Kolka hore ba waan arkayay inay isku lisayaan oo isku dirayaan laba nin oo Habarjeclo ah. Waligeed lama arag Habarjeclo kala qaybsanta iyo isaaq kala furfurma WADANI Ka hor.
Ilaahayow caqliga hanaga qaadin kkkkkk. Garxajis uuu aaaa kkkk Hal qabiil kursiga ma isa saari karaa kkkk? Waligiin kursi gaadhi maysaan bal g36 halka ku gaadhaan waxba hanaga siinina.
Waa runtaa iyaguunba iska shifee,maalintuu mowliid lahaa xirsi lacagtiisii waa loo celinayaa ayaan fahmay in loo wadu ninka Sita lacagtii uu dowladda hoose iyo dadwaynaha ka soo dhacay ee tuugah .
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد Waxa jirta marka qofku wax iska dhaadhici ka fog xaqiiqada oo uu waqti badan gali, waxa ka yaraata Hurdada waayo madaxdiisa ayey wax kale ka guuxayaan markaa Ninkan Dhukuran sida Aqoonta cilmiga Nafsiga wuxuu ku jiraa waqti adag waxaanan uga baqyaa inaanu Saaxi ahayn….Markaa imika wuxuu u baahan yahay in uu nasto… Waa Khayran katiiran
REER SOMALILAND WARKOODU WUU CADYAHAY IN KULMIYE SOO NOQONAYO MARKALE WAXAY OGAADEEN IN MUUSE BIXII LEXJECELO KA LEEYAHAY DALKAN. WAXANAY U HILINAYAAN CIDAMADOODA QARANKA EE CAYDOODA XUSBIGA WADANI KU OLOLAYNAYO IYO KUWII AY BUURTA KU LAYEEN IYAGOO KU JEESJEESAYA OO U ADEGAYA CADOWGA SOMALILAND.
Garxajis ninka u hiiliya aya ku dhiban hjeo inaga illlaaliya waa svaxda garxajis ka wadani xirsi iyo xaashi cayda gafka lagu hayo waad yaabaysa waana kuwa garxajis ee wadani tageera
Nin waayn baad tahaye Libaan xil.kama hayo Waddani laakiin hadii lagu soo diray si aad ukala disho HJ iyo HY waanu ku fahanay heego dabadhilif xun inaad tahay.
Wadani waxa ku jira kuwo gidaarada gaalada siday qabiil ugu muransanaayeen hawlgab ku noqday oo gunadii gabowga iyo saaqidnimada loo ogolaaday ka dibna iyaga oo derderan dalka ku soo laabtay qabiilkoodiina ku yidhi aqoonyahan ingilishka wax ka fahma ayaan ahay reer sheekh isxaaqna si fiican u yaqaan marka laysku dirayo!!! Bal magaca garxajis maxaa keenay oo doorasho lagu gelayo!!!! Liibaan wuxu yidhi magaca garxajis baanu ilaalinaynaa si qabyaald uun kursiga loogu yimaado qaska iyo waaliduna u taagnaato!!!!!
Kolka hore ba waan arkayay inay isku lisayaan oo isku dirayaan laba nin oo Habarjeclo ah.
Waligeed lama arag Habarjeclo kala qaybsanta iyo isaaq kala furfurma WADANI Ka hor.
Waa curur xisbi sheegty oo dadka isku dir la dhex jooga
Dadka xanuunsanayaa kubadan wadani guul kulmiye
Kulmiye guul xisbiga mujaahidiinta muuse biixi CABDI xildiid geesi qaran jiro joog cadow ciile codka shacabka guul insha Allaah allaahu akbar 7 kale
Man Shaa Allah may Allah SWT bless you with his mercy and Barakah Bi'idni Laah In Shaa Allah. The way you support your Country thanks brother.
MUWAADIN U CODEE QARANKA SOMALILAND ❤❤❤❤
Maxay maashaa maba lulatee wadani isagaa is Dumiyay yaahuuuu
Horta hj kanoocaasa, ee munaafaqa ah waa inay shaqo kaqabataa, anigu waxaan leeyahay koofiyad baclayaasha, garxajis,iyo xisbiyadooda toona hj umabaahnee, haka dhexbaxaan hj, oo dibdanbe yey soo dhexmarin oo hajoogaan dhulkooda , waayo waxaan xasarad ahayn lamay soo gelin, cid ubaahani majirto,
Absolutely Habarjeclo wey Amineyn Habarjeclo Xisbigaan Kulmiye ayeydu wada laheydeen teer baladhaan ee suber awal xisbiginan Kulmiye kalaya waana inta yar ee tagtey xisbiga wadaani Habar jecelo waa joogta Kulmiye
Cajiib oo ma Garxajis kaliya aydun madaxwayne u noqon deee subxanalah
Maya laakiin hadii la yidhaahdo uma qalantaan xilka oo cadow baad tihiin waanu u tashan deegaankayga.
Waa runtaa wll qli ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Reer wadani Kulmiye wu kaga cabadiyry calyada ayey qubayaan guul iyo gobanimo Somaliland reer Kulmiye gesiyada huwanta gulaysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ilahayoow wadani haso sarin. Kulmiyana isaga dalka dacad u ahe gusha sii alhuma aamin
xusbiga wadani habar yoonis hadleysa arki meysid . ciidagale uunbaa hanjabaya
Dadka kale ayay ka didinayaan
Waa runtaa ciidagale laangab.ah baa ciro dadka kudiraya🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@@awiladen7814 walaal waa dambi inaad tiraahdo ciidagale waa laangaab.
Laakiin kuwooda xun ayaa cirro dadka ka eryaya waa runtaa.
Waar hoy habaryoonisay haddaad caqli leedihiin iska fogeeya liibaan xuma talis iyo kuwa kale ee ciidagale sheegta ee magaciinna dilaya.
Cida gale waa cadowga koowad e hy iyagaa dadka ku dira oo loo soo adegsaday hy imkay darentay
❤❤❤❤guul somaliland guul kulmiye ❤❤❤❤guul ssb hj kulmiye ❤❤❤❤❤
Well said very powerful piece
Ninka xisbiga wadani loo wada waa Cabdikarim mooge, Horan usheegay Habarjeclo wake up oo xisbigina kulmiye aamina
Yaa kuu sheegay ?
100% ina Mooge! Cashuurtii Habaar-Awal ayuu siiyey Ciro.
@@oogdhugee_3072 Salteeko xaarka buuxana muxuu u qabtay Hargeysa?
Kulmiye Guul Soomaaliland oo dhaan baa iska leh guul
UBAXLE MEDIA. masha allah. Waa meesha qudha ee aan warka jumuhuriyada somaliland ee barageysan kala socdo.waxaa qormeysa tariikh. Waxaad kaga jiirta baal dahaba .kulmiya waa hurumarka shacabka jumuhuriyada somaliland ee barageysan guuuul guuuul guuuul 💛💚
Waay awoowgay xirsi wan garanayay Iinay ku gadayaan Lkn Wakhti fican Ayyay ku sheegen
Guul guul guul In Shaa Allah
WAAA NACASE CAAQIGU FUUTADA KAA GAA JEER MAA REER BAA MADAXWEYNE SOO SARIKRE😅😅😅😅
XASSAN WAA BEENLE CIIDNA UMA HAAYO😅😅😅😅
Kani waa kaladagaya wadani
Liibaan wuu ku yara khafiifay qabiilka meesha xisbiyaa la doranayaa 😂😂😂
Somaliland Guul iyo gobanimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Ilaahayow caqliga hanaga qaadin kkkkkk.
Garxajis uuu aaaa kkkk
Hal qabiil kursiga ma isa saari karaa kkkk?
Waligiin kursi gaadhi maysaan bal g36 halka ku gaadhaan waxba hanaga siinina.
Xirsi hadii laga qaado xisbiga abaalkiisaa helay waayo adeerkii oo kii dadka ba baray ayuu caayey oo aflagaa deeyey markaa wiixi ku dhacaaba waa sax
Ciidagalega lagu wareejinayaa waa ina mooge xirsi cidluu yaalaa
Waa runtaa iyaguunba iska shifee,maalintuu mowliid lahaa xirsi lacagtiisii waa loo celinayaa ayaan fahmay in loo wadu ninka Sita lacagtii uu dowladda hoose iyo dadwaynaha ka soo dhacay ee tuugah .
@saxar6675 true say maanta cidla muu ahaadeen hadana baroortaynu sugi
ASC walaale ooya oo xirsi Ku ooya oo so erya waxa idiinkeenay waali habarjeclo waa been baladhan kuma baahna faqsha ufu wadani
Waxay mogan yihiin xirsi iyo inaan laga macashayn wadadii udub ayaa lamarinayaa wadani
WAXABA UU MEEYE SOCONE NIIMAN CIIDGLE OO BUULCADA BAA KAA EERYE UMADA😅😅😅😅😅😅😅😅
Waxoodu waa habar dhali weydey aleelo ku waalatey.
Kaa yari waa hogaamiyahooda ruuxdiga ah.
Ku soo dhawaada xisbiga mujaahidiinta iyo horumarka Ee Kulmiye. Rer kaah iyo Dhamaan muwaadiniinta jamuuriyadow
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
Waxa jirta marka qofku wax iska dhaadhici ka fog xaqiiqada oo uu waqti badan gali, waxa ka yaraata Hurdada waayo madaxdiisa ayey wax kale ka guuxayaan markaa Ninkan Dhukuran sida Aqoonta cilmiga Nafsiga wuxuu ku jiraa waqti adag waxaanan uga baqyaa inaanu Saaxi ahayn….Markaa imika wuxuu u baahan yahay in uu nasto…
Waa Khayran katiiran
Kilimciye guul muuse guul waayo ka la dhibay waa muuse ee7 sano la warabiya cadab waxu gaban lahab inkasto waxa kaqaldamey ba waayo waa bilaadan laakin intuu gabtay baa badan wataa maanta aduunki inabaray isago cid cawin gabanay doorashooyi muuse waa halya qaran❤ inta ka xun muuse isag cirka roobku og❤
Abdirahmanow indr ka xanuusana e maskaxda ka buka inaga daa
Wa lagu aakhiro seegayaaye
Ubaxle, faalo qurux badan bay ahayd. Tks
ARINKAA MARHORE AYAANMAQLEY INEYDOONAYEEN SI AY XISBIGA UGUSHAQEYSTAAN XIRSI CODBEYKADOONAYEEN HADEYGUULEYSTAAN XIRSI WAALA'ERYAYEY INA MOOGE AYEYLADOONAYAAN INUU KURSIGA KUFADHIISTO C/RAXMAAN DABADII DADKANI FAYSAL MARABAAN HOOSBEY UDHIGAAN WAAYO WAA AQOONYAHAN GUUSHU WAA KULMIYE VIVA SOOMAALILAND
Janjankan wa niinka an uu nacay xisbiga wadani .cirro kan iyo afar dibjir oo cidagale ah ba la degay cirro oo uu island qaban wayey
Ubaxle welcome back home
Hadiiba garxajis sobayaayo waa udub❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤GUUL KULMIYE ❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw
REER SOMALILAND WARKOODU WUU CADYAHAY IN KULMIYE SOO NOQONAYO MARKALE WAXAY OGAADEEN IN MUUSE BIXII LEXJECELO KA LEEYAHAY DALKAN. WAXANAY U HILINAYAAN CIDAMADOODA QARANKA EE CAYDOODA XUSBIGA WADANI KU OLOLAYNAYO IYO KUWII AY BUURTA KU LAYEEN IYAGOO KU JEESJEESAYA OO U ADEGAYA CADOWGA SOMALILAND.
Mansha. Allaah. Guuuuul. Guuuul. iyo. Gobnimo. Kulmiye. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ninkan nac nacda haya ,miyuu nafdiisa wax u qabto ,oo uu shaqo tago ,isaga ayaa qol ku xidhan ingiriiska, somaliland guul iyo gobonimo
Ciladagele faysal baa siyasi u.ahe de haracan lakin ciro dadka haku dirina meelwalba umada uu ciro codka ka rabo haku dirina cidagale lows🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Afar xanuunsanaya oo ciidagale ah ayaa waddani dhibaatada ku haya. Magaca garxajisna si xun u isticmaala
@Kadar-ex8xp waa munafaqad de faysal hakasoo dhexqayliyan🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Ciro waa ninkalba mass qaadanaya
Xirsi iyo habarjecloba reer wadani si fiican bay u khiyaameeyeen
waa Nin xanuusanaya oo Qabiil madax maray Alleh ku doori
Waar maxaa cadhaa hayssa
Aamiin.aamiin.aamiin.ya.rabi
Somaliland guul ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Inaalilaahi wa inaaliaahi raajicuun waa buura fuulkii إنا لله وإنا لله راجعوع
Wlee O'Day Ciro cbb uu liiban xumo talis ugu horeyo ayaa dhiqo lugaha uga linaya oo waa kuwaasi maclaa xirsi iticsamata eryaya wa yaabee
Waa miskiin jaahila
Viva kulmiye guul inshallah 💚💛💚💛💚💛💚💛
Liiban geesi dheh waa war fiican kusoco waan kugu raacsanahay
🎉🎉🎉 Ubaxle Media magadsanid wax badan ayaad daaha ka rogtay
Iskuma muuqdaane runta u kala sheeg.nin todoba sano lugta hayey shaqadii loo igmaday madaxwayne muse. Waa maquuste ee sheeg runta.
DHYKURKII SIKHRAANKA AHAA
Waa ina mooge ninka xisbiga wadani lagu warejinayo
Ubaxle24 mujaahid guulayso
Guuuuuuuuuuuuuuuul somaliland❤❤❤❤❤❤guuul❤❤kulmiye❤❤❤isha allaah❤❤❤
❤❤❤ allehasahlo ❤❤❤ kkkkkkkkk ❤❤❤waar Ciro waa tuug❤❤❤ insha'Allahu waliggii fuulimaayyo ciro❤❤❤
Fasal waa basaaskii Gani if you forgot. Did you forgot uffo plight who spied on them?
Waidaa khaaadibul jaahil6una qaalu salaama wadani waxaanu leenahay waxbadan baa laidiindulqaataa idibkaa dhaafi xamar aaaadi jahilkaa iska hadle
Wallee habar yoonis rag maaha haddaanay iska fogayn liibaan xuma talis iyo qaar badan oo ciidagale sheegta.
Ciro wa nin miskina viva Somaliland Issaq wa mid
❤❤❤❤❤
Good comments go forward
Oo Horta kaasi cidii markii horeba wax ku Darsatay baa waalan,Ummad aan Qabyaald ka dhamaanayn meelna gaadhi mayso waa maxay waxan Magacii reerka Ku ciyaarayaa,Odaygan baa Riwaayad laga dhigtay,Sababtoo ah kolba qofba wuxuu Rabo meel la soo fadhiisanaya
True 💯
Walalo kaahbaba leh anaga guusha uu sheganayo u keenay way isku ciyareen wadani
Muwaadin qaranka ucodee
Ciro wixii lagu sheegayey ayaa runnoqotay oo ahayd waxa loosheego ayuu maqlaa laakiin isagu waxma keening karo Subxaalaah
HADAD. XIRSI. KA QAADIKARTO. KA QAAD. JAAHIL.
Garxajis ninka u hiiliya aya ku dhiban hjeo inaga illlaaliya waa svaxda garxajis ka wadani xirsi iyo xaashi cayda gafka lagu hayo waad yaabaysa waana kuwa garxajis ee wadani tageera
Kulmiye guul 🎉
Waa cirro iyo xaalkiisa dumar iyo caruur iyo dad xanuunsnaya ayaa u taliya down niyow annaga dumar iyo qayrul masuul talada uma dhiibaneyno
Guul Kulmiye party Insha Allah
No more Xisbiga Maryaha Cas Ee Huwanta U Shaqeeya inuu ka taliyo JSL
❤ Guul Somaliland ❤
Nin waayn baad tahaye Libaan xil.kama hayo Waddani laakiin hadii lagu soo diray si aad ukala disho HJ iyo HY waanu ku fahanay heego dabadhilif xun inaad tahay.
Miskiin inaderkay xirsi lacagtisina la cun waanka xumahay waxa ku dhacay inaderkay
Gx waa afku xoogle. Kkkkk. Gx maba soo baxaayo ishalah wadani uffffff
Kkkkkkkkkkk liibaan duufleh❤❤❤❤muxuu ku hadlay ❤
Oo hadaanu codka siino iyo hadaanu siin weyno ma cid ayaa noo ogayd alaa kariim wadani ale ha soo hadeeyo
Munaafaqaddii m,kaahin iyo muuse loo maleegayey ayaa illaahay Kashifay daacadi ma hungowdo
Geesi geesi dhalay Guul somaliland
Ilaahay kudullee liibaan dhuusoow😅
Mayar Moogaa loo wadaa godaaiyahaa wadani
Kani waa faqash nin cuqdad hayso weeyan anaga hooyada wasna khanis wadani waa faqash 😂😂😂😂😂
Anigu nagtan waalan eesaynaba xiran( liban cadala)waasarkhamad kuciyaraysa wadanikaxarabaysanaysa
Boqolkun buu ku qaatay hadalkan hy bay baabiinayaan cida gale wuxuu dhabarka ka jèbinayaan anaa warkiida haya
Hore u soco brother
Wadani waxa ku jira kuwo gidaarada gaalada siday qabiil ugu muransanaayeen hawlgab ku noqday oo gunadii gabowga iyo saaqidnimada loo ogolaaday ka dibna iyaga oo derderan dalka ku soo laabtay qabiilkoodiina ku yidhi aqoonyahan ingilishka wax ka fahma ayaan ahay reer sheekh isxaaqna si fiican u yaqaan marka laysku dirayo!!! Bal magaca garxajis maxaa keenay oo doorasho lagu gelayo!!!!
Liibaan wuxu yidhi magaca garxajis baanu ilaalinaynaa si qabyaald uun kursiga loogu yimaado qaska iyo waaliduna u taagnaato!!!!!
Reer wadani way argagaxeen shalay 😧😧😧
Waar garxajis aadiga ba bii iyay ee xubiiga ucud baad leedihiine wadani xirse iyo habaryoonis baa leh adigu uucud ka talih kkkkkkkkkkk ciidla ayaad taa laa libaan buukaah cuudur baa ku dilay uuuuuuraye
INA.MOOGE AYAA LAGU WAREEJINAYAA XIRSI WAA KU DAAYEY
Hhhhhh waa kuwaa wale cid baany la heshiin
KAA LIIBAAN LA YIDHAA WAX KALE KAMA SHAQEEYO BURBURKA SOMALIAND AYUU MASHRUUC KU SOO QAATAY