Iska xir xayeysiinnada aan kala joogsiga lahayn ee telefoonnada Android-ka.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Hadii aad adeegsato telefoon Android ah sida Samsung oo kale, waxaa laga yaabaa in aad telefoonkaaga ku aragto xayeysiinno aan kala joogsi lahayn marka aad internet adeegsaneyso. Waxaa loo yaqaanaa Adware, ku baro muuqaalkan sida la isaga saaro xayeysiinnadaas.
    Fadlan la wadaag asxaabtaada.
    baro.im252.com
    / im252
    / im252

ความคิดเห็น • 649

  • @ahmedysn4865
    @ahmedysn4865 5 ปีที่แล้ว +138

    Intii quraanka jecel LIKE iisaara

    • @user-pz7yr8iq6y
      @user-pz7yr8iq6y ปีที่แล้ว +4

      Wll ilaahey kacabso qur,aan like haku raadsan😢

  • @shafeecyare9148
    @shafeecyare9148 5 ปีที่แล้ว +343

    Inta taageerto im252 farta taaga👆

  • @mohamedabdullahi9468
    @mohamedabdullahi9468 5 ปีที่แล้ว +57

    Mucalim Alle haku barakeeyo sxbayaal cilmigaan halaga fa'idaysto

  • @haykalproductionofficial1452
    @haykalproductionofficial1452 5 ปีที่แล้ว +49

    Ilove people somali
    Wlashayda ama walaalkayga
    1ooo like isaar hadaa ijeceshahay
    Ana waa ku jeclahay ilove you

  • @shilavoproduction5926
    @shilavoproduction5926 5 ปีที่แล้ว +12

    inkabadan 3 jeer ayaan taleefankayga formatgareeyey
    xayiysiin darteed
    oo aan waayey xogo badan oo muhiim ii ahaa
    balse hada wixii kadanbeeya barnaamijkaas ayaan adeegsanayaa inshaa allaaah.
    guulayso
    #im252

  • @apdihafidahmed
    @apdihafidahmed 5 ปีที่แล้ว +4

    *Ustaad runta fiican wllhi mudo badan ayan radinayay sidi aan iskaga joojin laha xayaysiimaha i waalay ee aan danahayga kale ka qabsan layahay Alle haku sharfo ustaad qiimaad agtayda ka leedahay keep going* 🙏🙏

  • @salmaanmedia1102
    @salmaanmedia1102 5 ปีที่แล้ว +1

    Sxp Horay U soco aniga gacan Ku Taagay Barnamijyada way Igu Baxaan aad ayaan U Fahmaa sida wax u sharaxyso iyo Fasaxada ilaahay kugu Deeqay masha alaah Nolow masuuul

  • @Suleimanmoallim
    @Suleimanmoallim 5 ปีที่แล้ว +4

    aniga uusan dhibkaan i heysaan ayaan daawaday videogaan
    mudo ka dib ayaa tellkeyga iga joojin waayay ads kaan oo aad iigu fara batay
    ka dib ayaan soo xasuustay in aan hadda ka hor daawaday 1M252 isla barnamijkaan i heysto
    hadda ayaana ku dhaqaaaqay msha allah i hope in isbadal weyn oo zaaaida aan dareemi dooono
    aad ayaa u mhadsnthy mudane

  • @cigaljamac419
    @cigaljamac419 5 ปีที่แล้ว +7

    Alle Cilmigga haku barakeyo wll 🌸

  • @user-ly1vj4ze3d
    @user-ly1vj4ze3d 5 ปีที่แล้ว +6

    والله يخوي استفدت منج جزاج الله خير الجزاء
    تسلم يخوي

  • @ahmedmaryaaofficial2794
    @ahmedmaryaaofficial2794 5 ปีที่แล้ว +4

    Www masha allah allaha ku dhowr in bdn msul aqristow liketa ha ladhaafin

  • @nasricadde143
    @nasricadde143 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah walaal Qali ah mar walba wan ka faaideysta aqoontaada Allah haku barakeyo horey usoco bro 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @liideeqofficial9193
    @liideeqofficial9193 5 ปีที่แล้ว +1

    Waad magadsantahy wala qaali ah wlhi saas aa iheysatay hadana aan ku dhaqaaqaa talooyinka aa nasiisay shukran inbadan walal😍

  • @diintaadabarochannel
    @diintaadabarochannel 5 ปีที่แล้ว +10

    Nin kii ugu horee yay ayan ahay
    Horay u soco

  • @nurhassan4167
    @nurhassan4167 5 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid sxbsare haqabtirka iyo dadaalka aad gilisay waqtigaagii kugu qaalisnaa.👏👏👏👏👍👍

  • @abusharma9221
    @abusharma9221 5 ปีที่แล้ว +14

    Guleyso brother wlhi qof wx badan tichnolgy manta wx badan kagaranayo tahaye markasta waku garabtaganahay Bro guleyso👏👏

  • @faarahhussein4226
    @faarahhussein4226 5 ปีที่แล้ว +5

    Thanks bro share
    Xayeesiin ayaa unacay wlhi Tell kayga

  • @mohamedhaadi1491
    @mohamedhaadi1491 5 ปีที่แล้ว +2

    wlhi bro cashirka ugu muhimsan ee abid ka faidesto ayan maanta dawaday keep going bro

  • @mohamedabdullahiadhan1781
    @mohamedabdullahiadhan1781 5 ปีที่แล้ว

    sxb sare maanta ayu igu dhibayay xayesinta faraha badan waxana radis ugu jiray solutionka aan iskaga xiri lahaa thanks adiga aya iga cawiyay

  • @ugasohajicooking7502
    @ugasohajicooking7502 5 ปีที่แล้ว

    war walaalow kheyr allaaah kusiiiyo wlhi ciiluuu igu diley telkeyga xayeysiiintaa owgeeed wax ma qori karo qof dhaqso ma wici karin xayeysiiskaaa nafta iga jarey shalaan daawadey kadib brogaramka hore aan tijaabiyey waana iii hagaagey wlhi ilaa xaley kuuu duceynaayey shukran walaal kheyr aan lasooo koobi karin allaah kusiiiyo 👏👏👏👏👏❤

  • @hassankhalif3651
    @hassankhalif3651 5 ปีที่แล้ว +1

    Ana ogu horeyo wlhi wa u bahna xayisimaha i dhibay

  • @Balqiissalaal
    @Balqiissalaal 4 ปีที่แล้ว

    Wlaal mahadsanid shukran adgu mudo dheer ka hor so dhigay hddna wku faaiiday mnta mrka u baahday alla cizak aqoonta allha ku braleeyo wu i dhibay wllhi hdda nafisay alx shukran wll

  • @sagaldhool521
    @sagaldhool521 4 ปีที่แล้ว +1

    Wiilkan da'diisa iyo aqoon raadintiisu way kala wayn yihin runti masha allah qaar badan oo isaga la mid ah amaba ka waynina liketa waxa uu soo dhigay ayey ku baryootamayaan caqligu ha idin shaqeeyo somalay 🤔

  • @abdimajiidcilmi723
    @abdimajiidcilmi723 5 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi sxbow way idibeen xayeysiimahaas lkn aad ayaan kaaga mahad celinayaa habka fudud ee aad ibartay oo loog suuliyo telefoonkada waana mhdsnthy im252 love saara guys❤

  • @salmamaxamed7666
    @salmamaxamed7666 4 ปีที่แล้ว

    Thanks abowe qali walhi wan ku wareray alle haku xifdiyo

  • @ccjubba2693
    @ccjubba2693 3 ปีที่แล้ว

    Wn yaabay wllhi
    Waxba wn daawan waayay yaab
    Wn soo raadshy sidee la iskaga xiraa aan soo qoray 👍👍👍👍👍

  • @farduuzyesiing261
    @farduuzyesiing261 5 ปีที่แล้ว +5

    Wllo adbad u mhd san thy wayo aadban ugu baahna mar wlpo an wifi ga furto wey iso dhacan heer aan tlfnka naco ayee i gaarsiiyen👍💋❤

  • @abdifatahbulhan1971
    @abdifatahbulhan1971 5 ปีที่แล้ว

    Aaad baad u mahadsan thy IM252 aaad baan ugu baahnaaa clipkan wna isaacudy alfa mara tnx

  • @AbdumalikOmar
    @AbdumalikOmar 5 ปีที่แล้ว

    aad aya ugu dhibanaa wlhi sxp way iwaalen maalmihi udanbeye thnk u very ustaad

  • @ibrahimabdalla1025
    @ibrahimabdalla1025 4 ปีที่แล้ว +2

    Aniga waxaan adeegsadaa Appska layiraahdo
    All in one toolbox
    Very good

  • @dacadyarre5053
    @dacadyarre5053 5 ปีที่แล้ว

    Mahdsanid im252bwaan kahelay marnaamijka aad soo ban dhigtaan

  • @XAQIIQSO2020
    @XAQIIQSO2020 5 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله صالحة

  • @dromar1679
    @dromar1679 5 ปีที่แล้ว +5

    Waa muuqaal aan sugeynay inbadan mahadsanid #IM252

  • @Samawadechannel
    @Samawadechannel 5 ปีที่แล้ว +3

    Im252 thank you bro

  • @shujaacboss850
    @shujaacboss850 5 ปีที่แล้ว +1

    Thanks my bro I'm252 keep going
    Wad bdn ayaan kaa sugeeynaa
    Channel kaaga waan ku xeranahaya runtiii hori usoco

  • @boqortooyo8379
    @boqortooyo8379 5 ปีที่แล้ว +3

    Waa barnamij aad u wngsn sxb waa idin tageera hore usoco

  • @asiyayusuf6615
    @asiyayusuf6615 5 ปีที่แล้ว

    Mzha alh thanks walky waxbadan ayaa lagaa faa,ideysanyaa jazaa kalah kheyran hno

  • @buurjooge
    @buurjooge 5 ปีที่แล้ว +4

    Mohamed Wllkee Horay Usoco 👏👏😍

  • @mohamedabdisalam3935
    @mohamedabdisalam3935 5 ปีที่แล้ว +6

    Sxb iphone lagama hayo sida xayisinta leskaga xiro ayan raba sxb wuu idhibay

  • @douzaabdirahman7179
    @douzaabdirahman7179 5 ปีที่แล้ว

    Waa mahdsnthy wallky waa wax an sugenay run ahntii allah yaxfdka waana ka faiidy ani alxl shukran Akhi🙏🙏

  • @AhmedAli-ri1oi
    @AhmedAli-ri1oi 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah wallahi cawa waku warer sana lkn waku faa iday mahadsanid wall horey u soco

  • @kaltoumragueh6288
    @kaltoumragueh6288 5 ปีที่แล้ว

    Maanshallah walakay oo ii ah macalim qaaliya waxa ikadeeday xayaysiis nafta ii keenay waan ka faaiiday qaybtan iyo qaybo kaloo badanba shukran walalkay

  • @abdiwahabhasan147
    @abdiwahabhasan147 4 ปีที่แล้ว

    sxb waa mahadsanid anayba iwarerisay xayisiinta hda dwanayaye thank you bro

  • @m.deekowchanel9033
    @m.deekowchanel9033 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll marbey idhibi jireen xayeysiiskan imika waan kayara Nastey thanks

  • @liibaankhalief9745
    @liibaankhalief9745 4 ปีที่แล้ว +1

    Thank you teacher

  • @Kobcis
    @Kobcis 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb sare

  • @maxamedsiyaadsaciid6460
    @maxamedsiyaadsaciid6460 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll

  • @abdisamedxasan4674
    @abdisamedxasan4674 5 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah ilaah aqoonta ha kuu siyaadiyo Im 252

  • @osmaanibrahim8165
    @osmaanibrahim8165 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah qayr alle hakusiiyo anuu hada dhibkaas ihaystaye

  • @mohamedweli2736
    @mohamedweli2736 5 ปีที่แล้ว +2

    Bro kwrn telefonayasha cusub waxn arke iney wataan Internal Malware Security marka man u adegsan kara inan kutiro adska appska qawan o kufirin kara mise...

  • @mowliid-Mohamed
    @mowliid-Mohamed 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaku mahadsanthy teacher waan ku faa idey

  • @cabdijibaarmahamed5684
    @cabdijibaarmahamed5684 4 ปีที่แล้ว

    masha allah waa wax iga waalay telphone oo aan utuuri gaarey
    tanks pro

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanidiin IM252

  • @BaasheChennal
    @BaasheChennal 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah waan ka faiday wllo shukran

  • @aminaosman400
    @aminaosman400 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allah wn kafaiday xayesino badan ba ihystay thanks maxamed

  • @abdirahmaan1233
    @abdirahmaan1233 5 ปีที่แล้ว +3

    Waad mahadsantahay sxb hore usoco guul ayaan kuu rajeenayaa

  • @ahmedxoosh9104
    @ahmedxoosh9104 3 ปีที่แล้ว

    alle haku barakeyo sxp wax badan baan ka fa iiday halkan

  • @hanijaafuli620
    @hanijaafuli620 5 ปีที่แล้ว

    Maasha allah mahadsanid walaal wuuba idhibaye

  • @zerofive4922
    @zerofive4922 5 ปีที่แล้ว

    Macalin ilaah ii kaama qaado cashiradaada wax badan ayaan ka faa.ideestay masha.alah

  • @Kobcis
    @Kobcis 5 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan asxaabeey soo booqda kanaalka Baadigoobka Guusha oo Subscribe ku qabta mahadsanidiin

    • @OGAADENIYAHAXEROWDO
      @OGAADENIYAHAXEROWDO 5 ปีที่แล้ว +1

      Waan kusaary isar sxb

    • @Kobcis
      @Kobcis 5 ปีที่แล้ว

      @@OGAADENIYAHAXEROWDO diyaar sxb waa kuusaaray

  • @drsss6420
    @drsss6420 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks wan ku warersana Same times I feel stress due to xaysiimada iso dhacyo ano dawanayo cashiro and peppering exm 🥰

  • @moe7969
    @moe7969 5 ปีที่แล้ว +1

    Thnks bro hadaan dhibataa qabay sxb thnks......
    Noo soo badi videoydada bro

  • @Abdurrahman-kl4cv
    @Abdurrahman-kl4cv 5 ปีที่แล้ว

    Thanks I get more information I like so much your program thanks forever

  • @jaamacxuseenyuusuf267
    @jaamacxuseenyuusuf267 5 ปีที่แล้ว +2

    *شكرا لك أخي الفاضل*
    *Thankz*

  • @matroob
    @matroob 5 ปีที่แล้ว

    Masha Aalah thanks.
    Fa ideysiga aad nala wdgtey wn kmhdsnthy.

  • @api_zaacid6702
    @api_zaacid6702 5 ปีที่แล้ว +3

    Thanks pro 🙏

  • @abdirashiidali866
    @abdirashiidali866 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxp in dbn wllhi nafta ayay iikeenen xayisiimaha sxp waad ku mahadsan tahay hada mopilkayga waa caadi alx lkn adigaa usabab ah mahadsanid markale

  • @kamaal-ee6ui
    @kamaal-ee6ui 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin keeniyoow

  • @hoododheeman6950
    @hoododheeman6950 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll hore usoco waxatay qof lagu daydo hore usoco wll

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction6046 5 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid kanaalka im252

  • @ammiinmohamed9965
    @ammiinmohamed9965 5 ปีที่แล้ว +1

    *Mahadsanid wl*

  • @abdirahmanalta7124
    @abdirahmanalta7124 ปีที่แล้ว

    Thanks 4 sano kadib ayaan maanta ka fa,ideystay

  • @Axmedlaki61
    @Axmedlaki61 ปีที่แล้ว

    Cidaladaas wey iheesay waana ka faaiday❤❤

  • @sayidahmedhashiisse168
    @sayidahmedhashiisse168 4 ปีที่แล้ว

    Thanks Ustaad

  • @salaxmuhsincabdalla4320
    @salaxmuhsincabdalla4320 ปีที่แล้ว

    Awoowe alle haku nooro alle haku xifdiyo.

  • @faysalahmedh4790
    @faysalahmedh4790 4 ปีที่แล้ว

    aaad ayaad u mahadsatahey sxb aniga ayay ihaysatye dhibtaasi walib waan arki wayaye meel uu ku jiro abkaasi lkn waxan ku guustaye inaan ku saaro malwarebytis
    mahdsanid inadan👍👍👍

  • @hassanpk6100
    @hassanpk6100 5 ปีที่แล้ว +8

    First view like igu sharfa asxaabta shuunkaleh

    • @farhanjay2637
      @farhanjay2637 5 ปีที่แล้ว +1

      princes rihana kkk sharfan abaa waku saaray

    • @hassanpk6100
      @hassanpk6100 5 ปีที่แล้ว

      @@farhanjay2637 thnks aboowe

  • @XAQIIQSO2020
    @XAQIIQSO2020 5 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا

  • @abusharma9221
    @abusharma9221 5 ปีที่แล้ว

    Im252 run ahantii aniga madaba dhowr bilod an kuxirnaa wax an kafaiday channel an ka istifiday malahan Bro go ahead 👍👍

  • @yonkaadde3360
    @yonkaadde3360 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll qali.

  • @faaqe8
    @faaqe8 5 ปีที่แล้ว

    Wll aad baaad u mahd santhy wxaa thy qof mar walba u fa'ideya zheeg qiimo leh
    im252 guuul
    In kaztoo dadku wda sineen qofku uu leyahy mucaard io taageere zazaana wangzan
    im252💪

  • @mamanmohaapdala84
    @mamanmohaapdala84 5 ปีที่แล้ว +6

    Wllhi paahidaan anee saa id iihese teeda mrkn kahaldo paarakalah wllhi🙏

  • @mohamedabdullahiadhan1781
    @mohamedabdullahiadhan1781 5 ปีที่แล้ว

    asc sxb sare waxan filaya inaan ahay qofka ugu horeyo oo firsaday videokan thanks

  • @cabdicasiismaxamuudmacalin869
    @cabdicasiismaxamuudmacalin869 4 ปีที่แล้ว

    Thanks sxb waanba soo raadiyay qaabka xayasiimaha loo tir tiro

  • @cabdimuuse6008
    @cabdimuuse6008 5 ปีที่แล้ว

    Yassa laam thanks bro Nooso badi Arimaha application ka in bdn

  • @faysalmara8068
    @faysalmara8068 5 ปีที่แล้ว

    Waa sax inta aad sheegtay waa kumahadsantahay xalka

  • @boqorkaquruxda3461
    @boqorkaquruxda3461 5 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad waa mhdsn thy sidaanogu faideesay inkasto kan aad soo dajisay asagaba uu keeno xayeesimaha viruskisana badan yhy

  • @bashkamahad5603
    @bashkamahad5603 5 ปีที่แล้ว +2

    Wllo uga horeen aad ayad umahad santhy.
    Runtiina khaatiyan ayan kataagnaaa
    Barnaamijyadaaan isdaba joogaaa 😍

  • @ayaan-177
    @ayaan-177 5 ปีที่แล้ว +1

    Aniga ugu horeeyo caawa

  • @NasroAhmed-jy3zn
    @NasroAhmed-jy3zn ปีที่แล้ว

    Ilahay haku bareekeyo waan iska diray waana kusaray

  • @hamdajama1298
    @hamdajama1298 5 ปีที่แล้ว

    Thnk you naftay ii keeenen xayasiin aan kala joogsi lhyn

  • @kaviahmed4300
    @kaviahmed4300 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah mahadsanid wll wuu ianfacay barnaamijkan

  • @wiilkaqurbahakudobobaysoma3408
    @wiilkaqurbahakudobobaysoma3408 5 ปีที่แล้ว +4

    Sxbow iphone maxad uso galin waysay xayisinta sida leskga xirow

  • @maxamed-karamaa.xasan.3657
    @maxamed-karamaa.xasan.3657 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ustaad.

  • @mrkaraam293
    @mrkaraam293 3 ปีที่แล้ว

    Aad baan kuu salaamayaa sxbkey maxamed

  • @mohamudaliabdi7797
    @mohamudaliabdi7797 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll waan la faaidaystay
    I

  • @mhd7kingofthesomali98
    @mhd7kingofthesomali98 5 ปีที่แล้ว +1

    haaa saxib marwalbo waxaa iso galo xayesis fara badan
    balse markan arkay video waa wixi badnay waa iga istagen
    wan kaka mahad celinaa saxib
    hada kabilawado TH-cam channel kaa ayan ku soo biraayaa 👍🤝

  • @adnaanawil7456
    @adnaanawil7456 4 ปีที่แล้ว

    Shukran wllo haddad i cawisyaba

  • @abdiasismohamed896
    @abdiasismohamed896 5 ปีที่แล้ว +2

    We zhp wxa ugu daran kuwa waqtiga ku qabanaya e ku odhanaya menutekazi intu dhamanayo kama noqon kartid
    Adpad u mahdzantey zhp

  • @abdirisakterrai.3765
    @abdirisakterrai.3765 5 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid Qofku Horeeyay ahay cawo