TOOS: Batuulo Gabale oo Jawaab Adag siisay RW Xamse oo ku Amray ka bixitaanka Guriga...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 101

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 วันที่ผ่านมา +6

    Illaahow
    Xassan iyo Kooxdiisa Dalkii Xaalufiyey ka Qabo

    • @ObolesOboles
      @ObolesOboles วันที่ผ่านมา

      Hhhh dhulka dowlada in dowlada ku shaqeyso ma boob ba 😂😂😂 daarodow oil waa iska badisen

  • @Abdikanijibril
    @Abdikanijibril 2 วันที่ผ่านมา +5

    Markaasey ku waalataa haweenka soomaaliyeed bariiskeedii ayaa loo soo dhacay waa inay difaacataa😊😊😊

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 วันที่ผ่านมา +2

    Asc wr wbt
    Mamma guriga Hooyoyinka
    Dowladi dowladnimo ugu dambeysey aya dhistey sidan akhriyey , balse mxd
    Xamze Kaliya u heysata oo afkada uga dhowre ninka ad
    Madaxweyne ku shege e dhul iska dhaafe xabalihi xarashey wa su’al an weydinayo Mammada Awooda badan , thnk U

  • @mohamedabdullahi6556
    @mohamedabdullahi6556 2 วันที่ผ่านมา +7

    Waa nasiib darro dhulboobkii gurigii hooyoyinka galaftay wax la qaadan karo mahan wax la eegi karana mahan waa hooyoyinka la garab istaaga laga qabta burcada dhulbobka wadda oo aan dhaafayn masjid /malcaamad qabuuro Allahu akbar war xagee lajooga

    • @gowsawayne8398
      @gowsawayne8398 2 วันที่ผ่านมา +1

      Maxaa ka bedeli kartaa 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔

  • @abdirgeyre8650
    @abdirgeyre8650 2 วันที่ผ่านมา +3

    Gurigii hoyooyinka waxa leh ururka haweenka--siday ila tahay , mana aha guri wasaaradeed.
    Batuulo siday u hadashay--- hanjabaad iyo xaqiraad-- iyana waa ila foolxumo.
    Madaxdii qarankow niyad jab ayaad ku riddeen shacabkii.
    Fadlan isi saxa intiinaan tagin warbaahinta

  • @Guledsaid-w1s
    @Guledsaid-w1s 2 วันที่ผ่านมา +4

    Batuulo Gabballe Bashiir Goobbe bay Cayrisee haddana armay Marxuumka cayrisaa

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 วันที่ผ่านมา +1

    Maasha allaah fariid runta illaahey baa kugu jecel
    Gurigaan hooyooyinka soomaaliyeed ayaa iskaa wax u qabso ku dhistey xiligii dowladii siyaad bare.

  • @foziaibrahimosman9842
    @foziaibrahimosman9842 2 วันที่ผ่านมา +4

    Wuxuu xasan xarash ka xishodo ayuu u dira midkaan u shaqeeya in uu dumar u booteeyo dumar haday ka xishoonayaan maxay uga xishoon waayeen xeryihii dowlada dumarkii agoonta haystay oo ka ohinaysay iyo caruurtii iskulka oo saaka iskuulka ka aaday duhurkii markay soo rawaxeena guryahoodii la burburiyay go ahead eddo Batulo ogow xamse ma samayn wuxusan xasan ogain dhaqaala is tusay

  • @luulsharaf.2808
    @luulsharaf.2808 2 วันที่ผ่านมา +2

    Raisuwasaare jooji waxa aad wado Hooyoyinka gurigooda u daa❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 2 วันที่ผ่านมา +2

    Guriga hooyooyinka Waa Caan hooyooyinka Somaliyeed Ayaa Weligood lahaa ma in la Iibiyaa la la Haweestayaa Cajiib Xassan Guurgurtow taasi kasabar

    • @mohamedsomali3783
      @mohamedsomali3783 วันที่ผ่านมา

      Waa runta guriga hooyooyinka ayaa iska leh, dad aan kala garaneyn guriga hooyoyinka iyo wasarad ayaa dadki wareriyey. Guriga Hooyoonika iska leh, waxane siyey aun Maxamed Siyaad Bare.

  • @ashahassan3869
    @ashahassan3869 2 วันที่ผ่านมา +1

    Uf uf.warkan hawiyow iso.dhafiya anagama nacney guuriga hoyoyinka dow ladi hore.soomali maxamed.siyat.bare allaha unaxaristo in u.gatu.raba

    • @AB333East
      @AB333East วันที่ผ่านมา

      Adigo wax hubsanin ha iska hadlin walal dad guryaha dowlada dago waa qalad hanti dowlada leedahay leeka dago kadib la qeeliyo

  • @mohamedhassan3937
    @mohamedhassan3937 2 วันที่ผ่านมา +1

    Mama Batulo, Xamza Marxuum wa MIKROFOONKA HASSAN DHIIQO. Raali ahaw Maama Batulo, Xassan Dhiiqo into joogay hooyooyin badan ayuu, barakiciyay, oo u HOY TIRAY.

  • @FarahDahir-yw7wg
    @FarahDahir-yw7wg 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waakaxumahay gurigii hooyooyinka ladamaaciyo,hooyo batuulo waa kaxumahay waxa dhacay laakiin waxaan maqlijirey eelka kiidhigay udacwootooy waa kaxumahay inaad xasan sheekh udacwooto

  • @luulsharaf.2808
    @luulsharaf.2808 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waa runteed mama batuulo noloow mama

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 2 วันที่ผ่านมา +1

    Yaaloo xiray guriga haweenka oo xamse waxaan xasan ogaayn buusabayn karaa madaxwaynaha usheeg oo nadaa madaxwayne dhah

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 2 วันที่ผ่านมา +1

    NAA XAMSE XASAN BAA USOO DIRAY XASAN BAA MUNAA FAQADEEYAY OO DHABARKIISA DANBE KU JIRA

  • @FarhanKeinan
    @FarhanKeinan 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waa runtaa batuula maa shaa alaah mahadsenid xasan waa tuug waa beenale

  • @thenature541
    @thenature541 วันที่ผ่านมา

    Guriga hoyoyinka ma usaan ahayn guri dowladaded it was a private house uu ahaa jaal siyaad AHN uuna siiyey hooyoyinka somaliyeed, xamsow wasarada aad xafiska u radinayso uga dhis dhulka dowlada ee aad xarashaysan adi iyo booskaga 🙌

  • @ubahjimale8666
    @ubahjimale8666 2 วันที่ผ่านมา +2

    Horta uruka haweenka qaranku maxay qabataan anigu ma fahmine,, , midakale hadii gurigooda ay wasaaradii haweenka iyo qoysku ku shaqayso maxaa ku jaban ?

    • @mohamedsomali3783
      @mohamedsomali3783 วันที่ผ่านมา

      Guriga hooyoyinka ayaa iska leh ee wasarada shaqo kuma lahan, wasarada ha uradiyano meel kale, waxa wasarada ku hoos dugan in la xarashto ayaa la raba, oo hadhow ladhaho wasarada waay kamarantay.

  • @luulsharaf.2808
    @luulsharaf.2808 2 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 2 วันที่ผ่านมา +1

    Yaab badanaa meel la dhaafay malaha Wasasradii Dumarka xitaa rag ku sheegii maw soo dhigteen ma Domat bay noqdeen Toloow

  • @Koyama548
    @Koyama548 2 วันที่ผ่านมา +1

    Subxanallah sorry Hoyo mcn kuwan xaqa Allah tuso tan wa ti ay kubixi lahayen team kan xilka haya o wlhi eh🇸🇴🇸🇴Hoyo🇸🇴❤️🇸🇴🫡

  • @AbiyeAhmeddoofarweeye
    @AbiyeAhmeddoofarweeye 2 วันที่ผ่านมา +1

    Duff ku bax Xamzow adoo nin kuumade ah shaqadaadii lagu soo koobay in qof dumar ah laguu diro la yooyootankeeda.

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 2 วันที่ผ่านมา +1

    Wax Marqaati ah kama nihin ee naga aamus

  • @ashasheikh2827
    @ashasheikh2827 2 วันที่ผ่านมา +2

    War ninka edeb ma leh iska dhiciya

  • @DiiriyeFaarax-ff3gd
    @DiiriyeFaarax-ff3gd 2 วันที่ผ่านมา +1

    WAKAS ISKACELIYA MORYANTA XALUF DAQA

  • @sahradahir6959
    @sahradahir6959 วันที่ผ่านมา

    Xamse can är maba kala yaqaan😊

  • @abdialifarah4173
    @abdialifarah4173 วันที่ผ่านมา

    Eedo wiilka xasan sheikh ee xamse iyo kuwa la midka ahuba ma xishoodaan

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 วันที่ผ่านมา

    👍👍👍👍👍👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿❤❤❤❤

  • @ibrahimismail7608
    @ibrahimismail7608 2 วันที่ผ่านมา +1

    Xassan dhiiqo maxaad ubaxareeyse marxuumkeni shit😢

  • @mohamedrabaax5429
    @mohamedrabaax5429 2 วันที่ผ่านมา +1

    Subxaanallah war anagaa yaab aragney war heedhe kuwan dadka dalkuba badbaadu ubaahan yahay ilaahay kuwaan meel hanoo dhaafsho waa diirato aan waxba reebeyn ayax allow sahal amuuraha soomaaliyeed balo ku Cayaadhey 😂 😅😅

  • @hodanahmed9360
    @hodanahmed9360 2 วันที่ผ่านมา

    Naa xishoo batuulo

    • @mohamedsomali3783
      @mohamedsomali3783 วันที่ผ่านมา

      Oo maxay ka xishota guriga hooyoyinka ayaa iska leh wasarada shaqo kuma lahan, hadi aad kala fahanto hooyoyinka iyo wasarada ayad ogaan laheyd in Batuulo aay sax santahay iyo in kale.

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 2 วันที่ผ่านมา +1

    Xamse Marxuum Xasan baa is hor dhigay ceeb waxa Dumarka maxaa u geeyay

  • @abdiMahdi-o7x
    @abdiMahdi-o7x 2 วันที่ผ่านมา +2

    Stop stop stop mr hamza

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 วันที่ผ่านมา

    TAG TAG TAG TUUGAYAHAY ADAAN MUDNEYN MASUULIYADAAD SHEEGANEYSEE SAAXIIB MOORYAANIMO WAA DHAMAATEY

  • @Queenfatxa1
    @Queenfatxa1 วันที่ผ่านมา +1

    Marxunka 😂wuu og yahay inuusan dib ugu soo laaban doonin siyaasadda😂wuxuu bilaabay inuu hantida shacabka xado sida adeerkisa xassan biiq 😂😂

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 วันที่ผ่านมา +1

    BEENLEY AF XUMADA MADAXDA JOOJI CUNTOOYINKA SHACABKAA KUU DHIIBEE MAAHA JEEBKAAGA GURIGA AAD BIILAN JIRTEY XAQII BAA KAA QEYLA SIINAYA

    • @AB333East
      @AB333East วันที่ผ่านมา

      Walal gurika miyaa biilan jirtay qoftan

  • @samirr546
    @samirr546 2 วันที่ผ่านมา

    Hadii wasaaradu u baahantahay guriga oo weliba qoyska wax loogu qabanayo waa in ay baneeyaan,Guri kale iyagana ha loo raadiyo!!!!

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 วันที่ผ่านมา

    Waxay xaraashaanaa ka cararey hadana gurigii hooyooyinka illaahoow kuwaan naga soo gaar.

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 2 วันที่ผ่านมา

    DOWLADA AYAA KUSHAQEEYSO AYAA LAGU YIRI KAXISHOO MADAXDA

  • @mustafeahmedaden3137
    @mustafeahmedaden3137 2 วันที่ผ่านมา +1

    Tuuga aad ushaqayso

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 2 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂daalxooraayaah

  • @abdulqadiradamali
    @abdulqadiradamali 2 วันที่ผ่านมา

    Aniga Ra'iswasaaraha ayaa ila sax-san. Maxay Batuulo ugu qaylinaysaa hadii wasaaradu ka shaqaynayso!!? Xooga ay ugu faanayso Ra'isulwasaaraha halkee ka keenatay!!?

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 2 วันที่ผ่านมา

    Naa ka.Aamuus R/W kaxishooo

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 วันที่ผ่านมา

    Duqdani xamse bay haysataa ninkani waa tacbaan xasan ku shaqaysto isaga iyo dawlad ku sheegtu waa isku mid parliament xasan dal xaraashana waa ninka qabuuraha faganaya eelka kii dhigay u dacwootoy reer unukaa iska leh la heshiiya dawlad ku sheegta adaa bariiskaaga dhacsanaaya ee haweenka soomaaliyeed uguma shaqaysid

  • @mohamedsomali3783
    @mohamedsomali3783 วันที่ผ่านมา

    War Xamza xoog badana gurigan weligedba wuxuu ah guriga hooyoyinka ee gorma laga dhigay wasarada hawenka. Xamza Xamar majoogijirin miya xiligi berisaamadka? War wasarada meel kale u radso, ee kalexo guriga hooyoyinka. Waxad usocotan waa in aad xarashtane.

  • @AbdiMohamed-e3m
    @AbdiMohamed-e3m 2 วันที่ผ่านมา

    Maamooyinka halagarab istaago..mooryaantan hooyooyinka halaga qabto

  • @Mudaneey
    @Mudaneey 2 วันที่ผ่านมา

    Gurigaba waxaa la dhahaa guriga hooyooyinka
    Rw maxaa ka si ah

  • @yusufabdirahmanjama8720
    @yusufabdirahmanjama8720 วันที่ผ่านมา

    Guri hooyooyin loogu shaqeeyo ma jiro waa meel kiro ah oo la kiraysto

  • @hillowdiriye
    @hillowdiriye 2 วันที่ผ่านมา

    War kasoo jiid habartaad biliqo Doon ah Waa taabsaney waayo

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 วันที่ผ่านมา

    ISLAANTAAN BIILKEEDAA LOO SOO DHACAY QARANKA MAADAA MASUUL KA AH NAA HAWEENKA HA CEEBEYN AMARKA HADAAD QAADAN WEYSO WALEE WAA LAGU JIIDI DOONAA EE CEEB MEESHA AD KA GASHAAN ARKEENAA

  • @CabdifitaxGutaale
    @CabdifitaxGutaale 2 วันที่ผ่านมา +1

    War tuug aa thy wazarada ma Mel kle kadhigatan tugjayahey

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 วันที่ผ่านมา

    NAA GABDHUHU KUMA WAKIILANE DOWLADA SI NIDAAMA WAX U WEYDIISO LAAKIIN IN AAD AMAR DIIDO SAMEYSO WAA QOF MEEL LAGA SOO DIREY

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 วันที่ผ่านมา

    Maada.dhisay.markaad.leedahay.hakabaxaan.mooge.waxad.ogtahay.majirto

  • @MahmodJaruw
    @MahmodJaruw 2 วันที่ผ่านมา

    xamza hoyo yinka iyo gurigoda
    amaan sii

  • @Qalaska
    @Qalaska วันที่ผ่านมา

    Iska celiya marxuunka iyo xasan xabaalo qufte

  • @SiidcaliSiidcaliabdi-h2v
    @SiidcaliSiidcaliabdi-h2v 2 วันที่ผ่านมา

    Waa lagu jiidahayaa kkkkkk

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht วันที่ผ่านมา

    Basabo ken ya baan sitaa kuudhofina qarbadan hori udhoofiyay xiro qas oo somali isli ahen biyo leh aman leh agaden kenya leydhaha muxuu iidortay walalkaa

  • @GaadacoFarah-d8f
    @GaadacoFarah-d8f 2 วันที่ผ่านมา

    Xasan iyo kooxda hadan somali lagaqaban meel xunbaa laga dooni

  • @AbshirIsse-k1q
    @AbshirIsse-k1q 2 วันที่ผ่านมา

    Waa ceebey tacaal.

  • @abdiraxiin1640
    @abdiraxiin1640 วันที่ผ่านมา

    Xasan ushaqeeye maxaa ugu dari weysay
    Daarood mamatale usii raacisid
    Duliga dhiiga sagaaro leh

  • @axmedcabdimaxamud4214
    @axmedcabdimaxamud4214 2 วันที่ผ่านมา

    Kkk kan aawkiyalka baa ku cusub

  • @R3dS3a
    @R3dS3a 2 วันที่ผ่านมา

    Baadi kuugu ragtay dhaxal aad ledahay ayey kusawirta war kabax guriga wa hanti dadweyne waa dan gud hala xiro qoftan

  • @abdikadirmohamed4053
    @abdikadirmohamed4053 วันที่ผ่านมา

    Mamo guriga dowlada leh kabax ila 14 sano kaligaa maxa kudhigay😊

  • @abdifidow3870
    @abdifidow3870 2 วันที่ผ่านมา

    Ma gurigii haweenka ayey ka geyn weysay dawlada.'

  • @hillowdiriye
    @hillowdiriye 2 วันที่ผ่านมา

    Waabeentaa garbaryahay kabax hurigaas waalagu shaqreysaa Giri jiif ma aha

  • @AbdiMohamed-e3m
    @AbdiMohamed-e3m 2 วันที่ผ่านมา

    Kuwan dhulkii qaranka way wada gateen, hadana ma gurigan ayay kudari rabaan..

  • @MuxdiinSalaad-w9y
    @MuxdiinSalaad-w9y 2 วันที่ผ่านมา

    Eedo meesha banee

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 2 วันที่ผ่านมา

    US DOQONYAHEEEY

  • @fuaadcaraale6326
    @fuaadcaraale6326 วันที่ผ่านมา

    Mamada xaq bey ku tagan tahay kuye wasarada ku shaqeen wasaradan wa lisla fahmay hadhowa lagadaya wasarada wey ka maranta warqad laso saraya weyna becin

  • @MohamedSheikh-z7v
    @MohamedSheikh-z7v วันที่ผ่านมา

    hoyo wankaxumahay wa'na kulatiranyonahayaa

  • @ladane15
    @ladane15 วันที่ผ่านมา

    Bal habartaan mooryaanimadeeda bal arka wasaarad ayay Gurigii loogu shaqayn lahaa ayay rabtaa inay xoog ku haysato

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 2 วันที่ผ่านมา +3

    maxaa daba dhigay gurigaan yaahuu alle magan iska dhiciiya hooyooyinow yaahuu alle magan

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 2 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂CAJIIB MARXUUM XAMZA IYO XASSAN SH QABRI BOOB LACAG BOOB DHUL BOOB BILILIQO VILA FAMILY CALI GAAF VILA IMARAD YAHUUD VILA XALANE UK 🇬🇧 DALKAN WAA LA IIBSADAY XASSAN ARKAGAX ALSHABAB XASSAN TUUG XAMZA DIBI MEYTO😂😂😂

  • @AbuKhaalid-e5b
    @AbuKhaalid-e5b วันที่ผ่านมา

    reysal.....dhulkan faraha badan oo aad iibinaysaan wasaarada maad u dhistaan oo aad faraha uga qaadaan guriga hooyooyinka dumarka maxasta ah ....

  • @halimajama1664
    @halimajama1664 2 วันที่ผ่านมา

    Gurga hooyo maxaa lagu qabtaah bal ifahansiiya

  • @jaamacMolit
    @jaamacMolit 2 วันที่ผ่านมา

    raisal wasaaraha had miyuu xumaaday

  • @Qalaska
    @Qalaska วันที่ผ่านมา

    Ilahaay baaa u maqan dalkeenii tuug baa u tashatay sida guurguurte ale inkaar Ha ku rideee marxuun xamse inkaari kugu dhacday adigana tuug baad tihiin ale idinka qabay umada

  • @jaamacMolit
    @jaamacMolit 2 วันที่ผ่านมา

    madax weynaha hada miyuu xumaaday

  • @Abdinassir-w8g
    @Abdinassir-w8g 2 วันที่ผ่านมา

    Neefkaan yaa dadka kaqabto

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 2 วันที่ผ่านมา

    Kkkkk duqdan canada iskaga labo old age wagarte maxey xaraan ka dheregtay

  • @abdiciro7610
    @abdiciro7610 วันที่ผ่านมา

    xamse tuuuuuuuuug jooooji afxumada maantana waa if barina waa aakhiro hadaad garanayso adna ma ceeeeebtii ayaad dhex istaagtay

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 2 วันที่ผ่านมา

    Haweenkaan ma kuwii cagafcagafta lagu xaaqay iyagoo jiijiifa dhulalkii dowladda guryo ay ka dhisteen kuwaanna ma bililiqo miyey ku haystaan Habrahaan waa kuwo la shaqeeyo gaalada caalamka oo qorshaha jinsiga la yiraahdo loo soo dhiibo ogaada,

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 2 วันที่ผ่านมา

    habartaan may iska fuusho sariirta miinti ayaa sohantay sida xarig baq baq habar miinay gabdho waxba uma haysid beenlay waad kuqaraabataa galada ayaad ku tugsataa magacoda

  • @CabdiWahab-z2p
    @CabdiWahab-z2p 2 วันที่ผ่านมา

  • @Qalaska
    @Qalaska วันที่ผ่านมา

    Ilahaay baaa u maqan dalkeenii tuug baa u tashatay sida guurguurte ale inkaar Ha ku rideee marxuun xamse inkaari kugu dhacday adigana tuug baad tihiin ale idinka qabay umada