MAALMIHII UGU KHARAARAA EE NOLOSHIISA SOO MARAY IYO MAANTA?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • #subscribe
    QURUX KU DHIIGLE: ''NAF BAAN AHAY NAAG WAALAN XITAA WAAN GUURSANAYAA''
    • MAALMIHII UGU KHARAARA...
    British foreign minister voices 'deep concern' over Rafah operation; EU foreign policy chief warns it 'would lead to grave tensions with Egypt'
    Here's what you need to know on day 128 of the Israel-Hamas war:
    ■ Britain's foreign minister David Cameron said that he is "Deeply concerned about the prospect of a military offensive in Rafah - over half of Gaza's population are sheltering in the area."
    ■ The EU's foreign policy chief Josep Borrell Fontelles warned that an Israeli military offensive on Rafah "would lead to an unspeakable humanitarian catastrophe and grave tensions with Egypt."
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
    Israel says it is studying Hamas response to possible deal
    The Israeli government has issued its first official remarks on Hamas’s response to a possible truce deal, stating that the group’s comments are being studied by all parties involved in the mediation process, but offering few details.
    “Hamas’s reply has been conveyed by the Qatari mediator to the Mossad. Its details are being thoroughly evaluated by the officials involved in the negotiations,” a statement from Israel’s foreign intelligence agency, the Mossad, said on Tuesday, per the office of the prime minister.
    US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
    www.timesofisr...
    US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
    Report: Bullish US negotiators draft phased deal freeing hostages for 2-month pause
    The Associated Press confirms a New York Times report on a two-part plan for the release of hostages kidnapped from Israel and a pause in fighting of up to two months, citing two senior administration officials.
    Like the New York Times, the AP report notes that CIA director Bill Burns is expected to discuss the contours of the emerging agreement when he meets on Sunday in France with David Barnea, the head of Israel’s Mossad intelligence agency, Qatari Prime Minister Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, and Egyptian intelligence chief Abbas Kamel for talks centered on the hostage negotiations.
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

ความคิดเห็น • 234

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  6 หลายเดือนก่อน +51

    FALDAN | LIKE | SHARE | SUBSCRIBE | www.youtube.com/@quruxkudhiigle

    • @abdicade6109
      @abdicade6109 6 หลายเดือนก่อน +4

      Nin culus ayad heshay thks man

    • @salmanabdirashid434
      @salmanabdirashid434 6 หลายเดือนก่อน +1

      Nin fcn uu yahyy cabdiow lkn rag baa gcnta ku dhigay kkk

    • @sucaadoxuseen3451
      @sucaadoxuseen3451 6 หลายเดือนก่อน

      @@abdicade6109 wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww

    • @fathiadjama
      @fathiadjama 6 หลายเดือนก่อน +1

      Macha Allah, tabaraka Allah. 🎉 TH-camradii waa kulmeen. Social media kala kiciya. TH-camrada yarna service usoo saara dee .

    • @fatmaqurux6432
      @fatmaqurux6432 6 หลายเดือนก่อน +1

      Time qurux ku dhiigle meshaan majogaan wlh waa fny wilkaan ma. Alh kuxifdiyo ❤

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 6 หลายเดือนก่อน +29

    Markaan Uk imid ayaan saas u farxad badnaa, ilaahay hakuu siyaadsho walaal Maashaa Allaah tabaarakallaah .

  • @ZakayowZakayow
    @ZakayowZakayow 6 หลายเดือนก่อน +15

    Best youtube qurux ku dhigle thnks for you motivation🥰

  • @anashaaji4086
    @anashaaji4086 6 หลายเดือนก่อน +10

    Sxp xaafidow xoga dhanka codka inaad faseex ka dhigtan isku daya thanks wll❤

  • @hirsijamac9781
    @hirsijamac9781 6 หลายเดือนก่อน +11

    Qurux ku dhiigle nin culus Horay u soco guuleyso.

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 6 หลายเดือนก่อน +11

    Mshaaalh qurx ku dhiglee❤❤❤ bagad u so qabty wall

  • @Abdibaba1
    @Abdibaba1 6 หลายเดือนก่อน +12

    Masha allah abixafid wariyahena weynaa nin culus iyo legend kale qurux ku dhiigle qoslaaye labadinababa waxaa noo tihin dad dahaba❤

  • @TeamBSTV
    @TeamBSTV 6 หลายเดือนก่อน +68

    Team Qurux ku dhiigle farta taaga ismuujiya?

    • @fathiadjama
      @fathiadjama 6 หลายเดือนก่อน

      Team qurux ku dhiigle waanakan. 😊 . Waad ku mahadsantahay Abdi xafiid sidaad nosoo dhawaynayso.

  • @falisa576
    @falisa576 6 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allaah tabarakallaah
    Cabdi xafiidow inti aan ku fiirsanayey
    Xaga Wareysiga manta qofki ad kaga
    Qosliyey ba keentay koleey Dawadayashu san u qoslay way u
    Qosleen ayaguna filaa.qurux ku dhiigle
    Ha lo sheego gabdhuhu nin shaqo u
    Dira ma jeclee wa hadii Alle ubad siiyo

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 6 หลายเดือนก่อน +13

    Qurux ku dhiigle waa wiil.yar qalbi ficaan allah ha xafido

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 6 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allah tabarakallah Allaha idin barakeyo dhamantin Yaa Rabi yaa Allah Allaha idin xafido dhamantin illahey idankiisa
    Guuleysta dhamaniin illahey idankiisa

  • @SamiiraMustafe-cf8rb
    @SamiiraMustafe-cf8rb 6 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allah qurux ku dhigle ilahay haku xifdiyo

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 6 หลายเดือนก่อน +21

    Maasha Allah, Quruxkudhiigle is one of best youtuber.

  • @AbdullahiAli329
    @AbdullahiAli329 6 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allah Qurux kudhiigle waa shakhsi aad u qiimo badan

  • @sahraismail2230
    @sahraismail2230 6 หลายเดือนก่อน +8

    Masha Allah quruxkudhigle ayaa naalagu caasuumay ❤

  • @craxmaanducaysane
    @craxmaanducaysane 6 หลายเดือนก่อน +6

    Maasha Allah wllkey guuleso ❤😂🎉
    From qurux kudhiigle ❤😂🎉

  • @AliMohamed-dv9vb
    @AliMohamed-dv9vb 6 หลายเดือนก่อน +8

    Waryaa war qof qaaliya maanta nookeentay Maansha alaah cabdi xafid

  • @abdussalemaare2566
    @abdussalemaare2566 4 หลายเดือนก่อน

    Maashaallah waa nin farxad badan Allaha ku siiyadiyo

  • @user-oo6tj8ol4n
    @user-oo6tj8ol4n 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waa anigooo kale gabadhii aan jeclaaa way dhimatay faataxada iigu soo Mara allaha u naxariisto qof qiimo badan bay ahayd waana uduceeyaa
    Hadana xaas aan jeclahay baan helay labadoodaba xururcaynta janada allaha iigu daro

  • @zahrazahar2307
    @zahrazahar2307 6 หลายเดือนก่อน +5

    Maasha allah alle idin xifdiyo walaleheey🎉

  • @maysamohamoud5754
    @maysamohamoud5754 6 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allaah Qurux Ku Dhiigle Ano Xanaaqsan Xitaa Waan Ku Qoslaa Farxad Socoto

  • @Moablmao
    @Moablmao 6 หลายเดือนก่อน +2

    MashaAllah;Nin yahaw Abdixafiid Maalin kasto
    Barnaamij Xiiso badan Aan laga Caajiseyn.
    Allaha idin wada barakeeyo.

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs walhy puntland kunoolahay waan ku faraxsnahay .
    Tacab dheer jiro dheer murugo dheer kadib
    Waxaan aaminsanahay amqofkuu alle jecelyahay farxad mawaayo Alx alle ku mahdiyaa Illaahay qofkii aaminaa waa qani siwalbu ufara maran yahay !!! From Qardho

  • @ubahali7258
    @ubahali7258 6 หลายเดือนก่อน +5

    Farxada alaha idiin siyaadiyo aamiin

  • @husnisanta7884
    @husnisanta7884 6 หลายเดือนก่อน +2

    The legend quruxkudhigle wan ku wadanaa

  • @anabali5298
    @anabali5298 6 หลายเดือนก่อน +3

    ❤Masha alah waa jeclahay wilkas cabdi xafid waa wil qalbi fica❤❤❤❤❤❤

  • @sahalade4245
    @sahalade4245 6 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah legend Ramadan mubarak ❤❤

  • @sahraismail2230
    @sahraismail2230 6 หลายเดือนก่อน +7

    Wlh inanteyda yaar o 7 jira ayaa I dhaahday hooyo maa qososhiid miya qosolku waa qaalbiiga lkn waad dhoola caadeyn kaarta

  • @hamdichannel6823
    @hamdichannel6823 6 หลายเดือนก่อน +3

    Masha alh qurux ku dhiiglee siduu dumarkaa u aaminsanyahay jclahy isagoo kale heyn karaa dumarka aqligaa leh oo shaqesto ❤🎉🎉ilahow kaa cml nagu soo aadii xaasid gabar aqoon nagaa najey 😢

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 6 หลายเดือนก่อน +5

    SALALAHU CACALAYHI WASALAM

  • @nimconfg
    @nimconfg 5 หลายเดือนก่อน +1

    Allah haku fududeeyo waxkasto aad ku hamiso quruxkudhiigle.🎉❤

  • @sadaammacallim5683
    @sadaammacallim5683 6 หลายเดือนก่อน +13

    Legend qurux ku dhiigle waan ku salaamay

  • @justforidea1282
    @justforidea1282 6 หลายเดือนก่อน +3

    New subscriber from qurux ku dhiigle 🎉

  • @AbdillahiAli-fb9zs
    @AbdillahiAli-fb9zs 6 หลายเดือนก่อน +4

    Aar yaa Med allah alla mayahay 27 jir iyo adiga taasi macqul mahaa sxb😊😊😊😊

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 6 หลายเดือนก่อน +4

    MASHA AALLAH

  • @NagmaAydarus
    @NagmaAydarus 5 หลายเดือนก่อน +1

    Farxad waarta in ka badan intan ayaan kuu rajaynayaa Wlal insha allh

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 6 หลายเดือนก่อน +5

    Maanshallaah, maya wlle farxaan ayaad tahay 🎉

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 6 หลายเดือนก่อน +3

    Qurux ku dhiigle waa miisaanka culus
    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @leela8641
    @leela8641 6 หลายเดือนก่อน +7

    great video! ❤️

    • @BRITSOMALITV
      @BRITSOMALITV  6 หลายเดือนก่อน +1

      Thank you!!

  • @user-qj8do7fw5n
    @user-qj8do7fw5n 5 หลายเดือนก่อน

    Ascwrx..walalkay cabdixafiid(Idacaatu Araxman) long time.

  • @mahadhussein4157
    @mahadhussein4157 6 หลายเดือนก่อน +3

    Cabdi hafiid caawa qosolka ayaa laga dhameeyey halis uu galay sxbkeey cabdi legend 😅😅

  • @user-mx2nc8ep4f
    @user-mx2nc8ep4f 6 หลายเดือนก่อน +3

    Qosolkii oo qof ah

  • @fathianour7149
    @fathianour7149 6 หลายเดือนก่อน +3

    Aniga iyo qurux kudhigle isku mid ana nahay no so duceya asxbta 😮

  • @AbdiHamse-m7f
    @AbdiHamse-m7f 6 หลายเดือนก่อน +9

    : Allaha Naga Aqbalo intii manta sontay allx 👆🏼❤️

  • @marymw-yh1ib
    @marymw-yh1ib 5 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah c xaafid iyo qurux kudhiigle waa wiilal xadaaradleh reermagaala guryo fiican kukoray kudayasho mudan qalbi wanaagsan waan taageeraa waxkabarta kuqasaari maysane unabaariga maasha allaahda ubadiya illaahoow xafid yarabbi horay usocda wakhtigu idinma xumeeyo inshaa allaah🎉

  • @Calansida143
    @Calansida143 5 หลายเดือนก่อน

    Mansha allaah waa walaal qalbi wanaagsan qurux-ku-dhiigle

  • @axmedcamay5024
    @axmedcamay5024 5 หลายเดือนก่อน

    Wa idin hanbalyayne Alle Haydin xafido two Legendary

  • @timirtiijanada1564
    @timirtiijanada1564 6 หลายเดือนก่อน +3

    wiilkaan qurux kudhiile waawiil aad u qalbi wacan

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 5 หลายเดือนก่อน +1

    Abdi xaafid wiika sii gaber maadama aatahsy aabo fiican maashaa allaah😂❤❤😂❤❤

  • @marymw-yh1ib
    @marymw-yh1ib 5 หลายเดือนก่อน

    Lajamo wiilashayada awoogay iyo inaadeerkay guulaysta wax khayrqaba illaahay hakuu soo sahlo

  • @monerahashi2970
    @monerahashi2970 6 หลายเดือนก่อน +3

    Qurux ku dhiigle ❤😮

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 6 หลายเดือนก่อน +3

    Maasha allaah waa wiil funny ah

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah salaam alaha farxad hano siyadiyo inta haysan hasiyo

  • @ayanmuhumed3488
    @ayanmuhumed3488 6 หลายเดือนก่อน +3

    Keep going qurxkudhigle 😅😂

  • @HoussenAbdi-fc2ls
    @HoussenAbdi-fc2ls 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maxamed ayaa noo casumey manta
    From djbouti ❤

  • @shahad2629
    @shahad2629 6 หลายเดือนก่อน +3

    khorax kudhiigle fani waaye

  • @ubah_cx
    @ubah_cx 6 หลายเดือนก่อน +3

    Wwwww maasha allah😅

  • @hanakhalif1187
    @hanakhalif1187 6 หลายเดือนก่อน +1

    Qurux ku dhigale is not easy ❤❤❤❤❤

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 6 หลายเดือนก่อน +6

    Masha Allah, Nin Culus baad
    Soo Qabatay.

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dp 6 หลายเดือนก่อน +2

    Mashlah yasalaam

  • @sahrakoow288
    @sahrakoow288 6 หลายเดือนก่อน +2

    Asc walal aniga team abdihafid somali Britain ❤ I'm the first people subscribers of your channel.

    • @BRITSOMALITV
      @BRITSOMALITV  6 หลายเดือนก่อน +1

      Thank u libaax

  • @Moablmao
    @Moablmao 6 หลายเดือนก่อน +2

    Aniga Ayeeyo ayan ahay Mana ku Raacsani fikradiisa
    Ma Nin ku fakarayo Xaaska in ey u so Shaqeyso
    Carrurti Illaahay Masuul uga dhigay ayu leyahay
    Wey iska koraayan. That’s mean he’s not ready to be Father.

  • @abdullahiabdinasir6943
    @abdullahiabdinasir6943 6 หลายเดือนก่อน +1

    Nin culus baad soo martiqaaday,waadkumahadsanrahay.

  • @nayaa1387
    @nayaa1387 6 หลายเดือนก่อน +2

    Mr pum pum in da house😂😂😂 you here tonight

  • @Habsan_Media
    @Habsan_Media 6 หลายเดือนก่อน +2

    Wax duubista Iska sax Dhanka muqaalka Lipaax Hada wax maan fiirsane Waxba dhagaysanee

  • @canbarosoomaali3613
    @canbarosoomaali3613 6 หลายเดือนก่อน +2

    Asc Ramadan Mubarak

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v 5 หลายเดือนก่อน

    Qurux ku dhiigle wuu qalbi fiican yahay waayihiisi adkaa ayuu nala wadaagay

  • @ibrahimalixaji5369
    @ibrahimalixaji5369 6 หลายเดือนก่อน +1

    Qosalka emotions waye i aamina ,
    Damage mar hore soo gaarey lkn dholacadeynta ku qarsinoya

  • @katraismailabdi2133
    @katraismailabdi2133 6 หลายเดือนก่อน +2

    Qurux ku dhigle waa qofka kali iga qosol siyaa, warkesa pouse ayan u qabtaa sidhu idafin hadan mashqol ahaye.

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 5 หลายเดือนก่อน

    Mash allah c/xafiid horay usoco

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 6 หลายเดือนก่อน +3

    Qurux Ku dhiigle waanu taagernaa
    Mundane c/xaafid adigana sidoo kale

  • @hiboabdi350
    @hiboabdi350 6 หลายเดือนก่อน +3

    Waaba soone mahaa biyaaha maiskusoilawdeen miise waa afuurka habenkeda wareysigaan🤣🤣🤣🤣😩

  • @CaliYare-ul3hd
    @CaliYare-ul3hd 6 หลายเดือนก่อน +2

    Team qurux ku dhiigle

  • @yassinhassan2566
    @yassinhassan2566 5 หลายเดือนก่อน

    Cabdixafiid shabalaala Soo qabo sxbow plz 🙏

  • @dahirali545
    @dahirali545 5 หลายเดือนก่อน

    Walai qurux dhiigle taa ana ku huba, kista dadka kala dirta

  • @sadiahassan3449
    @sadiahassan3449 6 หลายเดือนก่อน +2

    Anoo iska farxaan ahaa uk markaa imid way iga naaqustay qurbe isn’t easy 😂😂 marka iska sug adigana Qurux ku dhiigloow. Markaan caajiso waan ku daawadaa

  • @user-zk4gy2cx2w
    @user-zk4gy2cx2w 6 หลายเดือนก่อน +1

    ❤boqrtoyad baxad waan

  • @user-jx9pi6ur1n
    @user-jx9pi6ur1n 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wiilkani waa wiil qalbi fiican

  • @dalmaraadan1848
    @dalmaraadan1848 6 หลายเดือนก่อน +3

    Team Qurux ku dhiigle like 😮100k

  • @KhadijaNur-f6x
    @KhadijaNur-f6x 6 หลายเดือนก่อน +2

    Salaan gobeed

  • @halimahassan1981
    @halimahassan1981 6 หลายเดือนก่อน +3

    War hee dhahaya Cabdi xaafid iyo Qurux ku dhiigle Madoow ahaa caawa ewel ma filter bey saaran jireen 😅😅😅

  • @nimcomohamed-w5l
    @nimcomohamed-w5l 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waa marish ayo kal kalay lakin waa laisaso qadimayaa habaryar????

  • @AmbAbdirazak
    @AmbAbdirazak 6 หลายเดือนก่อน +2

    Kinini farxad uu laqay

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 5 หลายเดือนก่อน

    Qurux ku dhiigle nin qurux badan ayuu noqday markuu foodii ka tanaasulay yucufka ahyd

  • @khadraabdullahi5474
    @khadraabdullahi5474 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wa didnay

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 6 หลายเดือนก่อน

    Maanta nin culus baad soo qabatay maansha Allah

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 6 หลายเดือนก่อน +5

    27yrs inuu gaadhay uma heysanin
    25-24 ayaan is lahaa mansha allah

    • @xaliimacali5595
      @xaliimacali5595 6 หลายเดือนก่อน

      38 baan isleehy

    • @ikranhaji2241
      @ikranhaji2241 6 หลายเดือนก่อน +1

      Waa run wuu yaryahay

  • @Run_sheek
    @Run_sheek 5 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂 qurux ku dhiigle nin dhalingaraa oo aad iiga qosliya masha allah walal farxad ku noloow🎉

  • @nuurshiiq2637
    @nuurshiiq2637 6 หลายเดือนก่อน +2

    38 Waaye Abdi Haafid

  • @mohamedcade9698
    @mohamedcade9698 6 หลายเดือนก่อน

    Ninka kilya isku magaca nahy ilaa 3 magac wada socona legent keep going

  • @FaisaAhmed-wm7pd
    @FaisaAhmed-wm7pd 6 หลายเดือนก่อน +2

    Asc lagal team qurux ku dhiigle

  • @mohamedabdullahiarab9762
    @mohamedabdullahiarab9762 6 หลายเดือนก่อน

    NINKA RAGA WAA KII JAB SO MARA QURUX KU DHIIGLE SHEKADISA AAD II TAABATAY .
    RAFAAD KA BACDI RAAXO MASHALLAH

  • @SalmanYare-lv8rz
    @SalmanYare-lv8rz 6 หลายเดือนก่อน +1

    Abdihafiid wan kuu xanaaq sanahy cuqdad ayan kuu haayaa mana ku caafin doono
    Intey nafta igu jirto
    Kolley waxaad iga sameysi
    Adigaba waad garaneysa

  • @SacdiyaAdan-qu9lp
    @SacdiyaAdan-qu9lp 6 หลายเดือนก่อน +2

    qurxu ku dhiglow lkn 27 ma nagu kaftamee adoo eheyn dadka dhalintu kasoo baxdo oo iska lafa dhuban anba ugu yaran 30 kugu qayasaye 27 maa is kentay war kaday

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 5 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk qosol badnaa qurux kudhiigle.

  • @SacdiyaAdan-qu9lp
    @SacdiyaAdan-qu9lp 6 หลายเดือนก่อน +5

    adunyo waa iska sidan qurux ku dhiglaa cabdi xaafid xafiskisi la fadhiya mash alaah hormar wanagsan walalken qurux ku dhigle

  • @nuurshiiq2637
    @nuurshiiq2637 6 หลายเดือนก่อน +2

    2000❤ Ayuu jaceel Uu Jilaayay Had Waa uu Kawenaaday Kkkkk

  • @abdullahihurre9843
    @abdullahihurre9843 5 หลายเดือนก่อน

    Waxaan xaaad halowday waaye kulahaa #Qurrux ku dhiigleh waa musiimokkk

  • @dr.mariasoul5261
    @dr.mariasoul5261 5 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂 waa funny hadal yaqan ah wlahi

  • @yahyemohamed4007
    @yahyemohamed4007 6 หลายเดือนก่อน +2

    Beeen waaye 34