Asc walalkay qaaliga ah wad iga farxisaa markaad ku qabato waxa ay yahiin l like that ayeeyo ciro waa asaasaq ee ha u bixin ayeeyo ciro dhukuros family BUDHIST reer ooyaaye reer dafiraaye .😅
Waridaadoow baddaas muhiimada ay leedahay iyo meesha strategyga ah ee ay ku taallo hdaad ogaan lahayd heshiiskaas MAAD aqbasheen dadna wxy ka fikirayaan siday geeska Africa 🌍 u qabsan lahaayeen dadna ictiraaf
Beenta noocaasa ninka ubadheedhaya madaxweynanimo ma u qalmaa ee dafiraya hadaladiisii hore oo duuban ma lagu aaminikaraa masuuliyada dalkan iyo dadkan ?? Subxaana llah
Kani odaya ee ciro ee xanunsan allaha dhaafiyo qaranka doqoniimada waxa u dheer kasgaabnimo walahi hadaladiisu waa lagu lalaboonayaa waa cadow dusha keena moodno lakin hoosta ka daran cadowga aynu is hayno
Ilahay ha inaga qabto cadawga aamiiin soomaliland guuul madaxwayne muuse Biixi ilahay ha xafido ❤❤🎉
Mansh alha. Waridad TV. KULMIYE KULMIYE GuuuuuL Somaliand GuuuuuL 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Waridaad wariyahii somaliland ugu qalisanaa subxanalaa subxanalaa
Nin xanuun sanaya waxa kasii liita ka cilaash gayn wayay ee marba meel jeedaya donaya in dalka iyo dadkuba xanuun sadaan alla xumaa kaasi😊
Xumaa ooxumaa oo inay ina baabiiyaan jecela waa cadaw
Asc siyaasadu waa been siyaadu lllaahey umadda hakaa qabto .aamiin😢
Kulmiye waa qaranka Somaliland ee dhabtaha
Sharaf quruxdii reer. Sh isaxaaq waridaad geesii qaran noloow adig iyo qoyskaaguba
Illaahay umada haka qabto xisbigan wada xanuusanaya aamiin yaarabiy
Ilaahy adiga iyo ciraba umada haydinka qabto 😂😂xitaa beentiinaba
@@HamseHussain😂😂maad goaan ayad qadatay
waynu u dhisaynaa isbitaa
deeqa dhamaantood.
Taiwan baa $2 milyan inasiisay oo isbitaal wayn inoogu dhisaysa gudaha Hargaysa,kuwan iyo wax lamida baynu ku guraynaa.
Allow haa iyo Maya hanaga wada yeedhsiin. Ciro waa nin jileec aan wadan hogaamin karin reer Somaliland ninkani qaran lag7ma aamini karo.
waa mayd luudaya!
Amazing TV waridaad thank you man you doing well
Cirro waa faqash xaarmajo ushaqeesa tuuuuug xaarmajo faqasha iyo xaashi iyo xassn dhiiqo iyo xirsi gaab iyo huwantaa xaarmajo uf
Subhanallah allahu haa iyo maya haga wada yeedhsiin! Beentu waa xaaraan ee iska daaya!
Waridaad Waleh waa Nin Cajib ah meel weyn ayu kaga so hadhay *Cabdiraxman Ciro*
Hambalyo ayan ku leyahay * Congrulation*
Odaygan hadalkisu jilicsana Subhanalah Allahayow kan wadankayaga hanoga dhiibin ee sharkisana dhafi ameen
dabaduna way chelecday oo dhuusadu qosolkay ku dhaaftaa!
xafaayad in loo xirana wuu diiday oo wali wuu is adkaynayaa!
shuban kursiga lama rabno dee.
SSB Way guulaysanaysaa lkN SSB yaan laydiin soo dhex marin huwan dhamaantood kuwa gudaha iyo kuwa debadaba guul Guul soomaalilan guul ciidanka Qaranka 💚🤍❤️💪💪💪💪💪✅🇮🇷🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🗝️🕖🔑🪜💪💪💪💪
WALAAHI BILAAHI TALAAHI CIIDANKA SS B WAA LASOO DHEX GALAYE HA FOOJIGNAADAAN
Guuuuuuul guuuuuul somaliland viiva somaliland viiva somaliland SSB viiva SSB SSB viiva SSB isaaq waa isaaq viiva viiva somaliland
Maash Allah tabarikalaha 🤲 Somaliland 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺 ciidanka qaaraanka ♥️♥️♥️ Somaliland. Kulmlye guuuleysat ln sha Allah 🪪🪪🪪🪪🪪🪪✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
Ciro waa khaa inul wadan waanuu dhacayaa
Walayaal ninka waa tole wuu xanuusanaya laba jeer wadnaha ayaa laga qalay ragbaa wata wayna og yihiin shaqsiga uu yahay ilaahay ha caafiyo dagaalkeenu waa kuwaa riixaya sidaynu ula dagalami lahayn waa ismaacil faqash. Ka khadar layidhaa . Ka galaal layidhaa .cukuse ragaa inaynu iska qababano weeyaan
Yes my brother much appreciated it for exposing who these man Ciro is
Waridaad hadalkamatago wlhi wadmahadsantahay sidad waxnoo fahansiisay jalakalaahu khayr guuul kulmiye insha allaah markastaba ❤❤❤🎉🎉
Asc walalkay qaaliga ah wad iga farxisaa markaad ku qabato waxa ay yahiin l like that ayeeyo ciro waa asaasaq ee ha u bixin ayeeyo ciro dhukuros family BUDHIST reer ooyaaye reer dafiraaye .😅
Illahyo Naga gabo huurdo iyo cadowg somalilnde ciito benale huurdo ilaahy aafga ku gabee guush somalilnde wa geesik qaran muse biixi csbdi so noqon markale guul guul
Guuuuuuuuul somaliland viiva somaliland viiva somaliland SSB viiva SSB viiva SSB isaaq waa isaaq nimo viiva somaliland viiva somaliland SSB isaaq waa isaaq waa ❤❤❤
SOOMAALILAND ALLE HA USAHLO CADOWGANA ALLE HA KA QABTO
Subhanallah
Runtu waa Islam
Astagfirullah
Beentuna waa Xaaraan
Waridaad walaal
Ma sha Allah,
Allahuma barik
Allah humma Amiin
ilaahey hakaahayo ishawda Munaafaqiintii
iyo Xusbiga
Wadka Wadanka
Khair Somaliland
maaha wadani ee waa
WADKA WADANKA
inshallah🙏 Allah ha ku
waafajiyo waxaad
Jamuuriyada
Barakeysan ee ahna
khair Somalilan Amin
Ciro waa jirjirolle marba waa nooc warkiisa naga daaya don't trust him 😂 Guuliyogobanimo Soomaaliland❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤
KULMIYE XARAN DIIID PATION KII ISAQ WADANU TEGAY DUMARKII IYO CARUURTII SHACKA XALAQUUTA YAASHA AHI. MUUSAY DOOORTEEENN
❤❤❤ guulayso Somaliland insha'Allahu guul soomaliland ❤❤❤❤
waxaasi ayay soo sharaxeen oo ay inaga iibiyaan walaahi waa daalin
Waridaad geesi qaran kiisa ushaqaynaya guul somaliland
WARIDAAD, ODAYGA SOMALILAND ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
🎉🎉🎉masha alaah waridaad geesi qaran guuleyso aloow idin xafid amiin🎉🎉🎉
Ciro waa cadowga Somaliland
Cirro caadi maaha wlhi haddii dalka loodhibana sidaasu udafirayaa waxwalba wlhi aminmaaha cirro halsoo baadho
Waa bilaa damiir bilaa xishood ❤❤❤❤❤❤❤
👍🏿👍🏿💪🏾👏👏👏👏👍🏿💪🏾🦾🌷🙏🏿🙏🏿👍🏾💞🌺❤️KULMIYE 🦾🦾🦾🦾🦾GUUL SOMALILAND
aynu is xasuusino inuu ciro tuug yahay💸💶
iyo xulafdisa wadani iskugu tagtey🐶
toojkaa reer cerigaabo waxay bergii aan joogey u yiqiineen siil ifiye. adna futadii cirro ayaad ifisay thank you.
Xildhibanadii hore walee dad nool oo dalkooda iyo dadkood u dacad ah ayay ahayeen ,kuna maanta jooga waa laaluush cunayaal ,munafiqiin ah ,ilahay inagumo soo celiyo ,oo qayr khayar leh ,ilahay ha noo soo doorto,kuws imisa jooga iyo ictisaam, ilahay gacan bir ah ilahay ha inaga qabo ,madaxweyne siiranyo iyo muuse biixi ilahay cilrigooda ha dheereye ,naftood,iyo Dante shaqsiga ayay dadka somaliland iyo dalkooda ka hormariyeen ,guul somaliland
80 Jir waye Taqatar ha loodiro ha labaro Maskaxada in ey wanagasanen in u jiranyahay aa dhicikarto amlagusoo jiro ha ku xanaqin Baritan u dira Taqatar
Guul somaliland
KADABA WAADIGA BUURTE KUU WAASHYE MARBA MIID KOORYE WAA DHUXUL DANBAS HUWAN ALLAH HAA KAAQAABTO SOMALILAND LAACYIN
FAKASH CIRRO FUTO HABARYOONIS FALINSTIN YUSRA HARTI WAA CADGWA. HABARJECOOL POWER SSB
H.yonis ha caayin waa rer wanagsan lknse wad dhaliili karta musharax ciro
Yes my brother, we understand what you’re talking about😂😂😂😂😂😂🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡
Insha allah Cadowga sland weyjabayan❤❤❤
Kani waa doqon maanta in yiraah aheed shaley concern aan ka qabey arinka dakada lkn hadda waa waan waa la iga saxnaa ainka DPworld balse hadda waa sow dhaweynaa
Aftahanimadu waa hibo ilaahay bixiyo
Somaliweyn looma codaynayo
Wadani ilahay masoo saro subxanalaa subxanalaa
WARQADA.XIIRSE BAA UU QORYE
Somaliland guul guul
Subhan’Allah ya Allah protect our country from this man amiin
Alle hakaa abaal mariyo wariye daacad ah walaahi runbaan moodayay hadalkuu ku hadlayay ciro
Ka hadha hadaba anuu maantaan ka hadhay Cirro waayo waxan ogaaday inuu xanuusanayo miskiinka yari Alloow caafi waa adeerkeene intaynu ku dambaabnayna Alloow dambi dhaaf ugu badal iyo janno 🤲🤲🤲🤲
AAMIN HUNO ILAAHAY HA INA CAFIYO DHAMAANTEN
m.a Alle habarakeeyo madaxwaynaha 5 cisho kadib c. maxamed c ciro😇
Ciro ilahay wadanka hakaa qabto
Ciro is mad listen him
waridaad waad mahad santahay
Ciro isagaa laad isladhcay 😂😂😂😂
MBC IS THE BEST❤❤❤❤❤❤❤LION OF AFRICA... ... 5 MORE YEARS GUUUL KUMIYE GUUUL.. SOMAILAND
Guul kulmiye
Waridaadow waxaa layidh illahayo haa iyo maya mar hanaga wada yeedhiin halkiisa iskagadaa way kadhantee
Shaarubaha sidaad usiibtay waridaadow caawa; ayaad caawa cirro wejigiisa usiibtay, dadkana utustay.
Muuse ama hanoo adkaado ama hanoo xumaadee qaranimadu way ka go antahay wlhi markastaba ninka been isleh kumucaarad ader afkaagu yuu kuxidhin 🆗
Suxufi Waridaad geesi qaran jiir oo joog waxan caawa aan oo shegaya iyado. oo todoba cosho kaa hadh santahyi riyadayda waxa dorashada ku gulayisanaya xisbiga kulmiye guul guul insha 😮😮
Ninkani dunida war uma hayo waa laga hoos guurayaa xitaa inqilaab fisha haduu meesha yimaado ilahay ma keenee iyo wax aan Somaliland looga baran
Waridad tv🎉 ruun ❤sheeg ween ❤wll 🎉waxan ❤kurajanaya cafimad iyo cimri dherer iyo❤❤ cibado 🎉suuban🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ok
Waridaadoow baddaas muhiimada ay leedahay iyo meesha strategyga ah ee ay ku taallo hdaad ogaan lahayd heshiiskaas MAAD aqbasheen dadna wxy ka fikirayaan siday geeska Africa 🌍 u qabsan lahaayeen dadna ictiraaf
Run sheeg. Runtu caab maaha. Noolow
Guul soomaalilaan guul xisbiga kulmiye guul madaxwayne muuse❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Mujaahid waaridaad masha allah. Ciro runtaad kasheegtey
Hortay sagon wax akhriyin mahadlikaro cirro miyaa waxa waxan qaatay go aan qadhaadh ayaa lasoo qorayaa 😂😂😂😂
Beenta noocaasa ninka ubadheedhaya madaxweynanimo ma u qalmaa ee dafiraya hadaladiisii hore oo duuban ma lagu aaminikaraa masuuliyada dalkan iyo dadkan ?? Subxaana llah
isaga oo noocaasi ah ayuu hadana inasoo hortaagan yahay madadkaa waalan mise siyaasiyiintan tuugta ah
Maye inaga la inaga arkey oo wx kasta qadaneyna tuugti aya inaso hortagan oo cod inaga rabta
Qabyaalad iyo hunguri ayaa ina ondho iyo dhaga tiray
Mujaahid mahadsanid
Waddani Guul iyo gobonimo
War idaad mujaahid libaax qaran hambalyo Hambalyo Hambalyo mudane war idaad❤❤🎉🎉❤🎉❤🎉somali land guul guul guul❤🎉❤🎉 barwaaqo ❤🎉❤
Guuuuul soomaliland masha allah guuuuul kulmiye geesi ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉💪💪💪💪💪💪💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️
Beenaalayaashiiba iyo tuugtii qaranku wadani isugu tageen aan u gambino ama iyagan kasoo leexdee si xoolaha umada ee la xalaashadey looga waantoobo
SOWTE LAKANYE PARLMANKA EE CIIRO WARQADA HAA UU QEEYBINYE BEENLE ACUUDU BIILE ILLAHEYE KUU QAABYE😮😮
Wahadsanid wll guuleyso
Waridaad nin sahlan maaha indr miyaadan il iyo inkaarba ka baqayn odayga dhulkaad la dhacdaye miyaad u kala reebtid. Kulmiye Guuuul Somaliland Guuul
Cirro been cad buu ku sheegay waraysigaas
Munaafaq ciro dhukur
KULMIYE guuul🎉❤ ❤
Well done waridad tv
KHEEYANO QARAYN ADIGA FAAQSHTA LAA SHAAQYE MAXAKAMADA UU SOO DEEYR GAROW
Waridaadow waan ku wataa Mujaahid ee Kalamadaha English-ka ah inaga sax Sida "MoU“ oo aad adigu ugu dhawaaqdo "MMU“ kkkkk iyo kalmada "Simple Question" oo aad adigu ugu dhawaaqdo "Simple Equation" Equation iyo Question waa kala laba macno Question waa Su‘aal, Equation waa Isleeg. Aad ayaan kuu salaamayaa Muwaadin qaaliya.
Duplumaaasigu
Sidaa maaha.
Sheekhaasina
Siyaasi maaha
Wuu asaasaqay sidii jonbaydhan hallaga joojiyo kursiga sidii maraykanka
Kani odaya ee ciro ee xanunsan allaha dhaafiyo qaranka doqoniimada waxa u dheer kasgaabnimo walahi hadaladiisu waa lagu lalaboonayaa waa cadow dusha keena moodno lakin hoosta ka daran cadowga aynu is hayno
Ka xishood. Wa lagu dhama inad dabo gasho xusbi qaran
aryaa waridaadow mardanbe hadii aad cirro afkalasoogashid waa nukudileynaa eyyow doofaar cirro aabo❤😂❤❤❤❤❤❤❤😊
Ma runtad ku dhibeysa 😂😂😂😂😂😂 miskine wa la iska ogyahaye ciro iyo teamkisa waxa wadan wa la socad
Waxay ahayd inaad ka ilaalisaan inuu hadlo caagan aad wadataan! Ileen bad ayuu idin gelinayaa qof is og maahee😂😂😂😂
Maxad dili kartid ayaa iska yar, baroorta iska daa gabadhaa, waa hadaad gabadh tahay ba.
Afgaranwayow maxa ciro kaa galay labadan nin iyagaa wada dhashay
Cirro wuu hurdaa
Waar barmaamujkani waa dhamac wlahi keep going bro noo soo badi barmamijkaa la magac baxay iftiimiye miyuu ahaa
Guul ❤❤❤❤
Ninjilecnimo iyo munafaqnimo
Ayu isku darsaday ilahay noma
Keeno sland ilaahay haguuleyo
😢😢😢😢ILLAHABA FAJILIYEEEE
SC GEESI HUWANTII SIXIR BAY SAMAYNAYAAN QAADKA IYO CUNTAY UGU DARAYAAN 6 MEELOD BAY KA SOO DUULAYAN GAADHSII DALKII QURAANKA HA LA AKHRIYO
Suratul baqra ayaynu wadanka u akhrinaynaaye haka warwarin sixir waxba inaga qaadi maaye
Waddani=kulmiye hore, oday beeleedyo hunguri waalay iyo ciro oo 20 sano baarlamaanka dhex hurday😄
Waxa kisalamaya nin Arab ah abokor axmed ka ah wad kumahad santahay sida codkarka and utahay waradadoow halkaasi kasiiwad codkar nimadaada jwb