INTEY DAYACAN ABUYUSAN ILMAHODA BEY KU LEYIHIN DIIN BEY NOSO BARANYAN HOYO ADAG BEENTA NAFTA KA DAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 54

  • @ruumichannel
    @ruumichannel  หลายเดือนก่อน +10

    NAGU SO BIIR SUBSCRIBE NO SARA SI AN 100K U GARNO IGA FARAXIYA GA DH🎉

  • @Ummacooking2023
    @Ummacooking2023 หลายเดือนก่อน +1

    Naaa horta walaaley maxaaa inga khaldan ooo saas u jecelnahy waaa yaabey ani ❤❤❤❤❤❤

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 หลายเดือนก่อน +6

    Ilmahaaga la guur ama la noolow .Walaahi qof kuma aamino ilmo aan dhalay aabahood ahayn. Quraanka iyo diinta waa Online iyagoo gurigooda jooga ay baranayaan

    • @qaaliahmed4984
      @qaaliahmed4984 หลายเดือนก่อน

      Kula mid Baan ahay qaali ilmaha hooyadii uun baa tarbiyayn karta.

    • @Muhiim701
      @Muhiim701 หลายเดือนก่อน +1

      Ilmo badan baala dayacey. Waxay u dhaleen tariiqda ha iigasho.

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 หลายเดือนก่อน +1

      Waa sax aniga ciyaalkeyga school iyo quraanba online beey iiga dhigtaan laakin waa arin adag taas cidi awoodo in aay African geeyso laakin kula noolaato especially hooyada waa wax wanaagsan oo diinta qurbaha lagu bartaa aad beey u yar tahay kii bartaana bay'adaa badaleeyso oo biya kaa badan iyo bulsha kaa badan weey ku qaadaan baa ku dheceeysa

    • @FatumaDek
      @FatumaDek หลายเดือนก่อน +1

      Qaarkood nin ayey ilaalinayaan armuu kaa guursadaa qaarkoodna ninki ayaa kuxun oo biilka bixineynin marka biilki ayey raadin

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 หลายเดือนก่อน

      @@FatumaDek Walal waa runtaa dumarka qaar baa nin uun la daba dhigay maxeey kaa dhibi leheed hadeey ilaali karaan waa uun wax aadan awoodin ku daal tan kale waan arkay dumar raba in aay Africa ciyaalka ku korsadaan laakin ninki diidayo uu lee yahay maxaa biilka dusha iiga saareeysaa ileen dowlad baa hada biisha wax barasho free ahna siisee waxeey iloobeen lacagtaa iyo wax barashaad tii lagu hoogay in aay tahay

  • @11naa44
    @11naa44 หลายเดือนก่อน +7

    Dadka adunka joga ilmahoda iyaga wax bara guriga ku dhex bara lkn somalida wx mey baran guriga wx kuma bari karan wey ku qeylinayan meelo khaldan na wey geynayan
    Indha yarta iyo hindi da ilmahoda 3 jir bey wax barasho guriga ugu dhex bilaban 3 jir ka somalida na nimdam lama baro orod iyo qeylo lagu wada

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 หลายเดือนก่อน +1

      Walhi waa runtaa walal aniga ilmahayga waa sedex caruura school ma geeyo gurigee wax iigu bartaan waxaan joogaa UK dadka waa ila yaabaan waxeey i dhahaan naagtan waa waalan tahay iyo ameey dowlada ku soo fara gelisaa because ma yaqaanan waxa aay xaq u leeyihiin iyo in eey sharci tahay oon laguu diidi karin hadii aad rabto in aad home schooling ka dhigto ciyaalkaga waxaa la wanaagsam in aay public school geeyaan oo aay sheeko meelaha u fadhiyaan

    • @11naa44
      @11naa44 หลายเดือนก่อน

      @@cousinbro1580 wa sax walal MashAllah wxba garan mayaan wa cawaan iska ilaali arimahaga private ka ha u sheegin Alle ha idin xifdiyo

  • @user-vx1yq7ez7k
    @user-vx1yq7ez7k หลายเดือนก่อน +3

    Il like your good advice

  • @user-zb8wf1it4s
    @user-zb8wf1it4s หลายเดือนก่อน +1

    Walhi waaruntaa lkn gabadhaan waanjeclahay aniga ahaan adaladeeda way ibadalaan waanadeedana waan qaataa mashallah

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 หลายเดือนก่อน +2

    Manshalah noloshi two different yes😊

  • @sitiaweis7592
    @sitiaweis7592 หลายเดือนก่อน

    That is true sister thank you so much ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ifrahabdi7705
    @ifrahabdi7705 หลายเดือนก่อน +1

    May sanakan ilmo. Qof lagu aa minaay waleey way hurdaan jirtay haduu badbaado maskaxdooday badbaadeyn

  • @zamzamdeganchannel557
    @zamzamdeganchannel557 หลายเดือนก่อน +2

    Horumar wacan abayo

  • @kadraarab1790
    @kadraarab1790 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @11naa44
    @11naa44 หลายเดือนก่อน +3

    Somalida wlhi nolosha khalad bey ka fahmeen ayago faqiiriin ah ayey sida tijaarta u fekeraan

  • @kadraarab1790
    @kadraarab1790 หลายเดือนก่อน +1

    👍🌹✅💝🙄

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 หลายเดือนก่อน +1

    Gabdho aan habaryar u ahay walaahi midiiba sedex caruur ah yayeey heysataa ilmohoodii wexeey ka wadeen ingiriiska waxeey geeyeen KENYA markaasey kasootageen markeguuraayeena wexeey dheheen waxaan ubaahanahay SAQAALO ILMAKORISKA WAA KUDAALNEY.

  • @user-qc8jo6ly5b
    @user-qc8jo6ly5b หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo soomaaliya maku dalanin, soomaalida culture keeda bey wixii khaldan ka sheegtaa sababtaas bey ku necebyihiin

  • @maryamabdi1378
    @maryamabdi1378 หลายเดือนก่อน

    Abayo warkaada waa sax aniga waxaan idinkula talinaya gabdhaha qurbaha hooya iyo aabayaashaba meshaad rabtiin jooga inaad ku dadaashaan inaadan ilmahaada qof u dhiibin 2 inaadan quraanka tafsiirkiisa ku dadaashaan iyo tow xiidka ka ilaalisid shirkiga waa in macnawitan loo dhisaa oo asagoo yar inow allihiisa isku xiro bara caqiidada saxiixa ku dadaala hooyooyinow inteysa aakhiro na qabsan noqo hooyo kudayashada ugu horreysa ee ilmahaada haddii adigu aadan diinta baraneynin ee suuqa wareegaysid oo eysan kaa arkin alle ka cabsi quraan aqris dhawrida zawjkaada iyo dhaammaan qoyskaada oo carruurtu kow kayihiin diinaan baraa waa gacma daalise ogaada

  • @cabdiyaremaxamuud5232
    @cabdiyaremaxamuud5232 หลายเดือนก่อน

    Quruxeeyhadananweligeyba qofcayin kwrn yacni anan komonti qorin

  • @shamsohussein
    @shamsohussein หลายเดือนก่อน

    Keep going abayo qurux

  • @UmasalmanUmasalman
    @UmasalmanUmasalman หลายเดือนก่อน

    ❤Masha Allah abaayo❤❤ sax 😢 😢😢

  • @user-qc8jo6ly5b
    @user-qc8jo6ly5b หลายเดือนก่อน +1

    Ruumiyeey abaayo aad baan kuu daawadaa,Abaayo walaahsey iga yar waaye shout out usamee please
    Waa hooyo karti badan mutacalimad ah

  • @SalwoMohamud-e9w
    @SalwoMohamud-e9w หลายเดือนก่อน

    ❤sax waaye

  • @mcnbadanhooyadeey3831
    @mcnbadanhooyadeey3831 หลายเดือนก่อน

    Talo baahnahay abaayo ruumi plz xagee kala soo xiriiraa

  • @user-dx2jk3wh4z
    @user-dx2jk3wh4z หลายเดือนก่อน +1

    Asc wllshay halkee kaa laso xiriri karaa

  • @fooshassan1379
    @fooshassan1379 หลายเดือนก่อน

    Sax waaye

  • @fardowsomaxamad6156
    @fardowsomaxamad6156 หลายเดือนก่อน

    Gabarta ciwaankedanosheg abaya

  • @ruqiya2146
    @ruqiya2146 หลายเดือนก่อน

    Ruum

  • @user-zb8wf1it4s
    @user-zb8wf1it4s หลายเดือนก่อน

    Walhi waaruntaa ilmahaaga hadaa dan korin kasamar

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 หลายเดือนก่อน

    Gabadha ciwaankeeda noo sheeg

  • @Maria28832
    @Maria28832 หลายเดือนก่อน

    SOMALIDA DADKOODA BADANKOOD SABOOL BEEY AHAAYEEN KA HOR 1991 KII DAGALKI WAXA U NOQDAY FAIDO OO WAXAY YIMADEEN ADUUN HORE MAREY IYO LACAG DOLAR AYSAN WAILGOD ARGIN GALADA ALAAH U SOO QASBAY UNKA BADANKOOD XERYO QAXOOTI KA GEENAY MARKAAS FAQIIR SOMALIA MARYOLEY

  • @user-dm7ws6jq5j
    @user-dm7ws6jq5j หลายเดือนก่อน

    Aby waxan argay gabar yar oyneso labo nag garacayan eedo abo ladhalatay garacayan maxa udileysan markan dhahay dugsi didesa labadidhashane dabadi kuraxezanayan idhahen gabadha rafad kamuqdo xanun kamuqday wax ugarabayo malahen jir ahantedane wa babasana

  • @cousinbro1580
    @cousinbro1580 หลายเดือนก่อน

    RUUMI ABAAYO MID WAAN KUGU TAAGEERSANAHAY MIDNA WAAN KAAGA SOO HORJEEDAA TAN KOWAAD WAA SAX WAANA QALAD IN ILAMAHA QURBAHA LAGA WADO OO AFRICA LOOGA SOO TAGO ILAA IN AAY DARUUF JIRTO MA AHANEE LAAKIN HADEEY DARUUF JIRIN WAA IN AAY HOOYO HEESTAAN NOT EVEN AABO TAN AAN KAGA SOO HOTJEEDO WAA IN QURBAHA AAY DIIN TAALO OO AAY KU BARAN KARAAN TAAS WAA BEEN WAANA WAX AAN ISKA DHAADHICIN KARIN MAXAA YEELAY QURAANKA QURBAHA LAGAMA DHARKO WAA ISKA SABTI IYO AXAD OO 2 SAACADOOD AH CILMI DIINEEDNA WARKIISA DAA LAAKIN AFRICA QOFKI UBADKIISA DHEXDA U XIRTA EE DIIN U RAADSADAA WAA KU SOO FAA'IIDAYAA ESPECIALLY EGYPT AAD BAA LOO AMAANAY OO XITAA CULUMADA QAAR BAA KU TALIYA IN HADII WADANKEENI LA AADI KARIN EGYPT LA AADAA OO DIIN IYO MAADIBA LAGA SOO HELI KARAA CIDI AWOOD U LEH

  • @abdulhakimahmedthereaisara4229
    @abdulhakimahmedthereaisara4229 หลายเดือนก่อน

    Datka xanuusan adaa 1 ah aniga Ana 2 ka ahy

  • @user-zs6lq7oc6s
    @user-zs6lq7oc6s หลายเดือนก่อน

    kkkkkkk

  • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
    @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. หลายเดือนก่อน

    Ma carabtaad joogtaa?

    • @yonishashi491
      @yonishashi491 หลายเดือนก่อน

      Holand ku noosahay Ruumi

  • @abdulhakimahmedthereaisara4229
    @abdulhakimahmedthereaisara4229 หลายเดือนก่อน

    Yurub diin matalo walaalo

    • @user-ng7ct8hn7o
      @user-ng7ct8hn7o หลายเดือนก่อน

      Ma taalo lakiin wallo in ilmaha hooyadi ay ku hadho yurub ilmahana ay soomaaliya ama kenya u dirto wax wanaagsan maha hadii diin iyo dhaqan in uu soo barto ilmaha la rabo waxaa wanaagsan in hooyada ay raacdo caruurteda aabahana usoo shaqeeyo

    • @abdulhakimahmedthereaisara4229
      @abdulhakimahmedthereaisara4229 หลายเดือนก่อน

      @@user-ng7ct8hn7o Masha Allah waan kaso horjeda caruurta in lagasotago 5 sano ayaan kenya lajoogi caruurteyda alhmdulillah kumana qasaarin hadana uk ayaan Isla joognaa diin hadeey noqoto afkii hooyo intaba waan kadhisanahy ilaahey Baana kumahdsn teeda labaad iyo aabohooda macaan kamadaalo mahad celintoda,weey jiraan dumar qaar aan go aan leheen ama klsoni armuu naaag kale guursadaa ilaalo sagaashanka marka family waa in uu hal goaan leyahy guush markaasi waa gaari

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 หลายเดือนก่อน

      Waa sax hooyo waa laf dhabar Illaahey ilmaha yar yar hooyoyinkod kama qaado qurbahana waa dhib badan yahay qaasatan yurub America Australia meelahaa ciyaalka waa ku dhumeen waa wax fiican in bey'ada loo badalo oo diin iyo Maadiba Africa lagu soo baro

  • @Muhiim701
    @Muhiim701 หลายเดือนก่อน

    Waxaan arkey naag hal cunug ay dhashey Soomaaliya sodohdeed u geysey gabadhaas waa gabar wax baratey oo income fiican sameyso, halcunug ayey iska musaafurisey asagoo labosano jiro. Gabadhaas hadhow cunugii baa igu qalafsanaadey ama caasi igu noqdey bay dhaheysaa ayadoo cunigeeda iska fogeysey xiligii uu u baahnaa inuu baasha uga jiro.

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 หลายเดือนก่อน +1

      Miskiin ilamaha xaq baa laga galaa

    • @user-cu4zm8rj5p
      @user-cu4zm8rj5p หลายเดือนก่อน

      Wlee aniga iyo dadkaasi kala war la sodoh iska daaye hooyadaybaana ku aaminayn maxaan ka dhalayaa hadaanan haysn karin ilhyooow imanka ha inaga qaadin somali hadaynu nahy lcgtaa awlaada inagala qiima badan

  • @istarxasan483
    @istarxasan483 หลายเดือนก่อน

    Sax abayo👍