mashallh yahye sxb première voix j t salut j m'appell med bro j fierté d'être regarde vautré Chanel de youtube qui parlé de projet shukaasi puis yahye il a beaucoup de single. enfin tu a donné de chance
21 daqiiqo ee ugu xummeyd aan waqtigeyga ku lumiyo ayay ahayd. Dad cabsan oo cirka maraayo inaan daawanayay ayayba ila noqotay waana la jaan qaadi waayay.
Shan shay bay ragani kaga aadkan lahayeen inanta 1. Inay yaxye ku dhahaan inan ka qurux badan mad wayday 2. Inay ku dhahaaan hablaha madow ee chocolate ka ah ban ka hela 3. Inay dhahaan inan is cadeysa dookhayga maha 4. Inay dhahaan isticmaalka social media waa wakhti lumis waxan ka doorbidi laha inan lacag sameyo walidkayga u abaal gudo 5. Inay yareeyan dhaqdhaqaaqa badan markay so istagaan 6. Inay dhahaan mela badan ba rabaa inan u dalxiiso lakin waxan jecelahay wehel inan la safro asxab iyo xaasba The last guy was must interesting one 😂😂😂😂
Channel kayga muqaalo cusub ayaa markan dib usoo galin doona la socda saxibyaal ❤️🙌
waa diyar sami
Aboowe mel Adi kujirtit maka maqana karaa ❤❤❤
Kashka meshan uu imada
Wa diyr sxp
Mel adhi kujurta yakamaqnan kara wa diyaaar
The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammad 🤍صلي الله عليه وسلم
٠ ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
Aan Ku Salino Nabi Mohamed scw ❤️🙏
Scw scw scw
Scw
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا ورسولنا محمد صلى الله عليه وآله وصحبه اجمعين وسلم
Scw
Aan ku sallino nabiga scw
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا ورسولنا محمد صلى الله عليه وآله وصحبه اجمعين وسلم
Mashalalh gabdhan islawani kuma jirto waiilasha si waca bay u shugasatay nooco kibirka aha nagaaa daaa
Wxgarad ayaa tahy wall.. Kuwi hore ka miskinsan, ka degan maasha'allah
inta falenbo tagerto 👍👍😂😂😂
Ani kashka leee uuiimaday ❤❤❤😊bro keep going 😂😂
Qaliya Codsi Ayaan Wadnaa Kaliya Wax Kale Kaamarabno Kaliya Nosar Subscribe Waa Codsi Allha Kusharfo Adiguna❤
Legend keep going 💪 my brother 🙏🏻 💪 💯 🙌 ❤ 💙
zxb ilaaah baan kugu dhaarshe faleenbo haka so tagin barnamij walba aad samaynayso codsi tagerahyga wye Falenbo inta tagerta ❤️🥺💪
Best emotional domage falembo
Legend king my brother keep going
Anigu waxan sameyey kaman shalaynin aya lagu sooxirey 🤩🤩
faleembo baryahan jaceyl ayuu Jil ayaa 😂😊
Legend yahye hunter wan ku salaame
Qaliya Codsi Ayaan Wadnaa Kaliya Wax Kale Kaamarabno Kaliya Nosar Subscribe Waa Codsi Allha Kusharfo Adiguna❤
Walaahi gabadhu waa queen dad badan bay buustay👸👑😂😂
LEGEND
Keep going
Aaway.umqdii.napiga.scw
Yahye hunter the king 💪
Mideda kale faleembo guuldaro ujoog miyaa😭🤣🤣🤣
Qaliya Codsi Ayaan Wadnaa Kaliya Wax Kale Kaamarabno Kaliya Nosar Subscribe Waa Codsi Allha Kusharfo Adiguna❤
Kashka iyo faleembo qaraarkoodaa ku heystaa keep going funny boys wlhi hhhhhh
I like our people keep going yaqe u r something else nowadays I like it😊🎉
Yahye the one an only special one legend keep going
❤
Falembo iyo kashka mar walbo in la doran ban jeclahy the reason qarerkoda ku heysta😂
Qaliya Codsi Ayaan Wadnaa Kaliya Wax Kale Kaamarabno Kaliya Nosar Subscribe Waa Codsi Allha Kusharfo Adiguna❤
Sidkle wlhi
Gabadhan wa funny marar badan ha haka so muqato chanalkena 🥰🥰🥰
Qofka ugu horeeyo ayaan ahay 😂😂marka lagu sugaayo waa iska saan
Zaki is the comedian
Kashka meel uu joogo kama maqnaan karo😂😂😂❤
Yahye keep going bro
Keep going yahye 🙏🙏🙏
Qaliya Codsi Ayaan Wadnaa Kaliya Wax Kale Kaamarabno Kaliya Nosar Subscribe Waa Codsi Allha Kusharfo Adiguna❤
Faleembo waxaba ku dhacay cwa😭😂💔
Mr emotional cawa waa ku dhacday😁
Legend brother ❤👍
emotional nuclear ad haigu dawaqin kkkk😂😂
Zaki so funny 😂 weey ka yabisay
HEESAHA WAYNU WADA JACELNAHE
ALLE QALEIYADEENA HAKA MADOOBEYO
Gabdhaan Update maa han xaga Su'aalaha
Qof walba qof lamida aduunka ku nool labda is heshy wey isku qalmaan wlhy🤣🤣🤣
This is so funny thank you abowe and all your team
The future is very bright to you🥰🥰🥰
Qaliya Codsi Ayaan Wadnaa Kaliya Wax Kale Kaamarabno Kaliya Nosar Subscribe Waa Codsi Allha Kusharfo Adiguna❤
Falembo emotional ka lgu sameye u imid halkan😂
Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
mashallh yahye sxb première voix j t salut j m'appell med bro j fierté d'être regarde vautré Chanel de youtube qui parlé de projet shukaasi puis yahye il a beaucoup de single. enfin tu a donné de chance
Barnaamij kaan inaba caadi maaha lakiin. Ilaa hada waxaan la ahay gabar wiilasha waydiisa su aalo quruxbadan oo macquul ah magaran sababta malaha nimanka kuqurux badan inay waraysi sameeyaan magaran😮
Aad io Aad igu fikir bad thy Huno.💯
reer sool hadad tahay liketa ha iladhaafin😅🤣
Falenbo Shuluqow Is Caatey isna Cadey Hal Maalin Qof Kugu Qaldamosa Xata Ma leh 😂😂
Maxan dhahay kulah 🤣🤣🤣🙏
Ayyy wiilka shatiga block qurux bdana ma.anaa dhalay jah❤😭😂🙊👋
Aniga dhalay abyo ❤😂😂😂😂
@@faizahabdi298 ayy jah isiii so abyo🤣🤣
@@naciimo3199 diyaar weyo dumashi welcome ❤❤😭😅😅
@@faizahabdi298 ayyy dumashi qrxbdanyyy love😭😂❤
@@naciimo3199 i love you too dumashi nima queen
Dumashi xageh jogah taah❤❤🥰😩😩😅😅
Please yahye maria nosoceli she’s the best raga mel nagasartay gabdhahan maba yaqanan siyda mel waxlosaro
Waan sodahy cawa😂😭
M.a keep going through the process
Soo badi zhp yahye hunter
Please video-yadan oo kleh nosoo badi lkn with kashka and saki somali
Ilaahay amarkiis
Tan waa ku caajisanay in kastoo qurux bdn thy 😂
Inta gabar wx wareysaty iyada ugu dagan..
nio quftan nga cun hadal mataqaanee....😅🙋♂️
@@iqroyareychannel8485 see waxyeeshay 😅
Best waye barnamijkan please nosobadi
Wow Zaki kusoco🤣🤣
Keep going
MashaAallah 😂😂😂😂
Inanti daraawished een jeclaa ayaad keentay maanta hantaroow👍codka dabacsan
Waxan doqontaa ha soo celin wax kala garanmeyso 🤌🏻😂😂
Nio Zaki somali qosol cadi weye 😅😅😅😅😅
Cawuuuu janno.vs falenbo
Falembo haweenka ugu horeeyay laga raaayay maskiin
❤❤❤❤❤kashk barmamijka hadii laga reebo naha malah
Gabadhii ugu shidnayd inta barnaamijku socday weeye
21 daqiiqo ee ugu xummeyd aan waqtigeyga ku lumiyo ayay ahayd. Dad cabsan oo cirka maraayo inaan daawanayay ayayba ila noqotay waana la jaan qaadi waayay.
mastar falembo 👍
Alla manooli 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Sxb yahye hunter waxa noo soo qabataa kulanka dambe nin culus sharxaaaye iyo maandiirshe
Shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba iyo meel Walbo
Naag baaanu lahadlynaaaye hansoo wicin kulh
Zhp barnaamijka nocan ah noo soo badi ani wan ka helay ee🙏
Yaxye zxp nasriin noo so fadhiisi meesha
Clhi kashka Waa fadar😅
Shan shay bay ragani kaga aadkan lahayeen inanta
1. Inay yaxye ku dhahaan inan ka qurux badan mad wayday
2. Inay ku dhahaaan hablaha madow ee chocolate ka ah ban ka hela
3. Inay dhahaan inan is cadeysa dookhayga maha
4. Inay dhahaan isticmaalka social media waa wakhti lumis waxan ka doorbidi laha inan lacag sameyo walidkayga u abaal gudo
5. Inay yareeyan dhaqdhaqaaqa badan markay so istagaan
6. Inay dhahaan mela badan ba rabaa inan u dalxiiso lakin waxan jecelahay wehel inan la safro asxab iyo xaasba
The last guy was must interesting one 😂😂😂😂
Meesha qof laguma caynayn
Jakarta ku soodar sxp plz
Hodan Xmr kama tiresano miyaa 😂😂😂
Ascww brother maryfilb TV haa
Naa markii hore kuwadanay hada lkin go
Asc yaxye hantar waan ku taagera hooyada
Hooyada was maso wade🤣
Hhhhhh maxa kaagalay😃😃😀
Yaxye illah amarkiisa
Faleembo jacel aan loo ogayn ayuu jilayaa😅😅😅😅😅
Yaxye hunter axb shadia sharaf so qabo
Qaliya Codsi Ayaan Wadnaa Kaliya Wax Kale Kaamarabno Kaliya Nosar Subscribe Waa Codsi Allha Kusharfo Adiguna❤M🎉
Only zaki ayaa si kalsooni iyo ragganimo leh utaagan.
Gabdhaha hala ix tiraamo
Aad haudabaqin mxa lolajeda wllyal
YAHYE PRO İDİRİSKA IYO GABDHO SOO. GALİ
Hunterow qoftan qangarka mxaa laga siyaa
ilaahay amarkiis 😂😂😂
Hh kshka gabdhaha naaya xaad udhahdaa horta😂😂😂
Dumarki zaki waa ay ika celen jah war ani mesha ikeen
Sakih kuso co😢
Wll Aniga Barnamij Ka Igusoo Bandhig
plz reer tiktok emtionalka nosoo boobsiiya 🤣
Jemaaal soqabo plz actarka musalsalka haboon
Gabadha 🤔 duurha intii logu talagalay markuu dhaafo wa sidan
Jandii dhulbahante
Wr zaki soomali umad mahn
Qofkii ugu horeeyaya waaw score😝👸🥰
Qaliya Codsi Ayaan Wadnaa Kaliya Wax Kale Kaamarabno Kaliya Nosar Subscribe Waa Codsi Allha Kusharfo Adiguna❤
So badi