FULL: Booqashadii Degmada Marka MD Farmaajo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 181

  • @mascuudducowaalidmaraagto2135
    @mascuudducowaalidmaraagto2135 6 ปีที่แล้ว +52

    Waryaaa shib iaka dheh ileen madaxweynuhu,siyaaasada kaliya laaacib Kuma aheeee,dhanka sportigana waaaa kulaaacib wooooow

  • @mohamedAhmed-iz8dn
    @mohamedAhmed-iz8dn 6 ปีที่แล้ว +49

    Kkkkkkkk
    Waa dhalinyara cuslaatay FARMAAJO

  • @khadijo9951
    @khadijo9951 6 ปีที่แล้ว +24

    Masha Allah👏👏👏👏 madaxweynaheen 👍👍👍 abaha somaliweyn guul iyo hormar insha Allah dalkena

  • @adnanmohamed6100
    @adnanmohamed6100 6 ปีที่แล้ว +45

    Md madaxweyne illah haku dhowro walah si daacad ah aya ku aminsanahay aniga o kugu qabiil aheeyn kugu deegaan aheeyn nolow

  • @ugaasxiirsi2209
    @ugaasxiirsi2209 6 ปีที่แล้ว +11

    Manshallah our kids our president Mohamed Abdullah farmajo guul inshallah

  • @fjizowahmed1362
    @fjizowahmed1362 6 ปีที่แล้ว +26

    Farmajo banonii wad taqanaa m.a madaxwene guul

  • @abumucaad5887
    @abumucaad5887 6 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah mundane madaxweyne nolow waligaaa muqalkan waxuu sooo jiitay inta wadanida Ku jirto ooo somaliya rabto iney dowlada fcn hesho viva mudamne madaxweyne

  • @zakigulia3222
    @zakigulia3222 6 ปีที่แล้ว +9

    Love u Mr President .from Kenya🇰🇪

  • @geeddimohammed6636
    @geeddimohammed6636 6 ปีที่แล้ว +15

    Wallaahi waan farxaa markaan ku arko

  • @nuradiinabukar2407
    @nuradiinabukar2407 6 ปีที่แล้ว +11

    Maa shaa allah waa madaxweynihii ugu Horeyay Oo shacabkiisa Kubad la Ciyaaraya taariikhda Soomaaliya inta la ogyahay Allaha inoo daayo aamiin Yaa allaaaah.

    • @daariqahmed8297
      @daariqahmed8297 6 ปีที่แล้ว +1

      Nuradiin Abukar : siyaad bare wllhy abahay oo caruur ah buu la ciyaaray intu kasoo dhuntay ilaalada

  • @ibraahimmohaned7176
    @ibraahimmohaned7176 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah ILAAAHY WAXAAN KA BARYAYAA DAGAALADII INAY SOMALI ISKA ILAWDO SOMALINA MIDAWDO ANIGU WAXAN AHAY SOMALILAND LAKIN MA JECLI INAY NACAYB IYO QABYALAD SOMALIYEED IGU DHALATO OO II DARAN IFKA IYO AAKHIRA SOMALI IS A LION OF AFRICA💝

  • @HusseinMohamed-kc7tv
    @HusseinMohamed-kc7tv 6 ปีที่แล้ว +17

    Wow President farmajo

  • @hamzemoha4458
    @hamzemoha4458 6 ปีที่แล้ว +6

    masha Allah waa wax lagu farxo from Hargiesa

  • @yaxyedicin738
    @yaxyedicin738 6 ปีที่แล้ว +9

    Mansha allaah waa wiil yar o aqoon kartiba leh noolow mudane madaxweyne

  • @geeddimohammed6636
    @geeddimohammed6636 6 ปีที่แล้ว +2

    MD farmaajo jecligaa allow ku daa cimri dheer allah haku siiyo
    Viva farmaajo

  • @deeqsaciid1809
    @deeqsaciid1809 6 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah

  • @fadumodualeh3571
    @fadumodualeh3571 6 ปีที่แล้ว +13

    manshallah qofkanookale aya dalkena hogaminkaro ciyal iyo cirole la dhaqmi karo Nabad iyo Nolool.

    • @ahmedjamac3643
      @ahmedjamac3643 6 ปีที่แล้ว +1

      Beenta ma aha odayaasha ma mul goboleedyada way kawayn yihiin farmaajo marka odayaasha shisheeye ushaqeeyaan waxan garan waayey qayre iyo farmaajo aqoontooda miyey kamaseer sanyihiin mase waxay amisan yihiin labada wiil yar yar nama xukumi karaan labadaas mid yey noqon odayaasha ma mul goboleedyada San amisanahay walahiye

  • @asadabdi730
    @asadabdi730 6 ปีที่แล้ว +23

    farmajo koxdena ku so bir wx naheesee weerar la aan

  • @skbbesubscribeplz6060
    @skbbesubscribeplz6060 6 ปีที่แล้ว +12

    Nolow farmajo cadowga Allaha ka qabto asxbta Ameen soqora inti farmajo jecel

  • @abdinurmahamed4524
    @abdinurmahamed4524 6 ปีที่แล้ว +8

    Mashallah madaxweeynaha u horeeyay oo bulshadiisa la damashada guuleysa ayaan ku leeyahay.

  • @deeqsaciid1809
    @deeqsaciid1809 6 ปีที่แล้ว +40

    Nolow madaweyne wan kugu faraxna markan ku aragno

    • @husseinaided3050
      @husseinaided3050 6 ปีที่แล้ว

      Farmaajo waa ciyaalkii hore mnsha allah

  • @muscabyare4243
    @muscabyare4243 6 ปีที่แล้ว +8

    Wooow madaxwaryne nolow waa kugufaraxnaa markan ku aragno

  • @abdisalansharif26
    @abdisalansharif26 6 ปีที่แล้ว +13

    Mashallah Madaxweyne Farmaajo noolow waanku jecel nahay 1000%

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 6 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllaah 🇸🇴 Gul Iyo gobonimo 👌✌🙏🇸🇴 ad ban ugufarhay ilahow cadowga kahijab intas banagufilan ilahow madahweine Farmajo noda jiro jog

  • @muscabyare4243
    @muscabyare4243 6 ปีที่แล้ว +8

    Viva viva marmajo

  • @khalidsaidmusekhalidyare7616
    @khalidsaidmusekhalidyare7616 6 ปีที่แล้ว +6

    Farmajo aabaha qaranka Somalia nolow inta nololi jirto

  • @nuradiinabukar2407
    @nuradiinabukar2407 6 ปีที่แล้ว +3

    Maa shaa allah madaxweyne farmaajo madaxweyne shacabkiisa Kubad la ciyaaraya madaxweyne daacad ah

  • @aminomohamed749
    @aminomohamed749 6 ปีที่แล้ว +8

    Mshalh mdxwyn noolow

  • @drsbisharochannel7084
    @drsbisharochannel7084 6 ปีที่แล้ว +3

    MashAllah madxweyneeha waa mawaadin daacad ah

  • @itinmaajid6876
    @itinmaajid6876 6 ปีที่แล้ว +3

    alle hadhowro mdxwynaheena marwlba guulyso aabo farmaajo

  • @daariqahmed8297
    @daariqahmed8297 6 ปีที่แล้ว +3

    Waa dhalinyaro #cuslaatay #farmajo 😂😂😍😍😍💪🏾🇸🇴👑🇸🇴 viva #Somaliya

  • @zakariehassan9915
    @zakariehassan9915 6 ปีที่แล้ว +2

    Mnshaa allh allow somali odhan amni ka dhig garzina madaxeenaha her uu gurikazta tagk amin

  • @العنودحسن-و8ص
    @العنودحسن-و8ص 6 ปีที่แล้ว +5

    masha allha😍😍

  • @arafatosman7782
    @arafatosman7782 6 ปีที่แล้ว +4

    Farmajo real madrid soo dal batay

  • @mahadomar3089
    @mahadomar3089 6 ปีที่แล้ว +3

    Mansha alah Md Farmaaaaajo

  • @buurahaaloog3778
    @buurahaaloog3778 6 ปีที่แล้ว +10

    Waligeed madax wayne sidaana ma arag

  • @mustafibrahim3868
    @mustafibrahim3868 6 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah farmaajo guuleyso inshallah

  • @amiinali1476
    @amiinali1476 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah madaxwayne farmaajo guulayso

  • @muhanedhassanaliofficial955
    @muhanedhassanaliofficial955 6 ปีที่แล้ว +4

    Walalahi somaliyay madaxweyne sidaan nookaale ma helaysaa

  • @somking901
    @somking901 6 ปีที่แล้ว +1

    Farmaajo walaahi in oow ciyaal xamar yahay waa is cadeeyay horay u soco my president guul iyo gobanimo

  • @OusmanmahamatOusman-vz6uk
    @OusmanmahamatOusman-vz6uk 5 หลายเดือนก่อน

    Comme cette président que nous besoin dans notre continent 🤲🤲🙏🙏🇷🇴

  • @Axidig
    @Axidig 6 ปีที่แล้ว +8

    cadow woow ciil iyo caro u dhibo dalkay tashay

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi 6 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allaah allow kudhowr oo kubadbaadi adiga iyo qayre iyo inta idinla shaqaysa

  • @fowzudinmohamed2382
    @fowzudinmohamed2382 6 ปีที่แล้ว +5

    Maandhaa alh

  • @beerdilaacshe658
    @beerdilaacshe658 6 ปีที่แล้ว +2

    Mashalah farmaajo haa na xukuma 30 ka sana soo socoto

  • @jamadeek5689
    @jamadeek5689 4 ปีที่แล้ว +1

    MD /farmaajo ileen waa sporti

  • @awedpc4733
    @awedpc4733 6 ปีที่แล้ว +1

    Farmaajo abaha soomaaliya guulayso

  • @sarhayeamedia8802
    @sarhayeamedia8802 6 ปีที่แล้ว

    Mudan Mohammed abdulahi farmajo iney shacabka iyo umada somaliyed jacelyihin wxd kugaraneyaa side dhalin yarada yar yar ugu farxsan yihin aragtitisa guul farmajo team

  • @cxasanmaxamuudc1317
    @cxasanmaxamuudc1317 6 ปีที่แล้ว +2

    masha allah guuul iyo galabnimo madax weyne

  • @MohamedAbdulahi-gn2mh
    @MohamedAbdulahi-gn2mh 6 หลายเดือนก่อน

    Inta jecel inuu soo laabto
    Mar kale ismuujiya ❤

  • @fatimasalad8325
    @fatimasalad8325 3 ปีที่แล้ว

    Guul somaliya gobanimo guul farmaajo guul Somalia manashala

  • @dahirahmed6233
    @dahirahmed6233 6 ปีที่แล้ว +2

    Ma sha Allah noolow mudane

  • @rayaanmahamed2282
    @rayaanmahamed2282 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah madaxwey ne dacada illahow madax dena nodhawr

  • @germanafricatv9328
    @germanafricatv9328 6 ปีที่แล้ว +2

    Manshllha madax weene

  • @abdirahmaandacwi
    @abdirahmaandacwi 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah guul

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture 6 ปีที่แล้ว +7

    Markan arkay mdxwynaha oo dhalin yaradi madaxa ka dhunkanaya yaguna farxad kuso yacen.
    wan ilmeeyay Alle cadawga haynooga ilaasho

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms 3 ปีที่แล้ว +1

    he loves his country man.

  • @xildhibaanabdirahmaanabdil2021
    @xildhibaanabdirahmaanabdil2021 6 ปีที่แล้ว +3

    Guuul mudane

  • @fardowsoxassan2605
    @fardowsoxassan2605 ปีที่แล้ว

    Mashalaa farmaajo 👊👍👏💙💓❤💘💜💛💚❣💟💕💔💞

  • @hanada.kxidigahaiislialfan2395
    @hanada.kxidigahaiislialfan2395 6 ปีที่แล้ว +1

    Farmajo waa dacad Allha hakudoro

  • @abdirahmanyonis5805
    @abdirahmanyonis5805 6 ปีที่แล้ว

    Noolow aabaha umada soomaliyeed. Madexweyne mohamed Abdulahi farmaajo waan ku faraxnaa SHARAFTA umada soomaliyeed aad soo celisay Allah ku xifdo

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว

    Guul farmajo abahi umada somaliyed barlamanka 11 cuqubo shacab ilah ka so Sara Insha alah cadka sacab ma qariyo farmajo abahi umada somaliyed

  • @muudeymedia7149
    @muudeymedia7149 5 ปีที่แล้ว +4

    Mar hadaan dal jire ahay
    Udiyaara cadowgiisa
    Mar hadaan daljire ahay
    Xil dulsaaran daadeheeya
    Dhul ahaan afrikaan xaqooda udoonayaa
    Doc ahaan Somaali baan sharaftooda deyrayaa
    Anigoo dagaalamaaya
    Dhulkayaga xumo udiidan
    Oo libin kudiriraaya
    Haku daato dhiigeygu
    Axyaa hees jiririco wadanimo ayaa igu jajabtay Videogaan cajiibka ah + Heesta wadaniga allow, namidee oo quluubteena burcad iskumari sharafkeeniina sooceeli aaamiin dhaha Somaal

  • @abdirizakmohamed2064
    @abdirizakmohamed2064 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah aabo sonoqo

  • @dadazubeyr9460
    @dadazubeyr9460 6 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhhh ar farmajo Chelsea iikeena😝😝😝😝

  • @hanadcade3269
    @hanadcade3269 6 ปีที่แล้ว +1

    Madaxweynaha leen wuu yaqaan kubada

  • @hailmahalima7557
    @hailmahalima7557 2 ปีที่แล้ว +1

    Inshall

  • @ahmedofficial8107
    @ahmedofficial8107 4 ปีที่แล้ว

    Mnzha allaH madaxweynaHa aduunka ugu qlisan alle cimri dherer iyo caafimad haziiyoH

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 6 ปีที่แล้ว

    Waan ku farasanahay madaxweynaha Booqashadii uu tagay magaaladeyda oo aan ku dhashay kuna barbaarsy kana tagay amigo Ka xun hadeerse waan ku farxsahay booqashada daahaday.

  • @mahdisaid4259
    @mahdisaid4259 4 ปีที่แล้ว

    ilahay haku xafido mudane

  • @maxmedaxmedxidig9484
    @maxmedaxmedxidig9484 2 ปีที่แล้ว

    Guul faramajo waa geesi shacabkiis jecelay

  • @alwaancade6769
    @alwaancade6769 5 ปีที่แล้ว

    Masha alh madaxweyne ale haku dhowro

  • @mohamedamrad1994
    @mohamedamrad1994 2 ปีที่แล้ว

    Guul faramajo waa geesi soomaliyeed

  • @risesayid1506
    @risesayid1506 3 ปีที่แล้ว +1

    maashaa alaah

    • @risesayid1506
      @risesayid1506 3 ปีที่แล้ว +1

      Somalia 🇸🇴jirwaligaa🇸🇴😍😍😍😘😘🥰🥰😘😘

  • @axmedxidig4124
    @axmedxidig4124 6 ปีที่แล้ว +1

    guuuuuuuul iyo gobanimo

  • @abdinasirkay7092
    @abdinasirkay7092 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Mudane Madaxwayne Nolol Inte Nolol Jirto adi ka hortaa Dowlad Shacabkeda Dhaxgasho malahayn balse Adi aya taas adaa ka dhabeysay Dalkena Kii Nabad Ka dhigi lahaa Allah Kaa yeelo Amiin

  • @FoosiaCabdilaahi
    @FoosiaCabdilaahi 10 หลายเดือนก่อน

    Guulayso ❤❤❤❤

  • @bilealisiyaad6556
    @bilealisiyaad6556 6 ปีที่แล้ว +1

    Waan furaxsan nahay mudane maxamed cabdullahi

  • @mohamedamrad1994
    @mohamedamrad1994 2 ปีที่แล้ว

    Guul faramajo ishallha

  • @mahameddhalwo421
    @mahameddhalwo421 5 ปีที่แล้ว +1

    masha alaah libaax aloow noodaa

  • @war-shubotv1278
    @war-shubotv1278 6 ปีที่แล้ว

    Kuwii lahaaa farmaajo cabsi darteed ayuu taangi dhax galay
    Video gaan hala tuso

  • @abdisalansharif26
    @abdisalansharif26 6 ปีที่แล้ว +3

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏😍😍

  • @shinemohammed4649
    @shinemohammed4649 6 ปีที่แล้ว +1

    Waxaasaa madaxweyne lagaa dhahaaa Baloniga biyuu ku dhashay xagee ku bartay

  • @xamsexalane7079
    @xamsexalane7079 6 ปีที่แล้ว +2

    Madaxwayne daacada hadii lataageeriwaayo walaahi cuqubadiisa ayaa inagu dhici

    • @deikxavi2105
      @deikxavi2105 6 ปีที่แล้ว

      Haa wlahi markan hadi madaxweynahena iyo dowladena an garab istagi weyno oo an nafteena u huri weyno somaliya rajo dambe kama lihin

    • @xamsexalane7079
      @xamsexalane7079 6 ปีที่แล้ว

      Haa sxb waad aragtay kuwa doonaaya in ay dalkan hogaamiyaan ee daba dhilifka ah

    • @abonajah911
      @abonajah911 6 ปีที่แล้ว +1

      Mash Allah

  • @abdirshiidmaxamed6730
    @abdirshiidmaxamed6730 ปีที่แล้ว

    Formaajo ciyaalkii hore Controolka kubada laga Garanayaa Qaabku U dalacayo

  • @yahyayusuf3240
    @yahyayusuf3240 6 ปีที่แล้ว

    GaraadTv waxaad noqotay
    nabad iyo nolol

  • @okashokash8029
    @okashokash8029 6 ปีที่แล้ว +2

    MD farjo macalinka tundheere

  • @NasroCusman-s3y
    @NasroCusman-s3y 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @hassanabc9190
    @hassanabc9190 6 ปีที่แล้ว

    Kitalin jirey ayaa talo ku fiican V I P very important presdent

  • @mahatshikheyhusni3524
    @mahatshikheyhusni3524 6 ปีที่แล้ว +2

    Madaxweyne lacibka adunka loga jecelyahay lacibka 2018 kkkkk

  • @buurahaaloog3778
    @buurahaaloog3778 6 ปีที่แล้ว +4

    Alow ku daa

  • @nimcoqaali214
    @nimcoqaali214 6 ปีที่แล้ว +1

    Yariisiw noolow

  • @isma__boy_______813
    @isma__boy_______813 3 ปีที่แล้ว

    Soomaaliya ha noolaato

  • @fartaqurux4897
    @fartaqurux4897 6 ปีที่แล้ว +1

    Shariif sakiinka 6da sano baydhabo dhaafi la oo xitaa kala qaban waayay labadii qabiil ee dhiiga bilaa macnaha uga daatay Marko wataa loo xoreeyay dadkii dagaal sanaana la heshiisiiyay hubkiina laga qaaday waxbarashana loo balan qaaday oo waliba lacag la aan ah meeshuu u mahdin lahaa ilaah ka sukow ciidanka xooga dalka iyo dowlada soomaaliyeed garoowe ayuu eed la fadhiyaa waxaa cad dowlad gobaleedyada shacab ineeysan u danèyneynin ee un calooshooda un ka fakaraan guul iyo gobanimo ciidanka xooga dalka soomaaliyeed iyo dhamaan dowladeena nabad iyo nolol noloow madaxwryne farmaajo iyo reysal wasaare kheyre cadoowgiina alaha jabiyo amiin

  • @Moodsongs-BM47
    @Moodsongs-BM47 9 หลายเดือนก่อน

    madaxwayne soo noqo 😢

  • @Shootpower
    @Shootpower 2 ปีที่แล้ว

    Wagii albitaraha uu ahaa ayuu soo xasuustay

  • @maxamuudxaaji4232
    @maxamuudxaaji4232 4 ปีที่แล้ว

    Cumar.jaji.geesi.baan.ahay

  • @khalidramoz5646
    @khalidramoz5646 4 ปีที่แล้ว

    Ma shaa alah madax waynahena

  • @dr.gutale6980
    @dr.gutale6980 6 ปีที่แล้ว +2

    Laacib

  • @cabdulaahicabdi4320
    @cabdulaahicabdi4320 2 ปีที่แล้ว

    abo farmaajo