#الرقية_الشرعية

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 317

  • @malyounmahad1249
    @malyounmahad1249 ปีที่แล้ว +80

    Yaa allh rabiyoow kayeel marka ay dhageystaan Ruqiyadan dhaman walalada xanuunadan la dhiban inay ku caafimaadaan yaarabi allow ka abaal mari walalkaas barakeysan

  • @DekaAfey-vc7rj
    @DekaAfey-vc7rj ปีที่แล้ว +20

    Jazakallah sheikh wan dhagestay oohin iyo Jares aa bilabe wan dhamesan waye quran la isare maxa kle subiyaa

  • @FardowsoFiinaal
    @FardowsoFiinaal 5 หลายเดือนก่อน +5

    Masha allah shugran alla ha ku saqiro waxa jaceshahay shiiq naxaris jano iyo mid aduunyo alla ha ku siyo

  • @munodaacad6217
    @munodaacad6217 5 หลายเดือนก่อน +18

    Allow inta Muslim ah oo xanun ka tabaneso cafimad taama ah sii yaa rabi 😢iyo cimri dheer

  • @MaxamedCaska09
    @MaxamedCaska09 ปีที่แล้ว +19

    Allah swt khayr dhamantii haku siiyo albabada janadana haku furo amiiiiin yarabi

  • @sophiakiin4762
    @sophiakiin4762 7 หลายเดือนก่อน +10

    Thanks brother ❤❤❤❤
    Alxamdu lilaah

  • @jawahirsheeqabuukar1901
    @jawahirsheeqabuukar1901 ปีที่แล้ว +35

    Wlhi waad naga farxisay alle haka farxiyo maanta waa jimce insha allah alle dardiis ayan kuu jecelnahay❤

  • @aragsanmohamud3034
    @aragsanmohamud3034 11 หลายเดือนก่อน +9

    Mansha allah tabarakallah sheikh jazakallahu kheyr 🥰🥰

  • @shukriaxmed271
    @shukriaxmed271 3 หลายเดือนก่อน +8

    Yaa rabi adaa cfmd haya qur'aakaga dawo noogu dar inta muslim xanuunsan caafi 🤲

  • @HodanCali-u3n
    @HodanCali-u3n 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahyow aamiin aamiin aamiin yaarbi yaarbi ilahyow wan xanuunsanayaaye igu caafi yaarbi yaarbi yaa allaah yaa allaah yaa allaah

  • @shaarkeeytatiko5826
    @shaarkeeytatiko5826 ปีที่แล้ว +27

    shiiq cayduur illaah haku xifdiyo danbigada iyo danbiga waalidka Allaah dhaafo...aduun iyo aakhiro halkii roon Allaah ku geeyo

    • @kiinjamac-f5m
      @kiinjamac-f5m หลายเดือนก่อน

      yoga classes mrkd Dr David Cameron has 😅😅😊

  • @najaahkadraa6412
    @najaahkadraa6412 7 หลายเดือนก่อน +8

    Sheikh caydaruus cimridheer iyo caafimad iyo cibaado wanagsan ayaan Allah kaga baryayaa waa nuzka shacbaan inta Muslim kaa oo xanuunsan allaha caafiyo adinkuna isoduceeya and sheik iyo walalo

  • @hodanabdijibriil
    @hodanabdijibriil 4 หลายเดือนก่อน +5

    Wllyaal afartan qof ducadod waa la aqbala ilhay darti iigu soo duceeya xanun ayan daremayaye😢 shiikh adna jisakalah khayra❤

  • @sfddd5155
    @sfddd5155 ปีที่แล้ว +20

    Waad mahadaanty anigo riqiyo il raadinya ayaan helay wanna ku cafimaady axmdu lillaah

  • @simaan8126
    @simaan8126 ปีที่แล้ว +10

    Jizakalah kheir alha misaka xadanadka ha ku saro sadaqa jariah alha aan xisablehen alha ka dhigo codka iyo cafimdka balyo kama qabto albda janda dhaman alha ku arsuquqo adunyada liiban aqiro jano allhuma ameen

  • @Samra952
    @Samra952 4 หลายเดือนก่อน +3

    Jizakallah Allah qeer sheikh ceydaruus aduun iyo aqiiraba illahey hakuu naxariisto illheyna hano kaay deysto

  • @FadunaOsman
    @FadunaOsman 6 หลายเดือนก่อน +2

    Shukran shikheyna cel daruus ilah dan bigaga ha dhafo yaa allah🤲🤲

  • @maahirbiden7973
    @maahirbiden7973 6 หลายเดือนก่อน +2

    Alxamdulilaah ruqyah aad u fcn Alle haku barakyo sheikh

  • @prettynimcaabdi9816
    @prettynimcaabdi9816 หลายเดือนก่อน +2

    Alaaa sheqow ilahey jano hakubishareyo,walashey aya dageysinayo Alhamdulillah

  • @fadumohasan1069
    @fadumohasan1069 ปีที่แล้ว +6

    Jazaku mulahu sheq ceydurus wan kudhuceyya marwalba abal kaga lamagudikaro🙏🙏🙏

  • @Maryan-v8y
    @Maryan-v8y 4 หลายเดือนก่อน +1

    Jazakallahu khyer Sheikh Ceydurus Barakallahu fiikaa Ilahow ino aqbal Ameen Ameen Ameen Ameen Ameeen

  • @BadraHawadle
    @BadraHawadle 6 หลายเดือนก่อน +6

    Shikh wan xanunsanaya mudo hada badan mana jifo wanan buka talo isosi insha allh
    Marba Mel layiga qabanay ale hakuxafido ❤

    • @adarshire1777
      @adarshire1777 2 หลายเดือนก่อน

      Illahay caafimaad taama haku siiyo Amiin Ya Rabi

  • @indianamohamedsheikh7923
    @indianamohamedsheikh7923 ปีที่แล้ว +10

    ‏لا حول ولا قوة الا بالله لا حول ولا قوة الا بالله ‏جزاك الله خير شيخ

  • @anabdalmar2717
    @anabdalmar2717 ปีที่แล้ว +10

    MashaAllah jasakalahu qeyr sheikh caydaruus Alle haku xafido adun iyo aqiro ❤adiga ehelkada iyo walidintada abalkada Alle janada haka dhigo abalkada ma gudi karno wlhi❤

  • @aminaahmed7208
    @aminaahmed7208 ปีที่แล้ว +10

    Jazakalaah qeyr ajar allaha kaa siiyo alle na ha nagu caafiyo aamiin aamiin aamin alle dartiis baan ku jeclahsy sheikh caydaruus alle ha ku xifdiyo adiga iyo ehelkaaga

    • @adarshire1777
      @adarshire1777 2 หลายเดือนก่อน

      Amiin Ya Rabi Illahay ha ku xifdiyo amiin Ya Rabi ❤

  • @CanabAhmed-c5u
    @CanabAhmed-c5u 2 วันที่ผ่านมา +1

    Abdulahi❤❤😢😊

  • @MascudMaxamed-bj3ge
    @MascudMaxamed-bj3ge 11 หลายเดือนก่อน +6

    Mashallah allah. HAKUXIFdiyo🇰🇼🇰🇼🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️💕💕💕💕💕❤

    • @zagal479
      @zagal479 10 หลายเดือนก่อน

      Aamiin

    • @HappyCello-kr8ks
      @HappyCello-kr8ks 9 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤🎉

  • @IqraCabdiIqrish
    @IqraCabdiIqrish 2 หลายเดือนก่อน +1

    M.a sheik caydaruus جزاك الله خيرا anan kuwii ku caafimaada alle hanaga yeelo اللهم آمين

  • @jawahirsheeqabuukar1901
    @jawahirsheeqabuukar1901 ปีที่แล้ว +10

    Masha allah tabarakallah alle qeyr hakusiiyo sheq ceydaruus

  • @FaaisoFaaisosiciid-ei7zm
    @FaaisoFaaisosiciid-ei7zm ปีที่แล้ว +18

    illhay hanagu caafiyo aaaaamin ya rabi

  • @nouriaahmeth8499
    @nouriaahmeth8499 ปีที่แล้ว +5

    Alle haka abaal mariyo sh caydaruus Alle waxan kaga baryayaa jano fardowsa aclaa aduunyadana Alle hakaa xiftiyo balayoo dhan runtii waad icaawisay Alle ka sokow waxadnoga faa'idaysay cilmiga Alle ku baray Alle hakuu siyaadiyo cilmiga cafimadka iyo cimriga dambigaga iyo ka waalidkaba Alle hadhaafo

  • @Boqradahg
    @Boqradahg ปีที่แล้ว +5

    Msh lllh walhi xalay sagal saac aaya sariirta leygu dhayiyey walhi markan ronaday shekh qurankan dhagaha gashtay walhi ila hada wa ficnhy alxmdullh sheekh allh ku barakeyo 😊

    • @AyaandheemanMaxamuud
      @AyaandheemanMaxamuud หลายเดือนก่อน

      Nbvvɓnmnnn 😅😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😅😅😅😢😊😊😊😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😅😅😅😅😅😅😊😊😊😊😊😊😊😊😊ujkkkkkkklllpllķkkkiiuyhyyyyhhh

  • @ruqiyoabdullahi6947
    @ruqiyoabdullahi6947 ปีที่แล้ว +9

    Sheekh mahadsanid 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @simaan8126
    @simaan8126 ปีที่แล้ว +25

    Ruquyadan marka dhageysto waxaa daremaa xanuun iyo wax igu socsocdo iyo daaco dabdan alha baa og waxii wax no dhibay alha naga qabto xitaa markasto oo quranka aa aqristo matag aa daremaa alha naga qabto wixii na dhibo allhuma ameen

  • @user-yj2ik5wd1c
    @user-yj2ik5wd1c ปีที่แล้ว +7

    Mashaallah Jazaigaga janada allah ha ka dhigo sheikh ameen

  • @AxmedLegend611
    @AxmedLegend611 4 หลายเดือนก่อน +1

    JAZAAKALLAAHU KHEYR SHEIKH CAYDARUUS

  • @ayaancarpet2002
    @ayaancarpet2002 ปีที่แล้ว +32

    Masha allah wall sida ad noga faraxisy ale ha kaga faraxiyo walhi wan ubahana jazaka Allah khyr ale ha nagu cafiyo🤲

  • @ShushuCalixasan
    @ShushuCalixasan ปีที่แล้ว +7

    Masha allha ajar iyo xasanad allha ka siyo shikh ceydaruus❤

  • @FaysacaliCali
    @FaysacaliCali 2 หลายเดือนก่อน

    Thnkis ale hakaa abalone quraankaaf nosoo duubtay jisklaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @alhamdulilaahallhuakbar4832
    @alhamdulilaahallhuakbar4832 ปีที่แล้ว +13

    Mash Allah Allah ku xefdiyo👍💙 ❤️❤️👍💙💚👍👍👍👍👍💯🇸🇴💌🤝🤝🤝🤝👏👏👏👏👌👌👌👌💯🥰🥰👏👏💯💯💯💯👌👌👌💯💯💙

    • @rahomuhudiin9508
      @rahomuhudiin9508 ปีที่แล้ว

      Asc shekh intee kala so xiriraa wan kubahanay wilyar ayaa iga xanunsan mudo afar sano ah

  • @kaltoumhoussein8395
    @kaltoumhoussein8395 ปีที่แล้ว +5

    MachaAllah jazakallah kheyr cheikh illahay if iyo akhiro hakunaxaristo

  • @hiyadaarulqaraar6941
    @hiyadaarulqaraar6941 ปีที่แล้ว +6

    Mansh allaah jasaakallaahu khayrn sh caydarus alle haku xafido oo haku sharfo adunka iyo Akhirob

  • @fatuummohamed1814
    @fatuummohamed1814 ปีที่แล้ว +14

    Waad inoo dadaalaysaa allaha nookaa dhowro duca qabe

  • @rukiaali4970
    @rukiaali4970 10 หลายเดือนก่อน +3

    😊ALLaah.ajar,iyoxasanaad
    hakaasiiyo
    Madaxa. Ayaaiiguqaboobay

  • @caishamaxamed9765
    @caishamaxamed9765 10 หลายเดือนก่อน +4

    جزاك خير ❤❤❤

  • @zamzamabdullahi4504
    @zamzamabdullahi4504 ปีที่แล้ว +9

    Sheikh Allha ku barakeyo wlhi quran kad isartay wan ku cafimaday marksta wan ku duceya

  • @XasanMaxamad-e4f
    @XasanMaxamad-e4f 10 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allah shekh markan dhegeystey wanku cafimadey allah haku xafido

  • @FartuunXasan-e4u
    @FartuunXasan-e4u ปีที่แล้ว +4

    Maasha allaah shiiq ceeydaruus

  • @AxmedLegend611
    @AxmedLegend611 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh Caydaruus Ilaahay Janatul Firdawz hakugu abaal mariyo

  • @DumarBilla
    @DumarBilla 9 หลายเดือนก่อน +2

    Alhuma barik shekh aidaros ilhy hku brkeyo ilhy drti bn kujclhy ilhy anigna ha iga saro xanun il xasd wx wlbo ihyo rbi fadligisa rxmadisa haiga dulqado insh alh rxmn

  • @mariaabdale2166
    @mariaabdale2166 ปีที่แล้ว +8

    Maash Allah

  • @UbaxMaxameed
    @UbaxMaxameed หลายเดือนก่อน

    𝐦𝐚𝐬𝐡𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡 ❤❤❤❤❤❤

  • @mustaqbalchannel7589
    @mustaqbalchannel7589 5 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah ilahey ajir hakaa siiiyo shikhow ❤

  • @DEEQMohamud-h7m
    @DEEQMohamud-h7m 5 หลายเดือนก่อน +2

    alle haku barakeeyo wll cafimaad taman ku dareemay

  • @SamiaMahamud376
    @SamiaMahamud376 ปีที่แล้ว +11

    Sheikh waxa plz so samyasa Ruqyah guurka saida xasdka iyo sixrka iyo Isha

  • @ahmedosman701
    @ahmedosman701 ปีที่แล้ว +5

    Masha allhaa alha ku barkeyo 🤲🤲🤲

  • @intawanagsanwalashod8472
    @intawanagsanwalashod8472 ปีที่แล้ว +6

    Ruqya intan dageysan jiray...ruqyadha ikusameynta badneed waye tan...jazakaAllah shiq..quranka ilahi hanagucaafiyo

  • @nacimamaxamed6085
    @nacimamaxamed6085 ปีที่แล้ว +5

    Shar iyo shedana Allaha kaa xijabo

  • @imaginable7226
    @imaginable7226 10 หลายเดือนก่อน +3

    Mashalllah Allaha ku barakeeyo Sheekh

  • @adarshire1777
    @adarshire1777 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallah
    Jizakala Kher Sheick Illahay ha kuu xifdiyo amiin Ya Rabi ❤

  • @MunaHassan-sw8in
    @MunaHassan-sw8in 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaah cafimad Hana wada siiyo🥹🤲

  • @BadraHawadle
    @BadraHawadle 6 หลายเดือนก่อน +2

    Jisakallh khayir shikh❤

  • @camoyare7861
    @camoyare7861 ปีที่แล้ว +12

    Mashallah ❤😢

  • @maryangacal1523
    @maryangacal1523 ปีที่แล้ว +4

    Mashaallah sheikh Qeyr allaha ha ku siiyo❤

  • @fatumagure5936
    @fatumagure5936 ปีที่แล้ว +7

    Mashalaahu

  • @farduusjaamac2772
    @farduusjaamac2772 11 หลายเดือนก่อน +5

    Mnshallh ❤

    • @HarunMohamed-nn3cd
      @HarunMohamed-nn3cd 7 หลายเดือนก่อน

      😂😊😢🎉😮❤❤❤❤😊😮🎉

  • @MameUsman-zy4px
    @MameUsman-zy4px ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allaah (Aamiin 3)

  • @ArdoMaxamed-x5r
    @ArdoMaxamed-x5r 24 วันที่ผ่านมา

    Sheq hoyadeyy ba dhagdsta soo badi❤😊😢

  • @nimcoahmed5342
    @nimcoahmed5342 ปีที่แล้ว +4

    Mshalaah sheikh allah ku xifdiyo zakalah khyr

  • @ShushuCalixasan
    @ShushuCalixasan ปีที่แล้ว +5

    Ajar allha ka siyow shiiq❤❤❤❤❤❤

  • @duqbilow
    @duqbilow 4 หลายเดือนก่อน

    Manshallah waan kuu duceeyay sheikh Ceydaruus

  • @aminocabdullahi8487
    @aminocabdullahi8487 ปีที่แล้ว +5

    Jazakallah sheikh allaha ku barakeeyo anagana allaha naku caafiyo

  • @ashaomar-h8t
    @ashaomar-h8t 2 หลายเดือนก่อน

    Jazaakalaahu kheyr

  • @ShushuCalixasan
    @ShushuCalixasan ปีที่แล้ว +6

    Masha allha shikh allha ku xafido aqiro iyo adunyo❤❤❤

  • @azizaednris8399
    @azizaednris8399 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah💞🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @halbeegtrading7632
    @halbeegtrading7632 ปีที่แล้ว +4

    JAZAKALAAHU KHEYR INSHA ALLAH

  • @ibrahimabdihasi
    @ibrahimabdihasi ปีที่แล้ว +6

    Allahu Akubar😊

  • @Maryanmaxamed125-yf8kb
    @Maryanmaxamed125-yf8kb ปีที่แล้ว +7

    Sheeq alaha kudhowro😊

  • @nooribrahim680
    @nooribrahim680 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah May Allah bless for you Allah Naxafiyo jazakallah

  • @AyaanAyuush-m7m
    @AyaanAyuush-m7m ปีที่แล้ว +2

    Shukran ya sheikh

  • @MominsDirir
    @MominsDirir 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah. Allah. HAkuxlFdiyo❤❤❤❤❤❤❤

  • @zaklovespeace
    @zaklovespeace ปีที่แล้ว +6

    Mashallah sheikh thank youuu 😢😞🤲🏾

  • @muminoabdullahi
    @muminoabdullahi ปีที่แล้ว +1

    Jazakallahu qyr Sheikh.

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 3 หลายเดือนก่อน

    Allow ugargar dadkega oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi ❤😊

  • @nadaahmed6908
    @nadaahmed6908 ปีที่แล้ว +4

    Allaha ku barkeyo sheikh

  • @nimcoismaaciil1030
    @nimcoismaaciil1030 ปีที่แล้ว +3

    Sheekh allaha kubarakeeyo

  • @raxmonashaad4832
    @raxmonashaad4832 ปีที่แล้ว +17

    صَلَّى اللّٰهُ عَلَيْهِ وَسَلَّم

  • @anfaccumar-ty3uw
    @anfaccumar-ty3uw 10 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah

  • @NasteexoCali-y6g
    @NasteexoCali-y6g 10 หลายเดือนก่อน +2

    Marsha masha Allah masha

  • @MaidaSade
    @MaidaSade 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allh ilahay hakusharfo shiikh

  • @hothomohamett125
    @hothomohamett125 ปีที่แล้ว +32

    ماشاء الله تبارك الله بارك الله فيك وجزاك الله خيرا شيخ

  • @Bushra-su7cy
    @Bushra-su7cy หลายเดือนก่อน

    Ilahaahy hakuxifdiyo wlle cayduurus carabkaaga saad uwu anfacday islaamka gaaladana aad uwu dhibtay iyo shayaadinta waxaan rabigey kabaryayaa inuu carabkaaga toowxiidka kusugo

  • @AaminaQooje
    @AaminaQooje 8 หลายเดือนก่อน

    Msha allah sheq ilahy Haku xafido😢

  • @anisosaid6945
    @anisosaid6945 ปีที่แล้ว +6

    Asc allaha kubarakeyo

  • @ibrahinabdiyusufibrahinabd6755
    @ibrahinabdiyusufibrahinabd6755 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay haku sharfo sheekh

  • @nacimamaxamed6085
    @nacimamaxamed6085 ปีที่แล้ว +5

    Allah Ajar fara badan hakaa siiyo

  • @no-vx1qc
    @no-vx1qc ปีที่แล้ว +2

    Masha.alah jasakalah qer shukran

  • @أياتالقرآنالكريمعبدالرحيمعيسي

    جزاك الله خيرا

  • @MohammedabdiAbdi-o1k
    @MohammedabdiAbdi-o1k 3 หลายเดือนก่อน

    Sheik Allaha ku barakeya

  • @KaltunRaage
    @KaltunRaage 9 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Marsha