Hubaal xaajiga hadaad usameeyso intaan meelkale kama quraacanaayo Cunto caafimad leh wu ku cayilaa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 581

  • @awad559
    @awad559 3 ปีที่แล้ว +11

    Scw fadlan inta atam (shay) ee aad isku dartay soo qor walaale adigoo u qoraya
    1 -ukun
    2-bur
    3-sonkor

  • @hawamed7497
    @hawamed7497 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah qali adee iicajabiysay runti waxba laga ma sheejiye garo tamam 😍😍😍 ilahay ha ku barakeyo gaxantada hn🤲🤲🤲

  • @نمع.حسن.عمر
    @نمع.حسن.عمر 5 หลายเดือนก่อน +1

    Manshalh. Barkalah. Waqurux. Washay

  • @عبدالناصراحمد-ن1د
    @عبدالناصراحمد-ن1د 3 หลายเดือนก่อน

    maasha allaah walal Alle haku Sharfo bisada sida loo sameeyo Bal noosheeg fadlan

  • @canabadan6732
    @canabadan6732 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah alle gacmahaga hakubarakeyo wlshy quruxbay kusobaxday

  • @cashocabadullahi9410
    @cashocabadullahi9410 2 ปีที่แล้ว

    Abyo alle mas kaxda hakuu barakeeyo waan kaa faaidnay m.a

  • @aaminacmaan6013
    @aaminacmaan6013 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah abaayo mahadsanid wax yabo badan ban kaa faiday khayr alle haku siiyo

    • @anfacmoalimahmedmalin4493
      @anfacmoalimahmedmalin4493 3 ปีที่แล้ว

      Abyo xaajiga arooska ah wax luu kariyo noo soosamee qali dumar ☝☝☝☝

  • @nimcosiciid7159
    @nimcosiciid7159 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah qali. Allah hakubarakeeyo qali xawashyadu maxay kalayihiin

  • @nasriinelmiadem4863
    @nasriinelmiadem4863 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah wlll tnx inbadan noo soo samee cuntoyin arooska

    • @zahuadan9571
      @zahuadan9571 3 ปีที่แล้ว

      Mashaalah❤❤❤❤❤

  • @suadahmed9126
    @suadahmed9126 3 ปีที่แล้ว +8

    Xaajiga waa inuu cuntada kariya markiisa, waa laga yimid xiligii Dumarka laga sugayay cunta noocyadeda kala duwan.
    mar danbe ha oran xajiga kama tagayo hadii siday da oo kale wax u kariso
    uqti hal qabsigan naga bedel.

  • @munaabdi7360
    @munaabdi7360 3 ปีที่แล้ว +11

    Walashey adoon xuman ii arkey nin horta markasto xajiga hadaa usameyso maxaa udhah daa naf teena iyo nafta ciyaalka ayaa ka muhim san xajiga aad she geyso

    • @safiaabdikadir7420
      @safiaabdikadir7420 3 ปีที่แล้ว

      True sister👍

    • @rahmohuseinahmed2877
      @rahmohuseinahmed2877 3 ปีที่แล้ว

      Wada samysta dee cuntada aad ninkaga ukarinysi ma midadad kaqadeysaa sow mid xafada oodhan laga cunayo maahan wada cuno

    • @bishaaroburhaan1929
      @bishaaroburhaan1929 3 ปีที่แล้ว

      @@rahmohuseinahmed2877 sikle ufhmeen

  • @bahjoyrey9918
    @bahjoyrey9918 3 ปีที่แล้ว +33

    Asc abayo wad mahadsantahy runti waxbada kafaiday wlashey waxn ahay gabr dhawan aqal galaysa marka waxn kacodsanaya inad casho ama qurac iyo qadaba oo qatara inosogalisi pleas xbbti

    • @ifraaxabdiqadir8844
      @ifraaxabdiqadir8844 3 ปีที่แล้ว

      Abyo wad mahad santahay ilhay gacantaad ha ku barakeyo wn semeyey wn ka bartay

    • @umusudeysi2550
      @umusudeysi2550 2 ปีที่แล้ว

      Masha Allah abayo ad ban uga gelay wxaan rabah cuntoyinka ilmaha lagu cayiliyo

  • @itistrueitisafact5432
    @itistrueitisafact5432 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa raashiin wanaagsan oo tayo leh lakiin Hadii xili hore 6pm or 7pm la cunin casho fudud ma noqonayso.
    ❤️🇨🇦

    • @Nacubes1126
      @Nacubes1126 9 หลายเดือนก่อน

      Jiis la aanti kawaran

  • @falismuxuyadin2672
    @falismuxuyadin2672 2 ปีที่แล้ว

    Mansha llha walshay alle hakuubarakeeyo gamacaha marakale iisharaxa marakaan dubo waaya iga adakaanasaaye ama qeedhin baan iga noqanasaaye

  • @iqroxussenll4641
    @iqroxussenll4641 3 ปีที่แล้ว +1

    Abayo manshsha alah gacanta ilahey haku barakeyo waxan kaa codsanayaa inaad soogaliso malay ama kaluunka sidaugu macan eelosameeyo

  • @ifrahhussein5284
    @ifrahhussein5284 3 ปีที่แล้ว +2

    Xbbti shukran. Hadii aanan haysan chees maxaan gashan karaa?

  • @faaisaxmed6115
    @faaisaxmed6115 2 ปีที่แล้ว

    Waad mahad santhy ee mid xaaji arooskasn sida loo sameeyo nooso
    badi

  • @xamdamaxamed8574
    @xamdamaxamed8574 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Thanks xappti

  • @fadumosiyake6812
    @fadumosiyake6812 3 ปีที่แล้ว +1

    ASC manshall ado man wan kutagar asc

  • @sahromaxamed7720
    @sahromaxamed7720 2 ปีที่แล้ว

    M.a mahadsanid abyo Lkn hilibka hadiilashido maxo dhibaya abyo isojawab abyo

  • @zapiriinmahomoth6704
    @zapiriinmahomoth6704 3 ปีที่แล้ว +3

    Manzhlaah waa i cajabisay mcnto hore u soco amiira cooking 💘❤💋💋💘💘❤

  • @maryankhaliif317
    @maryankhaliif317 2 ปีที่แล้ว

    Wllshy sadaxda nooc ee barbarooniyada si fiican igu sharax

  • @nafisosalaad549
    @nafisosalaad549 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah abayo waxa kugu jeclahay sidaa wax walbo ino fahan siisid gacan taada alle haku barakeyo ilaahay dartiis aaku jeclahay

  • @Rihanaa21
    @Rihanaa21 3 ปีที่แล้ว +5

    Which flour is it? self-rising or plan?
    Mash Allah it looks yummy

  • @iqrayahya5361
    @iqrayahya5361 2 ปีที่แล้ว

    Tnx abayo sitha nolawathagte ❤️🥺

  • @zaarazuldaan9251
    @zaarazuldaan9251 2 ปีที่แล้ว

    Buethifull deaner m.a

  • @hinda2151
    @hinda2151 ปีที่แล้ว

    Masha allah ale haku dhawro xbti qaali ❤

  • @xaffsaali9307
    @xaffsaali9307 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah mhd sanid abaayo mcnto runti wan kahelay noosoo badi qali❤🥰💋🥰

  • @CanabAbdul
    @CanabAbdul 13 วันที่ผ่านมา

    Mash Allah 🥰 keep going

  • @maryamacuthman7218
    @maryamacuthman7218 3 ปีที่แล้ว +6

    Maashaa allaah qurux🥰🥰🥰

  • @NasteexoYusuf-cm8tk
    @NasteexoYusuf-cm8tk 11 หลายเดือนก่อน

    Qudaarta family waney abaayo adorable maharani iikaladhigdhig

  • @nasraabdulahi6234
    @nasraabdulahi6234 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @maryamasalah7034
    @maryamasalah7034 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh...

  • @Dhamystiran-h7z
    @Dhamystiran-h7z 2 หลายเดือนก่อน

    Maashala abyo ilahy haku sharfo ❤😂🎉

  • @maryanmaxamuud3228
    @maryanmaxamuud3228 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah xabiibt allah haku sharfo

  • @rahmaibrahim4742
    @rahmaibrahim4742 ปีที่แล้ว

    Maaansha allha wll ihay haku barakeyo gacmaha

  • @RaaxoAbdisheikh
    @RaaxoAbdisheikh 7 หลายเดือนก่อน

    M.a noso badi wax fudud❤ Afur malagadhigikara

  • @RahmoMNuriye
    @RahmoMNuriye 4 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah Abayo ❤

  • @ubaxaxmed586
    @ubaxaxmed586 2 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsanthy my teacher noso badi

  • @Nasradahirali
    @Nasradahirali 2 ปีที่แล้ว

    thnks xabiibti waxbadan waan kaa bartay

  • @daahiromoalimhassan8909
    @daahiromoalimhassan8909 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah aadbey u qurux badantahay gacmaha allaha kuu barakeeyo

  • @Xalimoccasis
    @Xalimoccasis 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allah abyo thanks ❤

  • @farduusmuuse7359
    @farduusmuuse7359 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah mhdsanid amirah

  • @fadumomohamed2113
    @fadumomohamed2113 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah qaali shukrn

  • @sagalaxmed5035
    @sagalaxmed5035 3 ปีที่แล้ว

    Thank you

  • @bayazieabdulaahi4410
    @bayazieabdulaahi4410 3 ปีที่แล้ว +16

    Hhh walaaley naga daa xaajiga waa inaga badisaye dad single ah aya ku jire

  • @randarose3071
    @randarose3071 2 ปีที่แล้ว

    Aad ayuu u macaan yahay gacantaada Allah barkeeyo walaashay macan

  • @ayaanomer5278
    @ayaanomer5278 3 ปีที่แล้ว +3

    Wllo amira hadii oven an galiyo oon dabka ka dhaafo ma bislaanayaa so jwb plze

  • @nafisaosman4214
    @nafisaosman4214 3 ปีที่แล้ว

    Macaan waaye markaan samaystay shukran xabiibti jisaakala qayr

  • @ciiloocade8763
    @ciiloocade8763 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa foolxumo kkk waaciyaa raaye

  • @asmaaxmed6596
    @asmaaxmed6596 3 ปีที่แล้ว +5

    Asc abayo gabar aros ah ayaan ahay plz casho ful ah isogeli

  • @hindixassan984
    @hindixassan984 2 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الله

  • @sahraqadan1997
    @sahraqadan1997 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah wllo gir gire maku karsan karaa qliyeey

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 ปีที่แล้ว +5

    Delicious 😋 .
    Thanks for sharing with us sister ❤

  • @nuuramohcadey5876
    @nuuramohcadey5876 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allh tabaraka laah abayoyin cheese ka ma iska dhaafo kataa

  • @bossoss5703
    @bossoss5703 3 ปีที่แล้ว

    Macha alah niyow tolow qoftan miyaa la qabaa aniga umbay igu wanaagsanayd wall

  • @bishaarabishaara9623
    @bishaarabishaara9623 2 ปีที่แล้ว

    Mashllh amiira allha ku barakeeyo wll

  • @farxiyacumar660
    @farxiyacumar660 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah waan kahelay tnkz 👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @sahramaxamed12.
    @sahramaxamed12. 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo waxaan kaa codsanaa inaad cuntooyinka xaajiga loo sameeyo iisoo galisid hada dhaw ayaa ley aroosayee

  • @maxamedaxmedcaliforme4822
    @maxamedaxmedcaliforme4822 3 ปีที่แล้ว +4

    Waan kaaģa
    Mahad. Celinayaa..."@
    Cashadaan, Quruxda~bdn.."@
    Waxaana ku, Leeyhy"@ حفظك الله

  • @yusrsluzza0549
    @yusrsluzza0549 3 ปีที่แล้ว

    masha allh abyo jazaka lkhu qeer

  • @sunaliitamohamed1688
    @sunaliitamohamed1688 3 ปีที่แล้ว +3

    Qaliyey waxan raba cunto aroos ah oo mcn bdn 🙏💋

  • @jiinoxasan7736
    @jiinoxasan7736 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah walaal Allah ku barakeeyo

  • @ibtihaashcabdi3791
    @ibtihaashcabdi3791 3 ปีที่แล้ว +1

    Like waay ka xidhan tahay adi miyaa xidhaay huno horay usocoo

  • @raxmamoha935
    @raxmamoha935 3 ปีที่แล้ว

    Walashy thanks alaabahan ookle aad ayan xiiseeyaa abayo hoodoo badi waxan ku leeyahay masha Allah

  • @iqroyusuf4256
    @iqroyusuf4256 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah mcnto wan kaheley

  • @caashahassan7533
    @caashahassan7533 2 หลายเดือนก่อน

    Mash Allah ❤

  • @zahrad4946
    @zahrad4946 3 ปีที่แล้ว +1

    Afkiinaa xaajiga bartay weli ma aragteen mid xaajiyadda idin leh.

  • @MustafeMaxamed-l9x
    @MustafeMaxamed-l9x 7 หลายเดือนก่อน

    Asc wll amira sodhawaw ramadan wanagsan kayfa xal waxanraba cuntada aroska ama xajiga

  • @ubahgeled6922
    @ubahgeled6922 3 ปีที่แล้ว

    Mnshlaah walshyi nasra abtidoon

  • @deeqaxasan4639
    @deeqaxasan4639 2 ปีที่แล้ว

    Maansha alllaah thanks qaali waaka fa,iidnay

  • @ridwanbashiir1166
    @ridwanbashiir1166 2 ปีที่แล้ว

    aad ban oga helly wlshey waxan ku le yahy keep going

  • @aaminacmaan6013
    @aaminacmaan6013 3 ปีที่แล้ว +1

    Abayo noo soo badi insha allah an kaa faidaysanee

  • @fadumosiyake6812
    @fadumosiyake6812 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshall ado man wan kutagar markasto

  • @najmoxashi3331
    @najmoxashi3331 3 ปีที่แล้ว

    Mash alhh abyo wan kahelay gacantada ale hagu barageyo quruxey

  • @xafsosaciid9012
    @xafsosaciid9012 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah quruxey

  • @zahuur434
    @zahuur434 2 ปีที่แล้ว

    Haaa masha allaaha💘💘💘💘😘

  • @RaliyaCadey
    @RaliyaCadey 8 หลายเดือนก่อน

    Wow m,a abayo aad ayaa umaxasanataxay ❤❤❤❤

  • @ilhalabdullahi266
    @ilhalabdullahi266 ปีที่แล้ว

    Maaashaalllah walalshe

  • @sdmmotivationaldream6109
    @sdmmotivationaldream6109 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah indhahaba kadhargay waaka baxsatay walashey

  • @ahmedeyahmed2581
    @ahmedeyahmed2581 3 ปีที่แล้ว

    WAlasheey iska dvaaf cuntada aad leedahay waa ku cayilaa caafimaad maahin

  • @khadrahassan669
    @khadrahassan669 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah

  • @saciidkalsooni7653
    @saciidkalsooni7653 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a gacanta allh kuu barakeryo apayoh

  • @alteeso8295
    @alteeso8295 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a wllhi

  • @akramfasal4426
    @akramfasal4426 3 ปีที่แล้ว

    Ww masha Alaah Abayo Alaha ku barkeyo gacantada

  • @julielunkuse2856
    @julielunkuse2856 3 ปีที่แล้ว

    Please what are the two ingredients in the plates?? Am a Ugandan thanks

    • @thatcookiemonster4108
      @thatcookiemonster4108 2 ปีที่แล้ว

      2 tablespoons suga
      1 tablespoon yeast
      Some salt
      2 1/2 cups flour
      1 cup milk

  • @abdihakimshire1232
    @abdihakimshire1232 ปีที่แล้ว

    Jazaakallaah

  • @rodamahamoud
    @rodamahamoud 2 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah

  • @nasteexomaxamed6529
    @nasteexomaxamed6529 7 หลายเดือนก่อน

    Masha lhaa ❤❤😊

  • @fartuunmaxamed3549
    @fartuunmaxamed3549 2 ปีที่แล้ว +1

    Waan kahele m.a

  • @NasraAhmed-l9s
    @NasraAhmed-l9s 7 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah 🥰🥰🥰

  • @axmeddaahir9845
    @axmeddaahir9845 3 ปีที่แล้ว +1

    waaaw qurux waaye wllhi horay usoco zxb😍😍😍😍😍😍💋💋💓💓

  • @madadaaalo
    @madadaaalo 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allh wll mahadsanid cuntooyin badan ayaan kaafa iiday

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 ปีที่แล้ว

      Maasha allha Tabarkalaah gadhahena Guul Iyo gubanimo

  • @hamidaabdi5680
    @hamidaabdi5680 3 ปีที่แล้ว +2

    Wow masha Allah 🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍👍👍👍👍

  • @zapnaqueen3939
    @zapnaqueen3939 2 หลายเดือนก่อน

    Caano boore miyaa wll mise caana xoolaad

  • @AbdiqaniMohamed-w9p
    @AbdiqaniMohamed-w9p ปีที่แล้ว

    Wow 👌 ❤❤🎉🎉

  • @saabriinmahaned3561
    @saabriinmahaned3561 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah baaraka allah

  • @calijaamac1049
    @calijaamac1049 3 ปีที่แล้ว

    thanks sister

  • @adontiiallaaahali1420
    @adontiiallaaahali1420 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah walasheey ilaahey haku xafido

  • @saciidomh9807
    @saciidomh9807 3 ปีที่แล้ว

    M.a so nice abyo mahadsanid♥️♥️♥️♥️♥️ love u too