Masha Allah ❤ your hose is unique and simple. You have similar stuff furniture as mine girl I didn’t know Somalia could be found everything in America 🤔😳
Qurux weeye masha alaah lkn abyo nimcada wa la qarsada xadiiski nabiga saa aha dad badan ayan haysan masha alaah inyar ba xauusata ayado xuman uwadin shukran
Masha allah tabarakallah ❤❤❤ qurux everything,qolka ilmaha ku dhelaan abyo qarash galise marka n1 rinji ilmo iyo waxas ka dhig,iyo dhulka weku dhacayan carro qaleel oo nadiif ah oo bac ka kor marise ka dhig markas wusi qurxanana
Xaawo yariisay waa ku jeclahay abaayo. Shaqo fiican aa qabatay Guriga si wacan baad u hagaajisay welldone🎉. Hal xabo aan ku darsanaa. Rinjiga darbiga lamariyay inee ka ilaaliyaan albaabada geesohooda.luv from big sister..
Mashaallah xawo dagan faraxsan malina hayat market kugu arke si qurux badana salanta iga qaate aniga dadka canka marka arko wa u jakira Lkn adi kuma jakirin
:gbdhaha urdiska ah hailaso xariiran waan idin cawinayaye talo iyo dawaba alle ayaa bixiya awlaad lkin dadall ayuu alle ina faray mrka gabdhaho waa kuwa is cawiya in aan idin cawiya baan diyar u ahay
Maasha allah tabarakallah🥰🥰🥰🥰
حبيبة قلبي ما شاء الله تبارك أن شاء الله يكون بيت الأرزاق والبركه و السعادة والسرور مبروك ربنا يحفظكم ❤❤❤❤
Masha Allah ❤
your hose is unique and simple. You have similar stuff furniture as mine girl I didn’t know Somalia could be found everything in America 🤔😳
Masha Allah Alifmabruuki xbbty🎉🎉🎉❤
Qurux weeye masha alaah lkn abyo nimcada wa la qarsada xadiiski nabiga saa aha dad badan ayan haysan masha alaah inyar ba xauusata ayado xuman uwadin shukran
واما بنعمة ربك فحدث
Mshaa allah wuu qurux badanyahay mid xoogaa waasica ayaa kugu soo bixilahaa rabbi hakuu sakhiro quruxeey
Masha allaha my sister keep going ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maansha Allah tabarakalah, Allaha idiin barakeeyo gurigiina cusub ❤❤❤
mash allah tabaraka raxmaaan❤
Masha allah tabarakallah ❤❤❤ qurux everything,qolka ilmaha ku dhelaan abyo qarash galise marka n1 rinji ilmo iyo waxas ka dhig,iyo dhulka weku dhacayan carro qaleel oo nadiif ah oo bac ka kor marise ka dhig markas wusi qurxanana
Masha allah Allahuma barik ❤
🎉MashaAllah tabarikallah alluma barik qli gurigaga iyo rerkagaba, waxan jeclan lahayn ined video noga so samaysid Alabta hurdada armajada iyo tuwaledka halked ka dalbatay.
mahadsanid
Xaawo yariisay waa ku jeclahay abaayo. Shaqo fiican aa qabatay Guriga si wacan baad u hagaajisay welldone🎉. Hal xabo aan ku darsanaa. Rinjiga darbiga lamariyay inee ka ilaaliyaan albaabada geesohooda.luv from big sister..
Masha allah tabarakalla xamar miyaa meeshaan
Maasha alaah xamar cadey wax kasto waa yaalaan ilaah dhibka haka dulqaado Aaamiin Aaamiin Aaamiin yaarabi Aaamiin Aaamiin Aaamiin dhaha soomaaliya hanoolaato Aaamiin Aaamiin yaarabi
Abayo qaab qurxoon uhagaajise qolka balse halmid ila fiicneen sariirta qeebta miiska kuu yaalo dhig kala wareeji qurux wye mrkaa sariirta darbiga cover 2xabo camal kudhaji woow wye mrkas
MashaAllah ilahey haku barakeyo❤
Masha Allah ❤
So cute guriga mashalaah il lovet ❤🎉
Mashallah Allyabrik
Mashallah
Alabaha meelaha kaso samaysatay no sheeg fadlan
Which country is this
❤😊❤ماشاءالله تبارك الرحمن
Mashaa Allah 🥰🥰🥰
Masha allh Ilhey hku barakeyo
Sariirta go'a u ek ka badal color kale oo light ah saaro
Masha Allah
Maasha Allah tabarakallah sister
Mash allah
Manshaa Allah tabaarka barakalahuma fiikum🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
Mashaallah xawo dagan faraxsan malina hayat market kugu arke si qurux badana salanta iga qaate aniga dadka canka marka arko wa u jakira Lkn adi kuma jakirin
Mashallah. Is it rented or you own it
Routine shudan kaasugeynaa ❤😂
Calamka naga bareejey 😂
Masha allah blz ka so hadal allaabta samees miyaa.inteen ka dalban karaa hawa
Love the simplicity ❤
Mashaa Allaah wafecantahay❤
Masha allah tabarak allah ❤❤❤❤ kaley iska arag wye allah kubarakeyo abyo
Xawa alaabta intee kaso iibisay abyo siiba armaajoyinka waka helay wa kamaseray iisheg si aan udalbado
Gurigaga hadal makaro alahuma barik 🥳💯
Wllo meel kasta oo alaab lagu sameeyo ayaa lagusameya sawir laqaado ugeeso waa caadi
Masha Allah abayo illah haku barakeyo
Fadhigan waa super ❤❤❤
It's beautiful
Mashaallah Allah Ku barakeyo wllo
Waakuu xiisnay queen xaawo❤❤❤❤❤
Away anwar qolka jiifka qol single ayuu u eg yahee maxaa iga kale war jeclee 😂
Anigaba wa iswediyey qolka single u egyahay lkn ilahey kheir haka dhigo kole hawa io anwar wa isla jeclaa❤
Way kala tageen umaleen instgram xitaa swirda wy ka srtay asna sidoo klee followed wy kla ceshteen💔😢
Macha allah qrux weyan hbbti darada roog dhig albabka laga so galayo daah yar qruxon ku xidh darada iga habe
Maash Allah
allhuma baarik hppty 💕❤️💖
MashaAllah ❤❤
Waaaw mashallah qurux weye
ما شاء الله الف مبروك ❤❤🫰
Xaawoy anwar aaway😂
Xawoy vaar away anwar maxa muqaladiisa uga saartay ilahey qer haka dhigo guri dumay kuma farxayo xanuunkisa wa so arkay😢
Magaca xita weykabixise yassir Allah 😢
Mashallah qolka ciuaarta tabaraka raxman
masha Allaah❤
Xaaawo Abaayo Ka Soo Hadal Alaabtada Samays Miyaaaa Thnk you🙏🏻
mash allah qurux ❤
M.a abyo allh ku ziyadiyo
Masha Allah abyo lakin anwar awey
Anwar aawy abaa
Weey kala tageen I think 🤔 iska fahan anwer malaga maqlo ayantan
@@Meymaqurux11Meyma ala 🥹 majeclen ine kla tagan illhyow been ka dhig
Xita Instagram kaa unfollow be is dhahen why ilahow ruun haka dhigin taas 😢
Aniguba wan dareemay in ay Kala tageen isagu imika Dubai ayuu joga laysma soo dhigo
Wlahay lkn wan u qaadan waayay 😢
xuman loma niyodo famil islam ah oo dhisan ee qeer uun u niyoda waxa laga yaba in nolosha uu lahardamayo rerkisa si ay hormar u garan oo uu safray
Masha allh qurxy
Masha Allah 👍👍🫶❤❤❤
qurux wye allahuma barik abayo
Allaha idiin barakeeyo
Mashaa Allah xawa
Allahumma barik❤️🤍
Beautiful
Maasha Allaah
Waxatahay gabadha kaliya ee riyaali ti so bandhigta.yacni waxa aaad ledahay moye waxkale .nogu ma faanti
M.a qurux wye ❤🎉
2:18 I love your sitting room area! Some comfortable!
Alahuma barik macaanto.
Msh alh
❤❤❤guuleysowaligaa
Maashaa Alaah تسلمين
Manshalaah alahuma barik
Masha allh
Keep going abayo iso boqo ❤
Qatr m.a ❤❤❤
Hawo guriga kiradisa ii dheg io mesho ku yalo abyo❤
Nolosha maku xumeyso abid🎉❤😊
Walasha mxa hely TH-cam miyy iska daysay
Iyaa xaawo single sarirta nafar iyo bar nin haduu baxo wa laga nastaa yaa 😂😂😂😂
Ina adeerteyda ❤
Abayoh nalalka adi maa ku dhegsaday Mase ayaga kusoo sameeyay
Mnsha allah
Masha Allah Allahuma Mubarak
Musigaana maxaawaaye subxanallaah
:gbdhaha urdiska ah hailaso xariiran waan idin cawinayaye talo iyo dawaba alle ayaa bixiya awlaad lkin dadall ayuu alle ina faray mrka gabdhaho waa kuwa is cawiya in aan idin cawiya baan diyar u ahay
Maasha allh
Mash alh
Qol gaar ah miya mesha alabta u dhibgyay mise meel yar
Dadka uso qora dadka kale gurigaaga isoo duub la yaab ani shaqo la’aan badana
Alaabta jiifkaga intee kaso iibsatey xawa
Mashallah abyo waa qrx guriga alle haku barakeyo
Haawo abayo fadhiga intee kaso sameysatay
Mansh allah adi ma guriga dhistay misa kiro
ina ogaadaa rabay ani xitaa
Anwar iyo hawa maka latageeen bisinkee
Alaabtaas caruurta xagee laga helaa
❤😊
Soomaliya miyaa gurigaan
Haa waliba mugadisho
❤❤❤❤❤
وين صهرنا ي عمري🥹