Anaga Gobolkayaga Doorashadu Way Ka Dhacaysaa Cid Naga Hor Istaagi kartaana" Waxgaradka Sheekh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 52

  • @maxameddaauud5961
    @maxameddaauud5961 2 ปีที่แล้ว +2

    Adeer sheekh wa la wada yaalaa qaybtiina ka codeeya anagu codaynmaynee

  • @maxameddaauud5961
    @maxameddaauud5961 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahayba kaa og

  • @bilaalsaxardiid1069
    @bilaalsaxardiid1069 2 ปีที่แล้ว +1

    Daanyeerku meelahaas ha.digaafo

  • @khadaryasin6795
    @khadaryasin6795 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah allah ha idin barakeeyo allah nabada hainoo adkeeyo siyaadiyo

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 2 ปีที่แล้ว +1

    Kordhistan aan dastuuriga ahayn ee Somalilaand caadada ka dhigatay waa in la soo afjaraa. dastuurkii yo dawladnimadii ayay wax u dhimaysaa. Kalsoonidii caalamka ayay dhaawacaysaa.

  • @GabaldayeTV162
    @GabaldayeTV162 2 ปีที่แล้ว +1

    War hadii qoom la Rogayo .waxa lagu gartaa calaamadahan
    1__.Habeenka iyo maalinta ayay kala garan waayaan.
    2__ Bisha iyo Sanadka ayay kala garan waayaan
    3__ xaqa iyo Baadilka ayay kala garan waayaan
    Qiblada ayay Dabadooda ku sheegaan
    ............... Waxa layaableh
    Ragan waawayn Ee isku Soo raacay
    December baa November kasoo horaysa Ee waliba .Sharciga ku sheegaya ...
    War dadkii miyaa ladoorsaday
    Inaa lilaahi waa inaa ilayhi raajicuun
    War caadifadi yay idin qaadin baan idin leeyahay

  • @jesshalan6325
    @jesshalan6325 2 ปีที่แล้ว +1

    Waydin isku diliyuun idinkiyo qolada kale
    Muuse u sheega isagaa diiday wixii la wada lahaaye caqli ma haysaane

  • @maxameddaauud5961
    @maxameddaauud5961 2 ปีที่แล้ว +2

    Bal ayniguu ku qabyaaladaynayo eega

  • @hassanahmed6221
    @hassanahmed6221 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allah, ilaahay haydin barakeeyo, s/land guul

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 2 ปีที่แล้ว +3

    God bless this Elders. Somailand Guul. Madaxwayne MBC 2+ 5 yrs. Somailand hanoolaat

  • @sheikhadamali5693
    @sheikhadamali5693 2 ปีที่แล้ว +1

    Kuwani xiqdi iyo xasad socda iga dheh.

  • @hilaacmedia
    @hilaacmedia 2 ปีที่แล้ว +1

    MUUSBAA LOO QAYBIYAY
    DAYEERADII INTAASAA KU FILAN

    • @zncabdi2706
      @zncabdi2706 2 ปีที่แล้ว

      waykaa sharaf badan yihiin adaa hunguri ku hayaa

  • @nuunuukidscaruurta2547
    @nuunuukidscaruurta2547 2 ปีที่แล้ว

    hunguri intuu hadlaaayo.
    walee heer ma gaadhno.

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 2 ปีที่แล้ว +1

    Raali Iga ayaada kuwo kale yaan u diraayeye

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 2 ปีที่แล้ว +2

    Ciise Muuse alle idin dulee if iyo aakhiro

    • @clraxmaanmaxamuud451
      @clraxmaanmaxamuud451 2 ปีที่แล้ว +1

      Ciise muuse waa habar awal doqonow from sacad muse guuuuul somaliland

    • @seynabali396
      @seynabali396 2 ปีที่แล้ว

      @@clraxmaanmaxamuud451 hhh hunno kuwani ma oga miya ciisa musse suber awal,qabyald ayey malin walba afka ka baradey ,manta h.awal waa mid waa in qabyalada la barta oo iska Celine cadowka xun ee bag bag leeh.

    • @seynabali396
      @seynabali396 2 ปีที่แล้ว

      Adiga iyo qabilka duli adun iyo mid aakhiro ha yeel.qabyalaf aya mudo 5 sano dumeysen Manta awal waa qaacay.

  • @dildanyerkamuseshani3167
    @dildanyerkamuseshani3167 2 ปีที่แล้ว +1

    Marka hore Hunguri
    Ayaa idiinka hadlinaya
    Marka labadna Cadalad
    Ayaay daan Aqoon
    Marka Xiiga Waxad ku Xiisabiisan dhulku In tuu
    Leeg yahay Qoobad yar Ayaad kaa Soo dhax hadlaysane Garxajis dhulku daago miyad Lasiiman tiihin
    Caagaf Caagaf ayaa idiin Qaade Xiisabtu yay idiinka
    Xuman Hungurigu yuu idiin
    Haababin

    • @hilaacmedia
      @hilaacmedia 2 ปีที่แล้ว

      gaadhi muusaa loo qaybiyay

    • @clraxmaanmaxamuud451
      @clraxmaanmaxamuud451 2 ปีที่แล้ว

      Waa geesi yaashii ciise muuse. Waa ilmadeeradey from sacad muse

  • @fay5183
    @fay5183 2 ปีที่แล้ว

    Kuwan maxaa laga dhagaysanayaa muuse soo jafay waar waxa laga hadlayaa waa xaqiinii dawlada wax idiinqabatay halkay joogtaa doorasho lama diidane ta muuse wato ayaa ladiidanyahay. Cafimaad kuma haysataan dhaqaale kuma haysataan biyo kuma haysataan markaas ma qado iyo qaad manta oo kaliya ah ayaad mustaqbalkii deegankiina sisateen.

  • @hanadabdi6147
    @hanadabdi6147 2 ปีที่แล้ว

    Hadaladan hadii darilaah,idinkatahay, mashalah lakin hadad wax hoosta kaqadateen rabi idinarkaya,

    • @jamaaden8399
      @jamaaden8399 2 ปีที่แล้ว

      Q Q knockout thanks ķkķkķķķklĺĺĺ

  • @farduus1487
    @farduus1487 2 ปีที่แล้ว

    😳

  • @cabdijamiilcabdilaahi1144
    @cabdijamiilcabdilaahi1144 2 ปีที่แล้ว

    Maasha,alaah geesi qaran dhe guul qaranka Somaliland guul. Alaa mahadle.

  • @ahmedyesto3458
    @ahmedyesto3458 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah guuul iyo gobonimo insha Allah somaliland iyo dhamaan Umada Muslims ah iyo inta samaha jecel caqliga Allah haydiin barakeyo

  • @cabdijamiilcabdilaahi1144
    @cabdijamiilcabdilaahi1144 2 ปีที่แล้ว

    Waa sax waana sidaa iyo Somaliland guul qaranka Somaliland guul

  • @badeedbari4830
    @badeedbari4830 2 ปีที่แล้ว +1

    Waad cadaysateene hasoo cabanina anaguna diyaar baanu nahay

  • @nuromar8984
    @nuromar8984 2 ปีที่แล้ว +1

    intee la siiyay odayaashaas waxaan u malaynayaa in xukuumadda iyo xisbiga talada haysaa ay siiyeen qayb lacag ah oo ay sidaas ku hadlaan

    • @JamalAli-pz6kn
      @JamalAli-pz6kn 2 ปีที่แล้ว +2

      The speaking the truth. The refused hersl haberjecloo money.

    • @nuromar8984
      @nuromar8984 2 ปีที่แล้ว

      @@JamalAli-pz6kn what truth they took money from the Kulimye party speak that. I don't understand what you mean by that. Don't bring tribe here and you are instigating a tribal war between Garxajis, Habar Jeclo vs Awal, Dhulbante and other small minority clan.

  • @mariaahmed9018
    @mariaahmed9018 2 ปีที่แล้ว

    Haa waad utimi doqon mucaaradkaad ku durtay waa afkaatagay

  • @MohamedAhmed-xn1eo
    @MohamedAhmed-xn1eo 2 ปีที่แล้ว +1

    Alla maxaa asaasaq meesha soo istaagay, daba dhaqe yaal. Haddii sharciga la raaci waayey nabadgelyo ma jirayso beenta isku sheega.

  • @cabdijamiilcabdilaahi1144
    @cabdijamiilcabdilaahi1144 2 ปีที่แล้ว

    Alaa mahadle alaa mahadle alaa mahadle alaa mahadle guul qaranka Somaliland guul.

  • @husseinhman
    @husseinhman 2 ปีที่แล้ว +1

    Laaluush qaate yaal

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 2 ปีที่แล้ว +1

    Midgo fooqal midgo waar wuxu dhaqan xumaa

  • @maryamali8408
    @maryamali8408 2 ปีที่แล้ว

    Maanshaa Alla

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @sultanahmed5021
    @sultanahmed5021 2 ปีที่แล้ว

    MAXAAD KU TARI KARTAAN . 13KA NOVEMBER MEEL GEEYA UU IDIINKU TALIYO.. ANAGA XAGAYAGA 13KA NOVEMBER WAA MOORYAANN

  • @habsame4148
    @habsame4148 2 ปีที่แล้ว +1

    Nina reernimo ayaaanu kursiga ugu rabnaa meelkastooy nala gashana waanu lagalaynaa ka hada hayana waanu ladagaalamaynaa hadaad tolkiisa tihiina ilamaadeerayaalaw naso raaco oo ninka nala rida , caqliga noocaasa yay wax ugu tareen kii joogay haduu xuumana cid garab kaga helimaayaan kay wax la rabeena dadkii ka didiyeen , Umada hak dhex bixina yaa garasiiya ?

    • @engsayidmohamed7527
      @engsayidmohamed7527 2 ปีที่แล้ว

      Indrrr baryo iyo hoos isu dhigis ayaa kursiga lagu doonaa xoog iskadaa wax aad kuheshooo aduunbaaa xiiqaya wadadiii kursiga waaad kabeeydheene kusoooo dhaca oo tolaayeyeyyy waxba masoo kordhiso

  • @ceeblafariido1091
    @ceeblafariido1091 2 ปีที่แล้ว

    👍😁

  • @justicewatchdog5544
    @justicewatchdog5544 2 ปีที่แล้ว

    Waan arki doonaa, ka dib 13 Noofambar! yaa bini aadam ah yaa daanyeer ah! Hayso liiskan magacyada kuwaas oo loogu talo galay in lagu karo

  • @madarcali122
    @madarcali122 2 ปีที่แล้ว

    Idinka gobolka leh