Waraysi Prof:Axmed Ismaaciil Samatar Oo La Weydiiyey Arimo Badan By Maxamed Ilig

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 398

  • @abdirahmanismaciilfurre4001
    @abdirahmanismaciilfurre4001 6 ปีที่แล้ว +40

    Maansha allah reer Somaliland ... Ilahay ha idin bareekeeyo... Waxaad tihiin umad horumartay ... Noolaada Noolaada...

    • @Hachimohammed
      @Hachimohammed 6 ปีที่แล้ว

      Abdirahman ismaciil furre run ahanti niyaw hadaan fikirkayga ku sheego calanka buluuga sannadihiii u danbeeyayba marxalad marxalad ayaan u si nacayay wayo waxaan arkayay cida sida a Ama tageersan inay yiin kuwa meel walba latagan xasad iyo cay oon odhankaro qofkaligii isagu wax isla raba weeye oo tiisu u caday danogaarana leh
      Lkn manta qofkan arkaya wuka duwanyahay dadka hore an so sheegay waxaan jeclahay niin aqoon leh inaad tahay oon qabiil aqoon iyo hebe
      Weeye kani an aqooon
      Somali waxan jeclahay haday wanaga iyo is qadarinta baran lahayd aduunkay inah ka muuqan lahayd manta soomali
      Danteeedu waxa weeye in misiirka umada laga taliyo iyo danahaa labada shicib ee si kala foganaYa xumaantu ku tarmayso
      Aaad banaaad umahadsantahay wanaga ayaynu ka shaqeenayna inshalllaH
      Somaliland 🌷💭🌱

    • @siciidmaahir999
      @siciidmaahir999 6 ปีที่แล้ว

      Abdirahman ismaciil furre mahadsanid wll waxad tahay qofkii ugu horeeyey ee aan arko inuu uhambalyeeyo walaalihiisa horumaray

    • @mubaarikshide1762
      @mubaarikshide1762 6 ปีที่แล้ว

      Abdirahman ismaciil furre manshalah qofkii ugu horeeyey Somalia ah ee aan arko inuu walaalihii somalilnd u hambalyeeyo

    • @whathappenseveryday2024
      @whathappenseveryday2024 6 ปีที่แล้ว

      Siciid Yahye walaal manihin ee hanasheeganin goor mee yahuud iyo muslim ee walaalo noqdeen? Fuc.k somali land iyo wixii sheegta

    • @abdirahmanismaciilfurre4001
      @abdirahmanismaciilfurre4001 6 ปีที่แล้ว

      whathappenseveryday... Somaliland waa dal madax banaan sida jaboui. Somalida itoobiya iyo kuwa kenya

  • @maryamkafiya6055
    @maryamkafiya6055 6 ปีที่แล้ว +7

    Manshallah walee wa geesi geesi dhalay Pro Ahmed Ismael Samatar aqoonyahan vision wanagsan Allah haku dhiboo hogan ka dalka Somaliland guul iyo gobonimo hoora loo soconaya cadowga Somaliland waligii ma ciil baxo Viva Somaliland Power 💪🏾💪🏾💪🏾✋️💪🏾

  • @adamadam-pm4xi
    @adamadam-pm4xi 6 ปีที่แล้ว +21

    Maangaabku ma fahmi karo professor samatar, he is very well balanced scholar and his vision is one that somaliland can benefit immensely we don't need media trolls comments here

    • @Bil521
      @Bil521 6 ปีที่แล้ว

      adam adam walaal waa runtaa looma baahna media trolls comments .... thanks Adam

    • @hasanyousuf7751
      @hasanyousuf7751 6 ปีที่แล้ว

      Say what you want about mr. Samatar he is well balanced well spoken educated individual we all Somalis should be proud of him.

  • @suhaibfarhan444
    @suhaibfarhan444 6 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah professor your are one of the intellectual talented people
    It's really big proud to be somalilander.
    I think you'll be an example for the next youth generation of this nation.
    I can say that you hero.

  • @khalidsl686
    @khalidsl686 6 ปีที่แล้ว +19

    I admire this gentleman he is a good educated person soon he will be President of Somaliland.

  • @ahmed_mohamud
    @ahmed_mohamud 6 ปีที่แล้ว +2

    One of the greatest Somali scholars of all time.

  • @abdisamedismailahmed7109
    @abdisamedismailahmed7109 6 ปีที่แล้ว +29

    Wow mansha Allah aqoonyahanka ugu duceeya in ilaahay cimriga u barakeeyo
    Taka le dadka dhaliilaya waxaan leeyahay waxaa dhaliili Kara qof aqoontisa oo kale leh
    Reer koonfurkana Waxaan leyahay ninka siyaasada dalkisa ayuu ka hadlayaa ee idinkuna Tina ka hadla yaan lasku mashquulin

    • @abdijama1300
      @abdijama1300 6 ปีที่แล้ว

      Wax yaalaha layaabka leh Waxa weeye
      Prof samatar markii Shaqaddii maraykanku kadhamaatay,xoogiisiina soodhamaaday ayuu been iyo torog torog lasoo galay.
      Markii reer koonfureedku yidhaahdeen waar waalidda naladhaaf ayuu orodkii hargaysa galay,addeer yaad khaldaysaa.

    • @khalidismail6424
      @khalidismail6424 5 ปีที่แล้ว

      @@abdijama1300 Aqoontiisii iyo Waayo Aragnimadiisii iyo Khibradiisii ayuu wataa

  • @Maryam-bu2xp
    @Maryam-bu2xp 6 ปีที่แล้ว +22

    Masha Allah Somaliland and pro Axmed Samater. We are one National trust place of Somaliland.❤❤☪ :-]:-]:-]:-]:-]

  • @crxmohamed9745
    @crxmohamed9745 6 ปีที่แล้ว +26

    Cabaadka iyo cayda ,calaacalka iyo catawga ka dhacaya kuwi somalia markan arko waan Ku diirsadaa
    Guuuul Somaliland

    • @yusurmariinxiga4277
      @yusurmariinxiga4277 6 ปีที่แล้ว

      draman hmed merci mon frère ( thanks my brother blood)

  • @Olol4real
    @Olol4real 6 ปีที่แล้ว +6

    Professor Axmed Ismacil Samatar, waxaa tahay Hanti ay Umadda Somaliyed haysato, Aqoonyahan Xal uheli kara dhibaatoyinka Somalida ragaadiyay Meelwalba ay joogan, Allaha ku xifdiyo, Umadaadana Allha kugu anfaca.
    Guuleesta Reer Somaliland,
    From Baledwayne.

    • @abdulazizjkhayre7052
      @abdulazizjkhayre7052 6 ปีที่แล้ว

      thanks bro fresh mind.

    • @abdikarimmibrahim591
      @abdikarimmibrahim591 6 ปีที่แล้ว

      Thanks bro maskax caafimaad qabta oo aqoonkasoo uraysaa kugu jirta Abdirahman Mohamed big greet from Borama Somaliland

    • @abdiasiiscolofornia4920
      @abdiasiiscolofornia4920 6 ปีที่แล้ว

      thnkz abdirahman zxp horta pro samatar waa aqonyahn somaliyeed wana dadka ama shakhsiyaadka ay Ku faanto
      balse somalidu way isxaqirtaa mrkaa somaliland horumarkedu waa horumar somalia
      beledwayne waad mahadsantahy

  • @saadkhadar108
    @saadkhadar108 6 ปีที่แล้ว

    GOD BLESS YOU prof AXMED ISMAACIL SAMTAR

  • @engmohamedaminabdilahibeil3225
    @engmohamedaminabdilahibeil3225 6 ปีที่แล้ว +11

    Aad Ban usugaynay waraysiga thanks Hctv Aqoon yahan pro-Ahmed Ismaciil Samatar

  • @ibroabdi7437
    @ibroabdi7437 6 ปีที่แล้ว +14

    Geesi geesi dhalay pro ahmed ismaciil Samatar madaxwaynaha mustaqbalka somaliland

  • @maxamedboos9899
    @maxamedboos9899 6 ปีที่แล้ว

    Prof axmed ismail samatar well educated person waxanu ka hadlay waxyaalo muhiima waana aqoonyahan dhamaystiran noolow adeer

  • @fuadismail7428
    @fuadismail7428 6 ปีที่แล้ว

    Afka shalay ku aamanaysay hadda hagu caayin, qofka fikirkiisa waa u xor dadkiisa & dalkiisana waa jooga marka ha lagu ixtiraamo, Qofka aqoontiisa & libintiisa waa inad u qirtaa adoo kaso hojeeda . Qof walba Quman Qalbi wacan Alle ha baregeeyo 👌🏻👌🏻

  • @KosovoO-vt5gl
    @KosovoO-vt5gl 4 ปีที่แล้ว

    WAA XOR FIKRAD AHAAN HADAL MEESHEEDU KA QAATAA SI QIIME LE OO NAAXSAN OO DALKEENA KHUSEYSA AYUU JEEDIYAA WAA QAAR KA MIDA WAX YAABAHAN KU TAAGEERO PRO: SAMATAR 👍🏼

  • @yahyefaroole560
    @yahyefaroole560 6 ปีที่แล้ว +2

    Asc dhamaantin
    Mudane maxamed ilig waan ku salaamay..
    Waad ku mahadsantahay barnamijka adiga iyo bahda horn cable

  • @sadiiqcawalle7859
    @sadiiqcawalle7859 6 ปีที่แล้ว +4

    Next president Inshaallah
    Next president Inshaallah

  • @mohamedarts8485
    @mohamedarts8485 6 ปีที่แล้ว +1

    the next president of somaliland insha Allah Pro.Ahmed I.Samatar

  • @hamzeducale1236
    @hamzeducale1236 6 ปีที่แล้ว +4

    dis like yaa siyay ma somalia sisay guuuul somaliland

  • @mohamedawale373
    @mohamedawale373 6 ปีที่แล้ว +49

    Horyaalka aqoonyahanada somaliyeed iyo guud ahaanba afrika pro axmed samater

    • @cabicilmiwarsame7875
      @cabicilmiwarsame7875 6 ปีที่แล้ว +3

      PR SAMETER WAA GEESI REER SOMALILANDER AH AQOONYANA AFTAHANA

    • @hassanmohamed4103
      @hassanmohamed4103 6 ปีที่แล้ว +4

      Mohamed Awale kan iyo aqoonba kaladheer

    • @dunzamaron1422
      @dunzamaron1422 6 ปีที่แล้ว +2

      Inu aqon leyahay la iskuma haysto lkn ka xumahay muuse dhiigyo qab inu daba dhilif i noqdo😡😠😠😠

    • @ahassan1205
      @ahassan1205 6 ปีที่แล้ว +2

      aqoontu hadaanay wanaaga iyo xumaanta ku kala tusin waa khasaare.

    • @abdurrahmanisse6729
      @abdurrahmanisse6729 6 ปีที่แล้ว

      A. Hassan Waa run. Aqoontu haddaaney in yar kugu tarin, waa dameer Malab saaran yahay!

  • @deleteabdi43
    @deleteabdi43 6 ปีที่แล้ว

    Wa siyaasigaan ugu jeclahy somalida mashallah ilahay cilmiga ha u dhereyo aqontisana wa in lagafaidaysta

  • @KosovoO-vt5gl
    @KosovoO-vt5gl 4 ปีที่แล้ว +1

    ARAGTI UDGOON OO DHEER AYUU LEEYAHAY PRO: SAMATAR 👍🏼

  • @abdikadir8645
    @abdikadir8645 6 ปีที่แล้ว +18

    Hadi maxamed abdi ilig uu waraysanlahaa Farmaajo dhididbuu kaga keeni lahaa,waa wariyayaasha hadal dalku uu haysto kuna faanayno Somaliland guul.

  • @KosovoO-vt5gl
    @KosovoO-vt5gl 4 ปีที่แล้ว

    MAASHAA ALAAH MASKAX HOGAAMINEED OO MACNE LE AYAA KU JIRTA HALA NAAXIYO QOFKA NOOL MAAMULKA DALKEENU DAD NOOL AYUU DOONAYAA PRO: SAMATAR WASIIRKA ARIMAHA DIBADA HALAGA DHIGO DHALINYARTA NOOLNA EE DALKEENA U HEELAN DAWLAD INUU AHAADO QIIME LE DG , HAAYADO , BADHASAABYO HALOO DHIIBO HALAGA SHAQAYSIIYO KOR HAW SOCDAAN DALKEENA SOMALILAND👍🏼

  • @Dabayl
    @Dabayl 6 ปีที่แล้ว +4

    Allahayoow, Axmed Ismaaciil hanaga qaadin. ! walaahi 27 sanadood nin la mid ah nama soo marin.

  • @cabdirashidhusein4384
    @cabdirashidhusein4384 6 ปีที่แล้ว +5

    waxan amiinsanahy axmed ismaciil samatar hadi somaliland talada dalka wax ku yeelan laha wax badan oo wax qabad ah bu lagu arki laha mida kale somaliya waxay donaysa inay somaliland daliiso walahy wa runtisa mudane muse bixi waxan ku taliin laha ninkan talays wax badan o wax ku ool ah ku jiira

  • @BAAHIYE24hr
    @BAAHIYE24hr 6 ปีที่แล้ว

    Pro Axmed samater fikir dheer ayuu wata karti iyo aqoon uu ku dabaqayo viva somaliland barakaysan♤♡♧

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah. Thanks professor Ahmed xaqiiqada aad had iyo goor
    Raadisid. Madaxtooyada sharaftaa iyo nidaamkaa aad ku sheegtey waxay ku tuseysaa kartida iyo dadaalka uu madexweynu lagu tilmaamay xitaa markuu uu mujaahidka ahaa markii uu SNM ku biirey wuxuu arkey askartii oo iska jaad tegeysa xeryahana cidleynaaya markaa wuu ka mabnuucey dhaqankaa isaguna qaadka ma cuno! Guul iyo gobanimo Somaliland

  • @sharmaarkecismaan205
    @sharmaarkecismaan205 6 ปีที่แล้ว

    legend legend legend pro Ahmed ismail samatar i support you where ever I'm going forward insha allah

  • @alibaas623
    @alibaas623 6 ปีที่แล้ว +17

    Qadaaad wayn marku barafaysarku hadlo meel baaa go da inta dariinta like

    • @abdim.m.q3127
      @abdim.m.q3127 6 ปีที่แล้ว

      Ali Baas miyuusan kii 2012 is sharaxay somalia

    • @cabdixasan4347
      @cabdixasan4347 6 ปีที่แล้ว

      QADAAD WAYNTA HAWIYE KUMA JIRO, SIYAASADA LASOCO SXB THANKS

    • @abdim.m.q3127
      @abdim.m.q3127 6 ปีที่แล้ว

      Cabdi Xasan hhhh iyagayba u bixiyeen waagii xasan shiikh

    • @---bk4lg
      @---bk4lg 6 ปีที่แล้ว

      Intuu geesi korneyl muuse biixi talada hargeysa haysto insha allah wuu naga qaban doona professor-kan waashay ee ismooday barack obama
      Korneyl muuse biixi hawlo aad u fiican buu ka wada gobolka somaliland .

    • @---bk4lg
      @---bk4lg 6 ปีที่แล้ว

      @@abdim.m.q3127 qadaad weyn iyo yamyam maaha magac ama nanays iidoor soo saaray ee waa magac Maxamed C Xasan u bixiyay askartii africanka iyo indianka u watay ingriis oo ku noola berbera .
      Taariikhda soo baro

  • @amiinmohamoud3273
    @amiinmohamoud3273 6 ปีที่แล้ว

    Waxay reer koonfurku ka xunyihiin oo ay u dhaliilayaan ma haystaan aqoonyahan u dhigma. Alle cimriga iyo cafimadkaba ha u barakeeyo prf Axmed Ismail Samatar

  • @ayaannaxidigtaawdal6408
    @ayaannaxidigtaawdal6408 6 ปีที่แล้ว +2

    Prof ahmed ismacil samatar walhi waxa badan baan no iftimisey khasatan wax badan baan kafa idey allah ku dhowro

  • @Mohamed_dayib77
    @Mohamed_dayib77 6 ปีที่แล้ว +1

    Professor Ahmed Ismail Samatar
    Si Wanaagzan Ayuu Uga Jawaabay
    Su'aalaha Uu Waydiiyey Wariyaha
    Mohamed Abdi Sheekh(Ilig)
    Professor Ahmed Ismail Samatar
    Waa Nin Hankiisu yahay Madaxweyne Intuu Sugayo Wakhtigiisa Wuxuu Caawinayaa
    Madaxweynaha Jamuuriyadda Somaliland Muddane Muuse Biixi Abdi Xildiid iyaddoo Talo iyo Tusaale Laysku Leeyahay Professor'ka Waxaan Leeyahay Intaad Wax U Qabanayso Somaliland Taarikhda Ayaa Ku Xusi Doonta Abaalkaad Somaliland U Gashana Waxaa Laguugu Guddi'doonaa Inaad Madaxweyne Ka Noqoto Insha Allah Haddaad Halkaa Imika Hawsha Ka Waddo

  • @mahamedwardi2996
    @mahamedwardi2996 6 ปีที่แล้ว +3

    Ninkan waa waajib in madaxwayne loo doorto .
    Guul baan u rajaynaynaa prof axmad ismaaciil samatar.
    Runtii waa Aqoonyahan.

  • @hibomohamoud4116
    @hibomohamoud4116 6 ปีที่แล้ว +4

    Naagaha xuneee mana wiiftoooyinka ah iyo nimanka jaajiliinta reeebadiyaha ah ee hada noloshu ubilaaabmayso masayrka joojiyada deee pro samatar waaa qayrkiinoo waxbarteee nolosha iyo aqooontiisa uquuudha. Waxan shegaya kuwa ka xunta ah.... jaafeeel caba dee magadhan ninkane..yur

  • @fardusdualleh2932
    @fardusdualleh2932 6 ปีที่แล้ว

    Well done professor A.I.SAMATAR you're the future of Somaliland.

  • @ninkadhiigaushubasomalilan6991
    @ninkadhiigaushubasomalilan6991 6 ปีที่แล้ว +2

    Madaxwaynaha mustaqbalka guul

  • @ahmedfarah3663
    @ahmedfarah3663 6 ปีที่แล้ว

    He is a leader Somaliland needs he is an asset they should use his leadership skills May Allah Bless our beloved Country

  • @soolarsamereco.4860
    @soolarsamereco.4860 6 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah waa geesiyaasha iyo cududa aynu ku faano waa shaqsiga kaliya ee aanu muran ku jirin iyo gorgortan midna toona aan galin waa Aqoonyahanka koowaad ee somaliyeed iyo guud ahaanba Africa ....

  • @saeedm.ismail7813
    @saeedm.ismail7813 6 ปีที่แล้ว +2

    Good journalist m.ilig👍

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 6 ปีที่แล้ว

    professor waxan oo hadal ah somaliland wax maku qaadataa oo maku dhagaysataa

  • @eartrail
    @eartrail 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah maxamed ilig iyo prof ahmed aad ban idin salamaya noolada. Somaliland nabad iyo caano.

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 6 ปีที่แล้ว

    If I remember, Mr. Samatar was the jack of all trades and good for nothing! He always pointed out how something could be done better in his homeland but has done nothing himself. He naively believes that his western academic jargons can cure all Somali problems. I would like to say to Mr. Samatar, “A Real leader does not stay outside of a system but injects himself into that system to transform and change”. Academics like you are like “prides” who are fragile and needs their faces to be polished, egos protected, and speeches listened! On the contrary, Somalia needs strong leaders with high testosterone who can bring this nation together. LESS TALK MORE DOING!

  • @ayaannaxidigtaawdal6408
    @ayaannaxidigtaawdal6408 6 ปีที่แล้ว +2

    Wan ku salamay maxamed ilig waxad tahay wariye aan aad u aminsanahay wareysi aad u fcn Somaliland hormar baan u rajeynayaa

  • @AbdirahmanDerajo
    @AbdirahmanDerajo 6 ปีที่แล้ว +2

    qodobbo aad u muhiim ah ayuu ka hadlay.

  • @hamsaadam1064
    @hamsaadam1064 6 ปีที่แล้ว +33

    Yaa igu raacsan in proff Ahmed Samatar lagu badalo md kuxigeen saylici

    • @maxamed5ds117
      @maxamed5ds117 6 ปีที่แล้ว +1

      Xamse Adam aniga

    • @bukharimohamed3828
      @bukharimohamed3828 6 ปีที่แล้ว

      Saylici doorasho shicib ayuu kufadhiyaa qof mabadalikaro

    • @roodanuur8502
      @roodanuur8502 6 ปีที่แล้ว +7

      Ninkaan madaxweyne mooye wax kale uma qalmo

    • @mudanemudakar8456
      @mudanemudakar8456 6 ปีที่แล้ว +1

      Muuse halagu badalo boska ayuu uqalmaa ka kufadhiyaana aanu uqalmine salici abu maqas hayska joogeee

    • @apdifatahnuuradan4030
      @apdifatahnuuradan4030 6 ปีที่แล้ว +1

      War ninka muuse ha lagu badalo ama iska sugto waqtigeda.
      Saylici booskiisa ayuu u qalma

  • @siciidmaxamed5819
    @siciidmaxamed5819 6 ปีที่แล้ว +5

    Waa sugaynay barnamijkan thnkz hctv

  • @abdifatahnabil
    @abdifatahnabil 6 ปีที่แล้ว

    Aqoonyahan Axmed I Samatar
    nin meel fog wax ka arkaya
    alle aqoonta haku barakeeyo
    We Are Somaliland Spécial Forcés

  • @ahmedsaciid9554
    @ahmedsaciid9554 6 ปีที่แล้ว

    Mind you, Ahmed Ismail Samater is a true somalilander

  • @abdiasiiscolofornia4920
    @abdiasiiscolofornia4920 6 ปีที่แล้ว

    prof samatar non qaaliya aqoonyahn Somaliland guul somaliyana waa walalahy cuqdada halayska dhaafo horumarka ka qayb qaata

  • @dahirnur7484
    @dahirnur7484 6 ปีที่แล้ว +5

    Caalamada Somali ugu caansan Aqoonyahan Ahmed Ismail Samatar

  • @maxamed9735
    @maxamed9735 6 ปีที่แล้ว

    Better video

  • @a.hakimsufi4910
    @a.hakimsufi4910 6 ปีที่แล้ว +14

    Madexwaynaha. Mustaqbalka dhow ee somaliland

    • @mahamudshire8862
      @mahamudshire8862 6 ปีที่แล้ว +1

      Madax wayna ha somaliland ee mustaqbaka muuse biixi dabadii

  • @habicabdi5071
    @habicabdi5071 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah pro samatar iyo muuse biixi waa dad aqoonleh

  • @samaaleosman2556
    @samaaleosman2556 6 ปีที่แล้ว +1

    Aqoon khasaartay iska daa siyaasadoo hadaad wax qaban rabtid aqoontaada uga faa idee dhalinta intaad kursi raadinaysid waxaa kaaga fiican inaad 1hal buug oo somaai ku qoron maad qortid halagugu xasuustee 😏😏

  • @kuulman9240
    @kuulman9240 6 ปีที่แล้ว +1

    Aadban uga xumahay halka laga filayay iyo halkad istagtay

  • @ayubmohamed3729
    @ayubmohamed3729 6 ปีที่แล้ว

    I will make this clear once for all. I see lots of progress xasidin particularly young Somali ppl hating on Somaliland. (Product of the old tree) Calling it names it doesn’t deserve and saying it’s isaaqland. This nation isn’t going to join back to the failed state Somalia which is full of hate and tribalism. I can bet on my life that majority of ppl living in Somaliland from end of borama until the boarder lies near close to nuguul area that ppl are more in trusted in Somaliland. Message to all people of Somalia, we will never join the union until we all die... is evident Somalia doesn’t have people who cares about her well-being and on the contrary, Somaliland has people who are willing to die for it and sincerely have clean heart.. we pray For Somalia and will never part of it. The professor Ahmed guleso sxp.. dad iyo duniyo waa Somaliland..

  • @yasinomar3273
    @yasinomar3273 6 ปีที่แล้ว +1

    wax xikmada ma sheego kani waa nin iska wareersan oo cuqdad hawiye iyo daarood ku dhacday, wuxuu ka hadlayo cid walbaa og waa maangaab hadal jecel

  • @cabdiraxmanbooyo
    @cabdiraxmanbooyo 6 ปีที่แล้ว

    Waa madaxwaynaha muuse dabadii insha allah halasoo casuumo mr xaglo toosiyana isna waa ku xigeenka saylici dabadiiye

  • @yusurmariinxiga4277
    @yusurmariinxiga4277 6 ปีที่แล้ว +2

    Budhcad badeedii iyo Qadaasweyntii pro axmed maba dhagaysanayaan maanta

  • @waayoarag531
    @waayoarag531 6 ปีที่แล้ว

    Madaxweyne waa inanka dhiganaa pro axmed ismail walaahi waa nin kasoo baxaya.
    Somaliland waxbadan buu ka badali lahaa runtii

  • @maxamedamiir6085
    @maxamedamiir6085 6 ปีที่แล้ว

    Prof ismail samatar aqoon yahan dhaba alle hakugu wado

  • @jamaali5535
    @jamaali5535 6 ปีที่แล้ว

    Waxaadan doonayn dhagaysigiisa majeclid long live profisor

  • @mohamedmabdi744
    @mohamedmabdi744 4 ปีที่แล้ว

    hope he will inshlh Somaliland Next president to Bihi @2020

  • @abdullahimohamed2000
    @abdullahimohamed2000 6 ปีที่แล้ว +4

    Wanlaweyn ama se siilweyn kuwa somaliya ka soo caytamaya ee leh prof Samater muxuu somaliland uga hadlayaa ma idinka ayuu idinka sheekayn lahaa yamyam iyo qadaad weyn garashada gaadhi la idinka saar

  • @raamaale5
    @raamaale5 6 ปีที่แล้ว +2

    Prof ka amba kulama taliyeen wasiir asagoo maanta haduu madaxweyne isusoo taago 99% helaya codka dhalinyarada aqoonyahanka iyo qabaailka kala duwan ee somaliland

  • @ducaalea1918
    @ducaalea1918 6 ปีที่แล้ว +2

    Waar ninkii Ahmed baryan dhiig miiran buu noqday! Ninku Geesinimo ayaana ka muuqata!

  • @abdurrahmanisse6729
    @abdurrahmanisse6729 6 ปีที่แล้ว +1

    Sareedo Xasuuq kale ey u baahan tahay. Allow yaa Siyaad Jannagale soo nooleysiiya!

  • @sahalyusuf6106
    @sahalyusuf6106 6 ปีที่แล้ว +4

    Wariyaha kaliya Aan Tageero

  • @niciimacali4464
    @niciimacali4464 6 ปีที่แล้ว

    Madax weynahyga mustaqbalka somaliland pro Ahmed Ismail samater wn ku dooran doona

  • @dareenkabulshadatv263
    @dareenkabulshadatv263 6 ปีที่แล้ว +1

    alaha cimrigag ha ku barakeyo macalin

  • @gmaalyounis1152
    @gmaalyounis1152 6 ปีที่แล้ว

    Profka ugu aqoonta badan Soomaalida noolow adeer. Soomaaliya runta ma jecla.

  • @jadams5318
    @jadams5318 6 ปีที่แล้ว

    Odeygu waqtigiisa waa dhammaaday waa nin ugu yaraa. 80 jir ah Siilaanyo ayuu la fil yahay ee waxaa laga doonayaa inuu masaajid iyo cibaado
    Ku ekaado oo u daayo siyaasadda dhallnyarada 30, 40, 50 jirada hase yeeshee 80 jir waa waali cad axmedow !!

  • @hassanallaalechannel155
    @hassanallaalechannel155 6 ปีที่แล้ว

    War waxa aad ku digatay cilmigii iyo sharaftaadii eed lahayd tag sorry sorry sorry
    Wllhi wa dambilayaashii shaadhka cad xifhan inta igu racsan like ha igala dhaafina thanls

  • @apdyrahmannahwe8591
    @apdyrahmannahwe8591 6 ปีที่แล้ว

    qofkii somaliland ka hada waxa aqoon ah malaha waana cunsiri wa sida ey aaminsan hayiin dadka somalia ...horta waxaan la yaaban ahye dad iygu is xalin kari waayey oo ciidan ajaanib ah nabadooda sugo siyaasada wadamo kle gacanta ku hayaan ..hada iygu isku miiqen ee somaliland uun indhaha kuzoo eegya hadh iyo habeen......

  • @sabaxalnur
    @sabaxalnur 6 ปีที่แล้ว

    Assalamu Calaykum; Salaam iyo raxamad ilahay korkiina ha ahaato.
    dawlada SOMALIYA waa inay wadahadalada maamulka somaliland sheegta wado gaaban u marto; Somali qabiilo ay wax ku qaybsataa kuna heshiisaa.
    Waa inayna dawlada Somaliya ka xishoon inay marka hore kala saarto qabiilada ogol ama taageersan midnimada somaliyeed ee dega dega Awdal,Sool iyo Sanaag.
    Dawladu waa inay la hadasho qabiiladaas suldaanadoda,isimadoda ama caaqiladoda. Waayo Somalidu waa qabiilo sidaas ayuna xalku ku yimadaa.
    Very important:
    == Somaliya waa inay marka ku tidhaa mamulka somaliland, Samaroon,Ciise,Warsangali,Dhulbahante waa inay soo dirsadaan suldaanadoda iyo caaqiladooda oo ay sheegeen mowqifkooga iyadon khasab jirin. Wali dawlada federalaka somaliya waxba ma weydii qabiiladani degen somaliland!!!
    lakiin waa in suldanada iyo isimadaas siiba Awdal nabad galyadooda la damaanad qaado waayo gobolkani waa gobol xidhan oo ka duwan gobolada bariga ee somaliya u furan.
    Xaqiiqdu waxay tahay In marka hore somaliliand cid uuni dadka kale dusha kaga keentay.
    - Somali baan ka go,nay gobolka Awdal ma aaminsana mana aqbalayan. Dadka reer Awdal waxay rabaan in dadkoga Somaliyeed wax la qabaan,oo Xamar, Garoowe,Balad xaawo meel kasta somali is wada shaqaysato.
    - Magaca laftiisa lama ogola sababta keentay.
    - Calanka laftiisa waxba lagama weydiin reer Awdal,waxa la arkuun calan la dul sudhay.
    - Saami qaybsi iyo wixii la mid ah iyada hadalkeega daa!!
    Reer Awdal sidee ayay rabaan?
    * Waxay aminsan yihiin in dadka somaliyed aanay sina u kala maarmi karin oo anay jirin sabab dadku u kala go,aan.
    * Waxay og yihiin in Somaliya ayna kala go,i karin,oo dadka Somaliyed aanay marnaba yeelayn.
    * Waxa cid walba u dan ah in dadku sii horeba u jirtay Xamar iyo Borama ama Harrgaysa ay isku socdaan oo kala shaqaystaan.
    =======================================================================
    Dawlada Somaliya waxa ka qarsoon waxyaabo badan, maxay tahay?
    Dadka Somaliyeed waa qabiilo, waa in dawladu is weydiiso reer Awdal dawlada Somaliya ma taageersan yihiin? Sool iyo Sanaag dawlada somaliya miyay ka soo horjeedaan?
    Intaa dawlada Somaliya markay garato, waxa soo hadhayba waa gobolkii waqooyi galbeed kaliya!!
    Caalamka wax ka khuseeya ma jirto arimaha gudaha ee Somaliya, cidii dawlada Soomaliya ogoshahay ayuun baa wadahadalada mart galin kara.
    * Waxay ila tahay inanan cidna ku xadgudbin ee aan sheegay sida ay iila muuqato.
    ALLAH ayaa mahad leh.

    • @nuuraabdilahi9594
      @nuuraabdilahi9594 6 ปีที่แล้ว

      sabaxalnur hhhhhh😂😂😂😂😂😂dadkinu siday wa u fahman aqonyahanadii reer awdal sodigaa arka inay fara madhan ka tagan yihiin midnimaday donayeen adeer cidna ma qancin kartane horta amisom iska xoreya wanu idin ducaynaynaa

    • @mohamedmohamud5865
      @mohamedmohamud5865 4 ปีที่แล้ว

      Good points without action

  • @gaaleef
    @gaaleef 6 ปีที่แล้ว

    Muuse Biixi 1000 qof oo Samaroon ah ayuu ku dilay Borama 1991, Dr Samatar malaha historigaa muu dhigan.

  • @cabdixaafidaxmedhurre1172
    @cabdixaafidaxmedhurre1172 6 ปีที่แล้ว

    professor Ahmed Ismail samatar Is national hero

  • @abdullahihussein2511
    @abdullahihussein2511 6 ปีที่แล้ว

    Maxamed cabdi ilig hogaamiyaha dhalinyarada waxaan aaminsanahay inay khibradiisa saxaafadeed tahay ta ugu saraysa somalida waqtigan nool

  • @mohamedyemeni9060
    @mohamedyemeni9060 5 ปีที่แล้ว

    viva samaroon

  • @abazhasami1468
    @abazhasami1468 6 ปีที่แล้ว +3

    Musalal miyaa barmamij aad u macaan weeye runtii

  • @h.a.baazka9861
    @h.a.baazka9861 6 ปีที่แล้ว +2

    Aqoonyahan samatar hala faa iidaysto hanbalyo

  • @museadan2109
    @museadan2109 6 ปีที่แล้ว

    Illgow su'aala haku socelceelin xiisaha ka guuraayee! Samater waxbadan ma ooga

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 5 ปีที่แล้ว

    somaliland wadankooda la dumiyay bay dhisayeen ciidamado dhisayeeen jamacaado samaysanayeen wershado yaryar bay dhisteen somaliland manta waxay leeyihin asaaxb badan wadaamo badan oo qiimeeya jira fadhiidna maha somaliland citirafkana sidiisa ciyaar kuma yiamdo somaliland haday dagaal la geli lahayd somalia wa la citirafi laha lakiin iyaga peace jecel waan sax inay peace jeceladan mida kale wadanki aay ka goayeen ayaa jaahwareeray oo sida maydka u suuuxsan marka fadhiid maha haday tahayna adoo miidhan baa ka dhigay oo 30 ka soo hor jeeday hadana waxad raadisa sed bursi reerkiina la siiyo sidan aad uga cad hadalkaga marwalababa marka samater adiga waad u doodi karta somaliland lakiin waad hagratay wax fadhiid la yidhadan ma jiro somaliland guuuuuuuuuulwayn oo la taaban karo gaadhay marka ilahay qadaro waa la citiraafaya hadana wa soo dhowatay wadan ahaan waa wadan jira inaad wadan noqto cidna uma daba fadhido lakiin waxa maqan wa duplimacaiyadii bes guuuuuuuuuuuuuuuuuuul somaliland hadan 100 sano la citirafin somaliland ma niyad jabayso walee

  • @Drqool-pg1qr
    @Drqool-pg1qr 6 ปีที่แล้ว

    ethiopa waxa ay noqonaysaa wadanka maamula geeska farica somaliyana ciiday cunsiinaysaa waa yo somalidu iyagaa isku xaasida markaa hore mari maayaan xaasid ma aflaxo ayaa hore loo idhi

  • @abdirahmanismaciilfurre4001
    @abdirahmanismaciilfurre4001 6 ปีที่แล้ว

    HORTA SU,AAl
    Reer Somalia maxay u colaadiyaan Somaliland.????!!!!!!????
    Waayo reer Somalia Kama hadlaan Djaboti, DDSI, NFD, kuwaasi maanay soomaali ahayn?

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 5 ปีที่แล้ว

    32 wasiir waa galbeed badankooda balse cadalad daradiisa beelaha darafyada oo ah laba tuulo min laba boqol ookun buu doonaya in 9 la siiyo iyadoo hj lixda gobol degan laba wasiir leedahay walahay wax xaq u leedihin wax ka wyan baad rrabtaan meeshan hadii saami qaybsi laga dhigo waa federal ma federal baad doonaysa hj markay 3 wasiir qadtay samaroon 3 weli way raban wax kale somalida xaqa ma yaqanaan rabina kama baqan reeraah aamusan waxan leeyhaay xaqiina doonta hadii meesha sami qaybsi yiamdo iminka maha waa madaxwayne la doorto ayaa doorta wasiiro hadase na tustan taa anagana kaayagan rabana dabadeena idin qadi doona waayo hal tuuulo ayaad is dad leegtihin marka doorashada itoobiya uga yeedhan laakiin meeshiina cidi ma joogto

  • @maxamedahmed2620
    @maxamedahmed2620 6 ปีที่แล้ว +3

    Waligedba Somali cilmiga iyo caqliga iyo adun kaba dir Aya hogamisa talada dalkana Hadi larabo Somali in marlabad la arko ayaga talada halodhiba

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 5 ปีที่แล้ว

    amaraykanka wuu diiday nin wadankiisa u dhaartay oo ah inu madaxwayne ka noqdo wadan kale marka maba noqon kartid hadii kale waa inaad sharcigooda celiso

  • @engmatan1308
    @engmatan1308 6 ปีที่แล้ว +4

    S.cali shire waa fashilmay ee ninkan halagu badalo booskiisa

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 5 ปีที่แล้ว

    samater waxan moodi jirya inu aduunka la socdo eleteria iyo ethiopeia waxa heshiisiiyay oo bedelay wa imaraad waxaa heshiiska geeska awadna waa iyaga waxa klee oo wada dowladahan waayo china ayaa wadankii soo gelaysa africa si taas looga hortago farogilin baa jirtaa la soco dunida

  • @mohamedabdullahi7839
    @mohamedabdullahi7839 6 ปีที่แล้ว

    xanta iska dhaafa wadadka idinka u shaqaynaya kolay dhaliyarow tan kale qabyalada iska dhaafa wax barta si aad jahilnamada u ga baxdan allaha idinka saaro aamin somaliland iyo somaliya intuba waa un qoys is dhalay afxumada iska daaya dhalinyaroy cayda iyo qunmunka subxanalah generationkii dalka waa kaa yaa u maqan allahu akbar wlahi ban qabil godkii cidlada ahaa kula galay waa rer hebel ku haya inta adunkan maro cad lagaga xidhxidhayo ilowna wuxuu ilaah kaaga rabay oo cibaado ah alle ka cabsada intaa kadib wlle dadku waxay u bahan yihin inay jojiyan kala fogan shaha dadka walalaha ah maantay uma bahnin qabyalad waxay u bahanahay isku duubni qofkan qaraabo kulahayn wa kee somalida kale bal wax yar fakar oo naftada xasuusi wll mahad sanidin

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 5 ปีที่แล้ว

    waxaan ogaday laabda beelood darafyada yidhaahden hadanu parliment power wayn ku yeelaano waa halkan ka qasi karano somaliland waxana ka maqlay meesha la yidhaahdo paltalk hada loo bahadona iyado duuban baan hayaa marka ader beelah darafayada horta dalkan dacad u noqdda oo jeclada taan kale ogoladaan inaad ka yar yihiin dadkan oo xaqa inta uu idin ogol yahay ha ka boodina hada ka baxaysan buuro soo dacaa cirka iyo dhulka yaad u kala haysan dadkan isaaq way idin ixtiraman oo hadalka idinkuma cadeeyan aana idinku cadnaya wax aaydan xaq ulahayn bad taabtan

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 6 ปีที่แล้ว

    Waa cidda Axmed samataraw wax kaa dhagaysata

  • @aminafarah6138
    @aminafarah6138 6 ปีที่แล้ว

    Waa in wasirka kharajiga lagadhigaa inshaa allah

  • @muhammadg2913
    @muhammadg2913 6 ปีที่แล้ว +3

    Manch allah guulayso masuul

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 6 ปีที่แล้ว

    waayo inta lagu waraystay baa ciidaa katira badan markaa wax maka fuleen oo ma is leedahay waxbay ku qaateen.

  • @yusurmariinxiga4277
    @yusurmariinxiga4277 6 ปีที่แล้ว

    somaliland maaha adiga ayaa hostile ah intaad somaliland soo eegaysaa car nabad samaysta xitaa haddii aad tahay puntland . anigu somalia meel aanan ragin malaha hotel shaamow maalintii la qarxiyey l was in baydhabo so shabaab iska celiya

  • @alibarre7010
    @alibarre7010 6 ปีที่แล้ว

    Kanii Pro Iska daayee high school qof ka baxay sidiisii uma halaayo