War Lama Filaan ah Oo ka soo yeedhay Boqor Buurmadow & Sababta
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
- War Lama Filaan ah Oo ka soo yeedhay Boqor Buurmadow & Sababta
Dhamays Media Production' Waa mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn warbaahinta Somaliland. Waxaanu bixinaa adeegyada warbaahinta sida muuqaalka wararka, iyo waraysiyada codka ah, Sido kale waxanu soo saarna Muuqaalada Xayaysiisyada Iyo Ganacsiga. Waxaanuna diiradda saareynaa soo gudbinta wararkii ugu dambeeyay ee Soomaalida iyo caalamka.
== DHAMAYS MEDIA PRO==
=== Our Channel: / dhamays ===
Subscribe: bit.ly/2SHt54u
Website: bit.ly/2SnLhBr
Facebook: bit.ly/3bAlVrt
Twitter: bit.ly/2OPlM9T
Instagram: bit.ly/31MG7SF
Goor maad toostay
Thnks
Somali cadaw iskuma noqoto lkn wa wada gumeysi diid. Ha la is ixtiramo o biqisaada reeraha qaar iyo faanka faraha badan ee wax kama jiraanka ah ha la iska daayo. Reerihu way simanyihiin sida raga cissihu na bareen " Somaali wada somaali nina nin caaro ma dheera".
qofka yiraahda cheegaanta baa loo kala sheekaynkaraa waaba mid aanan fayoobayn!
allow noo dhawr boqorka Somaliland iyo qaarada afrika "boqor buur madaw".
gobanimo iga dheh!
waar bahasha waa loo dhashaa ee layskama raadsho.
Waa'ayo ninka laaluush loogu maahmaahay? waa'ayo ka la iska celinayaa haddii uu wanaag la qaadan-waayo
MUWAADIN U CODEE QARANKA
MAATA AYAAD ISAAQ. U. YEEDH. YEEDHAYSAA
Thnks
Qoodhu xero kuma heshiiso
Thnks
Gumaysi didka isaq wa iraado shacab, lakin gumaysi didka samaroon, Darood iyo cisse mahin iraado shacab miya ? War isaqo dhagihina iyo afkino isma maqlaan miya ?
Samaroon iyo ciise cidna ma guumaysto ee fidnada cadaabta la gal
ADEER BUURMADOW QARANKA IYO DALKA NALA ILAALI OO JOOG DALKAAGA SHACABKUNA MARKAA WAY KU JECLAAMAYAAN
Aamiin ❤️
Tuug madow reerkiina oo kaliya dabka geli muuse iyaa kontarag dhiiga ku siiyeè cid dagalka harti kuugu imanaysaa majirto
Thnks