Walhi ani amiira waan jeclaa lkn waan soo nici rabaa wah ani hadaa kula joogi lahaab kibirka iskadabku dhihi laha qofta waaa u xanaaqi karta lkn asad muxuu kugu smeyey waa nin kula soo jabay ooo heerkaas kusoo gadhsiyey markaa intaaad doonysay gadhay aaa ka tagtay waligaa danaysto lama noqdo👏🏼
@@aminaabdi2088 arrimaheena ayaa youtube u furay amiira markay u tagtay cid ma daawan jirin markii million geereen inay ka tagaan iyada iyo ceyda waaa ceeb views ka ayey ka dareemayan insha allah
Ku sali nabi maxamed scw ❤❤❤
Scw scw scw ❤❤❤
❤Salalaahu Caleyhi Wasalam Habib Mustafa ❤
Scw scw scw ❤❤
❤❤❤❤❤ lailaha ilalahu Muhammad rasulululah salalahu calehi wasallama
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Kusaliya nabigeena mohamad scw ❤❤
❤❤❤❤scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Ala adna qalbi wanagee qalbi dahabee mxaa kugu tilmama love you habo😢❤
Waxay qalbi wanagsantahay maleh views Ka tahay way u tagi lahayd
@CayniAli-jz2qfsax
Aan kusaliino rasulkena Nabigena muxamed scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ please ♥️❣️❤️❤️❤️❤️❤️
Scw scw scw scw
❤❤❤❤ lailaha ilalahu Muhammad rasulululah salalahu calehi wasallama
Xamar majogii lkn niyada kala jogna asadkena allha nabad ku geyo dalkisa hoyo 🎉🎉❤
Adna qurux mamada Malaysia qof ka qalbi wanaagsan majiro wlhi mashallah❤
Wow manga Allah Bayoamiro ukeen Asad❤❤❤
Wan ku farxi lahaa hadii aad like iisari laheyd 👍🏾
Adnay wilka yar uu dag omar wax kula dubi jiray adbu uu xanuun sanye alle cafimad ha siiye🥹🤲😭🤲
maxa ku dhacay
Bisinka ilaahow caafi maxaa ku dhacay omar
alle ha caafiyo
😢abaayo maxa kudhacay
Alla see lo hayaa wiilka ilahow caafimad sii ada awoode😢😢
Reer family saxaaf Asad Hagio safarkiisa maxee oga qeeb gali waayen Amiira iyo Cayda iyo adna iyo saxaaf lama arkin isku dhac weyn aya jiro 😷😷😷😂😂😂
Adna Wlh blh reer Malaysia ayada iyo sundus ugu qalbi wngsn gabdhan waxan ku arkay waxyabo bdn ilahay haku dayo abyo queen tahay❤😢😊
Adna qalbi dahabeey maxaan ku tilmaamo ma aqaano ❤❤❤adna qurux m.a
Safar Salaama Asad Haggio ❤ Bye Bye Xamar Ma Joogi Ma Eheeee Waan Soo Dhaweeyn Lahaaa❤❤❤ Macasalama My Brother ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤🤲🤲🤲👍
Manzh allah adna gabar qalpi fiican❤
Reer komanti cudu bilesta fudeedkajoojiya waxaa laga yaba in asad talefanka kaqawnwayey oo adna utagtay oo laga furi wayay albaabka ee adna kadaya eeda but leen adna waa qof qalbi wanaagsan mana taqano isla weyni io waxad umalesin hadane wey usameysay keek mcnto waxa tahy boqorada ❤❤
😂😂😂adaaba ka daree asad guriga majoogi meela aadey inuu dhahay laga yabaa see guri loogu furi weyna😂😂
Masha Allah Tabarakallah macanto farxad ku nolada dhamantin Yaa Rabi wanaga iyo walalnimada wax ka fiican maleh macanto adna Guuleysta dhamantin Yaa Rabi 💖 🎉 ❤🎉❤Asad xajiyow Safar salama illahey haku geeyo ehelkaga Yaa Rabi 💖 ❤❤🎉🎉❤farxad ku nolada dhamantin Yaa Rabi 💖 ❤😂❤🎉🎉
By by welcome 🙏 Walaalka ween asad hagio baaba❤
Aabahaa hadlkagu sheegayay wa dhab adna wa maskiin oo baariyad oo hadana daacad ah yqy m.a abaayo inta adunyada jogto halaga dhaxlo wanaag
Ifka lagu yahay walal😭
Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 14k i gaadhsiiya please 🙏 😭 ina soo dawo fadlan
Yarbi amiin ishaalha naabad kusoo nooqo wllo Asad wllk
adno rabadaanaa soo dhow waalakala safraa aduun waaye hadiiba ay jirto inlaysku dhacsanyahay dadka heshiis ajaraa ka helee iyagana sidoo kle team aanku faano ahaydeen jecelahay
Walhi ani amiira waan jeclaa lkn waan soo nici rabaa wah ani hadaa kula joogi lahaab kibirka iskadabku dhihi laha qofta waaa u xanaaqi karta lkn asad muxuu kugu smeyey waa nin kula soo jabay ooo heerkaas kusoo gadhsiyey markaa intaaad doonysay gadhay aaa ka tagtay waligaa danaysto lama noqdo👏🏼
Asad horta ameera maso sarin intu uqabtay inlegbay uqawatay asagsna afkisa kayiri asagana karacay nagihi ay sku dhaceen ayadana giini kadhigay mideeda kale qaladmarku dhaco asa ninraga o inu xaliyo larabay marka amansi gabadhan maskinta nafta ukenten hada nacday anaga jecel
@@aminaabdi2088 arrimaheena ayaa youtube u furay amiira markay u tagtay cid ma daawan jirin markii million geereen inay ka tagaan iyada iyo ceyda waaa ceeb views ka ayey ka dareemayan insha allah
@@aminaabdi2088 afkaga cano lagu qabay
Adiga cml jacel qof maka rabto abyo wlh e naftada le jeclow o ixtiram sidan aqli gal ma ahan bisinka🤦
Dadka ayaga iska kiin og iska dhafo wllo yalow haku danbabina
waan ogaa in ay usameyneyso adna qalbi wanaaqey
Asad will mcn safar salaam bye bye xamar Cadey somali 🇲🇾🇲🇾bye bye 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️☝️
Safar salaama wallke qali asad hagio ❤❤❤
Mashallah Adna waa gob Walhi qalbi fiican ❤🎉
Mad utagtid intaad balansatid lkin
Dadbadan ayaad dhantaa wllhi thanks from asaf❤❤😂😂
Masha allh adna qalbi wank allh Haku barkeeyo casho cuno usheek adna fariintan aqri casho tusi casho keg oo maly laga sameyay ayaa siineynyna
Heestan bilash loma qadin Adnay gob gobe dhashiyo waxa tahay garii dumar❤
Adno saas ma fiicno asad wa wiil gaari ku socdo ina u tagto fiicned😊
Masha Allah ❤
AlfA Riyadiias Waxay ku Tar jumaysaa in aad Guursan Rabto Sas LOgu fasiraaa❤😂
Cabdullahi hagio
Asad hagio, safar salama, ku soo dhawaada dalkiina hooyo🎊❤️
Cake jacel adna kussay asad lee cake maukaysid
Asad insha allah. Madaarka usiiraac oo sii sabooti adna please 🙏 😢
Adna aniguna bye bye safar kheyr qaba urajeena adiga adna ah markaad xamar usocoto
3 gber adna lataagan asad lee lgu bartey cajiib safar salamlo asad
Haa kula mid ban ahy🎉
Welcome to muqdisho Asad hajio ❤
❤ from 🇩🇯☪️❤
Adna waxan kugu ogahay inaad qof fiicaan tahay ee walaalo kii yara ee cumar ee reer hargeysa u xanuunsanayaa u tagaa dhakhtarka ayu ku jiraa please
Adno Amiira maxa Asad ugu tagi weysay ne abayo utaga dheh waa ceeb waa isku dhawayeen😢😢
Weey isku dhacsan yihiin Cayda xita umatagin 😂😂😂😂
Aaway hee asad hagio maba arkine sa usugayey muqalka igu dhamaadey😂se mayeshay adna😂
Wa is haleli waynay e dhahday
Safar slama ❤ Asd❤
Asc abalone adna wakusalamay wallkeyna asad asonabad qaba alahkeno❤❤❤❤❤❤
Mashaallah 👑🥰🥰🥰🥰
الله يسلمك يا قلبي ❤🎉
M.a walaasheey adna marwalba kashaqey wanaaga farxad iyo caafimaad iigunolow ❤❤❤❤
Good job asad hajio waaw
Mash Allah abayo macaan ❤❤🎉🎉
Alpha waaa ku jeclahay❤😅
Adna waa utagila heyd asaad saas maficnoh 😢😢😢
Welcome back to somalia
Heeee asad hagio aaway hee maba imaane
Adno qalpi wnageyy ❤❤❤❤
Ee asad aaway heee keega nika loosameeyey
Ciyaaal xamar hadaa nahy wlhi waaa noo fa dhi saaaaaa. Marba ha duu asad hagio noo i maa naayo
Aaway linkiga TH-camka shakubaaba😮
Masua allah🎉🎉❤❤❤
Adnno abayo cumar yare xakad adaguu kujira wana garab la aan ee soboqda cunuga darensiya mesha in dad ujogan
Haaa wllh ilahey hacaafiyo wakanaxay xanuunkisa😢😢
@@qaalimacalin3152wll yaa yidhi xage laso dhigay 😢
M.a.wlshy adna❤❤❤❤❤
Axwankaxuma❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Welcome asad 🎉🎉🎉
Mash Allah
Masha aliha ❤❤
Masha allh
Adna abaayo saan kuutaageero reply iisoo gal😢❤
توصل بالسلامة يا رب
Waa qalbi qurux intaas bey ku faiday Dagan dowlo manshallaha❤🎉allaha ku siyadiyo hana ku xifdiyo adiga ehelkaga ba 🙌👍🤲🤲❤️👌
M.a asad hagio safar salama
Amiro io ceyda maxey asad safar kisa oga qeb gali wayeen😢
Weey isku dhacsan yihiin Amiira iyo Ceyda aya isla safan 😂😂😂😂
I love you alpha ❤❤❤🎉😂😂😂😂
Muradkada allah hakusah like hada isartin
ina ugeyso Cakega aya ficnalaheyd Adno
Majoogo guriga eeba ku dhahdee
AXMED. BOOWDA ADNA. WAA XANUUNSANYAHEY
Amiiro Asad ma macsalmeneso mia
😢😢😢😢
Amiish Way iman Ladahay😅
MA beruu baxataaa😢😢
Number one😂
Adna abaayo adoo raali ah gacanta ha ku maren kareemka hada kadib. Qaado ama mindi isticmaal.
M.a❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
😂😂😂😂
Inta xana igeentey lee xiwi waba run😅
Manshaallah ❤️
Adna haujawin codow hori usoco
Amiiro reer madiino wey kuwatan calaa forjo anigaa sodhibayo dad loso maro wan aqn lkn waa qaali saaid calaa madaxa ceyda dartii ciyaal madiino asal
Caan caan dhalay ilbir
alfaa waxas xayeysismiya😂😂😂
Welcome to somaali asad hagio 🎉
Alfha fanaya
Linkiga Sheekh baaba meeyey uma jeednee mise waa prank isna.😊
Deeq baari imaday malesia away 😂😂
Soo dhaweenti abid ugu shidneed shukubaaaaabaaaaaa 😂😂
Asad safar salama ❤❤
اللهم اكفنيهم بما شئت ، وكيف شئت ، إنك على ما تشاء قدير)
Welcome 🎉🎉
Ceeb calek adna in u taktid aya ficneet 😢
Magaciisa miyuu Fiyuus kaa galy ??
Chanelku mee adnooy😂
😅❤❤❤❤
Adna macal martidii kama baxsato😂😂😂😂
Welcome ❤