesto barashay ubahantahay

  • @c-series777
    @c-series777 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb Fikradaha ad sheegtay kuwa kale ayaa iiga dhex dhashay a bad u mahad santahy lkin Content sidaas u qiima badan sidee free uga dhigteu😮

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  5 หลายเดือนก่อน +2

      Alle dartii marna in asxaabtu dheefaan marna inaan wada dheefno inshaAllah

  • @Siciidjamaal-k6b
    @Siciidjamaal-k6b 6 หลายเดือนก่อน

    Hal mar waxaad kasoo hadashaa waxa loogu yeero dispach

  • @cabdirisaqcali3126
    @cabdirisaqcali3126 6 หลายเดือนก่อน

    Tan hore somalia 🇸🇴 kama shaqeyneyso

  • @abdirahmanceenaanshe338
    @abdirahmanceenaanshe338 6 หลายเดือนก่อน +5

    Pagekan wan ku xirnhy 100%guleyso sakariye sida fekrda quruxda badan nola wadageysid.

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  6 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid walal soo dhowow

  • @sudanmuhumed6382
    @sudanmuhumed6382 6 หลายเดือนก่อน

    Ugaas beer wayn meeqaa galaysa lacag ahaan qiyaastaada 20 hikter

  • @NasraCabduqadir
    @NasraCabduqadir 6 หลายเดือนก่อน

    Hadda mashiin yaa heysto inaa ku shaqeeyaa diyaar u ahee

  • @AhmedBaari-st7qe
    @AhmedBaari-st7qe 6 หลายเดือนก่อน

    Bloger videos ino ga so samee

  • @mohamedomar8783
    @mohamedomar8783 6 หลายเดือนก่อน +1

    Cidii home teacher rabtaa hayla soo xidhiidho insha allah

    • @Cnazirmoha
      @Cnazirmoha 6 หลายเดือนก่อน

      Asc wall

    • @Cnazirmoha
      @Cnazirmoha 6 หลายเดือนก่อน

      Xage lagala so xidhidhaya

  • @Geele-bu9us
    @Geele-bu9us 6 หลายเดือนก่อน

    PayPal ka soo bada sxp

  • @mohamedisaq9484
    @mohamedisaq9484 6 หลายเดือนก่อน

    ❤mahadsanid

  • @cabdifataax4085
    @cabdifataax4085 5 หลายเดือนก่อน

    Jaamacadaa 75$ lagu dhigan saawa macalin guri

  • @faaraxyuusuf1808
    @faaraxyuusuf1808 6 หลายเดือนก่อน

    Goox

  • @Ebrahimadem67
    @Ebrahimadem67 6 หลายเดือนก่อน

  • @sowdaali5510
    @sowdaali5510 6 หลายเดือนก่อน

    Waa been

  • @cashoabukar1691
    @cashoabukar1691 6 หลายเดือนก่อน