MOHAMED KADHEERI IYO SALMA NUURA | MA II BAAQDAY | OFFICIAL SONG LYRICS BY SHOKANA FILMS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • MOHAMED KADHEERI IYO SALMA NUURA | MA II BAAQDAY | OFFICIAL SONG LYRICS BY SHOKANA FILMS
    Xasuustii:
    Mohamed Dacar Iyo Hibo Nuura
    Music by:Ustaad Subxaanyo
    Ma Ogtahay Bii Iyo Oon
    Baahida Kalgacalkaa
    Baryahaan IIa Goysoo
    Anah Barashadaadi
    Bidhaan Araga Guudnimo
    Baallaha Uma Dhaafeee
    Waxaa Tahay Boggaygiyo
    Beerkiyo Wadnaha
    Nacab Uga Baqaayee
    Ma Ogtahay Bad Iyo Wabi
    Adigoon Dabbaal Baran
    Loomaba Badheedhee
    Baahida Kalgacalkuna
    Taseey La Baabtoo
    Dadka Laguma Beeree
    Ma II Baaqday Sida Beel
    Baad Iyo Xareediyo
    Loo Helay Barwaaqo
    Maxaan Kaaga Baydha
    Ama Kaaga Baaqdaa
    Sow Layma Kaa Badin
    Inan Yahay Bidhaan Iyo
    Dumar Baxad Iyo Xoog
    Bilic Waad Usidataaa
    Baashada IIa Qabo
    Bi i Wayay Howlaha
    Waaleysla Baantaa
    Waxaa Tahay Boggaygiyo
    Beerkiyo Wadnaha
    Nacab Uga Baqaayee
    Ma II Baaqday Sida Beel
    Baad Iyo Xareediyo
    Loo Helay Barwaaqo
    #MohamedKadheeriIyoSalmaNuura#MaiiBaaqday#ShokanaFilms

ความคิดเห็น • 11

  • @haykalalpha
    @haykalalpha ปีที่แล้ว +2

    heestaan waxaa dhagaysta ddaka jecelku soo maray
    ramlo noloshu kuma xumayso😍❤my sister

  • @نعمهاا
    @نعمهاا 3 ปีที่แล้ว +5

    Heestan caawan dhagaysanayaa waana hbn sabiya 20/2/2021 waxanan ku xasuusan doona qof igu qaaliya Jacfar Noloshu kuma xumayso inshallah my bro❤

  • @hamdihaaji6098
    @hamdihaaji6098 2 ปีที่แล้ว

    Xasuusuhu wa ma guuraan 2020😍

  • @fanaxleyfacedkaroon4413
    @fanaxleyfacedkaroon4413 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow hore u soco wll

  • @farhiyayu7279
    @farhiyayu7279 3 ปีที่แล้ว +2

    Marhore ayan kusoboqday walal

  • @hani7940
    @hani7940 ปีที่แล้ว

    Sax bad iyo wabi adon dabal aqon Lama Galo

  • @maxamadmacalinxasan4791
    @maxamadmacalinxasan4791 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaad moodaa iney iga had leyso aniga hada xaalada an ku jiro❣❣

  • @abdinoorisackmiris2785
    @abdinoorisackmiris2785 3 ปีที่แล้ว +5

    Heestan manta 2 sac radinayey runtii 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 jecel aya waqti ciiley

  • @ahmedfarah4356
    @ahmedfarah4356 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkk khalad baa ku jira kkkkk kufsiga heesa baa soo badaya

  • @hani7940
    @hani7940 ปีที่แล้ว

    Lkn heestan melaha qar dhiqo Aya ku jirto