Asliyee by (Killer and Maryan Naasir)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ม.ค. 2025
  • เพลง

ความคิดเห็น • 92

  • @abdifatahdalmar7431
    @abdifatahdalmar7431 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤caawa waa 02.01.2025. I remembered tonight this song when I was listening 2012. Absolutely incredible time.

  • @Baadil1
    @Baadil1 15 ปีที่แล้ว +2

    What the song waw, Late Ahmed Shariif Killer my God bless his soul we will never forget you as a Nation; Allaha janadii fardowsa haka waraabiyo marxuum Ahmed Shariif Killer he was a lagen, let as not make a mistake mama Maryan Nasir Cali, you're a lagen as well I love your beuatiful voice... This song remaindes me old good days of our belooved Nation much love 'Maxfalka'

  • @rorayebubaye5676
    @rorayebubaye5676 12 ปีที่แล้ว +15

    wooooow waxaan xasuustay waayo waayo iyo theatre-ka xamar cadey good old days heestsan waxey kujirtay riwayaddii gacal godkaa galay innaba caadi ma-ahan waxaan ahaay arday yar oo shukaansi barad ah waxaan dhihikara qeybweyn ayeyka qaadatay barbaarinteyda happy days i wish i could turn the clock back !!!!!!!!!!!!!!!!!

    • @flame_27
      @flame_27 6 ปีที่แล้ว

      Roraye Bubaye ninkaas aad sawirkisa sidatid waa ninkii waaye waayo kharibay. Masuul waxaa lagu miisaamaa waxa loo keenay iyo waxa uu ka tagay farqiga u dhexeeya

    • @mohamedmohamud1002
      @mohamedmohamud1002 6 ปีที่แล้ว +3

      Ahmed Ashour ilaah ha u naxariisto janatul fsrdowso ilaah ha geeyo aabe siyaad ma garan karaan gadaal ka gaar wuxu qabtay wixi ka tagay taariqda dib u raac somali ayaga ka faideysan weysay mesha uu gaarsiyay

  • @jjjoe2009
    @jjjoe2009 15 ปีที่แล้ว +8

    igaar caqligeegaa raacee
    lama uumin adoo kaleetee
    inaan aragaa ahaado
    ubad kuu dhalo waa arkeenaa
    akhyaaraan soo diraayee
    afkeeyga intaas ka haayee
    axad iyo isniin ayaantii
    ishaarada ii abaar(ee)
    anaa ogolaysiihaaye
    aabaheeda anaa kuu ahaadee
    aqalkeena adlee imaawee
    amuurta anoo adkaato(ee)

  • @inbux
    @inbux 13 ปีที่แล้ว +28

    1 dislike? He must be lost in translations, Im from Hargeisa but this song is really nice. One somalia until i die thats what im gona believe...

    • @المحققكونان-ذ1ف
      @المحققكونان-ذ1ف 5 ปีที่แล้ว +2

      War ma noshahay walal

    • @mrb2820
      @mrb2820 3 ปีที่แล้ว

      Bro thanks for the positive thinking❤️ much respect ✊🏽 mahn

  • @omargoley8490
    @omargoley8490 9 ปีที่แล้ว +5

    Maryan naasir iyo Axmed shariif kiler dad culus Kiler Aun Ogaawee Axdigaan Adkeeyaa Uurkeey Ku Yaalee Oonka Iiga gooyee Yasalam Maryan naasir

  • @khaled27690
    @khaled27690 13 ปีที่แล้ว +1

    asliyeey abshir iyo mijasbaan allehey ka tuugee aaminta noohay
    mansha allah ilaahoow kuu naxariiso killer iyo maryan naasir cali

  • @al-xaajixaam9804
    @al-xaajixaam9804 6 ปีที่แล้ว +11

    Macaanteeda waxaa dareemi karaa qof asal ah oo soo kalooti ahayn . Waah waah !

  • @nuunegomes
    @nuunegomes 6 ปีที่แล้ว +2

    Sidii abka aadan iyo xaaaaaaaawo ibliis aritood kudheeeeleeee, aan ahaanin is aamin keenaa abaay aan ilaashaheenaa

  • @sharmaarkeabdi2915
    @sharmaarkeabdi2915 6 ปีที่แล้ว +5

    Big fanan axmed shariif kiler aabaha banadiriga alla yaraxma 08/03/2018

  • @بنتصومالبنتصومال
    @بنتصومالبنتصومال 7 ปีที่แล้ว +3

    asliyay abshir iyo ijaabaa
    allahy ka tuugee aamiinta noo haay axyaa hees killer iyo maryan nasir

  • @mahamedeful
    @mahamedeful 14 ปีที่แล้ว +1

    woooow nice voice ,,,,,,,,, i will never get tired of this

  • @sanweyne100
    @sanweyne100 13 ปีที่แล้ว +2

    Waa ruwaaayaddii GACAL GODKAA GALAY..
    codadka heesta waa aun AXMED SHARIIF KILLER iyo MARYAN NAASIR CALI.

  • @ismailmoalim2159
    @ismailmoalim2159 6 หลายเดือนก่อน

    Waaw Anaa ogaleysihaa Aabahey anaa ku aada yaa Salaam

  • @Baadil1
    @Baadil1 15 ปีที่แล้ว +2

    Shuuteeye, You said all Sidaan ookale ayaa loo heesaa amaba waa leeska dhaafaa nooh sxb I love it heetaaneeyto Bilaajo carab aan ku soo xasuusanaa; on the ather hand Ahmed Shariif Killer waa fanaan aan la'xaqiri karin Maryan naasir waa sidookale I love both eventhough I knew Ahmed Shariif Killer personaly!!

  • @MohamedOmar-cx6qz
    @MohamedOmar-cx6qz 5 ปีที่แล้ว

    Best singer of somalis killer alhah yarham

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว +1

    Asliyee abshir iyo ijaabaan Allahee ka tuugee aamiinta noo hay😊Dareenka heesta iyo codadku maxay isku soo baxen💖

  • @cilmixasancalicilmituni7559
    @cilmixasancalicilmituni7559 6 ปีที่แล้ว +1

    Xasuus iii waayo waayo waxaasa hees ah kiler alh haku naxasrriisstto

  • @mxirsixoosh3325
    @mxirsixoosh3325 12 ปีที่แล้ว +1

    best of the best xamari waa ku haystaa caadi mahan ayagaa jacayl kugu dhalinaayaa

  • @siyaadbare100
    @siyaadbare100 13 ปีที่แล้ว +1

    WOOOW ABSHIR IYO IJAABA ALAHAY KATUUGEE AMIINKA NOO HAAY XAMAR WAA LA XAASUQAY DADA AAN GARANAYN AYAA XOOG KU HAYSTA TUULOOYINKA KA SOO GURAY

  • @Baadil1
    @Baadil1 14 ปีที่แล้ว +2

    @Hindisaa Hi, abaayo: how are you? Late Ahmed Shariif Killer was one of the best singer in Somalia, yet Our beloved Nation had lost a wonderful man who will be missed greatly; moreover, I knew him personaly late Ahmed Killer, and I can't believe he is gone. I ask my Allah rest his soul, and grant him Janatul fardoosal Aclaa. Hindisaan, it was tragic day the day Our nation lost late Ahmed Shariif killer, keep in mine we share your pin. Thanks Abaadil though.

  • @khaadi64
    @khaadi64 15 ปีที่แล้ว +2

    amin illah ha unaxaristo janada illah haka warabiyo iasaga iyo inta muslim boo

  • @Baadil1
    @Baadil1 15 ปีที่แล้ว +1

    I think you can get it; alot of places in United States specially Minniapolis, MN , Somali Mall "Caramel" If you live U.S, yet If you don't......I don't know what to tell you SXB. Ask Late Axmed Shariif Killer and Maryan Naasir Cali. Old School... Good luck i hope that helps.

  • @ugbaadmohamad189
    @ugbaadmohamad189 5 หลายเดือนก่อน

    Heesaha killer Baladweyne ladhaafo wain laso fasira heesahan ciyal xamar ayey qaas u yihiin

  • @jjjoe2009
    @jjjoe2009 15 ปีที่แล้ว

    asliyee abshir iyo ijaabaa
    allahay ka tuugee
    aamiinta noo haay
    ogaawee axdigaa adkeeyaa
    uurkeey ku yaallee
    oonka iiga gooyee
    sidii abka aadan iyo xaawo
    ibliis arrintood ku dheelee
    an ahaanin is aaminkeennaan
    abbaayo aan ilaasheheenaa

  • @SHUUTEEYE
    @SHUUTEEYE 16 ปีที่แล้ว +11

    cajaab'ib sidaan ayaa loo heesaaa hadii kale waa liis ka dhafaaaaaaaaaaaaa caleek killler (alaah ku naxaristo ) maryan nasir afkaaga caano iyo malab lagu qabay

  • @latanja100
    @latanja100 14 ปีที่แล้ว

    wow waa hees wacan beelo waaye walhi wankahelay

  • @hassnaali9864
    @hassnaali9864 7 ปีที่แล้ว +2

    الزمن الجميل الله يرحمك يا أحمد

  • @Ismail-somali
    @Ismail-somali 3 ปีที่แล้ว

    #YAATOOF Aktarka BAYDHABO bn kasoo maqlay isagoo ku heesaya, waan ka helay runtiii heestan.
    LOVE FROM BOSASO ❤

  • @Deniece1
    @Deniece1 16 ปีที่แล้ว +3

    ababaay! waa la igu saaqey abeeno aan heesta dhagta u dhigtey, ar ani cawada yaa ii muslin ah inaan seexan waaye aanba ka baqaa amoore dartiis!

    • @hassanmohamedosman1167
      @hassanmohamedosman1167 6 ปีที่แล้ว +2

      Yasmiin Abdulqadir 9 sano kahor mad dhageesaty cajiib wlhi

  • @asliabdi7933
    @asliabdi7933 3 ปีที่แล้ว

    Magacyga saan uraadinayey hees tana so heley

  • @abdiaziizhassanibraahim2626
    @abdiaziizhassanibraahim2626 8 ปีที่แล้ว +1

    best song ahaa maryan naasir

  • @shankabood
    @shankabood 5 ปีที่แล้ว +2

    Who’s listening 2019 ?

  • @rayantw3821
    @rayantw3821 5 ปีที่แล้ว +3

    2019 like

  • @ilyaas69
    @ilyaas69 13 ปีที่แล้ว +11

    XUSUUS WAA MAKII AY XAMAR ISKU DHACAYSAY WAA RUNTAA WAXAA SOO QALAY REER BAADIYAAL

  • @salaamyare9796
    @salaamyare9796 10 ปีที่แล้ว +1

    wooooow caaadı ma ahan heeesta kıllıer................

  • @geedixer
    @geedixer 15 ปีที่แล้ว +3

    axmed shariif naxaristi jano ilahey ha ku siiyo maansha alaah ninkan codkiisa markan maqlo waxaan so xasuustaa noloshi macaned on ku so kornay iyo dhulkena macana maantana qurbo ayeey noqotay in an waqtigena ku dhameysano ilahoow rabiyoo dhulkeena nabad noga dhig maxaa yelay qurbahan gurigena ma ahan rabiyow nabad an ka barinay noloshi macaned iyo wadankena qurxona o gaal iyo muslin dalxis nogu iman jiray hada dadka markey maqlan in an somali nahay madaxa ay gacmaha sartan aloow ale

  • @23Million884
    @23Million884 5 ปีที่แล้ว +6

    Gotta give to ya, this song fires me up.
    too bad, Somalis are slightly losing good musical composers like these.

  • @ibrahimdalbac7543
    @ibrahimdalbac7543 6 ปีที่แล้ว

    Asliyey Abshir ii jabaa imisa ayn raadinayay caadi maha

  • @omarabu162
    @omarabu162 11 ปีที่แล้ว

    Love it :-)

  • @Shariffsson
    @Shariffsson 12 ปีที่แล้ว +1

    Whoa! With over a hundred thousand viewers!!!!!
    I tell you what upload some more songs of his (Ahmed Sharif) please. He's top MC

  • @yuuyu114
    @yuuyu114 12 ปีที่แล้ว

    heesahan waa heeso xasuus leh
    if i couuld turn back the time i wil
    thanks cawaale

  • @kobciyechannel7779
    @kobciyechannel7779 6 หลายเดือนก่อน

    18/6/2024✅

  • @abmendozaa
    @abmendozaa 5 ปีที่แล้ว

    2019✅

  • @Sexy16kanita
    @Sexy16kanita 14 ปีที่แล้ว +1

    waaaaaaaaaaaaaaw alaya rahma axmed sharif kiler

  • @ifrahmahamud2534
    @ifrahmahamud2534 4 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤🌷🌷🌷🌷🌷👌👌

  • @TheAnas49
    @TheAnas49 14 ปีที่แล้ว

    Gacal god kaa galay,

  • @zaki99ful
    @zaki99ful 14 ปีที่แล้ว +1

    ilahaw jano sii ahmed shariif isaga iyo intii muslim ah dhamantood

  • @marhaba9028
    @marhaba9028 4 ปีที่แล้ว

    weereeee kkk

  • @luulmaxamed5012
    @luulmaxamed5012 9 ปีที่แล้ว

    mama maryan nasar malin waliiba ayan arka lkn hesa taan iida iineetahye mamoden

  • @yasmeenalamoudi1
    @yasmeenalamoudi1 13 ปีที่แล้ว

    I like this song coz am reer Xammar

  • @n3masaeed617
    @n3masaeed617 3 ปีที่แล้ว +1

    الغنيه مرا حلوه

  • @deeqawarsame6082
    @deeqawarsame6082 4 ปีที่แล้ว

    Amiin

  • @macsilow1
    @macsilow1 13 ปีที่แล้ว

    hee is the best fanan

  • @Savage390
    @Savage390 13 ปีที่แล้ว

    the song make loveabshir ejaabaa aminata nohay actros 4055

  • @abdiadan1246
    @abdiadan1246 8 ปีที่แล้ว

    bast axmed shariif kilar waa haas qaali ah

  • @starsupper7233
    @starsupper7233 6 ปีที่แล้ว

    RAAAAAAAXO.RAAAAAAXO.SOMALI.WAAYO.WAAAYO

  • @Baadil1
    @Baadil1 15 ปีที่แล้ว

    Maryanislow, waa ku salaamay abaayo; my name is Baadil I will sing this song for you if you want me to do so Abaayo:::: This is very unique song qofkastana magaran karo ilaamaa qof fahmaayo ma'ahane, by the way you have a nice name " Aqyaar aan soodiraa yee Afkeeyga intaas ka haayee" Warkaaga halahelo I look forward hearing from you abaayo macaan My Allah bless late Ahmed Shariif's soul... You sould "Beesaani" and love it:)

  • @SofiaMohamed21
    @SofiaMohamed21 11 ปีที่แล้ว

    Wow

  • @MasoudSharif-e9u
    @MasoudSharif-e9u ปีที่แล้ว

    Translate for me please

  • @osmanabdulahi5384
    @osmanabdulahi5384 9 ปีที่แล้ว

    #AKHYAARAN SOO #DIRAAYEEY #AFKEEYGA INTAAS #KA HAAYE AXAD #IYO ISNIIN #AYEENTII #ISHAARATY II #AKHBAAR
    #ASLIYEEY ABSHIR #IYO IJAABA #ALLAHAY KA #TUUGEE #AAAAMIN #TOO #NAHAAAY

  • @Kaz-yare94
    @Kaz-yare94 13 ปีที่แล้ว +1

    @lilgoon873

  • @shaxshaxlay6465
    @shaxshaxlay6465 8 ปีที่แล้ว

    #baadil killer hada taqanid maad noloshiisi wax nooga sheegtid

    • @yusufali7200
      @yusufali7200 7 ปีที่แล้ว

      Shax shaxlay indhaho belay marko dhiman rabay sokor ku dhacday Yemen Basatin..

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 5 ปีที่แล้ว

    😪😪😪

  • @mahamudisse7978
    @mahamudisse7978 8 ปีที่แล้ว

    Nolh Cubase

  • @yosefxasan5235
    @yosefxasan5235 8 ปีที่แล้ว

    احمد شريف كلير قديم

  • @maryamahussein973
    @maryamahussein973 8 ปีที่แล้ว

    hi

  • @mahamudisse7978
    @mahamudisse7978 8 ปีที่แล้ว

    ich leibe dich die musik wlhi aber ich veschtehe nicht

    • @alexdnedc2023
      @alexdnedc2023 8 ปีที่แล้ว

      Du muss richtig Deutsch schreiben, also welche sprache sprichst du?

    • @osmanali3788
      @osmanali3788 6 ปีที่แล้ว

      Mohamuud Adaawe tuubat qadaada

  • @bunka306
    @bunka306 7 ปีที่แล้ว

    Xamdi

  • @luulmaxamed5012
    @luulmaxamed5012 9 ปีที่แล้ว

    mama maryan nasar malin waliiba ayan arka lkn hesa taan iida iineetahye mamoden