Maashaa allaah sheekh mustaffe alle haku xifdiyo alle dartiisa ayaan kuu jeclahay Xaqiiq ayaad marwalba taabataa midowga iyo alle ka cabsigana waad nagu waanisaa
Sh. Mustafa ismail ilaahay ha kuu qaado ducada muslimiinta ku jecel allaha ku xafdiyo howshaad ummada u haysid siyaadi inshallah maanta aad baa loogu baahan yahay wacyigalin joogto ah ilaahay ha inaga dhigo kuwii maqloo qaata xaqqa aamiin
Maashalah sheekh Allaha cimriga kuu barakeeyo somalida oo dhan iney ku dhagaysqto wanagsan lahaydaa runtii xaalka aan ku suganahay bad ka hadashay sheekh wax walbe waad noo sheegtay bulshadeena islaamka kuma nool kaliya waa yihiin dhibka wuxuu noo yimid quranka Alle markan ka madax adaygnay halkii ku dhaqmi lahyn baran lahayn culimada ehelkiisa ka baran lahayn sheekh muxaadarooyinkaga inaad kitaabo ka qorto bn jeclan lahyn si bulshadu u aqrisato
Jazakallah kheyr Sh Mustafa waxaad tahay kuwa Allah iyo Rasuulkiisa Scw jecel saas baan anagana kuu jecelnahay Ilaahey Dowlad Cadaalad ah oo Diinta nagu maamusho hanoo dhaliyo markaas baa la midoobi karaa
Sheekh dalka adaaba xukumi kara nimankan waxbarashada ree galbeed ka soo baxay oo danaystayaalkaa ban dalkii ku aaminay ummadii waa sii kala fogaynayan kuwaan iskuma soo dhaweynayaan shareecada islaamka in nalagu xukumo bn rabnaa
Jzklh kheyr sheikh Mustafa ajar iyo xasanaad allaha kaasiiyo cilmigana allaha kuu siyaadsho waxaa fiicnaan laheyd sh Mustafa inaa uwacdiso oo lahadasho siyaasiyiinta soomaaliyeed oo wadanka kala qeybiyey ummadana kala fogeeyey
Roda Mohamed Egalxdtbiud9 ihd walaalo inaan ku garanayo ayaan filayaa hadii aanan khaldanayn bal hada hadii aad igarato adigu iyo in kale bal hada isoo kala sheeg
waxaa loo baahan yahay inay culumad somaliyeed ay sameysataan urur u qaas ah oo ay isu imaadaan ka dibna siyaasiyeen wadanka kala goynay wax u sheegaan sanadkast ay gobol isugu tagaan oo aywax kalfaa'ideystaan umadan iyo siyaasiyeen ay hogaamiyaan
Midnimada ilaaliya mad ku dhahdiid ziyad barre ileyn waad joogtey... Oo mad ka hadashid dulmiga lagu hayo reer sheikh issahaq.... kkk sheikhow wad riyooneysa...
saadaat muuse midnimadu marnaba ma xuma wll, miyaad aragtay waligaa yurub oo googoaysa, way imankaraan xadgudubyo Lkn illaahay wuxuu ina faray samir, isu tanaasul, keena khaldan oo la saxo, wada tashi iyo in sharciga lagu kala baxo. Lkn in la kala tago faaido ku jirta ma garanayo. Inaynu muslimiin oo dhan isu keenaa la inaga sugayaa wll ee Dib ha inoo celinina
Somaliland iyaka keeney midnimada lakine maxa loogu aabal gudey.... in la laayo oo laxasuuqo... sheikhow runta u sheeg reer koonfur... intad reer somaliland ku dhaga hadleysid
illhy Ha mideeyo Muslim Amiin
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه
Masha allah Abbe macane
Jazakalahu khyran jazaa
Dar aale ayan ku jecalahy dar alle ayad abeehey mcn u thy sababtoo ah Xabibkena muhamed scw waxa nagu yidhi walidku waa Hoyo iyo abbe abaha labada Iyo hoyodaa labad waa Maclimintada Sheikhkeyga Maclinkeyga Mutafa xaji ismaciil haruun Ilhy haku dhambi dhafo adunyooo Aqlaq iyo cibadoo suuban Aqiro na halkii roon jannah
b
Ana wll dar allah rabaa ina ku bartoo ee wll mel un isheeg an kalaa xidhidho
Fathhia Ahmmedd
Masha Allah cisi iyo sharaf aduun iyo aakhiraba sheikh mustaf
M.s
Jazaaka llaahu khayr sh Mustafa
Munaafiqiin baanakala qaybisay allaah hanaga qabto
Fila soofka soomaalida A-Sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun allaah haku xafida adigo iyo culumada soomaaliyeed oo idil
masha Allah tabaarakallah jizaalahu khayran sh mustafa x haaruun ilaahay hanagu anfaco
mansha allah sh.mustafe alle ha ku xifdiyo jaza,akalaa kheyran ja,zaa
Jannadii fardawsa ayaan Alla kaaga baryayaa sheekh inu hoygaaga ka dhigo iyo muslimka oo idil, Ilaahay soomaalida ha is afgaradsiiyo
Maashaa allaah sheekh mustaffe alle haku xifdiyo alle dartiisa ayaan kuu jeclahay Xaqiiq ayaad marwalba taabataa midowga iyo alle ka cabsigana waad nagu waanisaa
muxdarooyinkaaga waxbadan bay ifahan siiyaan mhadsnd sheekh mustafe ilahay ha ku daayo
Mash allah Sh mustafe wax saxa aya kahadashay Aelle ha inagadhigo kuwi qata
ماشاء الله...حفظك الله ايام الدهور.... ويجعل الجنه مثواك
Masha allah jazaka lahu kheyran shekh mustafa...
Masha allah ilahy ha inoo xafdo culimadena
Maaashaaa.alllh shiiikh mustafa allaaah ku dhoowro dar allaah kuu jeclahu wlh, allaah ku xfdo marwalbo shiikhunaaa😍😍
maansha Allaha sheekhunalfaadil Allah ku barakeeyo soomaali Allah ku anfaco
Sh. Mustafa ismail ilaahay ha kuu qaado ducada muslimiinta ku jecel allaha ku xafdiyo howshaad ummada u haysid siyaadi inshallah maanta aad baa loogu baahan yahay wacyigalin joogto ah ilaahay ha inaga dhigo kuwii maqloo qaata xaqqa aamiin
Maashalah sheekh Allaha cimriga kuu barakeeyo somalida oo dhan iney ku dhagaysqto wanagsan lahaydaa runtii xaalka aan ku suganahay bad ka hadashay sheekh wax walbe waad noo sheegtay bulshadeena islaamka kuma nool kaliya waa yihiin dhibka wuxuu noo yimid quranka Alle markan ka madax adaygnay halkii ku dhaqmi lahyn baran lahayn culimada ehelkiisa ka baran lahayn sheekh muxaadarooyinkaga inaad kitaabo ka qorto bn jeclan lahyn si bulshadu u aqrisato
Masha Allah allow Ku dhowr shekh mustafe
Muxaadaro aad iyo aad u qiimo badan
khayr Allah haku siyo Sh Mustafa adiga iyo intaa kaa shaqeneso khyarka
masha allah macalinka qaliga ah alleh hadayo cimrigana ha udheereyo
MaanshaaAllah sheekh mustafe xaji ismail
Mansha allah
Mansha allh
Mansha Allah
Mansha Allah
Mansha Allah
Mansha Allah
Mansha Allah
Mansha Allah
Mansha Allah
Jazakumullahu khayran our sheikh
Mansha alaah,xafidulaah sheekh mustafa
Thank you very much 🙏 sheik Mustafe, but the people who are disliked this video are totally sick 😷
Jazakallah kheyr Sh Mustafa waxaad tahay kuwa Allah iyo Rasuulkiisa Scw jecel saas baan anagana kuu jecelnahay Ilaahey Dowlad Cadaalad ah oo Diinta nagu maamusho hanoo dhaliyo markaas baa la midoobi karaa
Maanshallah sheekh
Allah haku xafido
Janadii ayaan kuugu duceeyay
Masha alah jazaa kallaahu khayraa yaa sheekhanaa
masha Allah shekh Mustafe ilaahow noo daaa
MashaAllah somalia waxaay ubahantahay culumo iyo waxgarad.ilmani wax taar maleh.culumadeena hogaanga Anuudhibaano
Allow naxafid aduun aqiro culumada ino xafid daciiga
Amiin
masha allah jizaka aalahu khayr
Allaha ku xifdiyo aduun iyo aakhiro
Maashaa ALLAAH maashaa ALLAAH
jazakallah kheer
MEEL AAN DIINTA AHAYN OO AAN KU HESHIIN KARNO MAJIRTO WALLAHI. ILAAHAY XAQQA HA INA FAHANSIIYO AAMIIN AAMIIN
Maasha Allah jasaakalahukhayran.
جزاك ربي خير ويحفطك الله
Sallahu caleyhi wa salim
mansha allllah shekha
Masha alh shekh mustafe
Allah akbar
Masha allah
Sheekh dalka adaaba xukumi kara nimankan waxbarashada ree galbeed ka soo baxay oo danaystayaalkaa ban dalkii ku aaminay ummadii waa sii kala fogaynayan kuwaan iskuma soo dhaweynayaan shareecada islaamka in nalagu xukumo bn rabnaa
JISAAKALAHU KHEYR
Jzklh kheyr sheikh Mustafa ajar iyo xasanaad allaha kaasiiyo cilmigana allaha kuu siyaadsho waxaa fiicnaan laheyd sh Mustafa inaa uwacdiso oo lahadasho siyaasiyiinta soomaaliyeed oo wadanka kala qeybiyey ummadana kala fogeeyey
jisakalahu kheyr
ilaaaahay hakayeeelo muslimiinta kuwii midooba gaaar ahaaaan sooomaaaalida aaanu nahay
Maasha allah
❤❤❤
Maasha, allaah
masha allah jazaakallaah kheyr sheekh
Roda Mohamed Egalxdtbiud9 ihd walaalo inaan ku garanayo ayaan filayaa hadii aanan khaldanayn bal hada hadii aad igarato adigu iyo in kale bal hada isoo kala sheeg
+saadaat muuse wll kugaranmaayo hadii aadan magaca badalin
Roda Mohamed Egalxdtbiud9 ihd oo horta waxa laga yaaba inaan qof kugu khaldayee xaged jogta?
+saadaat muuse Nairobi saadaad horta ma gabar baa mise wiil
Roda Mohamed Egalxdtbiud9 ihd Maya waa wiil walaal.
Sheekh dhibka nahaystaa wuxuu yhy waxaa nalaka dhaadhiciyay qaacida foolxun wadaadu siyaasadu ma gali karaan ah waa arin musliminta lagu qalqal galiyay oo yahuudi ka dambayso wadaadku haduu cilmigiisa la aamuso oo xaqa iyo baadilka kala saari waayo ma khayr baa iman nabiga scw markii la oofsaday islaamku waa sii socday siyaasada islaamka ahayd tawxiidka iyo faafinta islaamka waa sii socday culimada manta sheikh maslaxal umma ka hadla adaan ku hayaa fikirkaagana sheikh madaxda la wadaag bn ku oran lahaa
❤❤❤😢
allha yaxfadak
Allow umada somaliyed qalubtoda isku fur
MashaAllah. Jzk
Waa runta shekh Mustafe
Midnimadeena JSl siday u midaysan tahay waa waxa aynu halkaa ku gadhnay. Jamhuriyadu
dadka ayku faanto ayad ka mid tahay Somaliland allow dhawr
Waaryaaa wAA SHEEHKA 5 soomaayleed
مان ش الله
Asc wrxma walaalahey waxaan idinka codsanayaa inaat hal mar soo booqateen channalkeena aad wax nala aragtaan mhdsdn
Scw❤️ scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw
Mahad sanid 1.000 jeer
aloow kaa jsa siii
U gooorma oo lamac na ah Uganda
somali xoogedu muxuu noqon lahaa
haday midawdo
ifrah hassan way baabi,ilahaayeen hadii ay midowdo somalidu sidanay ku fiicantahay
waxaa loo baahan yahay inay culumad somaliyeed ay sameysataan urur u qaas ah oo ay isu imaadaan ka dibna siyaasiyeen wadanka kala goynay wax u sheegaan sanadkast ay gobol isugu tagaan oo aywax kalfaa'ideystaan umadan iyo siyaasiyeen ay hogaamiyaan
Midnimada ilaaliya mad ku dhahdiid ziyad barre ileyn waad joogtey... Oo mad ka hadashid dulmiga lagu hayo reer sheikh issahaq.... kkk sheikhow wad riyooneysa...
De sheekhaw waad soo qaadatay beryahan maxaa kaa galay midnimada somaalida halkaa boqolaal kun baa ku dhintay ee ha taaban halkaa
intuu geeljirahaagaasi nagu jiro midoobi mayno
Midnimadu waxay fiicantahay marka wanaag ku jiro haday dhib uun keenayso ha layska kala maqnaado
Somali Freethinker wll ha caayin ee wax u sheeg
@@abdullahihussein2511 wll cay iyo cay la,aan midnimadu markasta ma fiicna waxa jira mar mar ay xuntahay

shik munafak