Mahd sanid Dr jzakalahu khyrul waxan jeclaan lahaa wax aan jeclahay ano yar oo school ah ila hada oo an dhameyay iga guuxayay marka sidee kugula wadaagi kara adoo raali ah Dr waxana kala soo hadlin putlnd dhiiri galin ayad igalisay oo aan ka helay wax hamigayga ah allh haku barakeyo waqtigaga iyo cilmigaa bartay Dr Ma.allh waadna ku mahad santahay waqtigaa nasiisay
Allaha Ka abaalmariyo sida nogu faaideysay anigu ardeyy semester 1 ah baan ahy waxbadanna waan Ka faaidey Sido kale waxan bartaa public health Runtii vidoegii dheera aad so dhigtay ee quseeyay focult kas wuu I anfacay mahadsanid ustaad.❤
Dr marka hore Mahadsanid Isla hadda aan muuqaalkaaga daawanaayey ayaan qorsheeyey barnaamij takhasuskeyga quseeyo oo dhowaan dhici doono in aan ka qeyb galo Talo muhiim ah baad I siisey Mahadsanid in badan Dr Jazaka Allah
Asc dr adnan Runti waxa tahay dadka loo bahanyahy in ay dadka dib u dhacsan badalan ama dhiiri galiyan hadi aan been laysku shegayna waad badashy dad badan adi iyo dectorka kalaba aadna waan idinka mahad celinyna dector xaqiiqada marka laga hadlo intan uma qalantan dad aan wax micno ah soo gudbin ayaa meel sare jooga adinkana video kasta wax ayuu noo kordhiya i.a waxan rajynaya inad meshan iyo meel ka sarysaba gadhan 😊
Dr adnan horta wan ku hanbalyaynaya wll waxa tahay howl Kar ka faa.ideya wakhtigiisa anagana waxan kaha mahad celinayna taloyinka aqoonta.iyo kartida ad nagu hayagayso mahad sanid
Mahadsanid dr
Dr adnan wax badan laga faa’iday mahadsanid 2 channel waan ku xeranahay mahadsanid
Mahd sanid Dr jzakalahu khyrul waxan jeclaan lahaa wax aan jeclahay ano yar oo school ah ila hada oo an dhameyay iga guuxayay marka sidee kugula wadaagi kara adoo raali ah Dr waxana kala soo hadlin putlnd dhiiri galin ayad igalisay oo aan ka helay wax hamigayga ah allh haku barakeyo waqtigaga iyo cilmigaa bartay Dr Ma.allh waadna ku mahad santahay waqtigaa nasiisay
9:28 mansha Allah Alle hakula garab galo dedaalkaga
Dr adnan mahadsanid dr
Allaha Ka abaalmariyo sida nogu faaideysay anigu ardeyy semester 1 ah baan ahy waxbadanna waan Ka faaidey Sido kale waxan bartaa public health Runtii vidoegii dheera aad so dhigtay ee quseeyay focult kas wuu I anfacay mahadsanid ustaad.❤
Thanks dr adnan
Thanks you ustaad
Marka hore hambalyo dre
Marka xiga mahadsanid dr
M.a Dr Adnan mahadsanid inbadan wlhi aad bad i dhirigelisay
Mansha alah
Hanbalyo hanbalyo
Ale aqoonta hakuuu barakeey
Dr cadnaan mahadsanid
Masha Allah dr adnaan Allah ku rumeyo riyoyin kaga nolosha guul ayaan kurajeynaa labada darood
Masha Allah dr adnan alle Haku fududeeyo ka qeyb galkaga.
masha allah dr ilahay hakuu fududeyo waan jecelaan lahaa in aan ka qeyba galo balse iimsuurto galeyso oo ma joogo dalkaasi, waan kuu hambalyeenyaa dr
Dr adnan❤ my favorite person dr adnan abdalle🎉
My dr😊
Dr marka hore Mahadsanid
Isla hadda aan muuqaalkaaga daawanaayey ayaan qorsheeyey barnaamij takhasuskeyga quseeyo oo dhowaan dhici doono in aan ka qeyb galo
Talo muhiim ah baad I siisey Mahadsanid in badan
Dr Jazaka Allah
Dr adnan guulayso saxib akhro iyo aduun ba
When i see the title of the vedio i understand important vedio thank you sir
Mnsha allh Dr. Alle cilmiga haku barakeeyo
Dr adanan😊
Thank bro
Tnx dr❤
Mahadsanid waan ku xidhanahay barnaamij yadaada
Kasoo hadal walaal
Fursadaha suuqa iyo dhallinyarada
Xirfadaha iyo caqabadaha dhallinyarada
Iwm...
Thanks more🥰
www m.a ilaahay haku xafido Dr Adnan Abdalla ilaahay hakaa abaal mariyo waxaa ii thy roll model ❤❤❤❤
Mashallah saxiib jaskallah❤
anigu waxaan kafaaidaystay qodobka takhsuskaaga inaad meelha laga hadlayo ee lagu qabto hoolalka waxaan helay sadka 2024
takhsukayga inaan helay meel bilaasho oo kitaabta lagu xifdiyo
ilaa ad gaadhsid heerkaad adugu waxa baadhankartid ama aad soosaarikartid
inbadan ayaanka qaybgalay takhsuskaygii manta waxaan helay mid madax banaan alx alxm ❤❤
kafaaidaystaa qodobkaa midhihiisa wad helasaa iyo dhamamn qodoba kle
My friend thnks wax badn ka faiday❤😢
Dr adnan abdulhi guulayso wllo❤
Mahadsanid😊
M.a wakugu hambalyeyna hormarkaada abwe❤
khulaasa
1 aqoon karrsi
2 inaad bartid dadka dad qarn oo claamiya
3 waxaad baranaasa qalbayada cusub iyo wax walba oo cusub ayaad lasonasaa
4 shirkadaha ka faaidayso hadaa baranasid
5 waa inaa ogtahay waxa kuu yaalaa
6 dhiiri gali baad kalkulmasaa
7 waxaa helsaa fursad qalliya oo kuu muhiima
8 markasta waxaad noqonsa apdhayt (wixii cusub caalmakaa jecel)
9 hadaa kaqayb gashid waxaad helasaa fursad muhiima oo aad ku abuurasid meeshaad joogtaa
10 iska dhis meelaha aad daciifka ka thay aadan ku fiicneen
DR adnaan abdallla aad ayaa umahdsantahy
9
Thanks for the sharing
Mahasanid doctor 👏
Mansh allah mahadsanid ❤
Masha allh Dr keep going ❤❤❤❤
M . Mahadsanid guulayso
mahadsanid dr❤
Thank you so much dr adnaan
جزاك الله خيرا جزاء
جزاك الله خيرا ❤
Bandhigaa haday macquul tahay vedio inooga soosamee mahadsanid wallo❤
Noo soo duub
Asc dr adnan
Runti waxa tahay dadka loo bahanyahy in ay dadka dib u dhacsan badalan ama dhiiri galiyan hadi aan been laysku shegayna waad badashy dad badan adi iyo dectorka kalaba aadna waan idinka mahad celinyna dector xaqiiqada marka laga hadlo intan uma qalantan dad aan wax micno ah soo gudbin ayaa meel sare jooga adinkana video kasta wax ayuu noo kordhiya i.a waxan rajynaya inad meshan iyo meel ka sarysaba gadhan 😊
Wsc wll
Dr adnan horta wan ku hanbalyaynaya wll waxa tahay howl Kar ka faa.ideya wakhtigiisa anagana waxan kaha mahad celinayna taloyinka aqoonta.iyo kartida ad nagu hayagayso mahad sanid
Dr musikada muqaalka ka daa , sidasaa kuu fiican anagana noo fiican
Haa runtii
Dr su'aal ban rabay ina iiga jwabto
Soo Gudbintaada waa Cajiib waxbadan baa kaa”faaiday
M.a
Never give up
Tuug into usocdaa hhh lagend