WALACA ADNA HENNA IYO AMIRA QURUX KEE DARAN || HELLO MOM

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 847

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel  3 ปีที่แล้ว +128

    Plz subscribe igu saara channel kaan team Adna 🙏🏻 th-cam.com/video/tKVuEWlcI3w/w-d-xo.html

    • @bahjoqaan3227
      @bahjoqaan3227 3 ปีที่แล้ว

      Naa adno adiga maba xishoodid miya wixiiy laga xishoon jiray ayba dhaqan ka dhigatid markii lugu shubayo neh marqatiy naga dhig seh kule socono

    • @AbdallaAbdilla
      @AbdallaAbdilla 3 ปีที่แล้ว +2

      Walaashey adna waxan filaya inad aragto msg keyga plz abayo icawi youtube keyga wa cusub yahay asxabtana 1 k xita ma heysto 🙏🙏😭

    • @deqoali5101
      @deqoali5101 3 ปีที่แล้ว

      @@bahjoqaan3227 naa af kaaga adebta bar aqlaaq Laguma soo barin hush 😏

    • @bahjoqaan3227
      @bahjoqaan3227 3 ปีที่แล้ว

      @@deqoali5101 naa waxas cml aqlaq inee ligu sobaro maba ahn hda adiga ku racsan tahy mar walbo wixiiy colashada ku sodhaco inee ku sheegto adiga neh dawatid uf wax aad is dhantin ma lhn dulufeey

    • @nafisaabdulkadir5902
      @nafisaabdulkadir5902 3 ปีที่แล้ว +1

      Hooyo macan iso boqo aduunka wax laisku taraa aduunka igu caawi hooyo ayan ahy

  • @ferihasayit
    @ferihasayit 3 ปีที่แล้ว +171

    Adna OO kale ilaahay haiga dhigo bismillah mansh aallah wlhi waa iga adkeysi badantahay 😫

    • @sihaammuhiim3603
      @sihaammuhiim3603 3 ปีที่แล้ว

      Sbcribe isar walaal

    • @nimraazdgg5345
      @nimraazdgg5345 3 ปีที่แล้ว +6

      Adkeysi wuxu imada qofka mrku gursado ooilma dhalo ilmha dartoda adkeysi uyelne iyo karti

    • @sundusabdiomar3041
      @sundusabdiomar3041 3 ปีที่แล้ว +5

      Anika waxan layabahy haday xanun so aragtay hada iney nasato larabay lkn midkale dalaq nin kuma naxayo ee noloshaado kafagar

    • @ramaas5896
      @ramaas5896 3 ปีที่แล้ว +5

      @@sundusabdiomar3041 ilhy aya siye hde rbn ine ciyw uur ylto weisxeri lehed lkn aydaba kuqncsan allh udhfo allhna uziyadiye

    • @najmahassan1954
      @najmahassan1954 3 ปีที่แล้ว

      Wa ka uyabay yey ka boobe ki e hada dhashay ayaba umul ahe bisinka

  • @sabaxibrahim2634
    @sabaxibrahim2634 3 ปีที่แล้ว +103

    Wlhi aniga ayaaa walc rafaad ban ka maray xitaaa heer waxan garay wadanka turkiga oo aan joogay in aan so noco wlac ciyaar ciyaar mahn hospitl ayn u galay faleebo ayaa leygu quudin jiray hadane sagaal bilood ah alxmdulliah ilhy aniga iyo kuwa ila mid ah ee is wada hanoo wada fududeeyo insha allah 💖💖❣❣❣❣❣💖💖

    • @quensamra7989
      @quensamra7989 3 ปีที่แล้ว +2

      Aamin walal ilahy haynoo fududeeyi

    • @hudabeauty2489
      @hudabeauty2489 3 ปีที่แล้ว +2

      Ameen ameen isku mid a nahay illahow nofududey

    • @halimoosman9528
      @halimoosman9528 3 ปีที่แล้ว +12

      Allaha idin fududeyo gabdho ani xalay bn umuley alxm

    • @quensamra7989
      @quensamra7989 3 ปีที่แล้ว +2

      @@halimoosman9528 maansha alaah ilahy adiyo nuunahaba haydin siyadsho cafimad anagana naabd hangu kala keeno

    • @filsanchannel4200
      @filsanchannel4200 3 ปีที่แล้ว +3

      Ilahey hano fududeyo Ani walac aa ihayo alx 27 Mali wan somanahay ilahey hano fududeyo wax yara daromoya nawad sonka haigu dhameyo

  • @yaasminabbdi111
    @yaasminabbdi111 3 ปีที่แล้ว +50

    Walshay 9 bilood sareer iyo faleebo baay ku dhashaa ilaahy haka cafiyo imkana 29 ramdan umalysa iiguso duceyaa inu ilaahy uu fudaydiiyo🙌🙌🤲🤲🤲🤲🤲

    • @nasradegan5471
      @nasradegan5471 3 ปีที่แล้ว

      ale ha fududeeyo wll

    • @saharaaden8164
      @saharaaden8164 3 ปีที่แล้ว

      Edd can be +,,,-so don't expect her to give birth on 29 of ramadhaan

    • @qaayobadan9415
      @qaayobadan9415 3 ปีที่แล้ว

      Illahey ha u fududeeyo

    • @fartuunworld
      @fartuunworld 3 ปีที่แล้ว

      ax ax yaa allah waan ka xumahay aniga waan ka baqa in aan uur yaasho

    • @hoodoayaan5163
      @hoodoayaan5163 3 ปีที่แล้ว

      Ilaaahay Ha ufududeeyo inzha AllH

  • @Hinpirow
    @Hinpirow 3 ปีที่แล้ว +58

    Waxa igu dhacay cudur la yidhaahdo comment akhris anigoo videoga dhameysan
    Yaa ila mida👇

    • @deeqoahmedmohamuud3716
      @deeqoahmedmohamuud3716 3 ปีที่แล้ว +1

      Apwe anaa kula mid ah waa isla yaaba Kaligaa lee miyaa is dhihi jiray adgaa ila qabo alx hhhhhhhhhhh

    • @calwiyachanal3436
      @calwiyachanal3436 3 ปีที่แล้ว +1

      @@deeqoahmedmohamuud3716 walhi ankula qabo

    • @naciimocabduqaadir2285
      @naciimocabduqaadir2285 3 ปีที่แล้ว

      Ani wlhi

    • @deeqoahmedmohamuud3716
      @deeqoahmedmohamuud3716 3 ปีที่แล้ว

      Calwiye channel hdaa ila qabto alx kaligeey isku mooday

    • @Hinpirow
      @Hinpirow 3 ปีที่แล้ว +2

      Sheikh rusheeye aynu u tagno🤧🤧

  • @munamohamedsharif3512
    @munamohamedsharif3512 3 ปีที่แล้ว +61

    Alaaa maxamed saciid war mog tahay iska amus walac aniga iyo qofkii ani cml u walcayo ayaa og wuxu yahay illahey ha inoo fududeeyo inta hada igula sugan 😭

  • @beelobbe9791
    @beelobbe9791 3 ปีที่แล้ว +18

    Beena sheegtay saxaaf walaca meel wuu ugu qoran yahay caafimadka anaa ka mid ah bahda caafimadka🙏

  • @mumtasali4177
    @mumtasali4177 3 ปีที่แล้ว +60

    Horta ya ila arky walaca ino bilowdo mrka ur ina ledahy aa ogatit inta is ogen cafimad mrka ogadid leba xanunse

    • @hamdiiina
      @hamdiiina 3 ปีที่แล้ว +3

      wlhi been ma ahan suuro waye walaca dhan marka hore dhan beelo tahay marka is ogatid jiro o dhan markas imanee

    • @Hande-e1e
      @Hande-e1e 3 ปีที่แล้ว +4

      @@hamdiiina suuro aaa ilaah haka cafiyo walaca ciyaar ciyaar maha dad isbital u galo suuro isbitaal malo gala hada adna fiiri sey u il goantahay

    • @ayaangacalo4935
      @ayaangacalo4935 3 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣walhi warunta ano xanun wayn ihaynin ayan isbari mrki laigushego oon guriga sogalo qarqar lee igubilowdo

    • @mumtasali4177
      @mumtasali4177 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hamdiiina abyo suuro mha lkn isbadlka kuku imanya sas eh

    • @mumtasali4177
      @mumtasali4177 3 ปีที่แล้ว

      @@ayaangacalo4935 hhhhh isku mid nahy wlley iyo qandho madax xnun war adigo dhan sikin aaba ku xanunse mrka is barto o ad ogadit yab wlhi

  • @sacdushomar1991
    @sacdushomar1991 3 ปีที่แล้ว +25

    Dumar xishoodaa la arki jiray
    Oo uurka xitaa sheegistisa
    Ka xishoodo hdana hba sheegin
    Caalamka oo dhan lasoo dhex fadhiisanaa
    Subxanallh 😥

  • @king...3695
    @king...3695 3 ปีที่แล้ว +9

    Wll ku sali nabiga scw.

  • @nimcomaxamad6382
    @nimcomaxamad6382 3 ปีที่แล้ว +21

    Walee walacu waa dhib alle hooyo janadii hageeyo aaamiin yaarabi

  • @samiirahussein2994
    @samiirahussein2994 3 ปีที่แล้ว +25

    Wlh saxaf hadalkisa waxan u arka habar fadhido lagdan lafiduda walac wuxuyahay na wan so arkay wlh ilahey gi hada iso motiya mahada iskale alx inta hada walac ahna ilahey ha ufududeyo Amin yarabi foshana aniga iyo inta ila mid ahna alah ufududeyo Amin yarabi 🤲🤲

    • @quenshushuu6396
      @quenshushuu6396 3 ปีที่แล้ว

      Amiiin ani ila hda ano 7bil la xanusanhy horta ila 5bil said aha lkn hda subixi ayn mataga

    • @samiirahussein2994
      @samiirahussein2994 3 ปีที่แล้ว

      @@quenshushuu6396 abayo ilah haku sayadiyo cafimadka hada daremeysid insha alah xanun ka farxada kadanbeyo insha alah

  • @fartuunworld
    @fartuunworld 3 ปีที่แล้ว +30

    wlkeyga saxaf waa in aad raali galin bixisa way walaca ma ah waxa fududo aboowe wuu odyah wayo aniga fartun ah 9 months afka wax ma saro waxa laysin jir filinbo bis dad dhan waan nacey 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭xanuu way wlhi walaca marka soo xasosto waan oyaa aniga

    • @umuabdirahmanchannel3169
      @umuabdirahmanchannel3169 3 ปีที่แล้ว

      Walhi dhibato lo bahanya waye illahey wax qer qabo hana wada siyo aniga hada ayan ku jira 2 labad sas ey tahayna wan soma inan somana ifican habiin hadanan cunin kaniniga lalabada iyo kanini gaas maba ledo illahey ha i adkeyo adna alle haku fududeyo

  • @deeqadegan
    @deeqadegan 3 ปีที่แล้ว +22

    Walac xanuun basiida ah kulaha saxaaf saan miyaad afar lagugu dhalay ilaahay ha kuu fududeeyo rag waa sidaaa😂😂

  • @maryanruun4720
    @maryanruun4720 3 ปีที่แล้ว +17

    Saxaf war mahaayo wuxusan ogaynu leyahay majiro wlhi gabdhehena waa dhiban nahnay allah hano fududeyo gabadhii eyadoo uur lahayna xita bishii halmar loo qabana sidii fooshi ☹☹

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 3 ปีที่แล้ว +26

    Nimanka in la dhadhan siiyo walaca ayaa fiican wlh xanuunkiisa baga waxa iskaga dhagan alaàaaa hooyaaaa

    • @quensamra7989
      @quensamra7989 3 ปีที่แล้ว +2

      Walac maaha ee foosha in ladhadhansiiyo aa mcn

  • @laylaqurux9224
    @laylaqurux9224 3 ปีที่แล้ว +8

    Ninkan saxaf isla weynida badnida yahuu soo islanta 4cauur ah ku dhashey xey uwlaci weysey yastitanka badnida midedka ilmah isku mid ahn canug walba waliciisa wuu is badala marka kuw hore hadey san ahen hada mar walbo caruur lagu dhalo wey isbadaleysaa xajiyada ee kada hadalka qolofsanoo bahdilka yahuuu

    • @najmahassan1954
      @najmahassan1954 3 ปีที่แล้ว

      Wa runta abayo waka yabay xasidka

  • @marlaaragchannel7297
    @marlaaragchannel7297 3 ปีที่แล้ว +12

    Inta ijacel familkan quruxda badan waan idin wada jeclahay dhamaantiin love ❤️ love 💕

  • @haboncabdi9048
    @haboncabdi9048 3 ปีที่แล้ว +13

    Ninkan ween irsaqadi ma walac ka galay war xishood niyow orod shaqayso. Intad walac ka shekenayso. Ma nag bad tahay. Nagaha walaca ka shekeyee 😂😂😂😂

    • @sumandadahir7147
      @sumandadahir7147 3 ปีที่แล้ว +2

      Xaaskiisa Hadley walacdo macaawinayo 🤨

  • @kawtherataash945
    @kawtherataash945 3 ปีที่แล้ว +21

    😂😂😂Ninkaagan weyn iminka maxad sheegaysaa saxaafow?
    xishood ma jiro meel halkana😳

  • @abshirhassan2090
    @abshirhassan2090 3 ปีที่แล้ว +13

    Iso duceya please xamilo ayn ahy inuu allaha Ifududeyo ilmo cafimd qabo bari ah isiyo ani intii ila mida ah 🤲🤲🙏

  • @queeifaan072
    @queeifaan072 3 ปีที่แล้ว +4

    Urki iku horeyay wayay walaca wax sahlan ma'ahan ani faleenba qaataa illahey owlaad kheyr qabta ha i siiyo
    Intaan heysana illahey ha siiyo aamiin 🤲🤲

  • @rashkamedia5983
    @rashkamedia5983 3 ปีที่แล้ว +6

    WALAAL BISHA RAMADAAN
    FAD LIGEEDA
    👉 SUBSCRIBE 🔔👈
    MAHAD SANID 🥰

  • @sihaammuhiim3603
    @sihaammuhiim3603 3 ปีที่แล้ว +11

    Labo walaala ayako walac kahadlayo inee iso agfadhiistan hada ceb uaragtid sbcribe isar 😇😇😇😇😇😇😇😇

  • @aaaminosheikhmohammed7891
    @aaaminosheikhmohammed7891 3 ปีที่แล้ว +34

    xiishoodki dhan intu idinka tagay walaca miyaa viwos idin kagalay 😂😂😂 dhib malahn waiga socota ma daama idin hogaminoyo usdat saxaaf 🙏🙈🙈

    • @sumayasusu4082
      @sumayasusu4082 3 ปีที่แล้ว +1

      Bal ninka day laso fariistay😢

    • @aaaminosheikhmohammed7891
      @aaaminosheikhmohammed7891 3 ปีที่แล้ว +1

      @@sumayasusu4082 ninkeyda waye 😳

    • @ramlanuur5378
      @ramlanuur5378 3 ปีที่แล้ว +1

      😁😁😁

    • @sumayasusu4082
      @sumayasusu4082 3 ปีที่แล้ว +1

      @@aaaminosheikhmohammed7891 haduuu yahayna maxu walaca oga shekeynaya muu toobic kale laso fariisto mowduucan iyaga udaayo

    • @aaaminosheikhmohammed7891
      @aaaminosheikhmohammed7891 3 ปีที่แล้ว +1

      @@sumayasusu4082 wlhi wayabanhy viwos mel cun kagaly abayo anigabo dulqat kudaawanoyaa

  • @hafzaelmi1990
    @hafzaelmi1990 3 ปีที่แล้ว +6

    Walac waa xanuunka ugu daran asagiyo foosha waa isku mid saxaaf xanuunka xaaskaga marayso inuu wax wayn agtaada ka ahayn baad nosheegtay

  • @ifrahmuhidin4346
    @ifrahmuhidin4346 3 ปีที่แล้ว +10

    Saxaaf in oo halmar so firiyo aa fiicna leheed wlhi markas oo ogaan lahay walac wuxu yahay aniga hada aan ka baxoya hal bilna ispiTal aan jifay hada wuu iga dhamaan raba waxaana uga baxaa marka shabil galo illaahey hooyo oo dhan ha u naxariisto🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @LAYLAOFFICIAL
    @LAYLAOFFICIAL 3 ปีที่แล้ว +8

    Kkkkk caadi maaha musalsalka walacaa malmahaan yaa la socdo masha allah like isaara plz 10 k isaara ina sobooqda anigane isoo duceeya in allaha ilmo cafimaad qabo igu arzaaqo dilanaa idaashadaye dadka 8slaamka ahow ducadiina waa aqbal

    • @mamoxalimo8839
      @mamoxalimo8839 3 ปีที่แล้ว +3

      Allaha kugu arzaaqo awlaad cafimaad qabo dilankane allaha kaa reebo abaayo aamin

    • @sahrocali5224
      @sahrocali5224 3 ปีที่แล้ว +2

      Allaha kugu arzaaqo awlaad salixiina abaayo

  • @ifraahahmed8323
    @ifraahahmed8323 3 ปีที่แล้ว +2

    Adna ka xaaxaabihee kulelki Aad dalbatay wad haystaaa saxaaf ayantaan danbe saaid waaye koleel inta igu raacsan 👍

  • @selmanoorstories260
    @selmanoorstories260 3 ปีที่แล้ว +11

    Ramadan karem Wnku cusbahy wxn sameya qisoyinka afsomali Karton iso boqo and Support 1k igarsiya Ramadanka insha allh 🙏🏽❤️

  • @axmedlyrics8794
    @axmedlyrics8794 3 ปีที่แล้ว +11

    Maxmed raali gali bixi waayo walac waxba ka ogid ani xaaskyga geeri by u dhawtaah xitaa meesha ay joogto way nacdaah oo wadn kale bn geeyhy ilaa 9bilood xalda adg by ku jirta ilhy haw sahlo xaldah😭😭😭😭

    • @aamina864
      @aamina864 3 ปีที่แล้ว

      Ilahey ha ufududeyo abwe

  • @umumohamedsawjatulabdirahm9623
    @umumohamedsawjatulabdirahm9623 3 ปีที่แล้ว +4

    Walacaaa Anaa Hada ku jira wadno xanun Tabcaan illahay Ha ii dhib yareye

  • @AbdallaAbdilla
    @AbdallaAbdilla 3 ปีที่แล้ว +13

    Aax ha ixasuusin walac 😭😭

  • @zuzuqalbisafiyafamily3831
    @zuzuqalbisafiyafamily3831 3 ปีที่แล้ว +2

    Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah oo igarsiiya Ramadan kan meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak

  • @laylitaabdilahi2224
    @laylitaabdilahi2224 3 ปีที่แล้ว +6

    Saxaaf plz wll sheekadin wa sheko dumar iska dhafe waxan ragu kama hadalaan sorry🤭🤭🤭

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 3 ปีที่แล้ว +7

    aniga man guursan hadan wan daremi urku in uyahi xanon badan hooyo mcn Allah ha idafu llove yuo❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💋💋

  • @samiyachama1285
    @samiyachama1285 3 ปีที่แล้ว +28

    Reer TH-cam malmahan walac ayey ka bixi la'Yiihin😂😂

  • @mudanmudan4149
    @mudanmudan4149 3 ปีที่แล้ว +18

    Abaayo waxan waa ceeb nolosha dadka markhaati loogama dhigo inaad xishodid ayaa fican walsha kuma qabto miyaa ninkaga miya walca kamar u shidateen subxanalla

  • @sahrasugeise6520
    @sahrasugeise6520 3 ปีที่แล้ว +6

    Asc walalahiga meshan ku jira waxa idaanka codsanaya duco awlad laa an I hayso ilahay awlad kher keeh igu arsaq ani iyo intii muslim ah amiin amiin amiin yaa rabii

    • @muniiraabuukar6781
      @muniiraabuukar6781 3 ปีที่แล้ว

      Allow kugu arsaqo uwlad bari ah abaayo ku indha qabob satid

    • @ladanladan2363
      @ladanladan2363 3 ปีที่แล้ว

      Allaah hakugu arsaaqo. Kuwo. Siciid ah

    • @sumayedagan7402
      @sumayedagan7402 3 ปีที่แล้ว

      allh hakusiito awlas kheer qabo allh kusiyo

    • @sahrasugeise6520
      @sahrasugeise6520 3 ปีที่แล้ว

      @@muniiraabuukar6781 amm amiin amiin yaa rabii

    • @sahrasugeise6520
      @sahrasugeise6520 3 ปีที่แล้ว

      @@muniiraabuukar6781 shukran walal qali

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 ปีที่แล้ว +22

    M.a my beautiful family 🔥❤

    • @munacusmaan6338
      @munacusmaan6338 3 ปีที่แล้ว

      Wiilkan waa wiil fcn whi qof waliba wuu tageeraa masha allah

    • @amishmohammed2900
      @amishmohammed2900 3 ปีที่แล้ว

      Wan niwata💯💯💋♥️♥️♥️♥️♥️

  • @najmamiski6071
    @najmamiski6071 3 ปีที่แล้ว +15

    Ala ciil badanaa yaa dhadhan siiyo jah maba ogo in loo rafaado hooyo janada allha geey

  • @yahyeroscar2943
    @yahyeroscar2943 3 ปีที่แล้ว +1

    Saxaf there is difference between morning and mourning...the one u are saying is mourning ..amira is right...morning sickness is experienced by women during their early stage of pregnancy.. Kind regards from a medic

  • @asmacali9958
    @asmacali9958 3 ปีที่แล้ว +9

    Walahi TH-cam laydi malayacni halki udanbaysay bay marayan walaci uurki furitanki guurki wixiba wala so dhiga akhas caleek ma xishoonaysan ragina maka hadlaan walac

  • @sacdiyowallowaxawllaadamal8063
    @sacdiyowallowaxawllaadamal8063 3 ปีที่แล้ว +2

    War isku xishooda oo waxa aad sheegaysaan waan qarsan jirnay subxaannallaah

  • @munojowharofficial2483
    @munojowharofficial2483 3 ปีที่แล้ว +6

    Saxaf wlhi ani waxaan kuwalacay adno inaan mar walbo dawado nagtada kuwalacay 👍 intii aminsan like 👍 saxaf itusiya asxabta

  • @Tanaadeasytrading1
    @Tanaadeasytrading1 3 ปีที่แล้ว +9

    Walalhey 🤲aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 10k oo👉subscribe igarsiya inata kalena allow so hanuni amin dhaha🤲pliz

  • @sahraahmedadan6394
    @sahraahmedadan6394 3 ปีที่แล้ว +4

    m.a walac wu dhibadan yahay ilahey hoyoyinkena hano dayo❤❤

  • @farhiyamohamud4992
    @farhiyamohamud4992 3 ปีที่แล้ว +3

    Amiro qurux masha allah hadalkeda wan ku heysta 💋💋💋

  • @Siham5473
    @Siham5473 3 ปีที่แล้ว +8

    Wlhi ragu way kala duwan yihin nin dumashi dis waleceda ka yadlaya wa ceb ban u arka anigu dumashi xata hadad is fahantan wa waxa jira wax ku qabanaya

    • @sumayedagan7402
      @sumayedagan7402 3 ปีที่แล้ว +3

      haa 2021 lakujiraaa mardho waxa sosocado dumashi sekuqaaday uurka🤣🤣🤣

    • @Siham5473
      @Siham5473 3 ปีที่แล้ว +1

      @@sumayedagan7402 ha abayo wa aqiro seman wlhi

  • @sacdiyamohamed6443
    @sacdiyamohamed6443 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi wax mogtahay saxafow in sagalka bil an ahaay gesac i agyil on canuf leen ku wadey on is dhahay tan weligane wat wede bisinka walac waa xanun ani iska hatla mugo alle ha u saqiro inta ah walac aamiin

  • @onfm3452
    @onfm3452 3 ปีที่แล้ว +1

    Ani hada wacal tabcan lahay ilahow fudude hoyo dhana danbigeeda dhaf 🤲🏽🤲🏽

  • @deqoali5101
    @deqoali5101 3 ปีที่แล้ว +2

    Tem saxaaf oo tem adno iska dhigta like hadal kaas saxaaf aya hory u dhahy 🤣🤣🤣

  • @hotanmahameth4012
    @hotanmahameth4012 3 ปีที่แล้ว +2

    First comment idin JecLaHy wlhi alle haydin dhowro♥️😘😊😊

  • @munocadey5911
    @munocadey5911 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah adna walaca alle haku fududeyo hada dhasho gabar ani igu sami muna ubaxso

  • @queensimran9197
    @queensimran9197 3 ปีที่แล้ว +2

    Walac dheel dheel ma ahan saxaaf walac in lagu tusa waye markaas adaa ka sheegeyn doneee 🙏🙏🙏🙏🙏🙏💯

  • @simransharaf3358
    @simransharaf3358 3 ปีที่แล้ว +3

    Uur dhaan walac Aa unici rabaa wallahi 😩😩😩😩

  • @queensimran9197
    @queensimran9197 3 ปีที่แล้ว +2

    Adne waad iga qoslisay wllhi walaca ilyas qosol leyhy waan ooyay kulahaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @awoahmed2438
    @awoahmed2438 3 ปีที่แล้ว +2

    Morning sickness ku mha saad umalaynyso morning sickness ku waaa walc gbdhkastna way darentaaa kaliya somalida uun Maha xtaaaa filimnta waaa lgu matalaaa 👊 waaaa jiraaa walaca saxaaf wuxuuu kga dhigyaaa ma dhalo camal

  • @idiliinapeaidiliinapea4805
    @idiliinapeaidiliinapea4805 3 ปีที่แล้ว +3

    Walaca inuu rafad yahay wax ku ogaday markii gabar aan kasayo walacday wlhi heer waxa eey gartay tinta laka xiro oo isbatal ladhaikay walhi xanuun waaa 😢😢

  • @saadiaibrahim9484
    @saadiaibrahim9484 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah walaal saxaaf dumarka somaliyed ha u gafin walaca wa wax jiro mahan wax la iska kenkeno

  • @Fatima-qw8yj
    @Fatima-qw8yj 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc walalahy qali Ramadaan kaarim fadlan iso boqoda 🙏🙏

  • @aminafeisal1595
    @aminafeisal1595 3 ปีที่แล้ว +3

    Walalayl xishoda mxa waye gabdha dumashiged wallaca kala shekysanaysa subxana caza wajala

  • @quruxbadhan8053
    @quruxbadhan8053 3 ปีที่แล้ว +3

    Best uur in the world👌😄😄😄salaamaat minkuli Aafaat

  • @mushtaaqcaday8506
    @mushtaaqcaday8506 3 ปีที่แล้ว

    Saxaaf walaca cayar maha dahabaa shegeye Nafdada inaa nacdaa kusigan runtii ilaahow hooyo hoygeda jano kadhig aamiin aamiin yarabi 🤲🤲🤲🤲

  • @fatimaabdi574
    @fatimaabdi574 3 ปีที่แล้ว +4

    Yac waalc u jira aniga gacantan u tagay Allah ha no fududayo

  • @fatumaabdi8085
    @fatumaabdi8085 3 ปีที่แล้ว +4

    Saxafoow horta adiga miyaa arkay naag cadana mel ee kuwalaceyso tedakle aniga foosha io walaca foosha ifuudud 👍💯

  • @nissaabdikaadir3673
    @nissaabdikaadir3673 3 ปีที่แล้ว +7

    Wllhi kan naxaris male walac waa leyska kakeena aa saxafo kale wax haygu darin

    • @qamarqaali3598
      @qamarqaali3598 3 ปีที่แล้ว +2

      In latuso ku fiican qofka hormonkiisa is badalaayo uurka dhan waa afarta bilood u horeso illahay ha u fududeeyo

    • @nasrilaki8hasan140
      @nasrilaki8hasan140 3 ปีที่แล้ว

      Amin wa doqoon islaweyn

  • @queenaamina744
    @queenaamina744 3 ปีที่แล้ว

    Walac iyo woxoyahay inata wali arkin ani cml oon waligod walac noqon like😁😁😁😁😁

  • @naftanuurkeeda9819
    @naftanuurkeeda9819 3 ปีที่แล้ว +6

    Please saxaaf ani ha igu wareesto barnajimkan wax badan ayaan fahansiin lahaa. Mida kle reer galbedka way walcan sideena o kale

  • @ilwaadqurux8281
    @ilwaadqurux8281 3 ปีที่แล้ว +2

    Walacaa ha I maqashiin biyaha cad xate wa cawi waye 😭😭

  • @maryamacadey1486
    @maryamacadey1486 3 ปีที่แล้ว +1

    Xigmadi ba kagurtay kan markasu dumashidi iyo nagtisa lntuu palci so farisiyo kashegaynayaaa walc war xigmad yelo oo xishoood subxanalah

  • @amirahirsi4424
    @amirahirsi4424 3 ปีที่แล้ว

    Isoo duceya inu ilahay awladi isiyo waa ayamihi kharka lahaye🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ayaanhuble833
    @ayaanhuble833 3 ปีที่แล้ว +1

    Habar fadhida lagdin lafud waad iga xanssjisay m saciid ninkayga baan ziin buu ii uraaa gurigayga dhan m a arki karo 4 cunug ban haystaa mashallah nin kayga illahay ha iibarakeeyo wuu iidadadlaa

  • @hamdacabdalla8626
    @hamdacabdalla8626 3 ปีที่แล้ว +5

    Yaa dhahay walac caafimaad kuma jiro saxaaf taas hanaga dhaadhicin ficnan laheeda inaa lagu marsiin karo xanunka walaca

  • @khadijai.6270
    @khadijai.6270 3 ปีที่แล้ว +7

    Saxaaf angufahmsiya.... midka dimashada waxaa la dahaa mourning 😢 midka kale waxaa la dahaa morning sickness 😷. Morning sickness is walaac. Do you kn9w why is called morning sickness you wake up with nausea, headache, tired, dizziness, fever and more. There is walaac or morning sickness but people are different. Sallam from US 🇺🇸

  • @raxmacadey8617
    @raxmacadey8617 3 ปีที่แล้ว

    Illaahey hakuu xafido abaayo baariyal illaahey ha kaga dhigo ana isoduceya owlaad baariyaal ah illaahey ha nagu irzaaqo Aamiin ya Allah

  • @zahrayussuf7740
    @zahrayussuf7740 3 ปีที่แล้ว +1

    Point of correction mourning iyo morning ayey kalayihin saxaf morning sickness aya ladaha midka walaca mourning wa barorasho

  • @abdiladifabdihussein5531
    @abdiladifabdihussein5531 3 ปีที่แล้ว +1

    Hey Saxaaf, kindly get the difference between morning sickness and mourning sickness and stop blackmailing the lass in front of us please 🙏
    I understood that Amiira meant morning and not mourning.....Thank You.

  • @farihayelmaz7473
    @farihayelmaz7473 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilmihii curadbaaa wadaaa xaalad adag weeye runtii😭😭😭😭😭 tufaas iyo watermolen ayaaan ku noolahay mataguna waajoogto😭

    • @miskicali8360
      @miskicali8360 3 ปีที่แล้ว

      Allaha ku fududeyo , adinko nabad qaba Allaha idinkala keeno

    • @farihayelmaz7473
      @farihayelmaz7473 3 ปีที่แล้ว

      @@miskicali8360 aamin abayo

    • @ruksana578
      @ruksana578 3 ปีที่แล้ว

      Abyo lalabada badan mataga badan waxa kena bahida markas ama daqiqad kasta waxyar afka Kali o yar dhanan subaxdi udaranye marka sokacda calosha eper ah biyo cad waliga hacabin subxdi qashinka yaryr ka sarirta akteda sodhiga cun sida wax yar dhanan aniga sa aha alx hda bishan wn kbxy abyo waxana ikenayy bahida kenta lalabada mataga badan doctor keyga ishegy alx wanba ficndy

    • @cadeeycadeeyqurux4104
      @cadeeycadeeyqurux4104 3 ปีที่แล้ว

      Qaraha iska dhaf watermelen mala ogolo in la cuno uurka

    • @farihayelmaz7473
      @farihayelmaz7473 3 ปีที่แล้ว

      @@cadeeycadeeyqurux4104 abaayo Bishii labad kujiraaa waxan cuno malahan cunto calalis ah 😩 wankasoomay haday ii urto xataa matag afka dhulka makaqado sidoo kale gurigayga alaabtii talay oodhan wanba katagay cadarka berfume ka uunsiga creemka marka qaraha iyo tufaaxa laygu qatay iebado cunto ah baan qata dhiig a aad iigu yar wadnuhuna wuu igaraaca habenki hurdo la,aaan

  • @QURAN-KAREM01
    @QURAN-KAREM01 3 ปีที่แล้ว +8

    Ado iso boqan karo walalal istag hai agmaran ale darte igu saar 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @yurubcadey1545
    @yurubcadey1545 3 ปีที่แล้ว +1

    walaahi ku waaran waa ku la labooday wey ka dareen adno iyo saxaaf shaqo aan TH-cam aheen ma lahan subaxanallah

  • @zamzamadam1384
    @zamzamadam1384 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlh walac waa wax jira waana wax aad u dhibadan qof an walacin madareemi karo saxaaf wuusan walacin waligiis waa gartiis in uu sidaas u hadlo wlh dhibato badan ayan kaso maray balse hada wan umulay alxamdu lilah

  • @simransharaf3358
    @simransharaf3358 3 ปีที่แล้ว +3

    Saxaf naga xishoow markaan yaah waa iga xanajinosaa wallahi😡😡

  • @shukrisharif2333
    @shukrisharif2333 3 ปีที่แล้ว +4

    Dhaqanku Waa Cajiib 😱😱😱🙄🙄🙄🙄😱😷

  • @adnacabdi3976
    @adnacabdi3976 3 ปีที่แล้ว +1

    Saxaf xaal bixin ayey ka rabaan dumarku hadaan ahay hooyo🙌

  • @AliHassan-lb8ze
    @AliHassan-lb8ze 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo taal iso duceeya inu alle uwad qeyr qabto isiiyo i.a

  • @iqraabdullahi2904
    @iqraabdullahi2904 3 ปีที่แล้ว +8

    Cfmd ahaan morning sickness waa sax calaamadaha uurka ayuu mid kayahay waxaa lagu leeyhy xanuun subaxdi eey lasoo kaceeso waaye hooyada uurka leh waana lalabada iyo mataga waa sax gabdhaha dhaaf saxaaf 🤣 mxd walac kataqaan anaa igala midtahaye arday edab leh noqo😁

  • @lula5222
    @lula5222 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahow qof aan wax ogeyn ha dhibin, walaalow hormons waaye waxa hooyada haayo waana jirro, mideeda kale wax la iska keeno mahan! 9 bilood waday aniga oo isbitaal la ii dhigay. Marka u ducey NAAGAHA! 🙏🥺🥺

  • @hsh1147
    @hsh1147 3 ปีที่แล้ว +2

    Reerku reerr fiican bay ahaayeene waa maxay walacu iyoo waxay ka hadlayaan

  • @amaarabeautiful489
    @amaarabeautiful489 3 ปีที่แล้ว +3

    4:14 amiiro meesha way fadhisa ma ahane qalbigeeda meel kale ayu jira

    • @somaliqueen3346
      @somaliqueen3346 3 ปีที่แล้ว

      Mashallah allaha udaayo wilkeda ey ciyaarsiinee is

  • @yaarabiducadydaiiaqbal9810
    @yaarabiducadydaiiaqbal9810 3 ปีที่แล้ว +2

    Dadka dhakhtarka la dhigo anaa ka mida walhi

  • @deequuzhppe1438
    @deequuzhppe1438 3 ปีที่แล้ว +3

    Noolaada fimil aan jeclahy🥰❤️

  • @naftanuurkeeda9819
    @naftanuurkeeda9819 3 ปีที่แล้ว +1

    Matag iyo lablabada waxa sababo anaa sifiican ugu sharixi lahaa ayado cilmiyeesan morning sickness ladhahaa side amiiro sheektay saxaf sxb qalad aa fahansantahay 😅 dhankan waxba maka fahansanid

  • @umuxanaan7548
    @umuxanaan7548 3 ปีที่แล้ว +3

    Amiira inay catowday yaa ila arka🙄

  • @naimaabdulahi3447
    @naimaabdulahi3447 3 ปีที่แล้ว +2

    walee dadka isbitalka galo ana ku jiro allaha no fududeeyo

  • @honeysamiin514
    @honeysamiin514 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlh hooyaday vilinbo quudaneysay markay idhalaysay hoooyo danbigaga iyo danbiga walidkaga alana dhafo ❤❤❤

  • @Hande-e1e
    @Hande-e1e 3 ปีที่แล้ว +4

    Walac leska keena maa ii keentey saxafow sheeko

  • @Destinay4lyf
    @Destinay4lyf 3 ปีที่แล้ว +1

    Saxaaf way kala yihiin
    Mourning - grief
    Iyo
    Morning sickness- pregnancy

  • @quenneha3772
    @quenneha3772 3 ปีที่แล้ว +1

    Adno abayo intaan ku firsanaye saa uqosolaye mobelka danbas mesha yalo iga dhacay alx mobelka wxba igama gariin illahow idiin xafid😂😂💗

  • @zaiabdi7558
    @zaiabdi7558 3 ปีที่แล้ว

    Amira wajigeeda wxaa igala muuqata murugo Alle haka dulqaado wxi jira wa bil Ramadaane