DEG DEG: ITOOBIYA OO QORSHE HALIS AH KA BILOWDAY GUDAHA SOOMAALIYA, RW XAMSE OO KU GUULEYSTAY.......

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.ย. 2024
  • DEG DEG: ITOOBIYA OO QORSHE HALIS AH KA BILOWDAY GUDAHA SOOMAALIYA, RW XAMSE OO KU GUULEYSTAY XALINTA KHILAAFKA.....

ความคิดเห็น • 10

  • @kingdom.958
    @kingdom.958 4 วันที่ผ่านมา +3

    ethopia 😢awoowayashenaa diiden😊 anaga ma rabno

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l 4 วันที่ผ่านมา +1

    Bismillahirrahmanirrahim itoobiya haday baasaboorkooda hala gubo soomaalida sharaf uma aha inay qaatan baasaborka itobiya hada kadib baasaboora itoobiya mashaqeynayo jaasuus ayaa qaato baasaborka itobiya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️✌️

  • @CalinurCsalam
    @CalinurCsalam 4 วันที่ผ่านมา +1

    Uf

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 4 วันที่ผ่านมา

    Shicibow kii Ethiopian&Kenyan taageera meeshay joogaan halagu khaarajiyo walahi Edeb ayay yeelanayaan jawaasiistan cadowga soo horkacaya sidii C/yusuf iyo Geedi oo kale nacalatullah calaykum yarab🤲🏼 Walahi shicibow Ethiopia 🇪🇹 tabar malaha Hassan iyo Hamzana iyagaa dabadhilif u ah walahi Maamulada oo idil waa jawaasiis qudhun ah Muusena uu ugu horeeyo walahi shicibow dhalin walba Odayga qabiil kooda ah ee Ethiopia taageera waa in aan gowracnaa cadowguna walahi isagaa quusan inshaAllah SomaliGalbeedna & NFD way ka xoroobi Cadowga 5ta Somalina way ku midoobi damacan Ay Yuhuuda iyo Reergalbeedka hogaaminayaan siiba kuwa Xalane fadhiya ee Alshabaab maalgaliya waa inaan cadowgeena dhalinteena aan u midownaa walahi wayna quusanayaan badaheenana waa inaan ka’erinaa kufaarta jooga ee khayraadkeena Xadaya inshaAllah 🤲🏼🤲🏼

  • @CalinurCsalam
    @CalinurCsalam 4 วันที่ผ่านมา

    Meerde

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l 4 วันที่ผ่านมา

    İtoobiyan ma aragtay dhahaayo soomaaliya ayaan taageeraa waa maya ama itoobiyan calanka soomaaliya lulaayo ama kor uwado waa maya maxaa adigoo Soomaliya itoobiyanka itaageer santahay maxaa adigoo Soomaliya calanka itoobiya kor ugu qaaday caqli itoobiyanka kujiro miyuu kugu jirin miyuu raganimo badan yahay ma adigaa sixran fiiri asiga itoobiya waxay rabto ayuu sameynaa adigana waa taageere siduu ufulin lahaa dhulkaga iyo badada ayaa leedahay waa kuwaan soomaaliyay wiil aad dhashay hadaad qof siiso kawaran waa adigoo itoobiya dhulkaga siiyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 4 วันที่ผ่านมา

    lafta geren wa in laso qabto soomaaliyey ninkas wa itoobiyan wuuna cadeystay ilaa uun aflagaadeyay oo inkray xoriyadi soomaliya oo been kutilmaamay ee cadowga halayska qabto

  • @caashluul6394
    @caashluul6394 3 วันที่ผ่านมา

    Shabeelada dhex iyo galmudug maxaa dowlada kaga dhumay oo gobalada kale ee ashabaab saldhugyada u ah

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 4 วันที่ผ่านมา

    lafta geren wuxu cadeystay inu kaxunyahay xoriyadi soomaliya oo u sheegay wadaniyad beena o dadka maxayidhi waten war wa wuxu SYL ubarbardhigay kuwi taageeray itoobiya

  • @CalinurCsalam
    @CalinurCsalam 4 วันที่ผ่านมา

    Ethiopia ha ku dubeeyso