Ciidanka Jubaland oo maalintii Labaad Qabqabanaya Ciidankii Raaskambooni la geeyay Fadeexad iyo ceeb

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 51

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    guul jublaaan inshaaalh❤❤❤❤❤

  • @saidabdi136
    @saidabdi136 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Soo dhawoow Cabdullaahi Balwaan.

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xasan sheekh. Dhalinyaradii.soomaaliyeed Ayuu. Isku baabiiyey markii. Horena gobolada. Dhexe. Waajii. Ku. Jebiyey. Ciidamadii

  • @Khdarcrashiir96Axmed
    @Khdarcrashiir96Axmed 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Jubbalaand guul iyo gomanimo insha allah xasan dhiiqo halaqabto tuuga xabaalaha qota

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    GUUUUULLLLLLLL JUBALAND GACANTI SAREYSO INSHA ALLAH💪💪💪💪💪💪🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @maliunabdiahmed9766
    @maliunabdiahmed9766 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤ guul Jubaland guul Jubaland guul Jubaland ya Allaha

  • @alidhiin4845
    @alidhiin4845 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😊😊😊❤❤❤Guul Guul jubalaand 😊😊😊😊

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walaalayaalow dhamaantiin walaalo ayaad tihiin ee u naxariista ciyaalka Hassan sheekh uu soo lug gooyey, dulmi baad ku soo duusheen Hassan xumow yaa xilka noogu dhiibay

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Balwaan wadani guul ❤❤❤❤🙏🙏💪💪💪💪🎉🎉🎉🎉🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @degmadahassan2620
    @degmadahassan2620 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah subxaana wa tacaalaa ha ka qabto ummada soomaliyeed dhuuni qaatayaasha ilma hunguri lacag dal iyo dad iyo diin midna uma shaqeeyaan jeeb aan buuxsamayn bay lacag u raadinayaa hantida ummadu hunguriga idiin fadhiisatay oo liqi waaya Allahuma Amiin Amiin Amiin ya Allah.

  • @Somfox1
    @Somfox1 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa NasiibDaro! Xamse iyo Xasan Sheekh Ceebee Xoogii Dalka iyo Umada Somaliyeed ba!

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Aad iyo aad guul jubaland ❤❤💪

  • @maxamedbarre4385
    @maxamedbarre4385 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    هذا إحراج حقيقي للبلد وللعالم. علينا أن نغير هذه الإدارة. عار عليك أيها الرئيس حسن

  • @0markassim21
    @0markassim21 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Balwaanoow halaqmanin ilaahow kuxafid aamiiiiiin

  • @SaciidYusuf-sf9lt
    @SaciidYusuf-sf9lt 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxaan allaah waaba gojacade labaad😅😅😅😅😅

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    kuwa dubullujidiidi iyo kuwa baraha bulushada ka qaaliya waa llabo kooxodo oo baahan weeya wadanimo iyo wixii dhimanaya wixii noolo maba kalla jecella ee waa in dalka llaga badbaadiya👁️

  • @sahrujacali4144
    @sahrujacali4144 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Runta kuku wataa guul jubalaan

  • @AminaHirsi-u7g
    @AminaHirsi-u7g 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    kuli Waa inamadeeniiye oo is dilaye ha soo bandhigina

  • @Mohamed-m6d9o
    @Mohamed-m6d9o 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan guul mw jubland ahmed madobe wa geesi libax landheere ah barida ayu dhulka ugu dhufdey maleeshiyad belad oo laga so aruriyey muqdisho ceebta adunka ba ku dhacday ciyalki ayey so qaldan iyago dhaca waxa laga dajiyey muqdisho hadana wey ceytamayan qof marku jabo u ceyta kooxdi damajid eedaysane xasan munafaq marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada damajid wey jaban wey fashil

    • @AbdaleAbdilahi-j3j
      @AbdaleAbdilahi-j3j 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Nin.waalan.ilaahay.haku.caafiyo

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wallaahay iyaga shabaaba ah oo llasheqeyeseta aduunka oo dhana waa llaga ogo yahaya malleeshiyadka ay soo direena maaha ciidankii farmaajo dhisaya ee magacayadii baya wataa goro goro harimicada danaba waa magacayadii ciidankii xalaasha ahaa kuwan waa mooroyantii xasan dhiiqo soo urusaday markuu ciidankii xasuuqaya maanta ciduu waxa ka qaadi kara majiro mamulgoboleda kallena arke oo doorashadooda waya qaba sanayan see dareeme xagee maroyosa👁️

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ciidanka xasan sheekh keligii taliye waxeey ka adag yihiin dadka degan Mogadishu ama xamar in ay ugu dhacaan guryahooda Kala baxaan shacabka hurda oo aan diyaar ahayn in ay isdifaacaan ciidanka meel kale adag yihiin jirto xamar uun ka adag yihiin.

  • @Faadumoali-n5u
    @Faadumoali-n5u 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caruurtaan baahibaakeentay meeshan waalidiintiidhalay haqabsadaan caruurtaan ileen gaalo lamadagaalamayaane halmar hadii labadbaashay marlabaad mabadbaadidoonan

  • @ogaaloge3281
    @ogaaloge3281 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaan waa doraad wax cusub keen bro

    • @quruxsan70
      @quruxsan70 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Daroood kulahaaa😂😂😂😂 lahjadoda daroood Miya benale

  • @mulaxoahmed4672
    @mulaxoahmed4672 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul iyo Gobanimo Fahad Yasiin, Farax Sakiin iyo Sanbololshe ma arkeen waxa Ciidan keena ku dhacay hooyo gablantey caruurtenina waa dhamadeen

    • @freemanfilms4195
      @freemanfilms4195 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Fahad Yaasiin A. Madoobe & HSM doqonimida Wadaan ka WANAAGSAN.
      Isgoowrac, sakiin laq

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ra'isul wasaare Ku sheeg Xamza soo diray

  • @AsadAbdi-pm1wt
    @AsadAbdi-pm1wt 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wadaniga wa Inu school kusodhigtay
    Ciyal darbi Hadi Laga dhigo askarta
    Ogaada qaranku darbi jiif ayu noqoni

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    kkkkkk kii neefka ahaa ee labaxay xilguntade iyo kii kalee nacaska ahaa ee abwaan garaad labaxay baa lahaa marlabaad baay ciidankii daawladu qabsadeen raaskanbooni waa xollo kuwaasi dad cawaan ah baay wax usheegan

  • @KhadraAdan-x9b
    @KhadraAdan-x9b 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War xishood Xasan ciidan maleh waa ciidankii qaranka Xasan wiil kiisu kumajiro dhalinyarada soomaaliyeed ee odayaashu isku direen

  • @SaidAbdishakur
    @SaidAbdishakur 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Weerarkii lascaanod iyo weerarka kismaayo waa Walsall,lacking xagaymareen

  • @Alishukow-gm9wk
    @Alishukow-gm9wk 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenta jooji balwan

  • @HaniQali-it5kf
    @HaniQali-it5kf 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadad kagulaseten rer jubalanow xasan munafaq cidamada xoga Somalia wanajiya oo kadaya sawirada fashaxun adkafidinayisan kadaya ilma aderayalow

  • @saynab7503
    @saynab7503 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Afku kuma go o balwanow

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan shiilh ethopia buu iska dhiibay ciidankiina kiinya jecliyaa jabkiisa😂😂 qofkasta oo cadalad daro sameeya saas baa u dambaysa

  • @sagalshariif2023
    @sagalshariif2023 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wiilashaas masaakiinta ah ee lasooqalday haleynina hadaad wargaraneysaan waayo waa ilmo caqliga lagaxaday waalidkii dhalay kuwareejiya arjar ayaad kahelaysaan hadii kale qabyaalada Somalia indhatirtay kulakaca

  • @KayreSanka
    @KayreSanka 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kadaa balwaan talis qabiil ma ahan waa talis shaqsi.hawiyena inuusan shaqo kulahayn arintaan cid walbaa og. Xasan caay daada baa qalqalisay.😅😅

  • @lulanor9383
    @lulanor9383 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beentood ii waxaa soo afharay markii ay soo bandhigeen iyagoo doonyo baabur iyo askarba kuyimi doonyo
    Marka been u raad maleh xasan dadkii somaliyeed uu u ahaa madaxwayne buu kala qsybshay haduu rabo korsi si fiican buu cidwalba oo cadalad ula dhaqmi lahaa somalidu waa gob haduu cadalad kaliya sanayn lahaa tusi lahaa in uu dadkii wadan u dhiman ayey dartii sida ssc khatumo buu garab istagi lahaa marka ma fahmin in aysan somali never kala afkat lataliyayal xun buu leeyahay ha iska jiro talada khader iyo xildhibanada goida kaliya lugoyada domaliyeed ha uskajiro

  • @AAA-bb5xc
    @AAA-bb5xc 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Definitely. Kismaayo gacanta dawlada dhece bay kudanbayn. Sooner or later. Ciidanka. Cxd. Wax danbi ah málahan. Adigu. Ha Oran. Ciidanka xasan shiikh. Dhalinyaradaan. Xataa looma sheegin mee loo wado. Qofkii bahdila. CXD. Looma cafindoono
    Ogoow. Anigu. Mataageersani. Xasan iyo xamse.
    Laakiin. Hogaamiye kooxeed. Never ever mataageerayo.

  • @doone9873
    @doone9873 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SHARAF MAHAN WAXA WADO KA JOJI UMADA BENTA KA DHAF BENTA ANAGA JUBBLAND AH WAXA RABNA ISBADEL BUXA MA RABNO IN MESHA HAL QOF ISKA HAYSTO BENTA DHAF BENT DHAF ADIGA O KALE AYA WADANKA BEN KU WADA JOJI BENTA WAXAS VIEWS LAGUMA HELO TUUG BEN BADAN AYA TAHAY

  • @HassanMohamed-jl8ou
    @HassanMohamed-jl8ou 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sacaan hala soo qabto waa daba dhilif

  • @abraQolkisa
    @abraQolkisa 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    nacasow cidamada aad daba gashay ee ad ku edaynayso ee argagixisadu werartay dhulkoodii bay joga waxa dagala iyo cadawadi majirn maxad u bubuninysaa waxa waa layskaga daba imanaya wana lal xisab tmayaa

    • @MohamedSalah.7
      @MohamedSalah.7 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      hhh waa laykaga daba imanaya aaa😂. ciyartu wa dhamaty nin weerar qaaday oo lawasay ma warba uyaala. Habar gus ku jira waxey sheegto wa raw raw

    • @degmadahassan2620
      @degmadahassan2620 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Daalimeenta Allah ummada ha ka qabto. nin baahan gobma aha

    • @Faadumoali-n5u
      @Faadumoali-n5u 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xasan baahane maakudhalay munaafaqyahoow ciidanqaran may ahayn ee ciidan qabiilbuu ahaa hawiye oo ogaadeen kuduulaybay ahayd dawlad xamar kamajirto xasN waa mooryaan

    • @abraQolkisa
      @abraQolkisa 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @MohamedSalah.7 yaa dhame

    • @abraQolkisa
      @abraQolkisa 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @MohamedSalah.7 ciyarta dhamaatay watebinta u jogo Axmed Najusi iyo argagixisad tagerta wey tagnanysaa