"Madaxwayne waxan kugu wareejiyaay masiirki umada soomaaliyeed"madaxwaynihi hore soomaaliya Farmaajo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 182

  • @dekaalli6596
    @dekaalli6596 2 ปีที่แล้ว +27

    Madaxwayne Farmaajo saad u ilaalisay umada Soomaaliyeed amanadoodiii Allaha kuuu ilaaliyo meelkastood joogto🥰🥰🥰🥰

    • @naftaada-daryeelabdi8474
      @naftaada-daryeelabdi8474 2 ปีที่แล้ว +2

      Maanshallah waxaa lagu xasuusan dhoorita amaanda iyo musmasuqa diidka Cidan shisheeye kasaarida muqdish. Waxaa ka cabsana in cidan shisheeyo lagu soo daro somaliya meesha ka bixi la hayeen cidankii hore

  • @mafahow67
    @mafahow67 2 ปีที่แล้ว +21

    Ilahay hakaa raali noqdo Mudane Madaxwayne.

  • @bisharxassan424
    @bisharxassan424 2 ปีที่แล้ว +15

    mashaa alaah wuu mahadsan yahy madaxwey nihii somalia guul alaha kusoo celiya markala 🇸🇴

  • @salaadali6088
    @salaadali6088 2 ปีที่แล้ว +28

    Wadankaan hawiye iyo daarood midna laha ee soomaaliyey iska daaya qabyaalada wadankaan allah ayaa iska leh cidii owdoona oo adoomadiisa kamid ayuu dhaxalsiinayaa wallalle 2 faajir qabyaalad ha ukalataageerin ee cidii toosan oo allah kacabsanaysa taageer
    ان الارض لله يورتها من يشاء من عباده والعاقبة للمتقين

  • @zamzamahmedmohammed4018
    @zamzamahmedmohammed4018 2 ปีที่แล้ว +8

    Masha allaaah
    Farmaajo
    Guuuuleyso
    Waleee
    Waa
    Geese
    Daacada
    Somalinimada
    Iyo midnimada
    Iyo qabka
    Somaliyeedna
    Jecel

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 2 ปีที่แล้ว +8

    Manshallah haye hore u socda . Gaalada Iyo intii xumaan Somalisa dhib la jecel Allah ha naga qabto amiin

  • @ninween6865
    @ninween6865 2 ปีที่แล้ว +30

    Farmaajow Allahayoow ku nabad geli from Hargeisa

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 2 ปีที่แล้ว +1

      waa beentaa from Hargeisa qofkii doonaa wuu isga soo qori karaa.XAARMAANJO AYBAA CUNAY SAAXIIB EE XAARKA ISGU XEJI 🤣🤣💪💪

    • @ninween6865
      @ninween6865 2 ปีที่แล้ว

      @@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 hhh Qabiil qabriga kula gali maayo Ilaah unoqo walal Hargaisa is my home like it or not

    • @nimcosiciid1384
      @nimcosiciid1384 2 ปีที่แล้ว

      @@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 kkkkk wallaahi farmaajo.waa.geesi.mar haduu.ka.cabaadiyay dad aan garan guul marley sinji.soomaalu.ila.wadagaa.nooloow.sidii.nabi khadar

    • @whootoo1117
      @whootoo1117 2 ปีที่แล้ว

      Nin ween ku lahaa! Ween dadka reer hargeysa ma yidhaahdaan ee afka beenta ka dhaaf. Wayn ayaa la yidhaa ee waxba ha matalin masrixiyad qaldan oo lagugu fahmay

    • @ninween6865
      @ninween6865 2 ปีที่แล้ว

      @@whootoo1117 qorida somaliga miyaa igu haysataa?? First of all I've never been to Hargaisa but that's my ancestral land and you can't complain about it.. As a learned person in the West I'd love to see a united and prosperous Somali republic

  • @nicephone2224
    @nicephone2224 2 ปีที่แล้ว +21

    m.a qalbiyadena kama bexeysid insha Allah wad solaba neysa

  • @axmedciise6016
    @axmedciise6016 2 ปีที่แล้ว +7

    Farmaajo wa la tabi doona madax wayne alle haku ilaaliyo

  • @edelsom5948
    @edelsom5948 2 ปีที่แล้ว +13

    شكرا لك على جهودك. شكرا لك على ولاك لوطنك. شكرا لك على إعادة هم الصوماليين في الخارج والداخل

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc 2 ปีที่แล้ว +8

    Maasha Allaah...Alxamdulillaah..Waan ku faraxsanahay inay ku midoobeen horumarka umadda Soomaaliyeed....

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 2 ปีที่แล้ว +25

    MD FORMAJO ale ha ku barakeeyo qulubta shacabka somaliyed aya boos ku leedahay.
    Wan jeclan lahayn in aad arimaha wahayn fursad u hesho ad ku dhamayso. Lkn ale ma qadarin.
    Waxan rajaynayna in dhaqso nogu so LABATO insha Allah.
    Xasana waxa loga fadhiya in uu halka KA SII wado o AAN DIB lo noqon!

    • @iqlaasa6543
      @iqlaasa6543 2 ปีที่แล้ว

      MD. XASAN SHEEKH MAXAMUUD DUCADII UMMADA SOOMAALIYEED AYAA KU SOO CELISEY MAR KALE. WAANA KUWADA JECELNAHAY, QULUUBTEENA AYAAD KU NOOSHAHAY MUDANE XASAN WAAN KUU DUCEYNEYNAA MAR KALE ILAAH HA KAA QABTO WAX KASTO OO KU DHIBA......HANA KUU FUDUDEEYO XILKA CUSUB AAMIIN YAA RABI........

  • @saynaboo2086
    @saynaboo2086 2 ปีที่แล้ว +13

    Asc abihii umadoow guuleyso

    • @abdulkarimnoor3843
      @abdulkarimnoor3843 2 ปีที่แล้ว +1

      Umada Haku been abuuran aabe la aan hadey kuheyso adiga aabe kadhigo

  • @farhiyafarah5659
    @farhiyafarah5659 2 ปีที่แล้ว +24

    Mashaallah guulaso ax madaxweene maxamed abdullaahi farmaajo wadani gees yaadtahaye guuul iyo gobanimo soomaaliya

    • @asiyawarsame4833
      @asiyawarsame4833 2 ปีที่แล้ว +1

      Illahay baa dalka dhaafiyey kkkkk

    • @mustafecali6148
      @mustafecali6148 2 ปีที่แล้ว +1

      @@asiyawarsame4833 xita hadii uu xilka warejiyey ma daba socotaan dee malaha uhuuro kenyata adiga madax weyne kuu ah wa'ayo isna Farmajo diidana adna wad diidanthy isku mawqif ba tihiin isma dhaanto ah

    • @udgon6223
      @udgon6223 2 ปีที่แล้ว

      @@asiyawarsame4833 qabiil u dhimo laakii wadniyiinta ayaa kaa badan soo noqo madaxwayne adoo nabada form woqooyi

    • @asiyawarsame4833
      @asiyawarsame4833 2 ปีที่แล้ว

      @@udgon6223 Udhimo adigu qumayayahey qof aan dalka waxba uqaban oo 5tii sano kujiray mucaaridka Eryo somaliland kadaba waalo maamul goboleedyad kduul naa wax dhaxala uma hayo adigaa qabiil ku difaacaya qofkan illahay ayaa nadhaafiyey alxamdulillaah

  • @superfun1819
    @superfun1819 2 ปีที่แล้ว +41

    Ilahow farmaajo badan naasi Aamin yaraabi
    Hadan reer waaqoyi nahay mahad guleed aan doraan lahen
    Lkn snm ayaa somali udiidan in ay walaa loobaan

    • @fardusaw9688
      @fardusaw9688 2 ปีที่แล้ว +1

      Akhascaleek noocagaas oo kale reer waqooyi ma sheegto be quite.

    • @prosl11
      @prosl11 2 ปีที่แล้ว +2

      Sheeko faqash miyaa ??

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 2 ปีที่แล้ว

      wakula dooran leheen hadaa nahay rer koonfur lakin doorashada soosocoto mudane Mahdi guuled waa madaxweynaha xiga madaxweyne Hassan sheikh taas kuseexo sxb

    • @abdirahmanmath7151
      @abdirahmanmath7151 2 ปีที่แล้ว +1

      Reer waqooyi matihide like isaar igu dhe maxaa been kugu kalifay🤣

    • @mustafecali6148
      @mustafecali6148 2 ปีที่แล้ว

      @@fardusaw9688 wllo maxad akhas uledahy dadku waa walalo wax khaldan muu odhan

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 2 ปีที่แล้ว +21

    Mw farmaajo maheyn nin qabiil maheyn diktator maheyn nin hantida shacabka booba maheyn nin shisheye wax uyeeeiyo waxu aha amin wadani nin qableh wana sababta somali ujeclaty melay Joganba .waxan rajeynya mw xassan sidaas inu sameeyo u uhantayo qalbiyada simaliyed guuu somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👑🙌

  • @qalinlemedia2339
    @qalinlemedia2339 2 ปีที่แล้ว +8

    farmaajo waad soo nqoni i.a

  • @kafiyahabdihakimerbad7388
    @kafiyahabdihakimerbad7388 2 ปีที่แล้ว +8

    Mudane madaxwayne farmaajo ilahay hakaa farxiyo sidaad umadaada uga farxisay madaxwayne xasan shiikh maxamud mudane madaxwayne Allah xilkaad qabatay hakuu fududeeyo noqo midkii kasii wada hawsha meesheeda dalkana hormar gaarsiiya

  • @faravsharif4988
    @faravsharif4988 2 ปีที่แล้ว +11

    Ciilow way maanta cadowgeenii dhoolaha ayey kaqoslayaan. Allaah ha xafido mudane madaxweyne Farmajo iyo familkiisa hana noosoo celiyo maalin kawanaagsan maanta. .

    • @safasaed7715
      @safasaed7715 2 ปีที่แล้ว

      Insha Allah wuu soo noqon farmajo
      Cimri iyo cafimad Allah inoo siiyo

  • @duceysannoor4022
    @duceysannoor4022 2 ปีที่แล้ว +9

    Ayaa allaah qabyaladan qalbiyadeena kasar Amiin

  • @Asad_haaji_abokor_3007
    @Asad_haaji_abokor_3007 2 ปีที่แล้ว +5

    Nadaxweynaheenu gobsanaaa
    Alla farmaajow ilhowkudaa nsabbaatahy aan licin abide

  • @sabadshire9910
    @sabadshire9910 2 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha allh alle aku xifdiyo madaxweyne farmajo kuma ilabidoono insha allh waan ku sugaynaaaa

  • @sahrayusuf9539
    @sahrayusuf9539 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha alaah guul madaxdeena sidaan baa fican isjidjiid waxba ma tarayo guul wadankene insha alaah

  • @hassanabdimohamedabdi9735
    @hassanabdimohamedabdi9735 2 ปีที่แล้ว +10

    Wa hawlo culus lkn waxan ka cabsanaya in Xassan gorgortan shisheye u furan yahay ku sabsan waxas Farmajo shegay in dib wax loga badalo. Farmajo hadu sihayn laha xilka wan huba 2024ka, Somalia north Korea ayay dhafi la hayd! Lkn barlamanka waxas o dhan hilfaha u lalay.

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 2 ปีที่แล้ว +2

      Dhib maleh waa inan taagernaa MD Hassan sheikh si aan uwada guulesano taasi waa codsi kayimid labada madaxweyne oo u garab istaagno MD Hassan sheikh

    • @amishmaxamed3043
      @amishmaxamed3043 2 ปีที่แล้ว

      Hada 4sano muxu qabtay xita doorasho qabo lagawayay wadanka dib ayu u laban laha illahayba nabad badiyay tuuga

    • @amishmaxamed3043
      @amishmaxamed3043 2 ปีที่แล้ว

      @@sajidawar4822 shaqadada maha

  • @zakigunners5024
    @zakigunners5024 2 ปีที่แล้ว +7

    Maanta laga bilaabo faker la'aan seexo wayo misaan bdn baad iska riday allah kaga awbaal mariyo

  • @Somfox1
    @Somfox1 2 ปีที่แล้ว +5

    Farmaajo waxa uu hantay Quuluubta ciidanka iyo shacabka Somaliyeed walee

  • @maryanabdullahi5466
    @maryanabdullahi5466 2 ปีที่แล้ว +2

    Guul guul famaajo

  • @officialeciy
    @officialeciy 2 ปีที่แล้ว +20

    2026 aya no balan ah I.n farmajo ilahy haku sharfo inti iga dhanbeysa oo aragta qoralkan wxn leyhay 2026 aya ino balan ah I.n

    • @superfun1819
      @superfun1819 2 ปีที่แล้ว +2

      Insha allaah

    • @iqlaasa6543
      @iqlaasa6543 2 ปีที่แล้ว

      ALLAHA NA GAARSIIYO... XASAN SHEEKH AMUU SOO NOQDAA MAR 3AAD...... OO WABAAAAAAA KA DHACDAA MAR KALE.

  • @hamzaabdirahmanmahamud4175
    @hamzaabdirahmanmahamud4175 2 ปีที่แล้ว +16

    hadalkiiso oodhan waxaa ugu horeya mismilaah wuxuuna kuxigsiiya alxamdulilaah walee allaah baa kaaraali noqday marnaba kudayici maayo daacadnimadaaduna dayacmi mayso

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 2 ปีที่แล้ว +1

      Subxaana Allah! Ma laguu waxyooday oo laguu sheegay in Alle raali ka noqday. Mise Ilaahay baad ku been abuuranaysaa?

    • @superfun1819
      @superfun1819 2 ปีที่แล้ว

      Insha allaah

    • @iqlaasa6543
      @iqlaasa6543 2 ปีที่แล้ว

      MEEQA BERI AAD U SOO MEERINEYSEEN INTAAS ???

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 2 ปีที่แล้ว

      maanta kabilaabato MD Farmaajo Codsigiisa waa inan qaadanaa wuxuu inoo sheegay in MD Hassan sheikh lataageraa hada nahay N&N taagero MD Hassan sheikh ba nahay dalka aan dhisno wixii caadifad ku jirto iyo qabyaalad oo moodayo in MD Hassan sheikh naga xigaan ogaada MD Hassan sheikh waa Nabad iyo Nolol

    • @ibrahimabdighani9184
      @ibrahimabdighani9184 2 ปีที่แล้ว

      @@Aw88-c1r waxyi maaha ee wngsn ayuu urajeeyey , waxa jira xadiith ayaa cidii samada laga jeclaado dhulkana waa laga jeclaadaa

  • @ismahanabdilahi1447
    @ismahanabdilahi1447 2 ปีที่แล้ว +2

    Sharaf Farmaajo Guul 🌹

  • @Queenfatxa1
    @Queenfatxa1 2 ปีที่แล้ว

    Farmajo Mashallah guul 😍🥰😘

  • @cadequrux6760
    @cadequrux6760 2 ปีที่แล้ว

    Madaxwayne farmaajo alle haku xafido

  • @aaminaibrahim5724
    @aaminaibrahim5724 2 ปีที่แล้ว +1

    Aabo guulyso inshlh

  • @Bintuxaji629
    @Bintuxaji629 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallh

  • @saamiyaahmed2274
    @saamiyaahmed2274 2 ปีที่แล้ว +2

    Aabo ilaahay maamul waa Ku baray farmaajow nabad gal qudbad macaanaa maan sha allaah ilin baa igu soo istaagtay waligay dawlad waxaa Ka hadlaysaba maan arag oo anaga hadaan soomaali nahay Nala tashanaysa oo wax nawadii naysa oo hawada xaalada dalku marayo noo sheegaysa waa igu aabe farmaajo bes walee ilaahay haw fududeeyo isna

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc walalahey chanelkeen Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allah 🙏🙏🙏😍💜

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Alaah🙏🥰❤

  • @ehelukheir8820
    @ehelukheir8820 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha Allh 💖

  • @hibosamatar3224
    @hibosamatar3224 2 ปีที่แล้ว +5

    Fowqul jaahiliin iyo kuwa buka baa meesha wada jooga say u buuqayaan si ay hadalka uga kala jaraan MD Farmaajo iyo telephonada iska daba dhacaya iyadoo dad tirsan keliya meeshan joigaan oo aanu shacab joogin

  • @cabdirisaaqmaxamedhurde8834
    @cabdirisaaqmaxamedhurde8834 2 ปีที่แล้ว +1

    xabiibul malaayiin sharaf ayaad ka tagtay wlhi md maxed cabdilahi farmajo jasaa akalaahu kheyr

  • @Naimanalkafficial
    @Naimanalkafficial 2 ปีที่แล้ว

    farmaajo guul insha noo Soo laabo mar labaad

  • @samiracabdalla7514
    @samiracabdalla7514 2 ปีที่แล้ว

    We love you mudane president Mohamad

  • @warsamediiriye3743
    @warsamediiriye3743 2 ปีที่แล้ว

    Ciyaalka xaafada in uu Soomaaliya madax u ahaa waa kaa, haduu qiranayaa ciidankii Eritrea ee hal sano ka hor waalidkii dhalay ay u balanbalayeen xaalkoodaq halka uu ku danbeeyay. ALLE naguma kaa soo celsho ee na dhaaf

  • @Somali-One
    @Somali-One 2 ปีที่แล้ว +4

    Wadaniyadii dad gaar ah inuu ku haray baa moodaa. Madaxwayne waanu ku jecelnahay, waxaana ku xasuusiinaynaa in qolfadaadu xilka wareejisay balse qalbiyada shacabku hada aad bay u baraarugeen sidii hore si ka mug iyo baaxad wayn ayay ula diriri doonaan cadaawahooga .

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro 2 ปีที่แล้ว

    BUSHAARO BARASHADA CARABI KA BARO BARTAN ADIGOO JOOGA GURIGAAGA GOOBTAADA GANACSI..

  • @umukassim2166
    @umukassim2166 2 ปีที่แล้ว

    Wad mahadsantahay mudane madaxweyne waxan rajeenenaa inu madaxweyne xassan mesha u kasii wado ilaahey ha u fududeeyo asagana.

  • @alishukriabdulla6594
    @alishukriabdulla6594 2 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭our true hero

  • @faadumodaahu1450
    @faadumodaahu1450 2 ปีที่แล้ว

    hambalyo

  • @yaaskaabdulahi6280
    @yaaskaabdulahi6280 2 ปีที่แล้ว

    alx mahamed maahir madax adeeg waa baxyaya

  • @jsn3118
    @jsn3118 2 ปีที่แล้ว +2

    Somaliyasomalibalehmeelkastaooayjoogan

  • @sombasambasomba5598
    @sombasambasomba5598 2 ปีที่แล้ว

    Be blessed farmajo go well.the next president you will never make it

  • @iqlaasa6543
    @iqlaasa6543 2 ปีที่แล้ว +4

    iILAAHOOW MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BADAN NASII AAMIIN YAA RABI. ILAAHNA HA KULA GARAB GALO XILKA CUSUB AAMIIN YAA RABI......

    • @malaboa591
      @malaboa591 2 ปีที่แล้ว

      AAMIIN YAA RABI INSHAA ALAAH

    • @alinasto5083
      @alinasto5083 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaa rabi from N&N

    • @farhanabdiosman4315
      @farhanabdiosman4315 2 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂 walahi aamin ma dhihi karo xasankii 2016. Waxa dhici doona ma ogi waxana u rajeynaa inuu madaxweyne suuban oo qaladaadkisi wax ka bartay inu noqdo. Taas aya ino dan ah lkn been yaanan isu sheegin , ilahow xasankii gabre haystay inoo badi waa dambi weyn.

    • @malaboa591
      @malaboa591 2 ปีที่แล้ว

      @@abdikadirhaji6852 NABAR IYO NAXDIN XASUUQAY UMADA U GEEYSTEEN AYAANBA WALIGEED LA ILAAWI KARIN. ILAAHOOW UMADAADA NABAR IYO NAXDIN HAKU SOO CELIN YAA RABI AAMIIN INSHAA ALAAH.

  • @ridwanbirre8310
    @ridwanbirre8310 2 ปีที่แล้ว

    nolow.masuul.maxamad cabdulaahi farmaajo

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 2 ปีที่แล้ว

    Farmaajo waa Dahab

  • @Ahmed-xb3wl
    @Ahmed-xb3wl 2 ปีที่แล้ว

    Farmaajo Farmaajo Farmaajo nabad doon cidan samay yay oo hadana xilka.iska wereejiyqy

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 2 ปีที่แล้ว +2

    The phones are ringing already the bidding starts auction everything to the lowest bidder

  • @drr6012
    @drr6012 2 ปีที่แล้ว

    Timahana wareeji waa xoolahaa dad weynaha
    Waxaa qirtay arinta Banda in uu xasan sheikh bilaabay kuguna wareejiyay
    In uu deyn cafinta asaga bilaabay
    Adeer qabyo ninkeeda dhameystira

  • @aishakuus60
    @aishakuus60 2 ปีที่แล้ว

    IN XASSAN SHEEKH MAXAMUUD
    LAGU WAREEJIYO CIIDAN MAKU FARAXSANI MAXAAYEELAY DHISMO CIIDAN RAALI KAMUU AHEEYN TAARIIKHDIISII HORE.
    ILLAAHOOW CIIDANKA XOOGA QARANKA SOMAALIYEED DHOWR
    KOBCI OO KORI.

  • @alhamdulilaahalluakbar595
    @alhamdulilaahalluakbar595 2 ปีที่แล้ว +1

    🥲🥲🥲🥲🥲🫡🫡🫡🫡🇸🇴🇸🇴🇸🇴farmaajo FARMAAJO HADII AANU WAX QABAN U Manu oyneen farmaajo ta kale Waa la wada tartami jiray Somalia madaxwayne maanu kala jeclayn cidii xilka qabata lkn farmaajo Waa ninka nooleyay awooda somalia 🇸🇴 Waa ninkii loo dabaal dagay madaxnimadiisii Waa madaxwaynihii loo ooyay 🥲🥲🥲😂dhicidiisii meel wayn ayuu kaga yaalaa Somalia 🇸🇴

  • @cibarofficial163
    @cibarofficial163 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wall ugu horen so dhawaw 1seken oo ad calamad cas ku cadeso gambalelkana ku furtid hadi walalkaga ay farxad galineso maxa ka wanagsan inad kaga farxisid Mahadsanid hadad sartay wll qali gulesan ku leyahay

  • @hodangeenyo8558
    @hodangeenyo8558 2 ปีที่แล้ว

    Mudane madaxweyne dalka io dadkuba wey kuu xiisi doonan

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 10 หลายเดือนก่อน

    Dawlada somaaliya waain joogi saa qaadka Kenya qaadka Ethiopia Waxey ka halaan 150 billion us dollars ayey ka halaan

  • @Rageedii
    @Rageedii 2 ปีที่แล้ว

    Intaas miyuu ahaa wax qabadkiisa?

  • @Beatbreakers679
    @Beatbreakers679 2 ปีที่แล้ว

    Gules Jesi garb wayey

  • @iracymartins1432
    @iracymartins1432 2 ปีที่แล้ว +1

    Daawo muuqaalo siinayaa jameecada masiixiyiinta ee Brasil llaaha reer binu israaiil waa ku barakayn doonaa ugu yaraan daawo ma fahmin luqadda rabbi ciise raaxayn doonaa kaaga maskaxda jilba joogsan tuugsi the llaahow haddii i waxaan leeyahay runta ama been sheegid iyo rabbi ciise adiga siin doono a riyo walaal aamiin waxa farxad ah in aad halgankiina ku Dayan karto qaranka soomaaliyeed waxa tusaale u ah halganka hambalyo, walaalayaal waxa aduunka Ka socda aan nidhaahno dagaal Maaha ee waa dood llaaha abuuray samada iyo dhulka oo lá ilaaway, waa xax wax aan waxba tarayn oo dembigu dhabarka saaran yahay iyo madaxa yo carrabka dadka dagaal kaaga darane waa habaar ruuxeed hooyadu waxay leedahay toban carruur ah oo ay wada jeceshahay, laakiin mid Ka mid ah tobanka ay ugu jeceshahay si kastaba ha ahaatee. Llaahna waa sidaas oo kale the jameecada masiixiyiinta ee Brasil ma aha tan ugu fiican laakiin iyadu waa mid Ka mid ah carruurtaas.

  • @axamedadaan5887
    @axamedadaan5887 2 ปีที่แล้ว

    Faramaajo niin qabiil bu noqodaay xataa hadu fiicanaa madaxweene qabiilkisu modeen inaay kursiiga kensadeen baay is modeen darood lkn mogeen in rabiitaan hawiiye ku yiimi

    • @caasholikeyou8434
      @caasholikeyou8434 2 ปีที่แล้ว

      Hawiye waa xoolo waxaye wax yaqano malahan

  • @ahmedhassan-kt4ir
    @ahmedhassan-kt4ir 2 ปีที่แล้ว

    NGO miyuu wareejiyanayaa arrimo aan u baahanayn in media lakeeno ayuu ka hadlayaa waa ceeb sidani 😁😀😁😀😁😀😁😀😁 subxaanaallah sharaf ma lihide dhaaf ummada

    • @am.b5688
      @am.b5688 2 ปีที่แล้ว

      hadhoow baad rabtaa in la yiraahdo ciidamadii Eriteria Xassan baa soo celiyay? Was laguu sii sheegayaa tiradoo da iyo inay diyaar u yihiin soo noqosho!

  • @malyungandal8566
    @malyungandal8566 2 ปีที่แล้ว

    Farmaajo waa abihii somaaliyeed waxan ku farax sanahay sida wanaagsa ey isug wareejiyeen xasan sheeq adigan noqo sida farmaajo oo kale waa inaa dareentaa inaa dalka adiga leedahay yuusan cadaw kaa dhigan garabkii dalka lagu dumin lahaa noqo mid dalka xafido hadey ciidan ahaan lahaayeen iyo hadii ey yihiin umada somaaliyeed mid walba adaa Alle kaaga dhigay masuul waa inaa dadka dalka intab ogaada noqo mid loo ooyo sida farmaajo Alle ha u fududeey xilkaan madaxweyne xasan sheeq Alle ayaan kuu Berinee noqo mid duceysan

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 2 ปีที่แล้ว +4

    Eberkood waaye kuwani! Dawladdii dhammaydba laba file ayay noqotay? Laba file oo xataa dhammaystirnayn...

  • @aliadam4699
    @aliadam4699 2 ปีที่แล้ว

    Somaliyeey IGA taariikheeya
    Si qurux badan oo àmaàno àh iyo horumar la taaban karo ayaa Madx wsynaha cusub Xasan shikh la wareegey afar sano ka dib wixii nooloow si fiican úgu fiirsada bal xasan meesha úu dhigo somalia
    Ama sida Madx waynihii hore Farmajo loogu sagootiyey sharfta iyo qiimaynta badan
    Ama habaar iyo allow adaa na dhaafiyey baa lagu sagootin doontaa
    Àniga qof àhaan ràyigaygu waa sidaan
    Winston Churchill àyaa suàal la waydiiyey markii úu bilaabab rabey dagaalkii labaad ee adduunka
    Suàashu waxay àhay ma ú malaynaysaa in sannadkaan yurub dagaal ja dhici doono markaasuu asagoon qoslaya in ta fiiriyey midigtiisa ku jawaabey inta
    mr.gordon yahay wasiirka dagaalka úmalayn maayo in wax dagaalihi dhacayo perché markii úu wasiirka dhuxusha àhaa waddanka wax dhuxul àh ma jirin Marka àniga waxay ila tahaye inaa wax horumar àh ayna imaanay inta somalia hoggaankeeda Xassan shiikh iyo qoladii geela 1991 lagu dhigaye ku qalanayey xamar ay wax xukumayaan
    ربنا يستر..

  • @Somali-One
    @Somali-One 2 ปีที่แล้ว

    *Xasan sheekh uga baqi maayo in bada iyo beriga dalka Kenya qaadato balse waxaa uga cabsi qabaa dumarka somaliyeed oo uu haayadihii muqalasiinta ahaa uu soo celiyey*

    • @am.b5688
      @am.b5688 2 ปีที่แล้ว

      Wax aadan wax ka ogen haka hadlin! Soomaali hableheeda way tahriibaan , hadii shaqo loo raadiyay sharciyeysan maxaad ku diiday? Mise inay keligood sii maraan Yemen baad rabtaa?

    • @Somali-One
      @Somali-One 2 ปีที่แล้ว

      @@am.b5688 maan gaab baad tahee , Ma ogoshahay in walaashaa Saudi Arabia adoon ka noqoto. Intii hore uu u direy waa kuwa si qarsoon muuqaalo usoo diraya ee leh haanala cesho, muxuu usoo celin waayey hadii aanuu iibsan?

    • @am.b5688
      @am.b5688 2 ปีที่แล้ว

      @@Somali-One Walaashaa maadaama aad u dirty inay u tahriibto Sucuudiga oo sii marto Yemen oo dagaal ka socdo mar walba, in dayuurad la saaro oo shaqo housekeeping ah la siiyo, lagana warhayo oo safaarada ay ku xiran tahay, maxaad u diidi? Ma shaqo kaleey ka qabtaan dumarku Sucuudiga, kuwa tahriiba? Farmaajo ayaan taageersanaa, laakiin waa laga helay doorashadii, hadana Xassan Sheekh baa ah madaxweyne oo waa in Ła taageeraa si uu power u helo oo uu waxku qaban karo!

  • @homeh3455
    @homeh3455 2 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah nina waa xalaal cun nina waa xaaran cun

  • @jsn3118
    @jsn3118 2 ปีที่แล้ว

    Somaliqabiilkaallahkamadobeyo

  • @husseinsaid8142
    @husseinsaid8142 2 ปีที่แล้ว

    Mareexaan uumbasd dibada u direysay

  • @amishmaxamed3043
    @amishmaxamed3043 2 ปีที่แล้ว

    Shartada illahay ba namotiyay alx

  • @mowliidmahamud3329
    @mowliidmahamud3329 2 ปีที่แล้ว

    Dadka markaale ku haaya denbiyada ow gesta ma arkaan miyaa beri marka denbigu so boxo mexey ku hadli donan

  • @deeqaomar8379
    @deeqaomar8379 2 ปีที่แล้ว

    War maxeey been uga. Sheegeen wiilasha, tababar askareed buu u first. Allah soomaali been Badanaa.

  • @mowliidmahamud3329
    @mowliidmahamud3329 2 ปีที่แล้ว

    Ciidankaas waad keni leheed lakin lacagti lagu keni lahaa cbb iyo dorasho ayey ku baxday iyo musuq

  • @maxamudyaasin9209
    @maxamudyaasin9209 2 ปีที่แล้ว

    Hadaanu sidiisii meelxun xadhiga kagarascin

  • @abdiabdi1738
    @abdiabdi1738 2 ปีที่แล้ว +6

    Mw farmajo mw hore samir ilaahay mel khayr qabta ilaahay ku geyo salaama sorry

    • @jamalfarah708
      @jamalfarah708 2 ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂😂🤣🤣🤣xabibil malayin😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว +2

      illahey cadaabta ha geeyo halku afweyen geeeyey ilahey ah geeyo amiin nin dhiig somali ku daadshey siyaasad iyo kursi illahey ha cadaabo

    • @duceysaneofficiall7701
      @duceysaneofficiall7701 2 ปีที่แล้ว +1

      Adiga iyo Afweyne Ma naarta Ayaad ku wada jirtaan Ileen qofkaad isku meel aadan ahayn Amaba Quraanka lagu sheegin Reer janno ama reer Naar lama Xaqiijin karo Lkn Adu afweyne Isku Qol ayaad tihiin sidan u fahmay qoraalkaaga Mxaa yeelay Qofka Deriskiisa waa uu ka warhayaa

    • @amatallahbintuosman1092
      @amatallahbintuosman1092 2 ปีที่แล้ว

      @@abdullahiomarali5241 kalimada aad ku hadashay cadaab ayaad ku mudan kartaa ee Alle ulaabo
      Siyaad barre wuxuu ahaa Alle ayuu la hor tagay ee adigu waxaad Alle la hortagi laheyd diyaarso

    • @sadiohassan4828
      @sadiohassan4828 2 ปีที่แล้ว

      I am sorry Somali people
      Cadaabka iyo Naarta ilaahay
      Baa haya laakiin adigu is xisaabi
      Intaad dad naar galinayso
      Afkaagan naar Laguna galo.

  • @fadumomahamud6955
    @fadumomahamud6955 2 ปีที่แล้ว

    Maxa wayne xassan sheekh noo soo dhawaaw walaala kujecel 5 sanaan kusuganay waligaa hadegin sharaf kuwaar aduun ayo aakhiro khayr shacabka soomali u curtay noqo aamiin aamiin aamiin

  • @ismailabdilahi1502
    @ismailabdilahi1502 2 ปีที่แล้ว

    Mad doorashada qabatid hadand tigtetar layskariday

    • @cabdilaahi3310
      @cabdilaahi3310 2 ปีที่แล้ว +1

      Naga aamus cuqdad ayaa adiga iyo hooyadaab wastaye

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro 2 ปีที่แล้ว

    BUSHAARO BARASHADA CARABI KA BARO BARTEENA TH-cam.KA MEELKASTO JOOGTAAN....

  • @fadumomahamud6955
    @fadumomahamud6955 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahow madax wayne xassan caawin xaqana kugarab sii cadaw giisa ilahow qabo ciza sharafna ow nolaado aamiin aamiin aamiin

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 2 ปีที่แล้ว

    dadka khadi ogaa aabahaa iyo nimaan kuaqon indhaha isugu qabo.shabaab waa adiga

  • @maxamedbashiir9127
    @maxamedbashiir9127 2 ปีที่แล้ว +1

    Marki u imanayay bidar ayu laha timaha wareeji dhaha asxabey

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 ปีที่แล้ว

    Adiga iyo kan waxb qaadi maysan

  • @husseinsaid8142
    @husseinsaid8142 2 ปีที่แล้ว

    Armaajo hadalka ma yaqaan,sida caruurta ayuu khudbadaynayaa

    • @Janagale252
      @Janagale252 2 ปีที่แล้ว

      Hadalka muhiim maaha wll waxaa muhiim ah qofka wax qabadkiisa iyo maamulkiisa, qof dhan oo madaxwayne noo ahaa in aad tiraahdo armaajo ma fiicana , waa in aan madaxdeena xushmaynaa kan hada jooga ee xasan iyo farmaajo labadaba, mahadsanid

    • @husseinsaid8142
      @husseinsaid8142 2 ปีที่แล้ว

      @@Janagale252 yuu madax u ahaa aniga cadawgeyga ayuu ahaaye waxayse ka xuntahay kud ka guur oo qanjo u guur kan bedaley waa basaas

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว +2

    Farmajo arinta somaliland waxad ka dhigety wax reer koonfur jeebada uga jiraa kii horan waa bilaabey adna waad ii dhiibtey adna waanku dhiibey caqalgii reer koonfurta oo biyo is madhin xataa hadaad midnimo rabto ma u quudi waydey afar kalamadood kolaka midnimada koonfur waa tii 1960 reer waqoyi baay u taalaa sidey u akhrstaan madaxda konfur waliba 2 qabil baa somaliweyn u olaayeey ama u badan qof walaaba qabilada uu dono ha u qaato runta waay agyahiin hal qabil aanka saaro si labda kale loo baadho Samron ma ahaa

    • @isseyare837
      @isseyare837 2 ปีที่แล้ว +1

      Arinta somaliland madaxwetnuhu kun jeer buu ka hadlay
      Muuse biixi iyo somaliland madaxdooda oo dhaan wuu la hadlay
      Raali gelin buuxda buu bixiyay
      Mashaariic badan ay xaq u lahaayeen wuu siiyay
      Dad matalaya somaliland na dawlada way ka buuxaan
      Wax aad ku eedayso runtii ma arko anigu
      Arinta ugu weyn ee la isku Mari la'yahay
      Waxay tahay kala go'ynta
      Taana beesha Isaaq uun baa wadata oon u dhameyn
      Warsangeli dhulbahante ciise samaroon midna ma ogola in somaliland laga gooyo somalia maybe mustaqbalka lkin hada may
      Sababtuna waa cadaalo darada ka jirta somaliland
      Nabad gelyo waynu haysanaa lkin cadaalad ma jirto

    • @prosl11
      @prosl11 2 ปีที่แล้ว

      Beenta iska daa ,farmaajo waa cadow somaliyeed weeyan

  • @maxameddeeq6049
    @maxameddeeq6049 2 ปีที่แล้ว +1

    aawey kkissaskii dadkii la dilay intii xilka hayey, haddaanan la helin xil la wareejiyey
    madaxweyne xasan sh. maxamud waain aad taxadir muujisaa.

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 ปีที่แล้ว

    Farmaajo danbiile cuqdadaysan. Ciilqabe waaye waa danbi Qaranka laga galay in askar loo diro wadan diktaator haysto sida Eritrea

  • @ahmedbenahmed2061
    @ahmedbenahmed2061 2 ปีที่แล้ว +2

    waxa lagu dhagaysanlaha hadi aad wakhrigi sharciga aad ku warejinlahayd dameeruahow

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 ปีที่แล้ว

    Somaliland waxba ka qaadi maysan

    • @superfun1819
      @superfun1819 2 ปีที่แล้ว +1

      Somaliland waa mamuul goboleed

    • @mikereizz
      @mikereizz 2 ปีที่แล้ว

      Sool iyo Sanaag waxba ka qaadi maysaan 💪

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 ปีที่แล้ว

    Ana ina wasa hada tehin reer konfur

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 ปีที่แล้ว

    Faqsh ila faqsh

    • @superfun1819
      @superfun1819 2 ปีที่แล้ว +2

      Allaha barakeeyo faqaash

    • @prosl11
      @prosl11 2 ปีที่แล้ว

      Allah haa bareekeyo somaliland 💪💪

  • @prosl11
    @prosl11 2 ปีที่แล้ว

    Bye bye faqash farmaajo,kibirkii iyo islaweyntii kugu jiray xagay kuu gaadhisisay ? Badbaado qaran ciidamada iyo mucaaridkaba iyo sacabka ayaa iska celiyeey oo kuu diiday dictatorshipnimo ,alaa maxaa xisaab if iyo akhiro kuu sugisa ,maxaad dad laysay oo aad dulmisay ??

  • @droska654
    @droska654 2 ปีที่แล้ว

    Asxaabtii farmaajo jecleed hadad kamidtahy
    Subscipe ii saaara

  • @faadumodaahu1450
    @faadumodaahu1450 2 ปีที่แล้ว

    hambalyo