Wllky qali yahye hunter📌👈 Wanku salamy salan kadib 🙋♂️ Marar badan ayan kula soo hadlay 👈 Comantiga💬 inad aragty mashegi karo Xata gmailka ayan kala soo hadlay👈 Whatsup sido kale 👈 Waxan ahay wllka ubahan garab 👈 Taso ah inad shareout isameyso wll qali Iga farxi wll qali alah haka farxiye❤🙏 The one an only yahye hunter ❤🙏🙋♂️👈
Liicaato goorma ayu aday Turkish S land ayaan ku oga walhy waa yab Marka laimanayo waa la sheegay lakiin Marka la baxaayo shibta Lee malageelaya yaabkayaabkii Ilaahayow nonaxariiso Yaaaaaraaaabbbbiiiiiii
TH-camrs muhimka ah ee waxyalaha faidada leh so daya iyaga mawa la dhiro galiyo miya wlhi somalida indhaha ayey istiresa nin aan wax macno lehen so gudbiya aya la dhira galine midki waxa faidada laha so gudbinaye lama dhiira galinayo miya hush ku baxa
Walasheen halaso dhaweeyo please 🙏 th-cam.com/channels/Wy7wUkqhOdU5cxVkfOMASg.html
Wan taageersanaha adna wan ku salamay adi
Wllky qali yahye hunter📌👈
Wanku salamy salan kadib 🙋♂️
Marar badan ayan kula soo hadlay 👈
Comantiga💬 inad aragty mashegi karo
Xata gmailka ayan kala soo hadlay👈
Whatsup sido kale 👈
Waxan ahay wllka ubahan garab 👈
Taso ah inad shareout isameyso wll qali
Iga farxi wll qali alah haka farxiye❤🙏
The one an only yahye hunter ❤🙏🙋♂️👈
lii caato
Best comedian waxaan siin lahaa yackoo
Illhy ayaa mud naan leh wllky allha idin sharfo wllhy ❤❤❤
WAAH LII CATO GORMU TURKEY IMADAY HADA ILA YABAN TAHAY ISMU JI👇😁
Wlhi wayaabnhy liicato goormu imday🤨🤨
🤣🤣anigaba
Ani hataa
Ani xitee waa layaabanhy
Wllhi waankayaabay
Best youtuber Yahye hunter ayaan ucodeeyay ani ahaan hore usoco waliga☝🏽🤗🥰❤️
Meeye dadkii JECLAA xabiibkeena Mohamed like iisaara
Scw scw scw
Scw scw scw scw
Lkn magaca nabiga ka dhigo scw
Licato shimee imaayay durkey hargeysan gu ogayay 🤣🤣🤣🤣
Waaan yabany😂😂😂😂😂😂😂
Wanyabaay
Yab keday leedhy inanku mlaha wa sixirka
Wiil Kasta iyo Gabadh Kasta Waa Walalahay ilahy dartii igu Soo Bookho😭😭😭
Hawiye night wards from duriyada🥰
Mansha allh hambalyo hambalyo liiban Adan Cali liicaato wllky qali 💯❤️🌹👋 sidokale shadiyo sharaf madaxa farxada hambalyo wllshy qali 💯❤️🌹👋 from hargeysa❤️👋
Shaadiyo sharaf markey turkii adheysii waxbey ogeed miyana🤩🤩
Aaway sharma boy I can give to him best Singer of the yr💝💝😓
《♡YAHYE♡》🇸🇴♥️🇹🇷《♡HUNTER♡》《♡HAMBALYO♡》《♡ALLWAYS♡》
TH-cam barka liic caato waan hambalyaynaaya aad qof qaaali from hargeisa
Liibaan adan ali lii caato keep going abowe
Khiyaano waa fanaanka sanadka waa sharma boy
Wllhi beentaa maaha
Kamusan qebgalin
@@fatuush4576 hhh xariir ba majoogaa byo qrxy
fanaan ahaa lama gudonsiin dee
Waar Naga Tak Sharma BoY Lahyne meesha ma Ciyaalba La seexinaya meesha
Hunter bro adigaan ku siiyay wax walbo qer ah waad istaahishaa bro keep going
Lɪɪ ᴄᴀᴀᴛᴏ ᴘɪʟʟᴀʜɪ ᴡᴜᴜ ᴜǫᴀʟᴍᴀᴀᴀ🥀❣️❤️👏
Hambaliyo hambaliyo hambaliyo hambaliyo hambaliyo hambaliyo hambaliyo big fans lilcato hambaliyo ayaaan leeyahay 💯💔 from Kenya
Lii caato arbacadii baan COVID-19 test kawada maraynay hospitalka hargeisa show turki bu usoo labanayay
Adigana intee u socote😂
@@malabey197 hhhhhh no sheeg 😂😂😂😂
@@luziaabubakarhussein990 hahahahahahahahaha
Team yahey hunter fadlan hale soo boqdo YouTubkeyga (BUDKA MAALIN)
Lii caato shinbir miyaa Shimuu turki tagay 😂😂✌
Hampalyo walal liiban aadan cali horumar wacan ayan ku rajyn guulayso waliga sido kle walashy shaadiya adigana hampalyo
Mooryaan awards
Xaflada ma 4.5 baa laiskugu casuumaayay meey TH-camradii la yiqiinay xasan top iyo balbalaarka iyo kuwa kalo badan.....
Jareeer miyaa tahay
@@sharmadhole1156 ma ahi lakin sidee dareemayaa ba la daremayaa o ayagoo TH-camro ah aan mesha lagu so xusin so wax la xumaado maaha
Lii caato wuu istaahilaa 🩸🤚
Masha Allah hanbaliyo walasheyda shaatiyo sharaf iyo nasro abtitoon lii caato
Waxaan u codaynayaa Yahya Hunter best TH-cam to the world 👍👍
Congratulations hnoyaal😘 intaa iyo inkabadanba wa ni rajeynaya♥️
Masha Allah Walla shey shaadiyo sharaf 💞💞 iyo waallal key liiban liicato hambalyo hambalyo
best commedian Hassan top ayaa mudnaa
macha allah yahye waxaan bartay isago yar o hooyadiis raadiya
maanta waa weynaaday o farxad badanyey
guulayso wll markasta
adigaa ugu fiican TH-camrka sanadka
Aar iga daya waxa wuxu waaa Qabil only
Intiii REERIHINA UNBA Ciwan samysate laga reebo Xariir Ahmed iyo najma unba idin baraxaaa 💚🤍❤️
Flanagan sanadka shaadiyo sharaf
Asc Agtar waxaa siilahaa qurux ku dhiigle fanaan waxaa siilahaa sharma boy yuotube waxaa siilahaa liibaan aadan cali liicaato
Www hambalyo shaadiyo sharaf welcome
Lkn liicaato goormuu turki tagay Yaap?
iyaaaaaaa 🙄🙄🙄🙄🙄🙄licado maa TH-cam bariska ugu fcn
Azad iyo Darisle
aa mudan🥰🥰
intaviguracsan like sara
Intuu Hargaysa tagay ayaa lagu siiyay
Fananka sanadka sharma boy
m.a hmblyo hmblyo guuleysta ❤🌍🎉🎂
Lii caato 🔥🔥🌹🌹🌹💕♥️♥️♥️💯💓💞💝💝💞💞
Wallky abdirahman odawaa wanku jeclnahy hore uso sido kle shaadiyo abaayo igu qaaliya allaha ku xifdiyo
Congratulations🎉🥳🥳👏 dad u qalmaa la siiyey
Congratulations @nasra-abtidoon 🥰
Hambalyo liicaato wllkeyga
Liicaato wuu uqalmaa TH-camrka sanadka
Hamblyo liiban badan cali Lii Cato nasro abtidoon shadhiyo sharf
M.a shadiyo sharaf farxad kunolow walashe mcn
M. Allah waxaan leeyahay homarkiina siiwada
legend hunter nin aan tageero keep going bro 🔥💋💋
Tistaahil shahadiyo sharaf aniga xataa waan codeen lahaa
Keep going my big bro respect🙏
Masha,Allah hambalyo
Hmplyo ayaan leeyhy shaadiyo nasro iyo liicaato
Wawarey rag waaweyn 💯💯✋✋
@yahye hunter keep going wllky❤📌👈
Fanaanita shadiya yutubleyda lii caato
Codgega waa shadiyo
Yaakale hee shaadiya sharaf
Imika ayuu video iisoo dhacy like macl commenti number one legend yahye hunter
Hamblyo hamblyo kabadn uqalmaan
sorry li caato hargeyza arkin ka tegay congratulations prother best TH-camrs lii caato & yahye hunter we love you from hargeyza ❤
Masha Allah waaw noolada dhaman well
Aniga hdan ku fiirsan caadi maba ihi wllkey hunter
Hanbalyo wllky liibaan Aadan cali liicaato farxa sanad walba noolow liibaan farxad iigu noolow wllky walow aad habeen kaliya hargysa lagaa waayey oon Istanbul uun kugu arkay farxadaadu waa tayda wllky
Turki wan jacelhay wan rajena insha allah wan imanya
Congratulations shadiyoo my fan comedy
Fananada uguwanagsan shadiyo sharaf
Masha alhaa habalyo
Liicaato goorma ayu aday Turkish
S land ayaan ku oga walhy waa yab
Marka laimanayo waa la sheegay lakiin
Marka la baxaayo shibta Lee malageelaya yaabkayaabkii
Ilaahayow nonaxariiso
Yaaaaaraaaabbbbiiiiiii
Liiban aadn cali wll qli aad ayan ku taageeraa waliba markuu joogy malysiya asaga iyo wllshy tiinaa iyo wllky hanad omar aad ayaay iiga qoslin jireen hadana waa ii soobarayjeeyey yahya iyo abdillhi kashka iyo dhantaye
Yahye Hunter,saxiibkii waa in raali galin ka bixiyaan,cayda iyo anshax xumada ay u gaysteen gabdho Soomaaliyeed oo ay si xun u wax uga sheegeen..
This's hawiye award😂
كلكم تستاهلين أحبه هدايه
Hambalyo hambalyo walshey
Keep going shadiya
Hambalyo wlshyda shaadiyo sharaf
Wan ku wataa wllo ❤❤❤❤❤
Nasra kiin gaabo🥰 xiriirinta wd ku so baxday
Shadiya wata aniga noh
AL fanaan liicaato
M.a horman wacan👏
Anigana maalin ayaan gaari doonaa
Nasra abtidoon hore usoco
Hambalyo dhamaantiin
TH-camrs muhimka ah ee waxyalaha faidada leh so daya iyaga mawa la dhiro galiyo miya wlhi somalida indhaha ayey istiresa nin aan wax macno lehen so gudbiya aya la dhira galine midki waxa faidada laha so gudbinaye lama dhiira galinayo miya hush ku baxa
Lkn nasto wey istaahishaa waxyaabo laga faa iido ayey soo galisaa
aniga nasra abti doon inay igu fiicantahay hablaha kuma haysto laakiin raga waxaan siinlahaa cumar inshaar
@@maxamedamiin788 raga waalaga eexday wayo liicato badana youtube kiisa badana waxma so dhigo
@@maxamedamiin788 aad iyo aad sxb ninkas waxayalo badan aya ka faidne
@@abdikadirabshir2884 xaqiiq ogaansho waa channelka ugu macquulsan soomaalida wax badan oo faaiido inoo lehna inoo soo gudbiya
Ii cato lengd ina aderkay keep going
Yasir mukhtar meye
Lii caato gormoo tagay turkika
Yahyaaaa hantaa
Walalayaal waxan ahay walalkiin pleasa isoo boqada dhamantin
Ani waxa siilahay liicaato
Intanba waa family see wax yihin
Wlhy lii cato ayan sina lahay my inaderkey
Liicaato hargeyso miyu kalaabty
Maskiinkii ilaaheey and jeclaa
Asad xajiyoow
Messiga gabdhaha shadiyo sharaf
Shadiya sharfw mcnto 💋❤️ aysilahay waiuQaalatah👄💋💕
M a hamablyo 😍😍
Anuu waxn waxba ka garan maayo faaidadiisa mahdsanidin
Hambalyo hambalyo hambalyo