Ruumi Waxey Ka Xuntahay Hormarka gabdhaha Neyrobia🇰🇪 Manta Goos iguma Harin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 35

  • @katramandeq45
    @katramandeq45 ปีที่แล้ว +1

    Welka eey ii dhaqdabo iska raacin jiray walahi hada waanbo kareste waan buriye alxmdulilah Anna shaqesto

  • @kaaftoonlifestyle4685
    @kaaftoonlifestyle4685 ปีที่แล้ว +6

    Manzha allah talo fiicanbaad siisay dumarka runeey anuu sanad kahorbaan goaan ka gaadhay 100$ ayaan siin jiray lacagtaydii hagbadbaan galiyay 10 bilod kadib 1000$ ayaan qaatay dahab dhac shaqalena hal maalin ma tabin waan ka reestay wlhi dhaqaale miidhanbaan noqday mida kale aniga dhan fudeed tabcaankii ka raystay ku darsoo meel dhakhtar ah ayaan ka shaqeeyaa galabkii hooy jiif wayn isku tasho ❤ ilove dumarland

    • @Istaahil-yt3rr
      @Istaahil-yt3rr ปีที่แล้ว

      ruumi yey hanagu ges gesin Malin un wan tagi dona yurub

  • @nashsomalian1658
    @nashsomalian1658 ปีที่แล้ว +1

    Rer Kenya Hadan nahaay Ilahey Aya nonimceye Aunt kuja hapa

  • @AlNb-df9wj
    @AlNb-df9wj 5 หลายเดือนก่อน +1

    Muhiim ma aha in shaqaalooyinka aa la saxiibtaan haddaa la dhuqdhuqleeysaan waxpo idiinma qabanaaayaan inaa ku qeylisaana imaanaaysa balse kaliya dayib unoqda yacni qof dagan oo ixtiraam badan lkn hawsheda kuxisaabtamaysa si daganaaan ah 💓 anpo waxan ka shaqeya sacudiga waxana jeclahay nagta aan ushaqaynaayo iney si edep leh igula dhaqmaysa🫲 not si adoonimo ah iyo kibir kibir iyo qeeylo💓 gabdhaha somaliyedow barta sida wangsan ee loola dhaqmo gabdhaha idiin shaqeeyo ee duruufta heeyso 👈❤️‍🩹

  • @FartunAbdi-z2e
    @FartunAbdi-z2e ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah ilaahay haku xifdiyo walaashey il iyo cadow allaaha kaaqabto juhdigaga siiwad ayaan kulayyahay baarakallaah ❤❤❤🥰🥰🥰

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 ปีที่แล้ว

    Mashallah Mashallah Mashallah Allah ❤️

    • @raxmo5267
      @raxmo5267 ปีที่แล้ว

      Haa abaayo shaqalo Malagasy marmo Kenya waxkucawinayo malahan

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 ปีที่แล้ว +2

    Walee ruuneey isku fikrad baan nahay me two waa yaabaa sidey jaariyad ku aamineen muriqiina maala hooyo kasta gurigeeda ayadaa ku filan hadaan xanuun jirin caafimaad weeye shaqada gurigu

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkk runey wlhi waa iga qoslisaa waa runtaa aniga waligey shaqalaha ilmahayga haday shaqaalo dhahan waan ku xanaqaa inay ixtiraamaan ayaan baraa mama fiican baana iijoogto kaliya wax la dhaqo Bay iga cawisaa bas raaca goni baan usiiyaa marka hadii qofka loo naxariisto asana ku dhibi maayo

  • @balahiomar8083
    @balahiomar8083 ปีที่แล้ว

    Masha allah ilaaheey gamahaga haku markeeyo

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 ปีที่แล้ว +1

    Maanshaa Allaah aniga Canada ayaan daganaa shaqaale ayaan aad ugu baahnaa waan nastey runtii wase muslimad gabadheyda shanta waqti wey tikadaa al Xamdi lilaahi rabilcaalamiin laakiinse Aamin laga noqdo wey tuugo badanyihiin❤

  • @nooriyahassan5506
    @nooriyahassan5506 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo ruumi waxathy wlh hoyo lagu deydo ayathy kenya Ayaan kasosalamayaa

  • @Umuam
    @Umuam ปีที่แล้ว +1

    Alhamdulah shaqale gurigay wan ka joojiyey hada jadwal bn i qoran waxna waan bartaa gurigaynii wan ku filnaaday waxaan ka raystay waardiyahee waa tuugo iimaran sxbtay maalin dhawayd waxay ka xaday 45garam oo dahab ah

  • @MohamedADEN-b8j
    @MohamedADEN-b8j ปีที่แล้ว

    Hor wa run Anig anit way i shaqeso mid kal darka iyo gurika la kanshaqes cun iyo alab iyo badak na ka shaqeyo saban dinac i xanunayo ma i shaqesen

  • @rashrash8150
    @rashrash8150 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walashey

  • @FarhioM-y3o
    @FarhioM-y3o ปีที่แล้ว

    Ruumiyaay waxaan ku iri abaayo noosoo qor finaadii garbaha soo soomali garbo iyo caloo ayaadilay wa inta badan wey jiraan gabdho dhaxda uyartahay waa markii labaad oon ku soo qoro waxaa noo soo qotaa yadoo English ah waa cadsi Thank you

  • @SamiraMohamed-r1r
    @SamiraMohamed-r1r ปีที่แล้ว

    Ruumiyaya

  • @deeqocabdikadirsalaad7541
    @deeqocabdikadirsalaad7541 ปีที่แล้ว

    luwaaan aa la dhahaaa

  • @rayaanaliadoow900
    @rayaanaliadoow900 ปีที่แล้ว

    Asc ruuney abaayo Ani Kenya an jogaa hooyo ayaan ahay shaqaalo iimajoogo anaa shaqadeyda kujimicsado waxan xasuustaa markaan xamilada ahaa xitaa shaqaalo iima joogin dharka qasaalad kudhaqijiray shaqada kale aniga xoogeyga kamahagrado naagaha shaqalahaa ismafahmeyno

    • @ifrahismail1110
      @ifrahismail1110 ปีที่แล้ว

      Sidoo kle abyo aniga xitaa shaqaalada isma fahmeyno saa urabo shaqada iima qawaneyso kenya jogoo

  • @xanaannuur1534
    @xanaannuur1534 ปีที่แล้ว +2

    Yaa ku yiri carabta qololkoda hurdada lama galo anagaa ladagan carab habenkii ilaa lixsaac duhurnimo wey hurudaa ilmahana Markuu soo koco wey usoo bixinee Markey soo kacdo nafteda iyo 📺 sheeko naag somali ka gaarisan majirto caadi iska dhig

    • @ifrahismail1110
      @ifrahismail1110 ปีที่แล้ว

      Waa kugu raacsanahay anigaa agdegnaa carabta waad saa sheegty

  • @SheikhAbdiyusuf338
    @SheikhAbdiyusuf338 ปีที่แล้ว

    SALAM KU SUCO SISTER PLEASE
    NOLOSHA WAA LA QABSI WAX WALBA QOFKA INUU NAFTIISA QABSADA KA DIBNA DADKA WAX U QABAN KARAA KU RAAXEYSO KENYA

  • @hooyasharaf
    @hooyasharaf ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo Ruumiye wad nadhiragalisa dhan walba hadi an nahay hoyoyinka Abayo kaso hadal hoyada shaqeyso on shaqalo kamarmin

  • @ayandahir1438
    @ayandahir1438 ปีที่แล้ว

    Asalamaleikum, washing machine LG AYAA fican Kenya …

  • @habonali9734
    @habonali9734 ปีที่แล้ว

    Wan dhagey seynaa see camal tim xan jecel❤❤😂😂😂😂

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 ปีที่แล้ว +1

    Ruumi naga daa hanaga reebine rer uk ku dar kkkk

  • @Umusidra-w1e
    @Umusidra-w1e ปีที่แล้ว

    Welcome anti maba la wayo lamase qabsanesid wlhi dharka dhan wa uraa qolof qolof waye uf aniga ana dhaqan jiray balse qabow a lugaha iyo gacmaha iga galay ila lay cirbadeyo hada ani i dhaqdo balse kuma qanacsani ina qasald ka gadana iyo hufar wa isku dhivaa😂😂😂😊

  • @Shamsa-o5j
    @Shamsa-o5j ปีที่แล้ว

    M
    A ruumideyda❤❤❤❤

  • @asmaosman3757
    @asmaosman3757 ปีที่แล้ว +1

    From Kenya ❤❤😂

  • @anababdullahi686
    @anababdullahi686 ปีที่แล้ว

    Masha allah abaayo aaad baan kuu taageeraa. Ruumi abaay whtasapp kaaga ma igu caawin kartaa?

  • @Hafsabilanchannel6337
    @Hafsabilanchannel6337 ปีที่แล้ว

    Ruunay ani waa diiday somali madow maaha 😂😂 wa qurux badanahay

  • @maryankeyf4017
    @maryankeyf4017 ปีที่แล้ว

    War ruun iyo rer Kenya 🇰🇪 kala qabta😂😂😂

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 ปีที่แล้ว

    Dumarka soomaalida shaqaalaha guriga keesanaayo si wanaagsan ulamadhaqman xataa kuwa wadankii kunool walaahi hablaha jareer weene sida ugu qeelinyaan ayaad yaabi
    2 sano kahor waxaa Kismaayo kadhacdey gabar yar oo jareer eh ayaa waxee ushqeeneesey reer
    Ninkane waa ciidan gabadhii yareed naagtii ushaqee neesey waxay kusoo eedeesey iney dahab kaxadey oo 30 garam eh gabadhii yareed iyo ayeeydey waa laxirey hadda hablahii jareer weyne kuma badono shaqaalo guri weyna adagtahay inaad hesho gabar kuu shaqeeso