QISADA GUURKII FAATIMA WAA MID AAD UQURUX BADAN BARYADII ILAAHAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • #qisas #channel #

ความคิดเห็น • 92

  • @Ummu_Shuhadaa
    @Ummu_Shuhadaa 11 หลายเดือนก่อน +16

    3 Camal aa cadaabul qabriga kaa badbaadiyo :
    Sadaqada Aqrinta quraanka iyo masaajid ka u socodkisa 😢 mashallah hoyadas saqada alle ku badbaadiye , Mida kle Daacadii Wax walboo aan jeclahay alle unbaa og asaga le wedista awlaad baariyal ah Io abahod ❤

  • @Asmafarah40
    @Asmafarah40 9 หลายเดือนก่อน +1

    Aabyo jazallah kheyr ilahay haku barakeeyo illahay haku xifdiyo inshallah 😊😊❤❤🥰🥰inoo soo gaaliy qisadan oo kale waan baa jaceladaay qisadan oo kale❤❤allahuma aamiin allahuma aamiin ❤❤

  • @nadifaosman9389
    @nadifaosman9389 11 หลายเดือนก่อน +2

    ماشاءالله تبارك الله
    Waa qiso qurux badan wlhi❤❤🥲🫶

  • @Abdixakiim-w3e
    @Abdixakiim-w3e 11 หลายเดือนก่อน +3

    Qiso fiican ayaad nalawadaagtay jasaakala khar

  • @kamalali79
    @kamalali79 11 หลายเดือนก่อน +6

    السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين

  • @saadiahussein5607
    @saadiahussein5607 11 หลายเดือนก่อน +5

    Inta sheeko an Abayo Ayan kadhageystay tan ujeclaaday. Qiso dhiirgalin bdn xambaarsan waye. ❤ جزاك الله خيرا اختي

  • @anabmohamed2597
    @anabmohamed2597 11 หลายเดือนก่อน

    يا حبيبة البي أيان أحبك في الله ،الله يحفظك ،الله يجمعنا في الجنه والله أحبك في الله

  • @aishajama5525
    @aishajama5525 11 หลายเดือนก่อน

    Shukran ayaney qiso aad uqurux bdn baad noo soo gudbisay❤❤❤

  • @Bint.sheikh2040
    @Bint.sheikh2040 11 หลายเดือนก่อน

    Mashallah...Ammeen habibty❤

  • @deeqojaamac2762
    @deeqojaamac2762 11 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allaah xabibti illaah haku xafido kheer fara badan na illaah haku siiyo ayaaney wlhi aniga illaah ka baryey qofo ii doorey o diinleh savado kahor alx illaah waa iigu deeqey waano ku nagadey nicmo rijaal uu illaah iiga dhigey mahadsanid xayaati ❤❤❤❤❤❤❤

  • @sadiyasadiya5503
    @sadiyasadiya5503 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ayanayen xbbti xijabka binky💗 ada baa ugu quruxa badan wlhi soxiso maar walbo 💝💝💝

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  11 หลายเดือนก่อน +2

      Shukran xbbt

  • @MaxamuudCabdi-sd3uk
    @MaxamuudCabdi-sd3uk 11 หลายเดือนก่อน +4

    ماشاء الله تبارك الرحمن ❤❤❤

  • @kamalali79
    @kamalali79 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allah qiso ka qurux badan majirto

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waaw masha allah ❤❤❤❤ wsc Abaayao is ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 11 หลายเดือนก่อน

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @IdilHasan-h5f
    @IdilHasan-h5f 11 หลายเดือนก่อน

    Qisoo qurux badan ayae

  • @nimcoccasiis7534
    @nimcoccasiis7534 11 หลายเดือนก่อน +1

    mansh all waa qiso cajiiba ❤

  • @mali-dy4yj
    @mali-dy4yj 11 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah quruxay ajar Allah hakaa siiyo

  • @IdilHasan-h5f
    @IdilHasan-h5f 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah masha Allah ❤

  • @hhss-jn9kt
    @hhss-jn9kt 11 หลายเดือนก่อน +3

    Maasha alaah ayaaneya aadabada umahadasatahaya ❤❤❤qisada quruxadabadan aada soogudabiseya

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 11 หลายเดือนก่อน

    Wcs walaashey ayaan quruxeey aadbaan kuu salaamay inbadan

  • @WardayIsmaaciil-ib7yr
    @WardayIsmaaciil-ib7yr 11 หลายเดือนก่อน

    Maashaa allaah

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @Masnamunira2356
    @Masnamunira2356 11 หลายเดือนก่อน

    Mashallah

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 11 หลายเดือนก่อน

    Waa qiso Qurux Badan ayaan Lkn Ani gabar Yaraa Ahay kolley waxbarato Meel ficn Markan Ka Gaaro Baan Guur uso jeesan I.a

  • @ikranadan4259
    @ikranadan4259 11 หลายเดือนก่อน

    Saxiix allaaah isagaa balan qaaday in cidii baridaa ka aqbalaayo udciinii astajiblakum

  • @AsmaMustaphe-dn5vt
    @AsmaMustaphe-dn5vt 11 หลายเดือนก่อน +1

    M.a wain aan ducada badsadaa❤❤❤❤❤❤❤

  • @sayush520
    @sayush520 11 หลายเดือนก่อน

    MashaAallh wlalshey ❤❤❤Haey

  • @QaalikaadKaad
    @QaalikaadKaad 11 หลายเดือนก่อน

    caleyhi.salaatu.wasalaaam❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉❤❤

  • @GudoonAbdi-j8t
    @GudoonAbdi-j8t 11 หลายเดือนก่อน

    Ayaaneey mcnto adiyo xaajigaga sidaa isku barateen nooga soo sheekee qlbi❤🎉😊

  • @SurtaInamaxamad
    @SurtaInamaxamad 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allh ani sas aya alle uga barye nin qeyr qabo igu adiyo dhib aya ku jire alx hada ne

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 11 หลายเดือนก่อน +2

    Mashaa Allah wa Qisa cajiib ah Waaye mahadsanid ayaaney

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 11 หลายเดือนก่อน +1

    ayan salama Caleykum maasha Allah abayo illah ay haku brakeeyo aamiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴falastiin illah ay cadow Allah qabto aamiin aamiin yaarabi 😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤

  • @housseinmachallaharte2441
    @housseinmachallaharte2441 11 หลายเดือนก่อน

    Ayann gabdonn ❤

  • @ZahraCaliBuule
    @ZahraCaliBuule 11 หลายเดือนก่อน

    Ayaney tan laqabo xitaa haku duceysato allow iwanaàji

  • @ummusulaymaan5961
    @ummusulaymaan5961 11 หลายเดือนก่อน

    اللهم❤صل❤وسلم❤ علي❤ نبينا❤محمد❤ صلي❤ الله❤ عليه❤ وسلم❤

  • @suqrafarax
    @suqrafarax 11 หลายเดือนก่อน +2

    Anaa u horeya ❤

  • @MaxamuudCabdi-sd3uk
    @MaxamuudCabdi-sd3uk 11 หลายเดือนก่อน

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @hewarable5547
    @hewarable5547 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waan kahela Qiso yenka cajibka walhi xbbti Ayaan

  • @SalmoLoveLii
    @SalmoLoveLii 11 หลายเดือนก่อน +1

    Amin yarabi🤲

  • @FarxiyomuqyaarMaxamed
    @FarxiyomuqyaarMaxamed 7 หลายเดือนก่อน

    M.a ayaan qurux alh ku xafido sheekooyinkag wa ku

  • @Sagal-th1rn
    @Sagal-th1rn 11 หลายเดือนก่อน

    Naya indho weyney wn ku salamay ❤❤

  • @AsmaMustaphe-dn5vt
    @AsmaMustaphe-dn5vt 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaneey ani malinka indho Wayn nadhihi waydo waxba naga dhiman🎉❤

  • @NadiifoMaxammuud
    @NadiifoMaxammuud 11 หลายเดือนก่อน

    Masha alhaa ayan gobdon ale haku barakeyo marka hore
    Ani wan ku duceysta wlh markan salada dukato. Gacmaha🤲 ayan kor utaga o ale ayan ka baryaa sowj wngsn waana aminsanahay inan helo dono nolol qurux bdn o ah midan ku haminaye wlow an so maray nolol adag😢

  • @deeqomohamud4712
    @deeqomohamud4712 11 หลายเดือนก่อน +1

    M.a waa qiso aad ufican walasheey ayaan alaha kuxafido wakumahad san tahay sida wanagsan aad noola qeeb sanesid waqtikaaga qaliga ah alaha kuxafido aniga hadana adiga iishekenenin wax maba qabsan karo ❤❤❤❤❤

  • @Hamdamukhtaar-rf9gk
    @Hamdamukhtaar-rf9gk 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaan qaali mahdsanid qisoo aaad uuu qurux badan ❤❤❤

  • @adniabdi-vn6kp
    @adniabdi-vn6kp 11 หลายเดือนก่อน +2

    Ayaaney aboyo mcnto hamigeygu wainan xafidul quraan an noqda adiga iyo asxaabtada waxan idinka codsanayaa inaad iguso duceysan in ilahey xifdiga ifuro xaafidadne iga dhigo😔😘

    • @hodanbadri4893
      @hodanbadri4893 11 หลายเดือนก่อน

      Allah Haka dhigo ❤😢wll

    • @Nimcomahamud-c5m
      @Nimcomahamud-c5m 9 หลายเดือนก่อน

      Aaamiin isku hami ayaan nahy whi allaha inoo sahlo wll

  • @FathiaFathia-un5xo
    @FathiaFathia-un5xo 11 หลายเดือนก่อน

    Ayan yaasubxanllh waillhyi kabarya qofwalbo murakis allhosii illhyi waxankabarya saja bariya maiin ayan waqosalayi qoralk markansdhigayi🤣🤣🤣❤

  • @zagal_faisal1013
    @zagal_faisal1013 11 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid qali ❤

  • @Najminaa
    @Najminaa 11 หลายเดือนก่อน +2

    🧕Qaaali🥰dumar❤

  • @Naima-43
    @Naima-43 11 หลายเดือนก่อน

    M.a wa qiso aad u qurux badan runti mahadsanid ayaanay qisoyinkan o kale noso badi insha Allah

  • @CashoAbdi-i3f
    @CashoAbdi-i3f 11 หลายเดือนก่อน

    Walahi waan ku duchy sataa nin wanag san ilhey in oo isiiyo ❤❤❤🤲🤲😢

  • @Nimcohabi-r4d
    @Nimcohabi-r4d 11 หลายเดือนก่อน

    Ayeeneey wlhy salaad kastaan tukado alle wnku baryaa in alle isiiyo sawj wanaagsan

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm 11 หลายเดือนก่อน

    Wcs abyo ayn ani cawo dawana ayada iyo mida Chanalka kale ad so kilasayba cawan isku dawana insha alh abyo mcn mahdsanid ayaan qurux❤❤❤🎉

  • @OwliyomaclinAdan
    @OwliyomaclinAdan 11 หลายเดือนก่อน +1

    Xbbtyy setahy aabe indhaha loofiiqay iigusooduceya sxbtd anawaan caajisanahay by xbbt

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @ShukriShukriyuusuf
    @ShukriShukriyuusuf 11 หลายเดือนก่อน

    Ayaaney wanku salaamay
    Aniyga qiso yar igu dhacday hada kahor Wana kutusaala qaatay alx ramadaan ayado tahay ayan taraawiix aadnay.
    markaasa gawar agteyda fadhisay ayaa ku ducesaneysay illhaahiyow hibil qalbigiis isoo jeedi ayee sidaas aye dhaheysay in soo jeestay ku dhahay oo ninmaa illaahay weydiisane ku qoslay Aya waliyba gabdho kle ugu shekeyay ayan ku qosolqosolnay lkn mudo kadib Ayaan waxan arkay maalin in aan tuktay illahay kabaryay in wiilka sheekesano qalbigiis naxriis bdn illaahay igaliyo kadib gawadhii islamarkii igu sodhacday iska ooyay

  • @BadraOsman-d5g
    @BadraOsman-d5g 11 หลายเดือนก่อน

    Asc ayaany goobdon waan jeclay qizooyinkaga mudo 1sano ahbaan kudhagaysanaayay

  • @ZucaadoMaxamedabuukar-gy8pz
    @ZucaadoMaxamedabuukar-gy8pz 11 หลายเดือนก่อน

    Asc walashey waad mahadsantahy

  • @WardayIsmaaciil-ib7yr
    @WardayIsmaaciil-ib7yr 11 หลายเดือนก่อน

    Wcs wlashay qali

  • @caashocayuuni
    @caashocayuuni 11 หลายเดือนก่อน

    Wcs ayaney shugran abayo

  • @aniishxikma2785
    @aniishxikma2785 11 หลายเดือนก่อน

    Wllhi walaalo waad mahadsan tahay waayoo waa qiso cajiiba oo lagu saleeyey alle adeecid iyo dadaal aniga ahaan wali maguursan hadana waa mid i anfacaysa

  • @farhasaid5284
    @farhasaid5284 11 หลายเดือนก่อน

    ❤☝💯

  • @almaasfarax8367
    @almaasfarax8367 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waxbarashada inuu ilaahey ifahan siiyo igu sooo duceeya ❤😊

    • @Xamdimaxamad-bh1qm
      @Xamdimaxamad-bh1qm 11 หลายเดือนก่อน

      Alh ku fahansiyo abyo mcn ilaheyna ha ku fududeyo abyo mcn

  • @HiboAhmett-b4s
    @HiboAhmett-b4s 11 หลายเดือนก่อน

    Hore ayaad uga sheekayse sheekada

  • @MariaMaxamedmaxamed-bz3wy
    @MariaMaxamedmaxamed-bz3wy 11 หลายเดือนก่อน

    Thanks 😊

  • @hamdibashirmohamud5961
    @hamdibashirmohamud5961 11 หลายเดือนก่อน

    asc waa waxa ada u wanagsan waxa kasto arabto in ad alah waydisato alaw noo aqbal ducada ayanay abayo ani muraad ban lee yahay adi iyo asaxabtada i sooduceeya in u alah i sahlo

  • @QaalikaadKaad
    @QaalikaadKaad 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @asiyaasiya3628
    @asiyaasiya3628 11 หลายเดือนก่อน

    Naa Ayaney galab wngsn xppti maryahan wan maqna wan ku tabay wlhi Ayan gobdoon 😢😢 3:01

  • @maidoisxaaq
    @maidoisxaaq 11 หลายเดือนก่อน

    😊😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤

  • @falishassan528
    @falishassan528 11 หลายเดือนก่อน

    Thank you abayo

  • @Hamdamukhtaar-rf9gk
    @Hamdamukhtaar-rf9gk 11 หลายเดือนก่อน

    Asc ayaan qaali duhur wanagsn xabibti

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 11 หลายเดือนก่อน

    Ku saliya NNK SCW SCW

  • @MunoXuseen
    @MunoXuseen 11 หลายเดือนก่อน

    Wcs abyo ayanah❤❤

  • @ilwaadinaacaroone6755
    @ilwaadinaacaroone6755 11 หลายเดือนก่อน

    Ayaan qurux bdn manta wan ka soo dahay shekada bakaro waregaye shakada niyada ku haye gorme tage guriga aad dhagasatide wlhi hada imday hora ka darte ano dharka xita badalan

  • @falishassan528
    @falishassan528 11 หลายเดือนก่อน

    Ayaanay qisadaan way itaabatay plz abayo aniga sowj waan heesta lkn igu soo duceeya ilmahayga inuu xaas wanagsan iyo sowj wanagsan inuu illahay usahlo waa way iiqaankaaren illahay waxan uga baryaa inuu usahlo kuwo kheyr qabo

  • @nuramumin766
    @nuramumin766 11 หลายเดือนก่อน

    Ayaaney qisadaan waad noogusoocelesey malasocotaa 2badada yubut midkamed Ayaan kadhagestey

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  11 หลายเดือนก่อน +1

      Alahaa Ala waligay kama soo sheekeyn xbbt chanalkaan kasoo qaatay xataa Mardhaw bartay

  • @fadumoyahye6633
    @fadumoyahye6633 11 หลายเดือนก่อน

    3sibuc aamaqna 😢 phone 📱 igahalawey😢😢😢Hada walikena axle ❤malitaway😢😅

    • @maidoisxaaq
      @maidoisxaaq 11 หลายเดือนก่อน

      Ha 😂

  • @SuleeqonuurSuleeqonuur
    @SuleeqonuurSuleeqonuur 11 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 11 หลายเดือนก่อน

    Ayaney pls update sfcn uso noqo yaqay😢

  • @jawaahiryuusuf
    @jawaahiryuusuf 11 หลายเดือนก่อน

    Wcs

  • @jawaahiryuusuf
    @jawaahiryuusuf 11 หลายเดือนก่อน

    Wcq😊

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤