#الرقية_الشرعية

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 705

  • @sheikhcaydaruus
    @sheikhcaydaruus  ปีที่แล้ว +279

    Hadii aad rabtid talooyin kusoo biir guruubkas telegram ka ah
    t.me/naftaadadabiiib

  • @SacdiyoCodey
    @SacdiyoCodey 9 หลายเดือนก่อน +57

    Allow inta Xanunsan Cafi inta dhimatana Allow uunaxristo yarbiii ❤🥺☝️

  • @Unknown44567
    @Unknown44567 11 หลายเดือนก่อน +74

    Illaahay qof kasta oo xanuusan ha caafiyo intii dhimatayna allaah ha u naxariisto

  • @QadroMaxamed-mr8hb
    @QadroMaxamed-mr8hb 7 หลายเดือนก่อน +32

    Allow inta xanun San caafi inta dhimateyna unaxariiso😢

    • @aaliyaqueen1189
      @aaliyaqueen1189 4 หลายเดือนก่อน +3

      Amiin ya,rabi 😢🤲😊

    • @FadumaMaxamed-h2t
      @FadumaMaxamed-h2t หลายเดือนก่อน

      Koiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii iiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii​

  • @faizamohamud5321
    @faizamohamud5321 7 หลายเดือนก่อน +15

    Alle cafiimad tama hana siiyo wax ma qabi hana markan xanuunsado waa dhageysaa oo wanku nafisaa Alxamdulilah jasakalah

  • @sahrofarax-vf3jr
    @sahrofarax-vf3jr ปีที่แล้ว +14

    Dhagesiga xanun ku dareemaa😢😢😢 iyo culees laabta ah iyo xabadka

  • @BoqoradaRerkeenadiid
    @BoqoradaRerkeenadiid 4 หลายเดือนก่อน +38

    Illaahoow na caafi anaga io intii islaam ah ee xanuunsan dhamaan aamiin yaa rabi

  • @IqroAxmed-w3e
    @IqroAxmed-w3e 2 หลายเดือนก่อน +7

    Sheekh Kher allha ku siiyo intee joogtaa na waan ku baahnaaye inta i quraan saarto walahi tuf ku qeyre thy allow ku dhowr aakhara iyo aduunba allhuma aamin 😢🤲🤲🤲🤲🤲😭🥺

  • @ayanmusse4835
    @ayanmusse4835 ปีที่แล้ว +18

    ASC Masha'Allah tabarakallah Sheikh Cayduruus qeyr Allaha SWT haku siiyo. Janadii firdowsa makaankaada Allaha kayeelo adiga walidkaagaba. Danbigaada iyo danbiga waalidkaa Allaha dhaafo. Allaha Ku xafido walaal. Aamiin Yaa Rabi 🤲🏽🤲🏽🤲🏽. JizakAllah kheyr.

  • @iqroladan3950
    @iqroladan3950 2 หลายเดือนก่อน +2

    Aniga quran xasad ama il hadaba dhagesto hurda mel ay jiirin iqabani ila an saxdo hurda ma ahne ima deynesa midkale kababayo midkle quranka kuma cafimadesid lidhaha midkale feraha iyo dhunta ixanunyo midkle masas ayan kuriyon ilahow adiga aya arke xasadka naga qabo😢

  • @HiboHassan-b2c
    @HiboHassan-b2c 2 หลายเดือนก่อน +9

    جزاك الله خير الشيخ يحفظك الله 🤲

  • @mulkimohamed-mr5ln
    @mulkimohamed-mr5ln ปีที่แล้ว +26

    Shiiq nogu so dar isha xanunada iska dhigta sida gaska dhikarka sokorta xanunada o dhan alaha ku xifdiyo

    • @fatimaabdulkadirawil3011
      @fatimaabdulkadirawil3011 ปีที่แล้ว

      Haa wll taas ayaan ubahanahay alle haku barakeeyee shiikh

    • @hodanomar371
      @hodanomar371 4 หลายเดือนก่อน

      DsssaTtcC

    • @khadroaden
      @khadroaden 6 วันที่ผ่านมา

      Isku mida nhy an wada codsano😢🙏​@@fatimaabdulkadirawil3011

  • @luulcuarabdi-nn3uk
    @luulcuarabdi-nn3uk ปีที่แล้ว +26

    Rabiyoow aa khaara iyo aduun waxaad kufaraxdo kusii anoo culeys isaaran yahay ayaan ruq yadaan dhageystay maashaa allaah caafimaad ayaan dareemay

  • @IqroAxmed-w3e
    @IqroAxmed-w3e 2 หลายเดือนก่อน +4

    Dhinaca bidixa xanuun ka dareemay jidhka dhana jiriraco iga jajabty walahi 😢😢😢😢😢

  • @shahidahmed-ix5yt
    @shahidahmed-ix5yt 8 หลายเดือนก่อน +8

    Shiek said axmed Hargisa may Allah grant you Apalace in janna Ameen

  • @AXMEDMUXUDIINIbraahim
    @AXMEDMUXUDIINIbraahim 6 หลายเดือนก่อน +7

    Jasakalha Allah Sheikh caydaruus Allah Ku xafido wlhi waan xanun saanya dhegeystay Alx🤲

  • @SahraSeedi
    @SahraSeedi 10 หลายเดือนก่อน +55

    جزاك الله خيرا شيخ 😢 jariis iyo kor xanuun daacsi pdn mantag oohin 😭الحمدلله على كل حال 🤲شكرا لك يا شيخ 🤲🏻

    • @FartuunmaxamuudYuusuf
      @FartuunmaxamuudYuusuf 8 หลายเดือนก่อน +11

      Meyla qabta dhibkas walashey hadan daremoya mantag iyo ohin ma qabo lkn inta kale

    • @ilhanoma24
      @ilhanoma24 4 หลายเดือนก่อน +5

      Aniga matag i qabanayo iyo jirka xanuun

    • @Frutfj
      @Frutfj 2 หลายเดือนก่อน

      😮😢😅🎉❤
      😊😅😮😢🎉😢😮😅😊😅😮😮😢🎉🎉❤😂😂😂❤😊😅😮😢🎉😂❤🎉😢😮😅😊😅

  • @CabdiraxmanAbdullahi
    @CabdiraxmanAbdullahi 4 หลายเดือนก่อน +8

    ilahy cafimad taama nasii ❤🎉

  • @AYeeYadedjecel2021
    @AYeeYadedjecel2021 ปีที่แล้ว +33

    Masha Allah sheikh caydaruus wlhi ruqiyadad so dubtay ee isha isbadel weyn ban ku dareeemay ina kasto an ku xanuunsaday hadan alhamdulilah wan ku ficnaday ilahay khayr badan haku siiyo sheekh mahdsanid🤲 🥰🥰❤️

    • @duceysanali9024
      @duceysanali9024 ปีที่แล้ว

      Tee waye ruqyaradas

    • @naimasiraj
      @naimasiraj ปีที่แล้ว

      Walal xanun daran oo kababyo iyo isku dhex yac maka darentay tacban ayn ehe

    • @AYeeYadedjecel2021
      @AYeeYadedjecel2021 ปีที่แล้ว +2

      @@naimasiraj haa wll way ledahay ani xanuun badan dareemay ilaa istaag ka dhacay lkn alhamdulilah alle ha caafiyo inta xnuunsan hno

    • @hanimahamoud
      @hanimahamoud ปีที่แล้ว

      @@AYeeYadedjecel2021Ruqyada tee wayo abayo

    • @Nuurahassan7
      @Nuurahassan7 10 หลายเดือนก่อน

      @@AYeeYadedjecel2021ani mar hadan ogan laha xanunka inu ruxi yahay wan dawowi laha shaki mudo badan xanusanhy dhaqter wan ka daly

  • @ayaanomar7542
    @ayaanomar7542 ปีที่แล้ว +8

    sheekh wllahi maalinkaan yutubkugu arkay wadadan ku caafimadi lahaa waan helay ardayad yar ahay sanadkii koowaad jaamada gali rabay ayaan sariir fuulay waalidkayna midna wuu dhintay mina iga fogthy xanuunkana waa laysku nacaa waad ogtihiin oo isleh maad iska dhimatid ayaan ku arkay ruquyadaadii ugu horaysay aan arkay ku xanuustay siddii udhagaystaa iminka laba bilood maanta illaa maalinkii aan dhagaysigaaga bilooway dhiig matagayaa naqaskuna iqabanayaa alx yaa rabi adaa mahad

    • @sheikhcaydaruus
      @sheikhcaydaruus  ปีที่แล้ว +1

      Saliga nabiga raaci walal maalin walbo 3000kuk ka aqri

    • @mokhtarshine5805
      @mokhtarshine5805 ปีที่แล้ว +3

      Laa ilaaha ilalaahu waxdahu lasharika lah lahul mulku walahul xamdu wahuwa calaa kuli shay in qadiir ducadana akhri wallo malin walba 100

    • @mushtaqmahamud3439
      @mushtaqmahamud3439 9 หลายเดือนก่อน

      Walaal naqasku muu ku qabanayaa hada se sideed ka thy

  • @fatuummohamed1814
    @fatuummohamed1814 ปีที่แล้ว +13

    Xasad iyo il ayaa isku key biirsaday🥲 allaha iga saaro, ruqyadan allaha nagu caafiyo

    • @zuzu2728
      @zuzu2728 ปีที่แล้ว

      Abayo ismahans side lagu haya calaamadahaka

    • @najibmusse7133
      @najibmusse7133 ปีที่แล้ว

      Wll ismahaan makula soo xiriiri karaa

    • @fatuummohamed1814
      @fatuummohamed1814 ปีที่แล้ว +1

      @@zuzu2728 wllo in mudo eh baan cilaajka isku wadaa alx , ilaahey ka sukow sheikh caydurus baa igarab istaagay oo ibaray sidaan isku cilaajin lahaa taloyin bdn neh isiiyey oo aan Kaga caafimaaday xanuuna bdn oo ihayn jiray Alx, heer uu gaaray qofkii ixasdaye in hospital ladhigo ilaa hadana uu jiifaa hospitalka,
      Xanuunka ihaayo waxaa iga daran midka aan soo maray😭😭, ilaahey iguma soo celiyo, inta dhiman neh waa ka caafimaadi doonaa inshaa allaah 🤲
      Warka yaanan kugu badin waxa kaliya is adkaynayso oo iga bixi la, waa isha ardayda aan wax is labarano, markasta aan tago goobta wax barashda maskaxda iyo lugaha iyo dhagaha ayaa la iga qabtaa, jirka neh wuu igubanayaa , guriga neh waxaa meel dhigo waa la iga qaataa hadee ahaan leheed dhar iyo catar, iyo geedka lagu tasbiixsado 😪wax qaaday garanmayo,

    • @zuzu2728
      @zuzu2728 ปีที่แล้ว

      @@fatuummohamed1814 mcntoy inta kugu dhiman Allah haka dul qado manal wadaktit mcntoy cilajka at subise please dad badan aya xanunsan inu Allah jana fardos ku bishareyo cafimadn ah kusiyo

    • @anwarsudais2991
      @anwarsudais2991 ปีที่แล้ว

      Inta bukta dhaman Alle hacafiyo wll

  • @amira1438
    @amira1438 8 หลายเดือนก่อน +12

    2bari waan jifay kanini wax wa idari waye ilmaha waa heysan la ahay manta ku sadax ah culeys kor xanun tinta in ey isibaneysa uqabta indhaha xanun basbas in leyga marshay qunfac melo jiro dhan waa i saranyahy qof sixaneyso cml gabka dhaxdisa xanun waxba iga tagan dhagihi xanun waa wareraa qandha i kar karineso dhaxan bustoyinka waxba imatarayan waa yabanahy
    iso duceya bal somaliye si niyad ah hada quraanka marka dhageystay xoga waxad uqabta in culeys iga dagayo mushqul aanba ku cararaya ee iso duceya ma aqano waxa igu dhacay hooyo yar ayaan ahay ilahey 4ku arsaqay alx
    7malin ayan dhageysan donaa quraanka insha alh
    sheikhow iso jawab ilwaye maladhihi kara wayo wan kawawiyona marka quraanka dhageysanayo indhaha waa ilmeynayan ani dhan waa jarenaa.
    qurba ilmo ku korsanoya oo walid i jogin ani iyo xajiga le u cida owladan yar yar

    • @nimcaali8314
      @nimcaali8314 8 หลายเดือนก่อน +2

      Abayo ila so hadal aniga ku shegayo waxad ku ladnaneso In Sha allah i

    • @amira1438
      @amira1438 8 หลายเดือนก่อน

      @@nimcaali8314 abayo mcn qeer alle ha kusiyo isheeg wlhi wan ku duceyna si niyad ah wlhi

    • @faisafaisa9031
      @faisafaisa9031 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@nimcaali8314abaayo aniga abaayo way ihaysaa isha xaasida ka abaayo talo aan kaga. Caafimaado I sii abaayo

    • @hanimahamoud
      @hanimahamoud 5 หลายเดือนก่อน

      @@nimcaali8314 abayo adiga ma soo maray xanuunkan

    • @naimasiraj
      @naimasiraj 5 หลายเดือนก่อน

      @@nimcaali8314 abayo aniga i sheg inten kala so hadla

  • @mulkimohamed-mr5ln
    @mulkimohamed-mr5ln ปีที่แล้ว +10

    Masha alaah shiiq walahi marka dhagestay wa resty alx ilahow no xifdi shiiqena

  • @najahadan2611
    @najahadan2611 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah allah ha ku barakeyo adun iyo akhiraba marka shitay xanunkan daremyay allah ba oga imikana alhamdulilah

  • @hamdisaid7477
    @hamdisaid7477 ปีที่แล้ว +10

    Shukran sheikh abaalkaada janatul firdowsa allha haka dhigo aduunkana rabbi haku xafido❤

  • @AneesaMuhammad-n1c
    @AneesaMuhammad-n1c 4 หลายเดือนก่อน +1

    Xasad markaan maqlo ciil ayaaba iqabto

  • @nimcoabdiali2114
    @nimcoabdiali2114 10 หลายเดือนก่อน +2

    Alehanugucaafiyo adna hakaa abaalmariyo

  • @farxiyodaahir-ec5ml
    @farxiyodaahir-ec5ml ปีที่แล้ว +9

    Sheikh qofka xasadka ku dhacay
    Dadka manacaa
    Oo xasadnimo daremaa asoon xumaan kawadin diiqad,gaas,cabsi,😔 iga jahil bixiya waxaas waa maxy🤒

    • @noloshacusub6008
      @noloshacusub6008 ปีที่แล้ว

      Hada see noqoty qli

    • @habiibohalane2041
      @habiibohalane2041 ปีที่แล้ว

      Walaal calaamadaha wuu leeyahay

    • @DumarBilla
      @DumarBilla 8 หลายเดือนก่อน

      Na walal isku mid bn nhy mka cfmdy byo

    • @SalmoMohamed-el7rx
      @SalmoMohamed-el7rx 6 หลายเดือนก่อน

      @@DumarBilla anaa hada sas eh 😢

  • @Africa569
    @Africa569 ปีที่แล้ว +13

    Jzkumalh kheyr sheekh caydarus codsigii oo nosameysay ilaahay hakaa abaal mariyo intii dhagaysatana Allaha kucaafiyo🤲🤲Aamiin

  • @XuseenMaxamed-gw4lb
    @XuseenMaxamed-gw4lb 3 หลายเดือนก่อน +6

    Maanshaa allaah sheekh ceyduruus

  • @MahamudAadan-ww5rj
    @MahamudAadan-ww5rj 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekhow waba dhibsanaaya maxaa qaldan😢

  • @deeqoyaqshiid2556
    @deeqoyaqshiid2556 ปีที่แล้ว +10

    Mansalllha shiiiqowo Allhe ha ku xifdiyo amiiin yaaa rabiii 😢😢

  • @ikranshane6476
    @ikranshane6476 ปีที่แล้ว +18

    Masha’Allah tabarakullah sheikh May Allah heal every sick person

  • @niciimocaato7114
    @niciimocaato7114 ปีที่แล้ว +15

    quraan,nagufilan,,masha,allah

  • @SaynabMaxamed-yo6nw
    @SaynabMaxamed-yo6nw 2 หลายเดือนก่อน +3

    Allow kubarakey sh caydaruus aamiin yaarabbi😢❤😊

  • @hawoismail8883
    @hawoismail8883 ปีที่แล้ว +19

    Jazakallaah sheekh anoo xanusan saka ruqiyadada dhegeystay allxamdulilaaah

  • @yasinkalifa125
    @yasinkalifa125 ปีที่แล้ว +10

    Aamin aamin aamin yaa Rabi ❣️ xafidullaah aqi allhu Akbar sey Masha allaah 🥰

  • @libinmohamed8070
    @libinmohamed8070 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah jeza ka laahu khayr sheekh caydaruus qayr badan Allah ku siiyo

  • @ayaancarpet2002
    @ayaancarpet2002 ปีที่แล้ว +11

    Wall dhib laan nala dha shy kuma wayno taladad nin ki qata libany walhi shukaran wall talada saliga nabiga waliba ibraahimiyada qata shayadintu way ku gubanaya wanay ku xabis manayan malin walban shan kun ka aqariya wad araky san nadijo ka afarxisa mahadasanid wall ale cimriga ha ku dhereyo musan ka na xasandka haku gu cusleyo abal ban ku haya gesigayagiii keep going ale wax ku dhiba kuma tuso inta noshahy

    • @najibmusse7133
      @najibmusse7133 ปีที่แล้ว

      Asc wll makula soo xiriiri karaa

    • @Malyuuncire
      @Malyuuncire ปีที่แล้ว

      Abyo aniga saliga ibraahimiyada waa iguculusyahay allaah iifududeeyo shankun see u aqrisaa

  • @sahrofarax-vf3jr
    @sahrofarax-vf3jr ปีที่แล้ว +6

    Dhuuntaa lay soo istaagay mrka dhagaha gashtay iyo qufac ku waashay iyo laabtoo i ah culees😢😢

    • @hibohussein6704
      @hibohussein6704 ปีที่แล้ว

      Anigana sidoo kale ayaan noqday ee haka caajisin ee mar labaad dhaha gisho illah hanagu caafiyo

    • @hakiimayousuf549
      @hakiimayousuf549 ปีที่แล้ว

      waan kula dareeemay wlhi😢

  • @cashaxayir3036
    @cashaxayir3036 7 หลายเดือนก่อน +18

    Alle anaga iyo wixixanunsanba hacaafiy0 aaamin aaamin yaarabi

  • @khadramahdi1841
    @khadramahdi1841 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahow na caafi dhamantayo inta dhimatayna u naxariso

  • @ahmedjr1939
    @ahmedjr1939 4 หลายเดือนก่อน +2

    Wax ka codsan Hal wax ado rali ah WLL Macn wax rawa ina ishegtid ani malinti cadi aya ahay lakn hawenki wal wal aya darema 🫶

    • @xaliimasacdiyo4679
      @xaliimasacdiyo4679 4 หลายเดือนก่อน

      Adkaarta subax iyo galab aqriso suuratul baqarana dhagaha gasho hadaad aqri kareysana kutufo biyo ee cab.

  • @hamdiahmad2116
    @hamdiahmad2116 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Sheikh Caydaruus please xayaysiiska ama advertiga kasaar (qofkii oo dhageydanaya oo ruqiyadii saameyn ku leedahay ayaa xayaysiiskan soo galayaa. Please waa Codsi

  • @hinaayahmad568
    @hinaayahmad568 ปีที่แล้ว +4

    Asc sheq waxa is ku arkay wadna xanun walwal ruqyada neh wan ku kubanaya sheq maxan ku tilmaami Karan waxas adi ka mahad sand

  • @MDilshad-um8ut
    @MDilshad-um8ut หลายเดือนก่อน +1

    السلام علیکم سبحان اللہ سبحان اللہ. Noshad

  • @SucaadAbdulahi-b8d
    @SucaadAbdulahi-b8d ปีที่แล้ว +5

    Yarbi ilhow cafi qof wlbo Muslim o lku imtixny

  • @nayruus18
    @nayruus18 4 หลายเดือนก่อน +4

    Thanks sheekh

  • @kiinmahamud4061
    @kiinmahamud4061 22 วันที่ผ่านมา +2

    Mashallaah Amiin Yaa allaah ilahey ha no aqbalo ducadada shekh ceydarus❤❤❤

  • @YoonisMaxamedkhaliif
    @YoonisMaxamedkhaliif 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahoow noogargaar inta xanuusan cafi inta dhimatay unaxariiso

  • @f.o847
    @f.o847 ปีที่แล้ว +7

    macallin Caydaruus jazaa kallaah khayr,
    midhe cafimaad qaba oo baarri ah Allaha kugu razaaqo

    • @f.o847
      @f.o847 6 หลายเดือนก่อน

      amiin amiin

  • @AmalJeele
    @AmalJeele หลายเดือนก่อน +1

    Kadib culys farobadn jidhkodhn ayalaiga sary qasatn labadagarb dhexdoda dhnka biidx garabka hostisa ayaculs farabadn oxanunbadn laigasari iyo ohin ilntu isodhafi igaimn lakin mrkan isku arko qurakn ad akhrinyso ban dhagaha gashada mrkasa culyskila igaqadi hordada sificn osexn aleha kaajirsiyo misaka khasanadka hakusaro wnkubgsaty quraka bilashkaha wanaminy cydarus cimri dher alehakusiyo culysbad igaqade amiin amiin yaaraabiii❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IlyaasRaajaa-ep6fh
    @IlyaasRaajaa-ep6fh 3 หลายเดือนก่อน +3

    M.a😊🎉❤

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 8 หลายเดือนก่อน +3

    ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
    Illahey kheyr badan ha ku siiyo Caydaruus
    Adiga,Reerkaaga,Ehelkaaga iyo Inta kuma shaqeysaba
    ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin ❤

  • @kaltuuncali5631
    @kaltuuncali5631 4 หลายเดือนก่อน +3

    Right.dahbk😊

  • @hothomohamett125
    @hothomohamett125 ปีที่แล้ว +14

    ماشاء الله تبارك الرحمن بارك الله فيك وجزاك الله خيرا شيخ
    لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
    حسبي الله ونعم الوكيل

  • @mariaawad5324
    @mariaawad5324 4 หลายเดือนก่อน +3

    Ilhy janadisa haku galiy0😢

  • @EnthusiasticGouldianFinc-od8qj
    @EnthusiasticGouldianFinc-od8qj 5 หลายเดือนก่อน +5

    Masha allah

  • @ibraahimmaxamud1308
    @ibraahimmaxamud1308 ปีที่แล้ว +5

    Asc sheeq Allaha ku barakey alxm talowyenka Ayn qaatey sadax bilodka hor alxm Allaha igu guuleyey

    • @hanimahamoud
      @hanimahamoud 5 หลายเดือนก่อน

      Taladas maxa aheet

  • @hoodoindho6119
    @hoodoindho6119 11 หลายเดือนก่อน +7

    Allahu akbar

  • @asmaahmed1390
    @asmaahmed1390 ปีที่แล้ว +8

    Jazaka allahu sheikh

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 15 วันที่ผ่านมา +1

    Shiikh mahadsanid jasaa kallaah fil janah

  • @cabiir9011
    @cabiir9011 2 หลายเดือนก่อน

    Shekhow hada gob heli karin maxaan sameya plz iso jawab wana xanuunsanahay culees aa isaaran waxbo wan qabsan la ahay inan iska jiifo an raba far ma taagi karo plz iso duceya😢😢

  • @CabdulahiMahmedahmedn
    @CabdulahiMahmedahmedn 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ruqyada ishana kusoodar

  • @DhamoKhayr
    @DhamoKhayr ปีที่แล้ว +15

    Masha allah may allah protect you for everything ❤

    • @NasroCabdi-sx3nz
      @NasroCabdi-sx3nz 11 หลายเดือนก่อน +1

      😍😍😍😍😍😍🫀🤲🤲🤲🤲🤲

  • @safiyoahmedabdi1815
    @safiyoahmedabdi1815 ปีที่แล้ว +2

    Shekhow qeer badan Allah ku siyo iga so jawaab waan dhageysta oo dhagaha ayaan kashta marka qof inuu ila fadhiyo ayaan dareema wlhi waan cabsaday wlhi iga so jawaab plz

  • @nimcomame7839
    @nimcomame7839 4 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah wlo Allah hakudhawro

  • @RodaFarax-f8s
    @RodaFarax-f8s 4 หลายเดือนก่อน +3

    Amiin Amiin wlll dhamaan ternba❤

  • @hodanhassan7783
    @hodanhassan7783 ปีที่แล้ว +4

    Asc sheekh.iisha.iyo.xaasidka.qaraabada.afsoomaali.kadoodhig.allaah.hakuxafido

  • @YoonisMaxamedkhaliif
    @YoonisMaxamedkhaliif 3 หลายเดือนก่อน +2

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @xafsaismail8796
    @xafsaismail8796 ปีที่แล้ว +7

    Maasha alaah❤🎉😊

  • @BalqiisoMuhumedhassan-dd5uv
    @BalqiisoMuhumedhassan-dd5uv ปีที่แล้ว +5

    Mansha allh shiikh Allha ku xafido jazakalah

  • @shafiiqmacloow6392
    @shafiiqmacloow6392 ปีที่แล้ว +6

    Maasha allaah nuur calaa nuur shiiq cendaruus jisaaka llaah

    • @adenahmed7872
      @adenahmed7872 ปีที่แล้ว

      Ÿõū
      Dear sir John Paul am doing the best I can make it in my life for my life but it was not a joke and my family is doing this to you I know what it says but you I have no idea what it means I just have no

  • @MaxamedfoodBurleeg
    @MaxamedfoodBurleeg 3 หลายเดือนก่อน +2

    Maashaa allaah sheekh alle ha kubarakeeyo

  • @CabdulahiMahmedahmedn
    @CabdulahiMahmedahmedn 4 หลายเดือนก่อน +2

    ASC maclan maan sha alaah ilaahay hakudhawro

  • @FardowsaQalanjo-o4f
    @FardowsaQalanjo-o4f 4 หลายเดือนก่อน +1

    Inte lagu gadaa

  • @MowliidCabdiwaligeelle
    @MowliidCabdiwaligeelle 2 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allh jasaakalaahu kher sh

  • @wllcabdulahi4919
    @wllcabdulahi4919 ปีที่แล้ว +11

    Shukran sheikh abaalkaaada janatul firdowsa Allah haka dhigo aduunkana rabbi haku xafido

  • @ayaancarpet2002
    @ayaancarpet2002 ปีที่แล้ว +3

    Macalin ruqiyad xigta noga dhig mid jinul cashaqa madaxa adg ku dhinto🙏 pilz

    • @sheikhcaydaruus
      @sheikhcaydaruus  ปีที่แล้ว +3

      Way kujirtaa chanalka jinka caashaqa ee ka fiiri wll

  • @Noneedyouelle1074
    @Noneedyouelle1074 ปีที่แล้ว +8

    Masha allh 😢Ilaahayoow naga baxi isha xaasadiinta 😢

  • @maryansharif9464
    @maryansharif9464 ปีที่แล้ว +3

    Asc sheq setahay qer alah hakusiyo xagejogta noso sheg

  • @nasriebrahim4639
    @nasriebrahim4639 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mhd sanid sheekh

  • @iqracabdilaahi8559
    @iqracabdilaahi8559 ปีที่แล้ว +2

    Asc shiikh sida cidhibta looga saaro nala wadaag ama lugaha qeybtooda dhulka ladhigo iyo qeybta danbe ee lugta

  • @fartunkhalif2037
    @fartunkhalif2037 11 หลายเดือนก่อน +4

    Maasha allaah Shiiqena Allha ku xafido❤

  • @YussufMohamed-l8u
    @YussufMohamed-l8u 2 หลายเดือนก่อน

    Shikh cajis iyo marji hawenki maxaway

  • @Anab44
    @Anab44 11 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh dadka qumeyga u ducee in Ilaahey quluubtooda wanaag u badalo waxba ha habaarin waxaa I curyaaniyey Il qofkey iiga timid na waan garanayaa

    • @zagal479
      @zagal479 10 หลายเดือนก่อน +1

      Haa shiikhow anagaba waa digaan noo ducaynayee iyana uu ducee inay sii doo de hore ku soo noqdan waa binu aadam😢😢❤

  • @inshaallah5228
    @inshaallah5228 ปีที่แล้ว +2

    🌲 magaca it call name of tree

  • @SemiraAliye
    @SemiraAliye 4 หลายเดือนก่อน +3

    Mashallha ❤❤

  • @RogowYare
    @RogowYare 2 หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw scw

  • @farxiymohamuud5057
    @farxiymohamuud5057 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allah shiikh alle khayr Haku siiyo

  • @HabashHussein
    @HabashHussein 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah sheikh caydaruus ajar Alaha gu xafido Adun iyo akhiro bo ❤

  • @BadreAbdi-j2n
    @BadreAbdi-j2n 11 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allh illhy haku xafido shiiq adun iyo aaqiraba amin🤲

  • @nimcaali8314
    @nimcaali8314 ปีที่แล้ว +3

    Aniga calosha laiga hayaa iyo ilxaasid ILLAH hanaga caafiyo mante kuso biiray channelkan

    • @naimasiraj
      @naimasiraj ปีที่แล้ว +1

      Abayo aniga sidasa daqatirta mexey kugu shegen

    • @nimcaali8314
      @nimcaali8314 ปีที่แล้ว

      Alxamdulillahi wan ka ficanahy mcnto ruqiyada dageso wanku ficnaade

    • @saidaomar7486
      @saidaomar7486 ปีที่แล้ว

      Wll ane saas baa caloosha laigahayaa wel wel aan dareemaa alle hanu caafiyo quraanka

    • @DumarBilla
      @DumarBilla 8 หลายเดือนก่อน

      Mxaa kadrentaan byo mka cafimden hda

    • @nimcaali8314
      @nimcaali8314 8 หลายเดือนก่อน

      Aniga abayo wan ku ladnaday waxkalene o Masha allah ILLAH ba I wafajiyay alxamdulillah

  • @shukrihasan6425
    @shukrihasan6425 ปีที่แล้ว +4

    Jazakhallah khair ♥

  • @sacdia1238
    @sacdia1238 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah sheikh Alidurus aduun iyo aqiraba limaan idan allah ❤❤❤👍👑

    • @fartuunhawa9085
      @fartuunhawa9085 ปีที่แล้ว +1

      ضايفسعضباتسىغشؤعلياشؤعسرنضؤةتء الله عليه وآله وسلم

    • @CabdulqadiXasan-xn4vx
      @CabdulqadiXasan-xn4vx 9 หลายเดือนก่อน +1

      Rtdsaghjklzxvbnm😂🎉😢

  • @weeewchaweeewcha
    @weeewchaweeewcha ปีที่แล้ว +4

    Allaahu Akbar Allaha xafido umah

  • @shukrishacni-u6w
    @shukrishacni-u6w 8 หลายเดือนก่อน +2

    macalin xarunta xageekutaalaa

  • @umusiham6772
    @umusiham6772 3 วันที่ผ่านมา

    Alhamdulilaah ruqiyah haben ki kuseexdaa wax badan iska badalay isbuucan ilaaahey hanaga dulqaado culeeska dhamaanten

  • @FoziaAbdi-d7r
    @FoziaAbdi-d7r 4 หลายเดือนก่อน +1

    A😊😊😊😊😊

  • @fatimshire1987
    @fatimshire1987 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh geedka engilish maxa lagu dhaha ama carabi uganda bn jooga dhirbadan ba laga hela inan ka helo rajayn insha Allah

    • @sahrofarax-vf3jr
      @sahrofarax-vf3jr ปีที่แล้ว

      Abaayo qasilka waaye qasilka midka tuman oo dalka asaa gob ah