Heesihii IGLF

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 46

  • @abdellabotan9573
    @abdellabotan9573 4 ปีที่แล้ว +18

    Jabuuti fanka in badan baa idiin duugan noso badiya fankii hore from puntland somalia

  • @ibrahimalidideh6391
    @ibrahimalidideh6391 ปีที่แล้ว +4

    Omar Macallin allaha u naxariisto e wuxuu ahaa geesi, indheergarad, aqoonyahan, suugaan dhaadhii iyo waliba shaqsi bashaash ah oo aad u naxariis badan

    • @moudanemandek8226
      @moudanemandek8226 11 หลายเดือนก่อน

      AUN Abwaan philosophy Omar macalin wuxuu ahaa mucjisada fanka ilahay haka waraabiyo janooyinkisa ta ugu sareeysa janatul fardowza

  • @ainanyacinovic1506
    @ainanyacinovic1506 4 ปีที่แล้ว +13

    Acm sxb masha Allah walalo alaha ku xafido sida ad u so heshay heestan iglf aad iyo aad ayan u yara abyiyashay aya dhagay sanjiray kaseedka oodhan aya gurigayaga taalay walalo walahi in an ilmeyo waxba ilama aho markan maqlay heestan mahadsanid wllo nimca jamac 😢😢😢😢

    • @oleyanaa7637
      @oleyanaa7637 4 ปีที่แล้ว +2

      Issa guur guura libération fronte
      Saaxib sidaa weeyane
      Laakin waa friom Djibouti
      Salam goobed

    • @saadibrahim4611
      @saadibrahim4611 3 ปีที่แล้ว +2

      Geedi horey u wada wan qiroday walahi iglf ismael umar gelle iya gumaday i ibaaday ilahay ha u naxaristo hamud langadhe.

    • @xuseenibrahim4070
      @xuseenibrahim4070 ปีที่แล้ว +2

      wcm salaam Meel kasta dunida Ramadaan Mubarak duhur wanaagsan

    • @xuseenibrahim4070
      @xuseenibrahim4070 ปีที่แล้ว

      ​@@oleyanaa7637 sxb Salaan kal iyo laab ku soo dhawaaw Austaralia to somalia ❤❤❤

    • @ainanyacinovic1506
      @ainanyacinovic1506 ปีที่แล้ว

      @@xuseenibrahim4070 tu lamida wllo ramadan mubarak adiga iyo dhamaan caalam ka islaamka ah gaar ahaan somali oodhan salaan sareee

  • @sacaddawud524
    @sacaddawud524 2 ปีที่แล้ว +3

    please radio jibouti waxaan idinka rabnaa album kaan oo dhameystiran idinka oo raali ah

  • @gobonimadon4330
    @gobonimadon4330 3 ปีที่แล้ว +4

    nimca jamac heesti ninkoodu 6 buudila 20 handayin 1000 laabta udhigaan meel igudheega

  • @selamali8853
    @selamali8853 4 ปีที่แล้ว +3

    Thankz Djibouti TV

  • @ainanyacinovic1506
    @ainanyacinovic1506 4 ปีที่แล้ว +3

    Thank you very munch wll Hassan TV DJIBOUTI 1000FOIS 😢😢😢😢😢

    • @marianabdi351
      @marianabdi351 3 ปีที่แล้ว +2

      Aad ayad u mahadsantahay tv rtd waxaan idinka sugaynaa heesihii iglf oo dhamaystiran

    • @xuseenibrahim4070
      @xuseenibrahim4070 ปีที่แล้ว +1

      adigaa mudan saxiibada igu Qalika ah

  • @mahadallahaahmed8676
    @mahadallahaahmed8676 9 หลายเดือนก่อน

    Heestiin Ethiopia waa na looqado imika Somalinimo ❤❤❤❤🎉🎉2024

  • @muzemohamud7661
    @muzemohamud7661 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah walhi waa heeso dhaxgala

  • @abdillahimahamoud4268
    @abdillahimahamoud4268 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah allaylehe wa qalli

  • @mahdialihadhadhi9558
    @mahdialihadhadhi9558 2 ปีที่แล้ว +2

    Hassan ahmed sxb mahadsanid iglf abalkooda ma gudi karayno tarikhdaa qoraysa halamasha

  • @ahmedaden9844
    @ahmedaden9844 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah bravo

  • @mfarah8787
    @mfarah8787 4 ปีที่แล้ว +2

    I am enjoying with listening to these intrinsic music

  • @omarmahamoud4986
    @omarmahamoud4986 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilahay cimriga iyo cafimadka hani siyadiyo

  • @sacaddawud524
    @sacaddawud524 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga oo yar ayaan dhageysan jirey heesahaan

  • @moussahassan9546
    @moussahassan9546 ปีที่แล้ว

    The best song good music 🎵

  • @ainanyacinovic1506
    @ainanyacinovic1506 4 ปีที่แล้ว +4

    Fadlan sowada heel iyado dhan

  • @AliOmar-te4wu
    @AliOmar-te4wu 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay cimriga ha uu siyadiyo cafimad kana ha udayo manta iyay tagan tahay tii waga jirtay

  • @amarehhoussein6314
    @amarehhoussein6314 4 ปีที่แล้ว +3

    Salam aleikoum adoo aad ayaad uu mahadsantahay, soo waada diig cassete kii oo dhaan

    • @JabuutiTV
      @JabuutiTV  4 ปีที่แล้ว +4

      walaal, qaybtan oo kaliya baan ka haya
      hadan helo qeybaha kale waan so dhigi doona

    • @amarehhoussein6314
      @amarehhoussein6314 4 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/Swo6FFAs3qg/w-d-xo.html

    • @amarehhoussein6314
      @amarehhoussein6314 4 ปีที่แล้ว +1

      Jabuuti TV taanba soo heelaay adoo

    • @JabuutiTV
      @JabuutiTV  4 ปีที่แล้ว +1

      @@amarehhoussein6314 mahadsanid

  • @abdirashidjamal4157
    @abdirashidjamal4157 4 ปีที่แล้ว +4

    IGLF mxaa loo soo gaabiyay wl
    Bal ifahansiyaa inigoo raali ah

    • @omarmahamoud4986
      @omarmahamoud4986 4 ปีที่แล้ว +3

      Wa issa gurgure liberation from

    • @rassoule8140
      @rassoule8140 4 ปีที่แล้ว

      @@omarmahamoud4986 front

    • @nimcoabdihayi2084
      @nimcoabdihayi2084 2 ปีที่แล้ว +1

      Issa & Gurgure liberation fornt
      Jabhada xoraynta ciise & Gurgure

  • @ADENADEN-ln4mp
    @ADENADEN-ln4mp 4 หลายเดือนก่อน

    La vraie politique est celle que osman idriss m avait appris n jamais se fâcher

  • @hassanabdi2248
    @hassanabdi2248 ปีที่แล้ว +2

    Tarecharchemon

  • @gobonimadon4330
    @gobonimadon4330 3 ปีที่แล้ว +2

    xasuus qaliya xiligii dhan lowada socday

  • @GamiyehAden-x6h
    @GamiyehAden-x6h 18 วันที่ผ่านมา

    Xitiki hiqarnka

  • @Adenchireh-mf6kp
    @Adenchireh-mf6kp 6 หลายเดือนก่อน

    IGlLF

  • @ADENADEN-ln4mp
    @ADENADEN-ln4mp 4 หลายเดือนก่อน

    Iglf il y avait a tante maternelle fozia haji