Gabar somali ah oo ninkeda dili rabay bustolad Buu u soo qaatay waa Arin naxdin leh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 87

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 5 หลายเดือนก่อน +25

    Naagtan dharka madow wadato shahaada iska sax inaa lillaahi wa inaa ilaahay maaha waa
    Inaa ileyhi
    Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun weyan

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 5 หลายเดือนก่อน +4

    Nasabow Xaal qaado doqonimo baa nasab lagusheegayo😂😂😂
    Jaahilnimadi oo Qof ah 😫

  • @IfrahArreh
    @IfrahArreh 4 หลายเดือนก่อน +2

    MachahALLAi ma soeur

  • @BosteyoFarah
    @BosteyoFarah 4 หลายเดือนก่อน

    Naa ma tukatiid miiya hadii aad tukan lahed oo quran akhriisan tahed waxay waxayan baa alle baa ka xiijabii laha ee illaahay ka baaq suratii AlBaqarah akhriiso hadaadan aqona ku shiid guriiga qol waalba haaben iyo maliin walbaa

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 5 หลายเดือนก่อน

    Subxanalaah marxuuna way leeday ilaahay ha naxafiisto

  • @abdimuuse4919
    @abdimuuse4919 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waa labo maalaayacni isu camiraya

  • @maryanfaarah2524
    @maryanfaarah2524 4 หลายเดือนก่อน

    Haye waa naga waalan tani

  • @kawzarjama
    @kawzarjama 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ninka waad rabta wll ee hana waalin

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 4 หลายเดือนก่อน

    Wll ninkas yuu ku dilin abayo iska ilaali ha aaminin marnaba guriga yuu kuugu imaan hadhowdi maxa kuu kenay yaan lagu dhihin abaayo guulayso

  • @XaawaElmi45
    @XaawaElmi45 5 หลายเดือนก่อน +2

    Asc

  • @sagalabdi3898
    @sagalabdi3898 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ha aminin hadad aat aminin wax lagaa qadimayo

  • @SafioFeisal-di5vj
    @SafioFeisal-di5vj 5 หลายเดือนก่อน +1

    😅 button 🔘 you think you 😮😅😅😅😅😅😅y😅? your kindness 😇😇

  • @SurprisedGreyElephant-ed3wlm
    @SurprisedGreyElephant-ed3wlm 5 หลายเดือนก่อน

    Waa fariid waaye ka raysay.

  • @ayaancnasir5971
    @ayaancnasir5971 5 หลายเดือนก่อน

    Naa hooy jooga gabadhan ehel nahay waxeeydan hubin ha shegina ninkaas waa xaaji qoftaan qof fadhida maahan jooga

  • @Yusufhalig
    @Yusufhalig 5 หลายเดือนก่อน

    Gabadhan sheekadeeda wax weyn baa ka khaldan. Ninkan iyadaan ka dhamaan.

  • @farahjama5277
    @farahjama5277 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻

  • @hassanabadid2477
    @hassanabadid2477 4 หลายเดือนก่อน

    Ma kii aad Oromo guursatay baa rakhiis noqotay…. Oromo dhaqankeedu waa way dilaan naagahaa somalidaa markay rakhis u arkaan……… naagtii Oromo la seexatay yarnaa wey Oromaydaa
    Kuwaa Aad u dhashay baa ku tuuri doonaa

  • @Hooyonasra9361
    @Hooyonasra9361 5 หลายเดือนก่อน

    Dumarka qaar dhacadnimada be qalad ka fahmiin nin inu ku diilo rabo ma dacad lo noqda nacasana dumarka qaar nin somali we u xoog badan yaheen nin ajanibna wa u laciiifsan yaheen cajiiib walaahi

  • @sacdiyoisaq7122
    @sacdiyoisaq7122 5 หลายเดือนก่อน

    Nagtaan inteey surooneeysaaba waqtiga dhamanaa

  • @sm.5191
    @sm.5191 5 หลายเดือนก่อน

    haal taalo ayaan sinayah ilamaha si sharci aah dowlada haweydisato ineey meel u ku arkoo eey u dhaxeeyso kuceli dacwada loyarkane hadad daar ale uga sarbartay laacagta daar alleeh aaya ka weyne kasmaar naaftada yaar ilasho hawdhoow inu maser ku dilana ku celi dacwada onusan guriga so gelin kuna so dhawan

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 4 หลายเดือนก่อน

    Hadal o nefis maxa didayo

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mida kale siday indhaha ka siinayso waba qof been sheegaya camal mase dhaqankeda sas ah sheekada wa u fekeryasaa

  • @fatumoadan2058
    @fatumoadan2058 5 หลายเดือนก่อน

    Ninka ayey rabta wili

  • @munawaracasal2471
    @munawaracasal2471 4 หลายเดือนก่อน

    Q of kudali raba see u heysatay

  • @MuniroMohamed-e7e
    @MuniroMohamed-e7e 4 หลายเดือนก่อน

    Weyraabta ninka

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 4 หลายเดือนก่อน

    In ad u naxaysid ma u malaynayo doqon bay dadka gabdhaha modayan

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 5 หลายเดือนก่อน

    Wax kajira sheekadaan malahan after long time investigation

  • @ImanHassan-w6z
    @ImanHassan-w6z 4 หลายเดือนก่อน

    Fariid

  • @bario1091
    @bario1091 5 หลายเดือนก่อน

    Naagtan waxbey qariney saa

  • @hassanabadid2477
    @hassanabadid2477 4 หลายเดือนก่อน

    Tanii waa Oromo

  • @awdal_landtv9275
    @awdal_landtv9275 5 หลายเดือนก่อน

    Naagta wa Ina nolosha lagu guba

  • @abdulllahimuse1419
    @abdulllahimuse1419 5 หลายเดือนก่อน

    Macsokor adaorom gursaday

  • @bushra445
    @bushra445 5 หลายเดือนก่อน +1

    Magaca oromo wanba ka yakhsada illahey amarkiis sidee u guursatay adigo somali ah markasa waliba naso hor fadhisa naa nagala tag waxa wado

  • @maimunamohammed222
    @maimunamohammed222 5 หลายเดือนก่อน +1

    Nagtaan qof been shegayo uu egtahe

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb 5 หลายเดือนก่อน

    MIDA DHARKA MADOOW MA HANA ABUUKAR BAA? OO FILTER ISI SAARTEY .

  • @SafioFeisal-di5vj
    @SafioFeisal-di5vj 5 หลายเดือนก่อน +1

    the first. One
    to commented anddd

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 5 หลายเดือนก่อน

    Daacad hadaad tahay hanaba maad soo hor fadhiisateen

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 5 หลายเดือนก่อน

    wali away rabta oromig naagtan

  • @QaaliMacalin-s3s
    @QaaliMacalin-s3s 5 หลายเดือนก่อน

    Waaaaw gabar finican...mansha allh❤❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉🎉❤❤

  • @Anigawaye-x4d
    @Anigawaye-x4d 5 หลายเดือนก่อน

    OROMOY NAGTI. SOOMALI AH OO. IDIN. GUURSATA. INDHAHA. KA. BIXIYA. ANIGAA IDIIN. FASAXAY. URTADA EE

    • @NasteexoNasteexoAbdi-w2q
      @NasteexoNasteexoAbdi-w2q 5 หลายเดือนก่อน

      Naagti gursata haka labaxan ilahow farax hano wayin

    • @Anigawaye-x4d
      @Anigawaye-x4d 5 หลายเดือนก่อน

      @@NasteexoNasteexoAbdi-w2q Allahuma. Amiin. farax. waa lama huraan

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 5 หลายเดือนก่อน

    Maxaa oromo ku geeyey marka hore? Macsonkor.
    Nidan jaheeye uu sheega.

  • @AbdullahawesAbkow
    @AbdullahawesAbkow 5 หลายเดือนก่อน

    Abaayo mcn ilama haaga aabo Hood cadaw kacaan ta haugalin illaahaya ku daa

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 4 หลายเดือนก่อน

    Faan badanah. Ma adigah nin bistolad ka qaday. Been intah leke

  • @MunaAbdinour-ed8up
    @MunaAbdinour-ed8up 5 หลายเดือนก่อน

    Gabadhan maryan abdulkadir u ekaaa gabadhi liin

    • @mizamka
      @mizamka 5 หลายเดือนก่อน +1

      😂 wa ayada

    • @nasramohamed4972
      @nasramohamed4972 4 หลายเดือนก่อน

      Waa iyada oo qabiilkeedii macaa inkirtay hooyadeed Liin Abdulqaadir Guure baa ilmaha u korisay Naag baay leedahay waa ii korisay waxah ay sheegeeysoh waa been walaahi

    • @MunaAbdinour-ed8up
      @MunaAbdinour-ed8up 4 หลายเดือนก่อน

      @@nasramohamed4972 waan aqaan Maama liin

  • @SafaOsman-n1d
    @SafaOsman-n1d 5 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂

  • @nihaalbiintuilyaas2442
    @nihaalbiintuilyaas2442 5 หลายเดือนก่อน

    Maxa oromo kuu geeye jufane uf naagaha somaliyeed merl.walbey gelaayaan belo gudaha idin ka gashey jufma idam alle uf

  • @SUUbbe-o9n
    @SUUbbe-o9n 5 หลายเดือนก่อน

    Apyo nin oroma ma wad xumo

  • @hawo8822
    @hawo8822 5 หลายเดือนก่อน

    Thanks hanna

  • @hindisaarahmed7751
    @hindisaarahmed7751 5 หลายเดือนก่อน

    Doqaney dabkaa ba,ayey

  • @munawaracasal2471
    @munawaracasal2471 4 หลายเดือนก่อน

    Been

  • @fardousfardo9910
    @fardousfardo9910 4 หลายเดือนก่อน

    Dhiban Cali galas

  • @famns-gv3ck3pd8m
    @famns-gv3ck3pd8m 5 หลายเดือนก่อน +1

    Walahi wa farid machallah walacha allah dartisa ku dhaa

  • @AbdurahmanHerzi
    @AbdurahmanHerzi 5 หลายเดือนก่อน

    لاحول ولا قوة الا بالله العلي العظيم.
    Eeg arrin kasta Allaah ayaa og.
    Ogow waa Dembi haddii aad :-
    Wixii been ah Malika Karamu Katibiin ayaa kaa Qoray.
    Adduun wanag ku joog
    Akhira si aad Janad ku Gashid.

  • @suweriacadey8574
    @suweriacadey8574 5 หลายเดือนก่อน +6

    Marxum qof dintay lee maladhaho bisinke

  • @Anigawaye-x4d
    @Anigawaye-x4d 5 หลายเดือนก่อน

    OROMADI. NAAGTEY. GURSADAN. WEY. U. EKATAA. 2 SANO. KADIB. AGIGUNA. WAD USO. EKATAY. OROMADI.

  • @jujishrasra411
    @jujishrasra411 5 หลายเดือนก่อน

    Ninkanad ku doqomowday caqlimaleh nonad xirtay maxaa ugu dawakhday naa caqligaga away

  • @suadhussein1669
    @suadhussein1669 5 หลายเดือนก่อน

    Qosol gariir naag walba markey tactics soo taabato ayeey soomaali ku soo noqotaa.ila calaacala badanaa

  • @MoktarHoumad
    @MoktarHoumad 4 หลายเดือนก่อน

    Kkk wax dhaba kashege..nagada films tiijikaa

  • @abdisalamelmi55
    @abdisalamelmi55 4 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkk nafta nagaa 😢😢😢😢😢

  • @shamesmohamed1604
    @shamesmohamed1604 5 หลายเดือนก่อน

    Waxas hamiinina sixir majiiro

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 4 หลายเดือนก่อน

    Adaa jecel ninka hanna waalin

  • @NasteexoNasteexoAbdi-w2q
    @NasteexoNasteexoAbdi-w2q 5 หลายเดือนก่อน

    Wlhy ano farax arkaya ina ajanib rabin

  • @Anigawaye-x4d
    @Anigawaye-x4d 5 หลายเดือนก่อน

    NAGAHA. SOMALIDA. AH. EE. AJANIBTA. GURSANAYOW. MID. JABAN. IYO. MID. JIIS AH. IDINKA. DHIGE. ILAHAY. IDANKISA. MAXAA. KUU. GEYAY. NIMAN. SOOMALI AHAYN OROMO UREEYSA MAXAA KUU GEYAY

    • @mustaqbalabdiweli
      @mustaqbalabdiweli 4 หลายเดือนก่อน

      Waa calaf guurku wiilashaba way guursadaan

  • @shamesmohamed1604
    @shamesmohamed1604 5 หลายเดือนก่อน

    Guleyso horeusoco❤

  • @abdiqaniadem9488
    @abdiqaniadem9488 5 หลายเดือนก่อน

    Beri ayadoo dabada U luxeyso argeysaan

  • @abdiqaniadem9488
    @abdiqaniadem9488 5 หลายเดือนก่อน

    In Lagu dilo fiicneyd

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 5 หลายเดือนก่อน

    Akhas maxaa oromo ku geeyey adigo somali ku abtirsada nasabad xumidaa kelbadyahay meel walba naag somaliya nagu ceebeysay na maxaa ilma adeertiin idinka falay oo shisheeye ugu ordaysaan ta kale wax fiicano hantiilaa guursada maxa oromo dabeecad xumadeeda dhaqan xumadeeda nasabnimo xumadeeda iyo faqrigeeda u dooratay ma ilaahey ba ku nacay

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 5 หลายเดือนก่อน +1

      Ma orromaa qaba waa yaabe wallo mafah.ine

    • @suadhussein1669
      @suadhussein1669 5 หลายเดือนก่อน

      Kaaga darene hinti eey laheeyd iyo tukaan iyo gurigii wuu kala wareegey calaacal ayeey soomaali kula soo nowotey

  • @fatumoadan2058
    @fatumoadan2058 5 หลายเดือนก่อน

    Naagta nink waa rabta

  • @moussabarkat7885
    @moussabarkat7885 5 หลายเดือนก่อน

    Bein fakatey ruun madho

  • @ChukuriOsman
    @ChukuriOsman 5 หลายเดือนก่อน

    Nasab batahay

  • @hillowdiriye
    @hillowdiriye 5 หลายเดือนก่อน

    Sheeg

  • @SafioFeisal-di5vj
    @SafioFeisal-di5vj 5 หลายเดือนก่อน

    I am very sorry

  • @fatumamaow5018
    @fatumamaow5018 5 หลายเดือนก่อน

    Xabiibti ayaa haayo beenteed waaye ninkay rabtaa ❤

    • @hamzamahamud6815
      @hamzamahamud6815 4 หลายเดือนก่อน

      Naagta ayada ayaa oroma u eg malaha ninka Somali ah

  • @BaxsansiciidOwnuur
    @BaxsansiciidOwnuur 5 หลายเดือนก่อน

    Ninka way jeceshaya

    • @arliyop3199
      @arliyop3199 5 หลายเดือนก่อน

      Ma qof dhintay bay jeceshay waabuu dhintee