ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

HEESTA JAWAAB l HODAN l SHOWGA l SANADKA CUSUB l 2018

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ม.ค. 2018

ความคิดเห็น • 143

  • @gulledbazma586
    @gulledbazma586 6 ปีที่แล้ว +38

    Codka 100%
    Erayada 100%
    Laxanka 90%
    musica 100%
    adiga 10000%
    Saxiiiiix

    • @Maeyann9
      @Maeyann9 3 ปีที่แล้ว +1

      Stage production 0%

  • @hoodiyoayaanleey5223
    @hoodiyoayaanleey5223 6 ปีที่แล้ว +16

    Kugu maqan oo jaale weli maan helin aduunka waa imtixaan qofna qofkiisa ma hello waxaase udaran laydh kugu soo kacaya 😭😭😭😦😦😦

  • @Abshir65
    @Abshir65 6 ปีที่แล้ว +10

    Codka ilaahayba qofka siiya,tani waa haybad she has clear talent 👍

  • @ducayzane
    @ducayzane 6 ปีที่แล้ว +68

    Qofkii raba Heesta oo qoraal ah:
    Dabayl yahay i jiidhiyo
    Jiryaw caawa da’ayaa
    Jirabka iga daayoo
    Jeexayga iga maqan
    jawaabaha u gee-geeyaa
    Jacaylkaagi berigii dheh
    Hurdadii ma jiifsado dheh
    Jidiinkii ma cunayoo dheh
    Jidka socodku way dhibay dheh!!
    Sawirkiyo jamaalkaagan
    Jeedaalo eeggaa dheh
    Dhagayga jeellani
    Aday jirinayaan weli dheh
    Sawiradaydo boqol jaada
    Jawaabtoodu kugu maqan dheh
    Erryadii aan jaangooyey
    Jawaabtoodi kugu maqan dheh
    Waraaqahaan jumlo u diray
    Jawaabtoodu kugu maqan dheh
    Ooo weli jaalle (ax!) maan helin dheh!!
    Dabayl yahay i jiidhiyo
    Jiryaw caawa da’ayaa
    Jiribkayga daayoo
    Jeexayga iga maqan
    jawaabaha u gee-geeyaa
    Adaa ubaxa Jarareed dheh
    Hadba laamo jarayoo dheh
    Dhirba uma jeedoo dheh
    Indhahaa u jeel qaba dheh
    Jiidhkaa lufaha gabay dheh
    Xubanahaa i kala jaran dheh
    Jarmaadada ma karayoo dheh
    Lugaan jiidayaaa weli dheh
    Sawiradaydo boqol jaada
    Jawaabtoodi kugu maqan dheh
    Waraaqahaan jumlo u diray
    Jawaabtoodu kugu maqan dheh
    Erayadii aan jaangooyey
    Jawaabtoodi kugu maqan dheh
    Ooo weli jaalle (ax!) maan helin dheh
    Dabayl yahay i jiidhiyo
    Jiryaw caawa da’ayaa
    Jiribkayga daayoo
    Jeexayga iga maqan
    jawaabaha u gee-geeyaa
    Adigaa Jigjiga weyn dheh
    Joogo ku ladayoo dheh
    Dhul uu barafku jarayiyo
    Daltabyaan u juuq gabay dheh
    Adaa jiifka karayoo
    Waxaaad jamato helayee
    Cidlaan jalaladaayo dheh
    Jaarku wayla yaabeeen dheh
    Sawiradaydo boqol jaada
    Jawaabtoodi kugu maqan dheh
    Erayadii aan jaangooyey
    Jawaabtoodi kugu maqan dheh
    Waraaqahaan jumlo u diray
    Jawaabtoodu kugu maqan dheh
    Ooo weli jaalle (ax!) maan helin dheh

    • @Abshir65
      @Abshir65 6 ปีที่แล้ว +1

      Thanks

    • @godod8
      @godod8 6 ปีที่แล้ว

      MGiama MD

    • @haldhaadumar3511
      @haldhaadumar3511 6 ปีที่แล้ว +1

      Woof caleek Axya Hees mahdsnid adiguna

    • @KharAar
      @KharAar 5 ปีที่แล้ว +1

      Nasab

    • @abdirisaqfarah8552
      @abdirisaqfarah8552 5 ปีที่แล้ว

      “Daltabyaan u juuq gabay” intaas ban sosaari waayay anigu. Mahadsanid.

  • @gulledyare9619
    @gulledyare9619 6 ปีที่แล้ว +13

    waxa fanaaanad #JIGJIGA joogtaba walaahi tanyar ayaaa ugu cod macaan

  • @najnurahz5468
    @najnurahz5468 6 ปีที่แล้ว +4

    2018 heestan baan wax ficanba arkay keep it up hodan tageer 1 kuu ahay 😊😍❤️

  • @shakiilashakuur6282
    @shakiilashakuur6282 6 ปีที่แล้ว +8

    Wow best song in 2018 Jigjiga Show. Well said Abwan ruug cadaa ah Xusen Sh. Biixi with the beautiful voice of Hodan.

  • @variidomohamett
    @variidomohamett ปีที่แล้ว +1

    Adaa ubiXii qabri daharr hadba laamo jarayoo dhe dhirba uma jeedo indhahaa u jeel qaba dhe😭❤️

  • @afrikaaay7177
    @afrikaaay7177 ปีที่แล้ว +2

    Ada Ubaxa Jarareed Dheh Hadba Laama Jarayo Dheh Dhirba umaJeedo Dheh Indhaha U JeelQalaba Dheh 😭

  • @marwoninkeedajcl1307
    @marwoninkeedajcl1307 6 ปีที่แล้ว +8

    adigaa jijiga weyn dhe joogoo kuladayoodhe dhul uu barafku jaranyo dheh dal tabyan la juuq gabaydheh 😘
    intasaa iga gadan hees mcn
    hodan yar wlcm tagero1 farta sootaag👆qofki daltabyo hayso 😻

    • @shanlenino9124
      @shanlenino9124 6 ปีที่แล้ว +1

      Darrajo Omar anaa kula midaaa heesta intaaasa igu socotaaa malaha adnaa sidaaydaa oo ke ayaaa jgjgaa lagaa jiraaa hhhhhh

  • @qoranedaadax1438
    @qoranedaadax1438 6 ปีที่แล้ว +13

    Axyaaa Hees Lkn aaway ragii msha xaliimooyinkan xagee laga soo transfer dhaadheer xtaa shabcaan waa dheeraatay kkkk kori waayaye qor iiqaad miyaa axyaaa my dadkaygii😍 I miss JigJiga caday

  • @sudialibarre5680
    @sudialibarre5680 หลายเดือนก่อน

    Maaan ilaahy ha ikaa xafido
    I miss u wlhi maqnaantadu waa idhibesaa inagoo nabad qabna wan kulmi donaaa one day❤

  • @axmedmohamed2810
    @axmedmohamed2810 5 ปีที่แล้ว +3

    Adaa ubaxa jarareed ah miss jarar
    2019

  • @abdirashidelmi5018
    @abdirashidelmi5018 6 ปีที่แล้ว +1

    Hala hala hala hodan codkagu wa unique dhun ba ilahay ku sarey khadro sinimo maxad isku tihin ad ban uga helay heskan thanks hodaney

  • @lackyadenhassan4049
    @lackyadenhassan4049 6 ปีที่แล้ว +1

    Ouuuuuuf caleeeeeeeeeeek heeees caaaaaaaalaaa heees kaaa bax wallahi waan ku haysta heestan inantan asal ah

  • @nimoyarofficial7164
    @nimoyarofficial7164 6 ปีที่แล้ว +15

    Wale waa Gabadh cod nool leh jigjiga waxay ku Caan tahay fanaaninta noolnol ka soo baxaan sida xidigaha geeska Iyo waliba reer abtigay 😘 😘 😘 😘

  • @siciidcabdi494
    @siciidcabdi494 3 ปีที่แล้ว +2

    Qof caadi maaha hodan keep going walashey

  • @amiinabdi1811
    @amiinabdi1811 6 ปีที่แล้ว +2

    Waah axyaa hees igadheh cod baxsan oo macaan baad leedahayhodan hore usoco waaw waan ladhacay wllhyheestan jig jiga cadey hoygii fanka iinoolaada reer jig jiga iyo ddsl

  • @xilwalove3694
    @xilwalove3694 6 ปีที่แล้ว +2

    Jigjiga Bacweyne aaanka rabaa Qofkii Dukaan ku leh ama yurub alaab usoo dhiiba ☝️☝️☝️Farta iisoo taag

    • @tamaansahane1506
      @tamaansahane1506 6 ปีที่แล้ว

      Xilwa Love haaa waadiyaaar abayo intee lagaga soo xiriiira...?

  • @isseunv
    @isseunv 6 ปีที่แล้ว +3

    Waa Fanaanad Codmacaan Hadana Degen Asal Walee Nolow Hodan

  • @zahrasahin8145
    @zahrasahin8145 6 ปีที่แล้ว +5

    Aar reer jigjiga gabdhohoodu waxay ahaan jireen dad aaturan fanka kuma jiri jirin waatan loosoo galay akhiro samankii ayey soo waasheen naa hooy ilahay ka xishooda oo sidini Ku noqda fanka shaydaanka aad baad ugu fool xuntihiin qaab fanned xataa malihidin ilahay unoqda waa aakhiro saman khaatimadiina shar haku khatimina

  • @cabdilaahixasancabdi9072
    @cabdilaahixasancabdi9072 6 ปีที่แล้ว +3

    Inantan wan ku haysta codkeda wa heesta kaliyeen kahelay 2018

  • @ruwaydiinainasugule73
    @ruwaydiinainasugule73 4 ปีที่แล้ว +2

    Dhererku qurux badnaa 😍😍😍mcha allh

  • @ekraamsuleyman939
    @ekraamsuleyman939 3 ปีที่แล้ว +3

    Codka 😩😭

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet ปีที่แล้ว +2

    Jacayl 💔😭

    • @abdirizackhussein4466
      @abdirizackhussein4466 ปีที่แล้ว

      Heestani Dareen aan caadi aheyn beey ledahay❤

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet ปีที่แล้ว +1

      @@abdirizackhussein4466 haa wllo💔😭

  • @khadijahersi7201
    @khadijahersi7201 6 ปีที่แล้ว +2

    oo jaale ax wali maan helin dheh👌esh calaa hees

  • @hodanaliabdallah9966
    @hodanaliabdallah9966 6 ปีที่แล้ว +3

    Inama caadi mahan miraha laxanka iyo codkuba👌👌👌👌👌👌
    Jacaylkaygii barigii dheh hurdadii majifsado dheh
    Jidiinkii macunayo dheh
    Jidka socodku way dhibay dheh

  • @abdirizackhussein4466
    @abdirizackhussein4466 ปีที่แล้ว

    Adigaa jig jiga weyn hedhe joogo oo kulado dhe
    Alla maxaan jig-jiga jecelahay
    From muqdisho 🇸🇴

    • @munadahir1839
      @munadahir1839 ปีที่แล้ว

      Muqdisho caasimada umada
      Somaaliyeed insha allah inan arkaan
      Rajeyna from lascanood

  • @xuseencabdi797
    @xuseencabdi797 7 หลายเดือนก่อน +1

    2024 Her voice ❤

  • @khalidaden2250
    @khalidaden2250 3 ปีที่แล้ว

    @jigjiga ❤️14 October 2020 Maalmo xusuus mudan plus marka heesta dareemayso it feels different wlhi one of the best songs ever wlhi

  • @ahmedomer4517
    @ahmedomer4517 6 ปีที่แล้ว +1

    ax walee waa hees iyo fanaanad aad u cod macaan hambalyo hodan

  • @hsadia2799
    @hsadia2799 4 ปีที่แล้ว +4

    Inta ila aragaty gabdha dheer ee timaha dhaadheer gabsaar blue ku xigata so naseexo indho uma eko ♥️😂

  • @axmadamiira2555
    @axmadamiira2555 6 ปีที่แล้ว +2

    waxa naag halka taagan odmalaha lackin gabartan hasaysa waan usaxaye fananimo walahe waa fanan booxda

  • @Fadxi5873
    @Fadxi5873 4 หลายเดือนก่อน

    Heestani abwaanku waxa uu ujeeday cabdi iilay oo marka hawli kadhaxaysay

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 ปีที่แล้ว

    WAANKAHELAY HEESTAN THEN AMIIN YAA RABBI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @cayuniqurux5880
    @cayuniqurux5880 2 ปีที่แล้ว

    Eesh calaa hees 2022 aan dhageysanoyaa

  • @jouniyejamanur2925
    @jouniyejamanur2925 4 ปีที่แล้ว +1

    Codka.100%erayada.100%laxanka.100%Musica.100%adiga.10000%

  • @farxiyocadaawe2117
    @farxiyocadaawe2117 ปีที่แล้ว

    11/12/2022
    Wlshy mcn basro cadaawe Ayaan no kesay la dhagesanya 😥

  • @abwaanhalbeeg2019
    @abwaanhalbeeg2019 4 ปีที่แล้ว +1

    Hodan Xasan Daahir waxan ahay taageera haaga kuu baad

  • @ibrahimhashi9623
    @ibrahimhashi9623 3 ปีที่แล้ว +1

    Heesteeni waa hees qaali ah

  • @cadnan4439
    @cadnan4439 11 หลายเดือนก่อน

    Axsan fanaan Hodan 2023

  • @munaabdi6991
    @munaabdi6991 6 ปีที่แล้ว +36

    dadka ogaadeen iyo isaaq aya uqurux badan inta igu racsan iska cadeya yakhey 😂😂😂😂😂😂😂

    • @ahmedyusuf5694
      @ahmedyusuf5694 6 ปีที่แล้ว +1

      kkkkkk

    • @maymadiamond6580
      @maymadiamond6580 6 ปีที่แล้ว

      😍😍😍😍👌🏿👌🏿👌🏿👌🏿

    • @koudoneismael4871
      @koudoneismael4871 5 ปีที่แล้ว

      SIDAAS SHEEGTAY WEEYI RUNTII💪💪💪❤❤❤❤👍👍👍

    • @lndhodeeq5534
      @lndhodeeq5534 4 ปีที่แล้ว +1

      Kkkk darood mee

    • @ruwaydiinainasugule73
      @ruwaydiinainasugule73 4 ปีที่แล้ว +1

      Ugaadeen waa naagaha ugu quruxda badan anigaan ahyn baau qiray😍😍😘😊❤from sanaag 😘😘

  • @geishafemmefeminin5951
    @geishafemmefeminin5951 4 ปีที่แล้ว +8

    2019- 2020?

    • @Qalbidacad
      @Qalbidacad 11 หลายเดือนก่อน +2

      2023

  • @abdiyare8516
    @abdiyare8516 6 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan ayaa fanaanad iyo erayo laga dhahaa qofkii heestaan sidayda cml u dareemay farta ha taago my home jigjiga❤️

  • @sarasulub4583
    @sarasulub4583 4 ปีที่แล้ว +1

    yasalaam

  • @abdirisaqfarah8552
    @abdirisaqfarah8552 5 ปีที่แล้ว +1

    Inaba caadi ma ahan run ahaanti.

  • @farahsudi8010
    @farahsudi8010 2 ปีที่แล้ว +1

    Music somalia mixes of the most 🇸🇴🇸🇦🇰🇪I

    • @farahsudi8010
      @farahsudi8010 2 ปีที่แล้ว +1

      Farah Ali sudi najma ahmed omar 🇸🇴🇸🇦🇰🇪I

  • @sadiahassan3449
    @sadiahassan3449 6 ปีที่แล้ว +6

    Wwwwwww inaba caadi maahan heesta iyo gabadha codkeedu jubaldaas kugu maqan jaale kasoo jawaab kkkk

  • @maryanabdirahman8565
    @maryanabdirahman8565 4 ปีที่แล้ว +1

    Boqorka dunida ugu jeclahy weynu kala fognahy hestan nafta ku sasaba 😭

  • @jimalebulle
    @jimalebulle ปีที่แล้ว

    waraqahaan jumlada udiray Jawaabtoodu kugu maqan dheh😊

  • @user-do2sz1qr9e
    @user-do2sz1qr9e 26 วันที่ผ่านมา

    Form fartuun

  • @fartunadam8202
    @fartunadam8202 6 ปีที่แล้ว +1

    Waa mcn

  • @mohamedmowled7653
    @mohamedmowled7653 4 ปีที่แล้ว +1

    my fovarite song 2019

  • @user-iy6cn3xi2z
    @user-iy6cn3xi2z 2 หลายเดือนก่อน

    Kugu maqn dheeh😢

  • @moIkhyaar
    @moIkhyaar 9 หลายเดือนก่อน

    Yaa ilaahul caalam ❤❤

  • @tufaaxcadeey1377
    @tufaaxcadeey1377 6 ปีที่แล้ว +2

    Waxan arki laahay xiriir ahmed

  • @mqsuudelmixasn251
    @mqsuudelmixasn251 5 ปีที่แล้ว +1

    Cod MCN wn Ku hystaa 100%

  • @yasirilkacase43
    @yasirilkacase43 5 ปีที่แล้ว +2

    Shabcan I love u

  • @mahadaadan434mooyan8
    @mahadaadan434mooyan8 5 ปีที่แล้ว +1

    Ax yaa hees

  • @gurayismiidh5496
    @gurayismiidh5496 6 ปีที่แล้ว +1

    waa heestii qarniga

  • @mohamedjo979
    @mohamedjo979 2 ปีที่แล้ว +1

    2022!!

  • @xamseaden4544
    @xamseaden4544 ปีที่แล้ว

    My memory ♥

  • @maxamedmaadhar5569
    @maxamedmaadhar5569 6 ปีที่แล้ว

    Inama caadi maaha waxaas baa cod la dhahaaa wixii hore quba

  • @guleidomar8972
    @guleidomar8972 3 ปีที่แล้ว

    Inantaa heesaysa moyee intiina kale dhaantada iska ciyara dheh.

  • @chaledabdull5637
    @chaledabdull5637 6 ปีที่แล้ว

    Inantani cod aaad u macaan ayaah ku jira eeshqiyaasak mahad naqan abwaanka erayda leh

  • @mnshaallahwabanuladhacayma1759
    @mnshaallahwabanuladhacayma1759 6 ปีที่แล้ว

    Waaaaaw waaaaw heesti sanadka weeye heestu iyo codka laxanka makaladhacan waaaaw💖💕💔🎸🎷🎧🎤🎶🎵📯📯📯📯

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 4 ปีที่แล้ว

    Ada jiifka karayoo waxaad Jamata helaye😭💔

  • @bukarimaalin841
    @bukarimaalin841 6 ปีที่แล้ว +5

    One of My favourite song❤

  • @umuashraf7911
    @umuashraf7911 5 ปีที่แล้ว +2

    qoftaan ikraan carale io salma nora ayey u cod ektahy yaa igu raacsan

  • @mowarsame
    @mowarsame 3 ปีที่แล้ว

    Who is watching this 2021?

  • @daarali
    @daarali ปีที่แล้ว

    Inaabtiday hodan alaha ii daayo
    Cali madar family

  • @azuunadem6967
    @azuunadem6967 6 ปีที่แล้ว

    aboooh aboooh hoden loo cod eeg yahey wlhi aniga ayadan u maleynayey

  • @aaminaswaag3798
    @aaminaswaag3798 2 ปีที่แล้ว

    Horay usoco walshy

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 6 ปีที่แล้ว

    Music dhinac ah waaye

  • @ayaandradam2474
    @ayaandradam2474 4 ปีที่แล้ว +2

    Qofkasta oo folxun ilhyba hibo codka usiiya mshlh cod maan hore usoco🥰🥰

    • @mohamedabdi8341
      @mohamedabdi8341 3 ปีที่แล้ว +1

      Gabadh soomaalieed foolxumo maleh walaal

    • @esra6679
      @esra6679 3 ปีที่แล้ว

      Adu ma kaqurux badanthy tlow🤔🤣🤣 Armey iyadu kudhantada adih🤣🤣🤣

  • @farhiyaali1185
    @farhiyaali1185 6 ปีที่แล้ว

    Wixii hore qurub cod iyo Erayo Lafaha Tabanay

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 4 ปีที่แล้ว

    Heestu wa erayo heeso hoore laga soo xaday isku keen keenis ah lkn way cod fiicantay wana laxan fiican xata laxankan wa xadiis hees ba laga xaday anyway way cod fiicantay

  • @janagalemuuminallaale1633
    @janagalemuuminallaale1633 5 ปีที่แล้ว

    عليك ❤️

  • @AliAhmed-fi5vp
    @AliAhmed-fi5vp 6 ปีที่แล้ว +1

    Wey cod macaantahay lakiin HODAN Mohashada codka ayan ka jeclahay

  • @malyaan-karoon
    @malyaan-karoon หลายเดือนก่อน

    😢

  • @yasminiman1128
    @yasminiman1128 6 ปีที่แล้ว +1

  • @wadanigc1541
    @wadanigc1541 4 ปีที่แล้ว

    Weyd cod macan

  • @jamataakilo7362
    @jamataakilo7362 6 ปีที่แล้ว

    waa hees mcn waa in jawabta lahelaa Qofka waxku maqayihin

  • @Maeyann9
    @Maeyann9 3 ปีที่แล้ว +1

    Stage production 0% nice song it is

  • @AsadBoqor-xx2ev
    @AsadBoqor-xx2ev ปีที่แล้ว

    Umadey shabcaan maxa haya 😂

  • @zahraabdi4498
    @zahraabdi4498 6 ปีที่แล้ว

    Yes

  • @samuraahmed2092
    @samuraahmed2092 6 ปีที่แล้ว +1

    Cr7 1

  • @biledagoodi1439
    @biledagoodi1439 6 ปีที่แล้ว +1

    hodan waa fananad cod mcn runtii 👍✋✌

  • @saadadiinel-mohammeddi6092
    @saadadiinel-mohammeddi6092 6 ปีที่แล้ว +2

    Wllo barnamijkoo dhameystiran u baahanahy

  • @abdimoge6785
    @abdimoge6785 6 ปีที่แล้ว

    Waxan dhageyata
    Fananinta jijiga
    Sidey udhan yihiin

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk eshcalaa cod igadhe

  • @abdifatahhusseindoone2884
    @abdifatahhusseindoone2884 6 ปีที่แล้ว

    Heestan waa hees aad u macan

  • @ibrahimhashi9623
    @ibrahimhashi9623 3 ปีที่แล้ว

    Hseee

  • @umucabdikhadar5069
    @umucabdikhadar5069 4 ปีที่แล้ว

    Tan qaarka sare uwayn maxay ugu agmeraysanaysaa fananada

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 5 ปีที่แล้ว

    Surwaaal buluugle ka dhax bax gabdhaha xataa ma ciyaari taqaanide

  • @axmadamiira2555
    @axmadamiira2555 6 ปีที่แล้ว

    fananad booxda waa gabooye fananadn odka aya laga gartaye

  • @mqsuudelmixasn251
    @mqsuudelmixasn251 5 ปีที่แล้ว +1

    Shabcaan dauus
    Ciyaar%
    Codka%
    Style %
    Qruxd%

  • @hawaali5466
    @hawaali5466 5 ปีที่แล้ว

    Ilkadheer

  • @anabhassan8760
    @anabhassan8760 6 ปีที่แล้ว +2

    Gabdha sey caato utahay maxaa bacweyne uxiray jijiga bacweynaha sharcimiyaa

    • @dadsgirl721
      @dadsgirl721 6 ปีที่แล้ว

      anab hassan coment ga radinaaye😂😂😋😂 isma oga midha

    • @anabhassan8760
      @anabhassan8760 6 ปีที่แล้ว +1

      drs ina haji hhh qofka caatada waa inuu steyl kiisa gashtaaa iyadaaba caato eh catada lacagaa laguradinoyaaa

  • @asaldhaladfaraxsan2993
    @asaldhaladfaraxsan2993 6 ปีที่แล้ว

    Cod xuma yanlagu cadabin inantay
    Ayar iska fadhiso waykuso lugoyen kuwan