SABAH DIAMOND VS 5 WIIL || DOORO QOFKA UGU ROMANTIC-SAN || chose THE MOST ROMANTIC MAN YAA NOQDE..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • #YAHYE_HUNTER
    Waa kan channel kayga: / @dayahpro
    Waxaad igalaso xariiri karta:
    Instagram: Hunterda_official
    Snapchat: Yayavic1
    Facebook: Yahye mumin wardere
    TikTok: Yahye.hunter
    Last subscribers:
    562,878
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 424

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 ปีที่แล้ว +112

    Gabadhaan Dhan walba waa Ka diyaarsantahay Akhlaaqiyan.qurux ,xishood,daganaan. Hufnaam ,edeb,wanaag . Soo jiidasho . guulayso walaal gabdhahaan arki jirnay oo kale ahayd.

  • @wrestlingworld01
    @wrestlingworld01 ปีที่แล้ว +81

    Gabadhaan waa romantic wllhi the best girl ee yaxye hunter uu keeno ❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 9 หลายเดือนก่อน +5

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ
    😢

  • @fosguudow7683
    @fosguudow7683 ปีที่แล้ว +34

    inta gabar uu keeny yaxye gabadhan gabar ka dagan ka dhoola cadeen qurxan ka hdl wngsn ma keenin m.a sabaax waa gabar aqlaaq leh m.a👏👏👏

  • @HeliwaaMedia
    @HeliwaaMedia ปีที่แล้ว +98

    Caaisha Rc ayaa Irbad ka luntay wey raadisay way weyday nabiga scw ayaa u soo galay dabadeed, Irbadii wey heshay waxayna tiri; wajigaaga maxa ka Nuur badan nuur badana. Waxuu yiri; "Hoog waxuu u sugnaaday qofkii nuurkaas laga qadiyo maalinta qiyaamaha"!!!
    Allow Nuur ka nabiga scw ha naga qadin.
    Aamiin Aamiin ❤️🥀❤️🥀

  • @soufahmed5603
    @soufahmed5603 ปีที่แล้ว +47

    Yaa jecel Habiikena muxamed

  • @abdikafiabdullahi8891
    @abdikafiabdullahi8891 ปีที่แล้ว +28

    Anoo Qoslba Diyaar U Aheyn😅Baa Waxa iga Qoslinooyo Kashka Codka Back-groundka😂😂😂

  • @Hali396
    @Hali396 ปีที่แล้ว +52

    Jakarta romantic udaa 😲 ... that's something unbelievable 😳 👏🏼

    • @khadijasacdia8980
      @khadijasacdia8980 ปีที่แล้ว +2

      Jakarta why are u laughing 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @leylocali301
      @leylocali301 ปีที่แล้ว +1

      ​@@khadijasacdia8980 ❤❤

  • @ahmedmo637
    @ahmedmo637 ปีที่แล้ว +26

    Inta gabr oo barnamijkan kasomuqate Sabah Diamond aya ugu aqhlaq bdhn xishod iyo qurx ba M.a 🎉❤

  • @kingsamo10
    @kingsamo10 ปีที่แล้ว +72

    Kusali nabigena The best person ever The most knowledge albe and The most shine all created prophet muhammad (صلي الله عليه وسلم) ❤️🕋☝️🥺

    • @onkodgdchannel7492
      @onkodgdchannel7492 ปีที่แล้ว

      Salalah calayhi wasalam Salalah calayhi wasalam calayhi Salatu wasalam calayhi Salatu wasalam

    • @onkodgdchannel7492
      @onkodgdchannel7492 ปีที่แล้ว

      Salalah calayhi wasalam Salalah calayhi wasalam calayhi Salatu wasalam calayhi Salatu wasalam

    • @onkodgdchannel7492
      @onkodgdchannel7492 ปีที่แล้ว

      Salalah calayhi wasalam Salalah calayhi wasalam calayhi Salatu wasalam calayhi Salatu wasalam

    • @onkodgdchannel7492
      @onkodgdchannel7492 ปีที่แล้ว

      Salalah calayhi wasalam Salalah calayhi wasalam calayhi Salatu wasalam calayhi Salatu wasalam

    • @queencaliina
      @queencaliina ปีที่แล้ว

      Kashka hadoba jogin mawadawan kari😂😂

  • @bilanaxmed6443
    @bilanaxmed6443 ปีที่แล้ว +70

    Kusali nabigeena muxamed scw scw ❤❤

    • @onkodgdchannel7492
      @onkodgdchannel7492 ปีที่แล้ว

      Salalah calayhi wasalam Salalah calayhi wasalam calayhi Salatu wasalam calayhi Salatu wasalam

    • @onkodgdchannel7492
      @onkodgdchannel7492 ปีที่แล้ว

      Salalah calayhi wasalam Salalah calayhi wasalam calayhi Salatu wasalam calayhi Salatu wasalam

    • @onkodgdchannel7492
      @onkodgdchannel7492 ปีที่แล้ว

      Salalah calayhi wasalam Salalah calayhi wasalam calayhi Salatu wasalam calayhi Salatu wasalam

    • @onkodgdchannel7492
      @onkodgdchannel7492 ปีที่แล้ว

      Salalah calayhi wasalam Salalah calayhi wasalam calayhi Salatu wasalam calayhi Salatu wasalam

    • @abshirocabduqaadir4217
      @abshirocabduqaadir4217 ปีที่แล้ว

      Scw

  • @dheymannuura7240
    @dheymannuura7240 ปีที่แล้ว +18

    jakaarta waxuu juhdi bixiyobo caawa waa guleystay jac dhaxaa waa lagu soo dhajiyee 😂😂😂 hambalyo🎉

  • @mahadbirgeydh7543
    @mahadbirgeydh7543 ปีที่แล้ว +26

    Maanta ayaad gabar dhinac walba ka dhisan keentay 🔥❤😂

  • @umulkhermahamed1431
    @umulkhermahamed1431 ปีที่แล้ว +29

    Mel oo kashka kujiro miyan kamaqanada 😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤ lakin manta luqat kale kuarkoyaa how cute 🥰

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance1605 ปีที่แล้ว +23

    😂😂😂😂😂😂😂
    Wlhi wa iga qosliyay zaki somali he comadian wanin diyarsan oo talent leh 😊😊😊

    • @zackatth602
      @zackatth602 ปีที่แล้ว +1

      Wa ninka kliya ee na mataLa wallhie waxan Jakarta dhurayo maba awoodno😂😂

  • @asadahmed1873
    @asadahmed1873 ปีที่แล้ว +20

    Sorry in ey tirahado adunka waleygu Soo qaladay 😢 inta jecel rasuulkeena muxamad an ku wada salino wllyal❤

  • @sahrocrypto9621
    @sahrocrypto9621 ปีที่แล้ว +53

    Rabi hanagu gaar siiyo Ramadaanka cimri dheer iyo cibaado suuban aamiin hahilmaamin in aad dhahdo aamiin 💥💥❤❤❤❤❤

    • @umanajmo6684
      @umanajmo6684 ปีที่แล้ว +1

      Amiiin amiin amiin ya

    • @onkodgdchannel7492
      @onkodgdchannel7492 ปีที่แล้ว +1

      Amiin Amiin Amiin Amiin

    • @darta77
      @darta77 ปีที่แล้ว +2

      We so excited for ramadan mubarak 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @hudaamuun9867
      @hudaamuun9867 ปีที่แล้ว +1

      War meshan wa lagyapay

    • @clqanicabdul7454
      @clqanicabdul7454 ปีที่แล้ว +1

      aamiin aamiin wlshy ❤🙏🥰

  • @sacdiyoxishood3498
    @sacdiyoxishood3498 ปีที่แล้ว +15

    Sharma hil wll allah hacafiyo

    • @raxmagurdeeye5658
      @raxmagurdeeye5658 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂🎉❤🎉🎉❤

  • @wizzrashka7597
    @wizzrashka7597 ปีที่แล้ว +22

    Sharma Hill walaal alle ha caafiyo 🤕🤕

    • @xamdiabdullahi224
      @xamdiabdullahi224 ปีที่แล้ว

      Aamiin😢

    • @queenliza596
      @queenliza596 ปีที่แล้ว

      Maxa helay walla

    • @amarnaxmed1850
      @amarnaxmed1850 ปีที่แล้ว +1

      ameeen wll wlhi comment aqris aya uso kala ina comment qoro uma soo kalin plze markaan arkay wllkei sharma arke hilwalaal oo xanuun san ax

  • @salaamzaam-vg5fp
    @salaamzaam-vg5fp ปีที่แล้ว +21

    Kashka iyo Zaki 😂😂😂
    Falembo ikhwaan haka imaanina

  • @kingsamo10
    @kingsamo10 ปีที่แล้ว +19

    Ma awooda inad so qortid saliga nabigena (scw)

  • @Abdihakim.Ali_10
    @Abdihakim.Ali_10 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi Mnshallh Sabah Waa Gabdh Akhalaq Iyo Daganan Iyo Xushmad Iyo Weliba Kalsooni Ilahy Siiyey Guulay Quruxey Qof Nasiiblaa Ku Helaa Wxay Kusoo Cadaynysaa In Hooyo Iyo Aabo Mnshallh Soo. Barbariyen Sabah ❤️👑🙏

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 ปีที่แล้ว +2

    Jakarta waa qof mashaha Masha allah sida dade ayey gabdhaku jecelhihn.

  • @jamolfx8424
    @jamolfx8424 ปีที่แล้ว +9

    Gabdha qurux iyo dagnaan alle wuu ku manneeste masha Allah

  • @Aw-Mo
    @Aw-Mo ปีที่แล้ว +11

    Please video-yadan oo kle sobadi lkn none-romantic kuwi hore oo kleh 😌 please
    Kashka & zaki somali hka reebin

  • @ahmedcarab8831
    @ahmedcarab8831 ปีที่แล้ว +16

    Zaki soomali funy waye🤣🤣🤣🤣🤣😍

  • @DrAbdinajiibAbdalletareey
    @DrAbdinajiibAbdalletareey ปีที่แล้ว +2

    Jakarta wxaan leeyahay salute he nailed naag saas aya loo shukaansadaa ama waa la iska daafa ,qoftaas horey ugu yaac nio finish the job .

  • @hubaalyare2010
    @hubaalyare2010 ปีที่แล้ว +10

    Zaki You make my day Thanks i am steel lughing

  • @abdifatahbuqari1061
    @abdifatahbuqari1061 ปีที่แล้ว +7

    Indheheeda waawayn m.a another level wye qoftan

  • @fartuunbirimo1238
    @fartuunbirimo1238 ปีที่แล้ว +10

    Mash allh sawax wagabar aad u sixtiram badan walhi alaha desto walashey qaliya 🥰

  • @juweeriyoabdullahi
    @juweeriyoabdullahi ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah
    Dhaameys haada maqlii jiirten waa taan
    Saabax ❤

  • @ffaadumodaahir
    @ffaadumodaahir ปีที่แล้ว +13

    Kusali nabigena❤😅

  • @abdallaabdirahmaan9091
    @abdallaabdirahmaan9091 ปีที่แล้ว +7

    Aan ku sallino nabiga scw

  • @walalkamilini8386
    @walalkamilini8386 ปีที่แล้ว +17

    😂😂😂😂Barmamishkan kashka aya nagu haya ya lagasotagin qosalkisa backgrounds ka

  • @xamdiabdullahi224
    @xamdiabdullahi224 ปีที่แล้ว +6

    Horta gabdha isku mid maaha ani qof iga qoslin maraa rabaa lkn shuruud ha ahaado qof dhaqan wngsan dadka qaar ayago wax aqlaaq xuma ku hadlin beey kaa qoslin karaan ani kashka iyo zaki dhaqankooda kama warqabo lkn waa 2 legend oo funny eh

  • @khadijasacdia8980
    @khadijasacdia8980 ปีที่แล้ว +9

    Emotional damage zaki somali ur so funny keep going my brother of mine 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @BARWAQOSawda
    @BARWAQOSawda ปีที่แล้ว +43

    Emotional damage

    • @amiinmoha2069
      @amiinmoha2069 ปีที่แล้ว +1

      Falembo makahayo yaxaye hantar kuceli Gemkan lpx codsi Kan kuceli zxb sare watagerahaga oo kacodsaday cawa lpx raganimo waudhalasho gabdhan zabax Ken wallshey mcn by

  • @abdifatah6784
    @abdifatah6784 ปีที่แล้ว +7

    Gabada ugu quruxda badan inta muuqal aan horey uarke

  • @filsanjamac9553
    @filsanjamac9553 ปีที่แล้ว +8

    😂😂😂😂😂Khashka iga qosliyay umaddeena maaha😍😍😍😍

  • @filsanibrahim2976
    @filsanibrahim2976 ปีที่แล้ว +20

    Jah kashka always the funny one I love you walalkey macan 🙌🙌🙌🙌

  • @muxiyadiinmuuse826
    @muxiyadiinmuuse826 ปีที่แล้ว +17

    Saki somali wlhi wa iga qosliyey qaracu ifasax please kulhaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nasserudeenmohamednor2938
    @nasserudeenmohamednor2938 ปีที่แล้ว +2

    Mash.
    Allah❤❤

  • @maxamedsiciid9277
    @maxamedsiciid9277 ปีที่แล้ว +4

    waaw diin qurux asluub degenaan dhaman way kulan satay gabadhaan masha allah noolow inbadan

  • @filsanibrahim2976
    @filsanibrahim2976 ปีที่แล้ว +36

    Gamekan kashka la,aantiis fashil waye 🤣😂🤣😊

    • @iqramaxamuudcaliiqramaxamu8628
      @iqramaxamuudcaliiqramaxamu8628 ปีที่แล้ว

      sema nahay wlhi kama helo haduusan kashka ku jirin dartiisaan u daawadaa fanny waaye 😂😂😂

  • @abdikadarsalatali4829
    @abdikadarsalatali4829 ปีที่แล้ว +6

    Wewww😂😂😂 Whli aad urqurxbadatahay warun Lkin Aniga wxn dhihilaha bilanaa aduyadu baxsanaa ayamuhu nafta bahi badana xisadedu mudsna casha casha pisila sabaxey wan kubahanahe inte kahelikaraa😂 garanmayo wxad gucan calayo hadag dagin 😂😂😂😂😂😂❤

  • @mahadimaxamuud221
    @mahadimaxamuud221 ปีที่แล้ว +10

    Cabdullhi kashka is so funny 💗💗💗💗💗💗💗🍊🍊🍊🍊🍊🍊

  • @wadhaadhaabdalla_1818
    @wadhaadhaabdalla_1818 ปีที่แล้ว +19

    Lpxow barnamijkaan kan ah baaba jeey ku casuub shukansiga ah❤

    • @darishore814
      @darishore814 ปีที่แล้ว

      Adi bariiskiisa maa ka diideenee

  • @hanimareey9328
    @hanimareey9328 ปีที่แล้ว +6

    Zaki somaali wllhi shactaro miiran waaye wllhi🤣🤣ma I fasaxdidoo kulahaa

  • @nimcaanonkod
    @nimcaanonkod ปีที่แล้ว +5

    Wlhi way iga qosliyeen kashka iyo saki😂😂😂😂

  • @ismaaciiljibriil7065
    @ismaaciiljibriil7065 ปีที่แล้ว +3

    Inantan is the past one Manshallah cute 🎉🎉❤

  • @wlalahaqalbigachannel3311
    @wlalahaqalbigachannel3311 ปีที่แล้ว +3

    Intan so dawado dhan wlhi kana ugu shidan qosola iga dhamaday xawa😂😂😂😂😂

  • @nadiiraxaamud9232
    @nadiiraxaamud9232 ปีที่แล้ว +7

    Faleembo hanaga ilawin noh 🥰

  • @fardowsocabdi2402
    @fardowsocabdi2402 ปีที่แล้ว +11

    Iguqaado waa iga washay 😂😂😂

  • @mucashaq9816
    @mucashaq9816 ปีที่แล้ว +12

    Hadadan romantic aqoonin like ha isaarin

  • @BESHKA784
    @BESHKA784 ปีที่แล้ว +9

    Kashka barnamijka asaga nuurinaya 🤣

  • @suldanmanka156
    @suldanmanka156 ปีที่แล้ว +24

    Yahye hunter plz game 🎮 marka sameyneyso faleembo haka soo tagin 😂

    • @hassanabdulahi6286
      @hassanabdulahi6286 ปีที่แล้ว

      Wllhi nah malahan dawashada haduusan ku jirin faleenbo

  • @siraajasalim1074
    @siraajasalim1074 ปีที่แล้ว +1

    ما شاء الله تبارك الرحمن يا صباح تجنني ولله فديتك يا قلبي *_*

  • @lyamnasiromar-uf2we
    @lyamnasiromar-uf2we ปีที่แล้ว +10

    Saki dhuusada iyo xaarka iskugu darsomay maskinka pls ifasax kulaha hadana mxa ku dhaha kulahaa🤣🤣🤣🤣

  • @hamzemohamed7897
    @hamzemohamed7897 ปีที่แล้ว +11

    Khaska wallahi qosolkii oo qof ah 😂😂😂😂

    • @khadijasacdia8980
      @khadijasacdia8980 ปีที่แล้ว +1

      Kaska waa fanny wallahi 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @muxudiiinfaysal4219
    @muxudiiinfaysal4219 ปีที่แล้ว +6

    Yaxye qotaan intee ka keentay qurux wey dhaaftay❤😢😊😊😊😊😊

  • @hibaaqiyomasbal6582
    @hibaaqiyomasbal6582 ปีที่แล้ว +8

    Walahi zaki is so funny 😂😂😂😂😂😂

  • @kamalabdihakim8275
    @kamalabdihakim8275 ปีที่แล้ว +4

    Barnamijki ugu quruxda badna caawa arkey walahi 2 qof si fican IgA qosliyay😂

  • @GoldenBoi-bf5wj
    @GoldenBoi-bf5wj ปีที่แล้ว +5

    Falembo iyo kashka wa wataa yahya adna wakuwata

  • @ramlahagi2750
    @ramlahagi2750 ปีที่แล้ว +1

    mashalh quruxbdn walashey inti lakenay ada ugu dagan ugu quruxbdn uguna hadal fcn ❤❤

  • @saanasaed7541
    @saanasaed7541 ปีที่แล้ว +7

    Ilahay amarkiis subayr jah codkiisa🤣🤔

  • @ayuush9928
    @ayuush9928 ปีที่แล้ว +5

    Jakarta si walba qadan laha ani ❤❤❤❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW ปีที่แล้ว +6

    Gbadhaan waa queen ....❤

  • @charmakehousseinrobleh5949
    @charmakehousseinrobleh5949 ปีที่แล้ว +3

    Keep going yahya hunter from Djibouti 🇩🇯

  • @amindaher12
    @amindaher12 ปีที่แล้ว +3

    Nio blockbuster waaye video 🤣🤣🤣

  • @nadaraadan3099
    @nadaraadan3099 ปีที่แล้ว +4

    Baranaamiska cawa jawi dagan waaye m.a ❤❤

  • @abdikadarsalatali4829
    @abdikadarsalatali4829 ปีที่แล้ว +1

    Gawdhan intagarmkeda isosheega bal I from Canada 🇨🇦 ❤

  • @dctfreight660
    @dctfreight660 ปีที่แล้ว +2

    macha allah gabadh gabdhaha kale wax dher weye runti o ixtiram badan

  • @gouledzimba297
    @gouledzimba297 ปีที่แล้ว +2

    Jakarta inay odhanayso wan ogaaa intii sii ogayd like plz

  • @sakariyefarxaansakariyefar8740
    @sakariyefarxaansakariyefar8740 ปีที่แล้ว +2

    Zaki somali fany waaye

  • @cabdicalixasan4566
    @cabdicalixasan4566 ปีที่แล้ว +4

    Hadey run noqotoRaska wax ku hadal badan majirto lkn jilitaanka kama hadlo

  • @Feysal12-n7d
    @Feysal12-n7d ปีที่แล้ว +3

    Zaki somali fani waa wllh

  • @nasiib-sq1hk
    @nasiib-sq1hk 10 หลายเดือนก่อน

    M.a waa quruxley gabadhaa oo hadane aqlaaq alle siiyay su aalaheda ayaa laga fahmayaa oo inta badan aysan fahmay raga mesha soo istaagay
    Allow xaas wanaagsan dhankastaale noo sahal

  • @alcadaalaxaajixasan404
    @alcadaalaxaajixasan404 ปีที่แล้ว +26

    Zaki Somali is not easy 😂

  • @mahamedmaestromaestro8568
    @mahamedmaestromaestro8568 ปีที่แล้ว +2

    Sidoo kalee Jakarta romantic udaa waan ka heelay cadirazak

  • @mohametizmail2075
    @mohametizmail2075 ปีที่แล้ว +4

    Kashka in the building wa qosol maydhan ayaydii cune😂😂😂🤣

  • @cabdulaahisiciidxuseen3307
    @cabdulaahisiciidxuseen3307 ปีที่แล้ว +5

    Kusaliya nabiga

  • @haniabdi8430
    @haniabdi8430 ปีที่แล้ว +2

    zaki is not easy😂

  • @mohameddeeq159
    @mohameddeeq159 ปีที่แล้ว +3

    🤣🤣🤣 Guri qurux bdn kuu kireen lahaa kulahaaa 😂

  • @XUSEENAXMAD-jr8bf
    @XUSEENAXMAD-jr8bf ปีที่แล้ว +4

    Falebo maxa ugusootagtey wll cose waa maraka muqkasn soodub❤

  • @stop2012
    @stop2012 ปีที่แล้ว +4

    Jakarta Waw😮😮

  • @abdishakuraden7358
    @abdishakuraden7358 ปีที่แล้ว +3

    Waan ku wataa sxp yaxye hantar..

  • @mohamedabdiibrahim8094
    @mohamedabdiibrahim8094 ปีที่แล้ว

    ZAKI ayaan siinlaha number one ka, waayo intelligence gaara ayuu la yimid. Inaan kaa hadal bataa maaha muhiim ee waxaa muhiim ah qofka eray kooban ku deeqsiinkara oo qalbigaaga furi kara kana qoslinkara

  • @munomaxamuud3938
    @munomaxamuud3938 ปีที่แล้ว +4

    Kashka kulaha wa ku kaligaa wixi xanuna😅😂😂😂😂

  • @Nasiib4
    @Nasiib4 ปีที่แล้ว +2

    Kashka mixnad waaye😂😂 qof taariku salaad noo keentay ku lahaa

  • @hothanmouse3253
    @hothanmouse3253 ปีที่แล้ว +1

    Waa run jakarta udaa😊😊😊❤❤❤❤

  • @ayaanmahamuud1728
    @ayaanmahamuud1728 ปีที่แล้ว +1

    Woow Jakarta legend

  • @nimcoinamohammed6483
    @nimcoinamohammed6483 ปีที่แล้ว +5

    Jakarta film ka bu isoxasusiyey 😂😂😂

  • @nimcacali4980
    @nimcacali4980 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂Sharu khanka somlida marky latartmyn khladka ayga leh🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂😂

  • @Guulwade385
    @Guulwade385 ปีที่แล้ว +1

    Jakaarta legend hor mar wcn sxb

  • @cabdulaahimacalin5720
    @cabdulaahimacalin5720 ปีที่แล้ว +4

    Zaki somali wllhi waa ika qoslise

  • @idirismohamed-ps4qw
    @idirismohamed-ps4qw ปีที่แล้ว

    subxaana laah adeer yaanu kaftanku idinla fogaan ku lahaa dunida waa laygu soo khalday

  • @Hamdaofficial1
    @Hamdaofficial1 ปีที่แล้ว +4

    Zaki funny waaye

  • @fardosaaliiimaan1005
    @fardosaaliiimaan1005 ปีที่แล้ว +1

    M.alah gabadhan waa gabar ad u dagan dhan walbo na kadiryarsa. Xushumadlaneh leh my sister

  • @mahamedmawlid2841
    @mahamedmawlid2841 ปีที่แล้ว +1

    Salam huntar 'ZAKI & KASHKA mesha uu bahan run ahantii

  • @anaswye7555
    @anaswye7555 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi zaki funny wye😅😅