CASUMAAD LA IGU SAMEEYAY GOBOLKA BANAADIR....2

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 162

  • @sahroali1967
    @sahroali1967 3 ปีที่แล้ว +1

    Amiin yaa rabi khaliif owliyo masha alla manteyto qira ayaa iqabate fadumo markasto ayan u duceya ducadenana alla ha aqbalo wa guul dal iyo dad ban lenahay yana lo kala xarin arinkan fadumo iyo inta kalo lamid ah maxa yeeley galo caruurtena maxey sankarto intaan kabadan dowlad ayan lenahay iyo dal gumeysi alla naga so bixiye noguma celinayaane eedadka iyo dalka badbadadida halo kaco qurbo walagu dhiban yahaye anu dalkeena uso noqono sida haleysu dhamo walalayaal wala daley e alla anu ka cabsano wa lais xisaabinayaa aqiro ayaa dan beyso masuliyinta hala dadalo dalka iyo dadkisa idinkaa ka masuul ah ee wax halo qabto si xagar la'aan ah wabillahi towfiiq barakallahu fiikuna

  • @maryan3892
    @maryan3892 3 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah bless to 🇸🇴women meelkastoo joogaan faduma allaha kuu Soo celiyo ciyaalkeeda.

  • @haboonali3643
    @haboonali3643 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah Allahoow is Jacaylka Midnimada iyo Dawladnimada noo Xooji
    Fadumo quruxeey Illahoow Awoodada oo Nabad ah kusoo celi.

  • @amalali5969
    @amalali5969 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abayo farxad ayan ku rajenenaa
    Wlhi Salada sujuuda ayan kuugu duceeye Eebe weyne hakuu aqbalo Abaayo

  • @fa4171
    @fa4171 3 ปีที่แล้ว +2

    Walalo marwalbo waankuu duceya qadar alle ahed madan dayacin hooyo dadal iyo samir badan aya tahy inta kuu dhiman allaha soo dadajiyo alle baan baryeeyna 🤲🏼

  • @deeqocadaan1527
    @deeqocadaan1527 3 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin abyo maasha allaah abyo allaha ku xifdiyo ilmahaaga allaha kuu soo celiyo farxadaada allaha kuu kaamilo dowladana mid xoog badan oo umadeeda og kana warqabta allaaha dhigo muraadkaaga allaha kuu sahlo abyo midna waa kaaga digaa ha ufiirsan dadka qalbiga madow waxey leeyihiin xitaa ha aqrin warkooda ku mashquulka aad ku mashquusho warkooda faaiido u tahay hore usoco allaa dayax kaa dhigay maasha allaah waxaadna noo tahay mid aan ku Faano hooyadii ilmo ka maqan ee meel cidlaa ka ooyeesay ayaa marki adiga ku aragto joojiyey oohintii dhiira gelina aad utahay waxaad tahy ruux alle iimaan iyo dulqaad alle siiyey maasha allaah sabar sabarkii oo kle nabi yacquub csw farxadaada marna yaan lagaa nus qaamin

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 3 ปีที่แล้ว

    Allahayow faaduma ilmaheeda si dhaqsa leh ugu soo celi oo kafarxi gabadhaa maalin walba waan ka murugoonaa

  • @ummumahir7551
    @ummumahir7551 3 ปีที่แล้ว

    Alow ilmahaga gacantada kuso celi alow so celi ameeen ameen

  • @AYusuf-ll8kf
    @AYusuf-ll8kf 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah taabarik hor u soco walalshay qaali allah ha xafido insha adiiga iyoo caruurtada

  • @nafizahussein3256
    @nafizahussein3256 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah Faadjmoy Allow guushada so dedeji macaanto

  • @fartund2188
    @fartund2188 3 ปีที่แล้ว

    allah barakeeyo haweenka haweenka somaliyed iyo walaalkey owliyo i love you fadumo habaryar

  • @فردوساحمد-ف1ش
    @فردوساحمد-ف1ش 3 ปีที่แล้ว +1

    mashaallaah alla haidinxafido dhamaan guuleesta ciyaankana alla hanosoceliyo

  • @ganiabdi966
    @ganiabdi966 3 ปีที่แล้ว

    MashaAllah fadumo Allaha kuuaqbalo ducada walidiinta Amiin yaahrabi 🤲🤲🤲🤲👍❤️🌹

  • @naciima_family
    @naciima_family 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah illaaheey haku xifdiyo walaasheey illaaheey hakuu salon dhamaan amuurtaada

  • @zahraabdi3764
    @zahraabdi3764 3 ปีที่แล้ว

    Ma-sha-Allah Allow kuu soo celi ilmahaaga…Hada ka hor ayaan kuu soo dusiyay inaad dowlada Somalia codsiyo kuu qorto oo safaarada Sweden marto iyo ururka hooyooyinka kuu qoraan codsi aad si toos ah ugu gudbiso “Social service” may Allah bless you and give happiness/inner peace aaaamiin😔😔😔😔😔😔😔😔😔 Alle ha kuu xifdiyo Ilmaha

  • @farhiyahashi4703
    @farhiyahashi4703 3 ปีที่แล้ว +3

    Manshaallah wan jecelahy abayo mcn Allah kuxifdiyo

  • @hananhasan8531
    @hananhasan8531 3 ปีที่แล้ว

    Mnzha allah fatima buranbur illhy wax kaa farxiya mahee dhibkuma tuso 🤲🤲🤲🥰

  • @sarahabdi1174
    @sarahabdi1174 3 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 abaayo illaahey ilmahaaga hakuu soo celiyo
    hooyooyinka qaaliga allaah ha idin dhawro guuleytaa

  • @sucdiqaali4294
    @sucdiqaali4294 3 ปีที่แล้ว

    Maansha allaaah allaha idin barakeeyo dhmntiin ahlu khayr ahlu sharaf

  • @raxmaducaysaninacawil1487
    @raxmaducaysaninacawil1487 3 ปีที่แล้ว +3

    Qof cisile baad tay Abaayo hore usoco❤💋💖💕💓💟💘❤💋💗💖 Mash Allah ilaahay ha ku xafido

  • @shamsuhuseen8421
    @shamsuhuseen8421 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah tabaraka, Allaha Abayo mcn guulayso guulayso guulayso ❤️

  • @successadam8701
    @successadam8701 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah abayo faadumo guuleyso abidkaa. Madaxda somaliyeed qasatan ururka hoyoyinka magacina hajiro. Saad abayo ugu hiliseen Alllaha idinkugu hiiliyo.

  • @luulshire1152
    @luulshire1152 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah Alaha kuu soo celiyo dhamaan ilmaaga abaayo

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 3 ปีที่แล้ว +2

    Aslam alaykum faadumoy man shaa Allah tabaraka raxmaan
    Waan maseeray man shaa Allah
    Walbiga ayaad I xanuunjisay
    Ilaahay qalbiga ha kuu qaboojo

  • @fatimakheyre3849
    @fatimakheyre3849 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahayoow Faadumo ilmaheeda u soo nabad celi.

  • @fatimaabdi6128
    @fatimaabdi6128 3 ปีที่แล้ว

    Hantiyay macaan waa midaan hooy lagaa oraneey been maaha💯 🥰 guulguul ladies 👏👏👏👏👏👏

  • @FadumoDAbdi
    @FadumoDAbdi 3 ปีที่แล้ว

    masha allh tabarakallh way u qalantaa inta in kabadan way mahadsanyihin madaxdena

  • @umlinda5310
    @umlinda5310 3 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah tabarkallaah sharafey sharaf sharaf leh

  • @deqaahmed654
    @deqaahmed654 3 ปีที่แล้ว +4

    Caruurtada mad dayicin abayo qadar rabi ayey ahed😭😭😭😭😭

  • @wardaalifarah527
    @wardaalifarah527 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay wxn kaaga baryaaya inu alle ducaada ku aqbaaalo wll in badan ayaan arintaad la socday ilahay hakaaga soo qaaado 7ilmood ee kale wlhi baryaa dhan baan iska qiiroon jiiray hooyo ayaan ahay haysta sadex caruura waliba yurub ku dhashay marka wn kula dareemayaa dhiibtaaada qurubaha ilahay wxn kaaaga Rajaynayaa inuu awlaaadaadii oo dhameystiraan kaaga soo qaaddo idmka alle

  • @qadradahir5786
    @qadradahir5786 3 ปีที่แล้ว +6

    Aad ayaan ogu faraxsanahay inta qalbigada dhortoo dhan

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allaah guulayso👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹✈✈✈✈

  • @EarningEdge_135
    @EarningEdge_135 3 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa allah kameeyro wixii kusoomaray wasiirada gaarkaa yeey waxtartaa maatadii muqdisho waa macluul islaamahaan buur buuran naftodeey naaxiyan ubadkoodana waa dhoofsadaan balse xisaabaa kadambeyso

  • @unkownunkown5711
    @unkownunkown5711 3 ปีที่แล้ว

    Awliyo markaan daawado waan u duceeya

  • @aaminadhool9050
    @aaminadhool9050 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah wll mcn illaahay ducada hakuu aqbalo aamiin aamiin yaa allah ❤❤❤👍🏻🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

  • @caashomaxamed1174
    @caashomaxamed1174 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah wllmcn adiga nasiibleh dalkaagi jooga anagaana nosooducey

  • @abdimoalim3449
    @abdimoalim3449 3 ปีที่แล้ว +1

    Alow amin amin amin amin amin amin fadumo abayo dowladada xildhimanadada waku helan yihin alaha ku garab kalo abayo marwalbo wan kuducenaaa

  • @amalmahamud4804
    @amalmahamud4804 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Abayo ❤️

  • @manaosman5560
    @manaosman5560 3 ปีที่แล้ว

    Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin muslin iyo gaalba ale ha kuu sakhiro

  • @laylafarah4353
    @laylafarah4353 3 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin aamiin yaarebi yaarebi

  • @katrafarah3560
    @katrafarah3560 3 ปีที่แล้ว

    Allaah waxan kuu waydinaya inuu muraadkaga kuu sahlo mcnto xaalkaga waan kakurbooda illahay adoomadiisa hakuu qasbo awlaadaadana llaahayhakuu soo celiyo ayagoo nabad qaba dhankasta allahuma amiin Allahuma amiin

  • @naimasaeed8312
    @naimasaeed8312 3 ปีที่แล้ว

    ربي يكون في عونكم ويفك اازرك

  • @fardowsohassan6844
    @fardowsohassan6844 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah tabarakallah

  • @istaahiljama3699
    @istaahiljama3699 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah aaamiin wll ilaahay hakuu aqbalo

  • @shamsuhuseen8421
    @shamsuhuseen8421 3 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin aamiin aamiin yaa Allah

  • @samiadhafe9423
    @samiadhafe9423 3 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin yaa rabbi

  • @fatumohassan5448
    @fatumohassan5448 3 ปีที่แล้ว

    Aamin ilaahow ducada ku aqbal ilaahy darti anku jclahay onkugu duceya ee allaha ku aqbalo

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah, da daalka halkaas ka sii wad

  • @deeqagelle2798
    @deeqagelle2798 3 ปีที่แล้ว

    Aamiin yaa rabi

  • @umunajmacarab7959
    @umunajmacarab7959 3 ปีที่แล้ว

    Aamiin aamiin aamiin yaarabi

  • @maxamedismaaciil4081
    @maxamedismaaciil4081 3 ปีที่แล้ว

    Amiin amina ya raabi

  • @ayanyusuf2663
    @ayanyusuf2663 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah waa dad nadiif ah

  • @ubahali6003
    @ubahali6003 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo allaah ku xifdiyo amiin amiin amiin amiin yarabi ❤❤❤❤❤❤👍

  • @اممصطفي-ك5ن
    @اممصطفي-ك5ن 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa alaah abaayo

  • @deqaahmed654
    @deqaahmed654 3 ปีที่แล้ว +1

    amiin yaa rabi

  • @deqaahmed654
    @deqaahmed654 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah abayo allaha noso celiyo caruurta

  • @fatimamohamed8609
    @fatimamohamed8609 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah Tabarakallah wan ilmeeye whi abaayo faduma buranbur allow caruurtaada ku soo celi waxaa tahay hooyo aad iyo aad u fcn walaahi masha allah abayo ❤️❤️❤️🤲🤲🤲😘😘😘

  • @omermhd985
    @omermhd985 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah hannaa washifa cunto macancafimad kucunna👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @hamdimohamud2739
    @hamdimohamud2739 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Masha Allah

  • @bilankabacabdi1084
    @bilankabacabdi1084 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaah wlshay alaha kuxifdiyo

  • @raxmomuktar8021
    @raxmomuktar8021 3 ปีที่แล้ว

    Aamiin aamiin aamiin yaa rabi

  • @umimohamed2323
    @umimohamed2323 3 ปีที่แล้ว +1

    Nice voice Faduma buraabur

  • @asmacali2506
    @asmacali2506 3 ปีที่แล้ว

    MashaaAllh habo guul waarta

  • @rukiyamohammed2025
    @rukiyamohammed2025 3 ปีที่แล้ว +1

    Aameen ya Alaha

  • @halimamohamed7431
    @halimamohamed7431 3 ปีที่แล้ว

    Walhi dadumo waan ooyay qiirada iyo sida aad u hadashay fadumo waxaad tahay qof Illahay u dhaliyey adkaysi badan xabiibti imtixaan ayaa kugu socdo dhagaha ka xiro wax ma garatada anigina ducadaada kama daalayo hooyo ayaan ahay waana dareemayaa guushii way soo showdahay in Illahay ku jecel yahay waxaa lagu garan karaa inta ku garab taagan ma liicayasid Abaayo macaan inshaa allaah from Canada 🇨🇦

  • @deeqonuur1808
    @deeqonuur1808 3 ปีที่แล้ว

    Illahow aamiin aamiin aamiin yaa rabi

  • @duniyodhiblawe6503
    @duniyodhiblawe6503 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waxaad jeceshahay oo dhan allaha ku saqiro sis

  • @sofiashire5730
    @sofiashire5730 3 ปีที่แล้ว +4

    Maashaa alaah xabiibdi 🥰❤️

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 3 ปีที่แล้ว +3

    Aamiin Yaaaaaaa Allaah 😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🙏❤❤❤❤❤

  • @cosobtayeegtayeeg9214
    @cosobtayeegtayeeg9214 3 ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢Fadumo xanun kaga waikaray kartid ada iyo dadalkaga rabi hakugu guuleeyo

  • @alina-wo3xz
    @alina-wo3xz 3 ปีที่แล้ว

    Aamin aamin yaa allah

  • @fatimamashaallahyouguysdoi4690
    @fatimamashaallahyouguysdoi4690 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah tabarakallh 🌹

  • @fatimaabdi6128
    @fatimaabdi6128 3 ปีที่แล้ว

    Caruurta ilahay hanoosoo cesho oo hanoo xafido

  • @nurtoaden211
    @nurtoaden211 3 ปีที่แล้ว

    Amiin ya Allah

  • @manaosman5560
    @manaosman5560 3 ปีที่แล้ว

    Walaahay waan ooyay markaan arkay soo dhawayanta

  • @ashoabdi7018
    @ashoabdi7018 3 ปีที่แล้ว

    A s c Fadumo xaaga uu safaartay walaashey

  • @balqisoali4384
    @balqisoali4384 3 ปีที่แล้ว

    masha allah abayo

  • @dekamumin7756
    @dekamumin7756 3 ปีที่แล้ว

    ilaho u soo celi aamiin

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 3 ปีที่แล้ว

    Manshaallaah waad Nasiibsatey Dalkaada Hooyo Annagana ilaaheey Hanoo Kaso Maanta Madaxdaada Aad La Joogtaa Ducadoida ilaaheey Hakuu Rumeeyo Hana kuu Aqbalo Awlaadaada allaha kuu Kaso in Aad la Timaato dalkaada Hooyo Oo Nabad Ah igu Salaan Madaxdeena Sare ilaaheey Wadankeenna Ilaaheey hanoo Hagaajiyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️👍👍👍👍👍

  • @عفيفةمحمد-ذ3ح
    @عفيفةمحمد-ذ3ح 3 ปีที่แล้ว +1

    اللهم امين

  • @saidahassan9036
    @saidahassan9036 3 ปีที่แล้ว

    Aamiin ya rabi ducada

  • @fadnanoor5121
    @fadnanoor5121 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashacala

  • @xalimokhalif3798
    @xalimokhalif3798 3 ปีที่แล้ว +2

    Mash allah macaanto soo dhawaw

  • @kadijomaallin2433
    @kadijomaallin2433 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @muniirofarah3275
    @muniirofarah3275 3 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo waan ku salaamayaa dadka ku dhahaya way dayacaday caruurta waxba hadalkooda ha u dangalin waa in yar waana uducaynaynaa ducay Naga mudan yihiin kuwaas adigana waxaan kulee yahay sadar muuqda suaal kadhan guulayso horay u soo

  • @amalomar860
    @amalomar860 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah faadumo sodhawayn wacan ayaa lagu sameeyay

  • @anabhassan6506
    @anabhassan6506 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah abayo

  • @anabhassan6506
    @anabhassan6506 3 ปีที่แล้ว

    Amiiin amiiin amiiin yarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fatimamohamed8609
    @fatimamohamed8609 3 ปีที่แล้ว +1

    Fiicaneey faduma buranbur ❤️❤️❤️

  • @nasroulusow4188
    @nasroulusow4188 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaha

  • @asmonajiib222
    @asmonajiib222 3 ปีที่แล้ว

    Alhum amin😭😭😭😭😭😭

  • @habiiboabdi5076
    @habiiboabdi5076 3 ปีที่แล้ว

    Amiin Amiin Amiin yarabi

  • @NM-lo3jv
    @NM-lo3jv 3 ปีที่แล้ว +1

    Wallahi waa kugu farxa markaa dalxiisto maxayelay murugada aa ka nasane owladado nabad qaba iyo nabad qaba Raxman ka hadiin kayelo

  • @hanaanabdisalaam3712
    @hanaanabdisalaam3712 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah

  • @nimoadam3508
    @nimoadam3508 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin 🤲 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏💝💖❤💯💯💯💯💯💯💯💯💯♥️♥️♥️👑👑👑👑👑💎💎💎💎💎💎💎💎🔑⭐⭐⭐⭐✅✅✅

  • @ummuhuda7513
    @ummuhuda7513 3 ปีที่แล้ว

    Dadbadan ayaa iiga muuqda my dadkeyka

  • @raxmaducaysaninacawil1487
    @raxmaducaysaninacawil1487 3 ปีที่แล้ว +2

    Mash Allah

  • @fali2695
    @fali2695 3 ปีที่แล้ว +2

    Mash allah 😍😍😍😗

  • @qaalisiciid242
    @qaalisiciid242 3 ปีที่แล้ว

    Aamiiiiin Aamiiiiin

  • @maanomohamud2395
    @maanomohamud2395 3 ปีที่แล้ว

    Amiiin